Adi lee waqtigaaga ka faaiideyso adoomaha Ilaaheyne ka leexo, dadka qaar habeen iyo maalin ee dadaalaan hadane maalintoo Ilahey waafajiyo lee ku waafajinaa ee haduu Ilahey ku waafajiyay dadka haku tiigtiigsan
2009 somalian joge wana da yara hadane guri buuxo ayan ahay alxmadulilaah aqliyan wan wenaade reer xajiyo videoyashoda wax laga faaido maleh marmarka qaar asad aya I calol xumeeyo guur maleh waqti waku socdaa jidkii arimaheena ku socdaa good point sis ❤❤
Inaa qof ku mashquushid ma fiicna adoon hoos hoos u ogayn asad naag ma guursan karin hada ka hor waayo dhaawaciisa mudo ilaa 15 bogsoon sido kale 3 jeer qaliin galay naag maba aadi karin dadka ha ku digan wll guurku waa calaf nosohu waa sidaas
Mashallh 2009 waxan ahay student class 6 Hargeisa jogay ,hadana bachelor of medicine and surgery an hesta kuna shaqeya as general practitioner (GP) 2022 was my graduation 🎓.hami &hiigsi fog wana leyahay.28 old
2009 ilmo caruura baa ahaa oo wali school iyo dugsi quraan aan lagu darin waxaana joogay baadiye maa shaallah Mozambique 🇲🇿 baa joogaa duruufaha nolosha awgood jamacad madhamayn guulo badan waa rajaynayaa 2009 you tube xitaa ma,aqoon mobile na malahayn.
2009 class ka 6aad ban dhiganayay schoolka wlhi Waa waxlaga ximaado 16sano bilaa faaido ah alle nama dhigo alxmdullilah illaa heer jamacad ku dhameeyay 16ka sano waa alle wafajintiisa iyo dadaal naftayda ah
2009 waxan ahaa fasalka 7 ee primary magalada garissa kenya iyo fasalka ثاني ثنوي madarasada…kadib wan dhameye scholki iyo madarasadi kasib jamacad aan galay oo Daktar nimo eeh wan dhameye kadib internship gale wan dhameye kadib wan gursade 2029 sep wan gursade 5 cunug dhale hal cunug iga dhinte Alxamdulilah ilahow cimriga iyo cafimadka iyo nolosha nobarakee…16yrs waqti yar maehe
ruclips.net/video/BywqNGa1jyk/видео.html
MAKU DHIB QABTAA CARO AAN DHAMAAD LEHEEN, DAAWO MUUQAALKAAN CHANNELKANA SUBSCRIBE IISAAR SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
2009 waxaan joogay sauudi arabiya waxaan ahaay gabar yar hadana marwo laqawo oo guri maamulesaan ahay waxaana ku noolahay wadanka Australia isoo duceeya fadlan inuu duriyo saalixiin alle ha iigu irsaaqo ❤
Abayo ilahey haku siyo owlad saalixin ah adiga iyo inti heysan inta heysa tana ilahey hauxafido
Allah ha ku arsaqo ubad kher qabo Amin amin amin yaa Allah
Abyo Allah ha ku siiyo duriyo saalixin ah
Ducadii nabi zakariye ku celceli insha Allah
Amiin allaah kusiiyo duriyad saallax
Allaha kugu arsaaqo awlad salixa
Naciima ilahey ka cabso dadka ka leexo raac wadadii nabiga scw oo u hadal فما بال قوم Qofka Muslimka ah waa kan dadka afkiiisa iyo adinkiiisa ka nabad helo afkada reebo .
👍👍👍👍👍
Waasax waligiis dad macaayin
Dadka noloshooda ugu leexo 😢
Adi lee waqtigaaga ka faaiideyso adoomaha Ilaaheyne ka leexo, dadka qaar habeen iyo maalin ee dadaalaan hadane maalintoo Ilahey waafajiyo lee ku waafajinaa ee haduu Ilahey ku waafajiyay dadka haku tiigtiigsan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw
ArimaHeena Waqtigiisa Ugu Badan Asad hagio Ayuu Ku Bixiyey Sidii Uu Kaga Dhigi Lahaa RUclipsr-ka Ugu Horeeya Somalida Badanaa Waxaan Aragnaa Asad Oo Qof RUclips U Furaayo Lkn Ninka Ka Dambeeya Waa ArimaHeena
Hoyoyinkena Allah u naxaristo dhamantod ❤❤
2009 dugsi leey ahaa 2015 school galy 2022 dhameeyy wali University ma galin guri joogto ahy qarashka aabey ku batey wuu awoodi waaye inshallah wax kheyr rajeynaa ❤
Insha allaah allaah kula garab galo noloshda kuna qurxiyo wll❤
Muuqaalo Badan Uu RUclips-kiisa Soo Dhigay Oo Laga Faa'iday Ayaa Jira Xaqiraad Ma Fiicnee Hambalyo Ayaan Leenahay Waa Qof Ku Dayasho Mudan❤
Aniga Canada aan joogay as student mantana hooyo aan ahay oo shaqeysato Maasha Allah Alxamduli'Allah. Jizzakal'Allah sister ❤❤❤❤❤❤❤
2009 somalian joge wana da yara hadane guri buuxo ayan ahay alxmadulilaah aqliyan wan wenaade reer xajiyo videoyashoda wax laga faaido maleh marmarka qaar asad aya I calol xumeeyo guur maleh waqti waku socdaa jidkii arimaheena ku socdaa good point sis ❤❤
Inaa qof ku mashquushid ma fiicna adoon hoos hoos u ogayn asad naag ma guursan karin hada ka hor waayo dhaawaciisa mudo ilaa 15 bogsoon sido kale 3 jeer qaliin galay naag maba aadi karin dadka ha ku digan wll guurku waa calaf nosohu waa sidaas
Digasho maxaa keene war badal badnidoo subxanalaah maxaan ka ogahay asad arimiisa hoose 😈😈😈
MashaAllah TabarakaAllah Abayo waa kugu taageers sida aad wax ugu sheegtid
Special dhalin yarada wax sax in ay ka faaidaystaan fur sadaha ay haastaan
MashaAllah MashaAllah ❤
Asalam aleikum walashey nacimo qali, waan kusalamya in badan illahey haku xafido adhi iyo reerkada daman. Amiga Kenya Nairobi Ayan jogay lakin manta USA Ayan joga Alhamdullilah cala kule xaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallh
2009 waxan ahay student class 6 Hargeisa jogay ,hadana bachelor of medicine and surgery an hesta kuna shaqeya as general practitioner (GP) 2022 was my graduation 🎓.hami &hiigsi fog wana leyahay.28 old
Waagaa taleefoon maheysanin xataa niicle 😂😂madarasaan bogay sanadkaa kenya ayaan joogay hadana canugeygaa 14 jira curadkeyga alx reer buuxana waan ahay❤
2009 waxaan ka imi baadiye waxbarsho dugsi markas bilabay after 22year baan school bilaabay
Dugsigiina hada dib usoo bilabay alxm
Hadan jaamcada dhamayn rabaa guurna wss qorshayn dhawaanahan insha allah
2009 dugsi iyo school leey ahaa 2017 sacudi aadi 2023 somali kuso soo laabti waa guursadi lawo sano reer leyahay iso doceeya inu ilahe owlaad igu arzaaqo😢
Maashaa Allah hadalkaadani waa baraarujin asaga daayee anigaaba dib iskugu noqday aad baad umahadsantahay walaasheey qaali ❤️
2009 waxan imaday dalka Hollands wana ku gursaday 3 ilmo bu ilahey isiyay ❤❤❤
10 sano aya jirey hadana mamo ayan ahay alxamdulilah
2009 ilmo caruura baa ahaa oo wali school iyo dugsi quraan aan lagu darin waxaana joogay baadiye maa shaallah Mozambique 🇲🇿 baa joogaa duruufaha nolosha awgood jamacad madhamayn guulo badan waa rajaynayaa 2009 you tube xitaa ma,aqoon mobile na malahayn.
Ana iskuul baan dhameyay2009
Isla 2009jamacad ayaan galay
2013jamacad ayan dhameyay
Wagaas ne ma aqonintlephon😂😂😂😂
Asc nacima waxaan ku leeyahay hore u soco ayaan ku leeyahay
Mahadsanid walaal!
2009 june was my fast pregnancy while working and now having six kids alhamdulilah.
Masha alah iskumid ayeenunahay June 13 meherkega dhacau 6 caruran ilahay iguisraqay alxaamdulilah rabiilcalamin
2009 wa markan bogay madarasa thanawiya isla 2009 ayan imaday America alxamdulillah hadana mama ayan ahay
Maa shaallah waa wiil af gaban oo dantiisa yaqaaana
Arimaheeda waa macalinkeega wax badan ayuu iga caawiyey abaal badan ayuu ugu haayaa wuxuu i barahay computerka sida loo sameeyo cillidaha looga saaro
Talent laimad hee dadkan kalee shekathotha kadamaw wlley
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Asc anigana marakaas ayaan dhalay gabar yar 7 Bilode ayeyna iigu dhalatay maantna 16sano Dugsi sare wey ka baxday oo collège ayaa aadaa ilahay ha iihifdiyo iyo dhamaan caruuta soomaliyeed waxan joogay oo Wali jooga kaa fiirsada switzerland
Ani 2009 waxaa joogey sacuudi Arabia qadaamo an ahaa waa yaraa hadana hooyo sedex caruur leh ban ahay hadana waxan jooga yurub alxmdulilaah calaa kuli xaal 😅😊
MaashaAllaaah Allaha ku xifdiyo!
2009 7sano AA jiray mantana Marwa ahay afar ilmo AA hestaa allxamdu lillaah
2009kii cunug yaroo dugsiiley ah ahaa oo reerkena baadiya laygaso wadey qaraabadeyda laygeyey xamar alxm samir iyo dadaal kadib waxaan ahay hooyo 2carura xaas ah jaamiciyad ah shaqeysa hooyaded iyo aabahed wax tarta insha allah waxaan rajaynayaa master inaan bilaabo alxm waqti badan oo dhib iyo rafaad ah ilma reera islamed lajooga waa iska fahmi kartaa hadana gabar ah aabahy marka usoo dacwoodo idhihi jirey dantaada maqaar eey loogu seexda walee beentiisa maahayn ilaahy ajar iyo xasanaad hakasiiyo reerkii koriimadayda kaso qeyb qaaty
2009 gabar ayaan dhalay juun ayey buuxiney 16 sano waxay ku jirtaa fasalka 10aad
Alhamdllh 16 sano is badalkayga waa dharaar iyo habeen
2009 class ka 6aad ban dhiganayay schoolka wlhi
Waa waxlaga ximaado 16sano bilaa faaido ah alle nama dhigo alxmdullilah illaa heer jamacad ku dhameeyay 16ka sano waa alle wafajintiisa iyo dadaal naftayda ah
2009 waxan ahaa cunug yaro gurigoda jogta iskolna dhigata kadib iskol ano dhamayn wan kabaxy muddo kadib wan gursady wan kalatgny wan garobeyy😂😂 hada gurki 2ayan kujira oo dhowr ilmod baa ijogta alxm
Anigu xiligaa waxa kujiry dugsiga hoose dhexe gal's 6 ayaa haa
Yaab waye, abayo mowduuc maa weysay, maxaa ka rabtaa wiilka islaameed, waa markaa noco inaa soomaali ahay, war dadka ka leexda
Asc nacima waxan ahay school ayan digany
Alxamdullihi hadana waxan ahay hooyo 6 carur hesata alxamdulilah alxamdulilah
Mar walbo wuxuudhahaa waqtigaaga ka faaideyso sida isaga uu ka faaideystey wax la taaban karo u ku qabtey 16 kaas sano ma arkin
Ajiruu xisaabsanaayay maxaa walaalkiis uu garab taagnaa 16das sano orod adi taada unax😊
Aamiin Aamiin yaarabi Aamiin Aamiin
MASHA AALLAH
War arimaheena wa Wiil wanagsan Weligiina aan Qof cayn
Wakhtigiisa ugu badana Wuxu ku bixiyey walalkii asad hagio
Oo garab is taagay
Iyadoo saas ahna. Horumar wuu sameeyey
Ee intaad Qof Ku mashquuli lahayd taada raaco wll
2009 waxan ahaa fasalka 7 ee primary magalada garissa kenya iyo fasalka ثاني ثنوي madarasada…kadib wan dhameye scholki iyo madarasadi kasib jamacad aan galay oo Daktar nimo eeh wan dhameye kadib internship gale wan dhameye kadib wan gursade 2029 sep wan gursade 5 cunug dhale hal cunug iga dhinte Alxamdulilah ilahow cimriga iyo cafimadka iyo nolosha nobarakee…16yrs waqti yar maehe
2019
asc naciimo 2009 kii waxan dhalay gawar hada dugsi dhexe ayay dhameeysay wana toban iyo16 jir alxm
Asc walaal waxaa tahayr qof aad U wanaagsanr waxaa uqaslantaa millions
Walallay umada nabad gali
الهم امين يارب
Asc somaliyaan jogay waxaan dhalay gawar 4 10 2009 jimco ayee ehed hadana uk ayaan jogaa
2009 waxaan jiray 6 sanoo
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin amiin amiin amiin
2009 iskuul ley geyay muqdisha joogay mantana hooyo ahy 3 cnug u jogan midna u saqiiray jmcd dhameysay alx
Wiilkan wa dadka ugu aqyaarsan youtube wu ka shaqaysanayay
Dad badan ayoo garaab qabteey waxana kamiid yahay asad hajiyow iyo dad badaan mafahantey adi qurbaha jogti waxaa lagayaba qof wallka inaa 20 dollar hadaa siinkariin
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
Yes aniga 2009 dhalay wil wana 9 grade high school Somalia 2009 jogay hada lakin USA
Wcs wrb
Dayax waa wiil aad dhali karto walaalkeey waaye maxaa kawadaaa habaryar
Diintaa wllo lagu yhy
Adi hadda mxa waye fariinta no shegeyso mahimada mxa gurla,aan kudigey makawadaa shaqadiis mxa karabtaa gawar masiin rabtaa qofka inaa wax ushegto hadaa rabto asxan number kiisaradi kadib wac waqtigan la jooga asagaa kawanagsan adiga hadaa kawanagsan tahay wax danto RUclips iskaga bax mxa RUclips kugu qasbay sawabta ugu jiirto mxa waye
Naciimo sowducey abaayo