Faquqa ama iska dhaafa dheh 24 sano hadi 7 naag marooyo 50 Marku garane 20 naag aan u tirineyna landheere iga dheh mubarago guurso iyagane ha ka furan ninki ay u daran tahaye aan arkenaye
Naciimo, runtada waye. Maryan Mursal oo aheyd fanaanad aad loo jecelaa, markay Hargaysa ka dhistay school waxbarashada caruurta reer Hargaysa lagu caawinaye, schoolka soo magaciisa laysku dayey in loo bixiyo Maryan Mursal Primary School waa loo diiday in magacaasi loogu bixiyo cunsuri darteed. Fanaankan isku ma kalsoono.
ruclips.net/video/9yniAd7A22s/видео.html
MUUQAAL ARGAGAX LEH! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA!
Guurka badan rag iyo dumar midna uma roona cimri dag dag baa laga qaadaa waliba waxaa maqli jiray wiilasha yar yar dumarka waa wayn uma fiicna inay guursadaan caafimaad ahaan dhuuxay kala baxaan waxaa fiican qof kasta qof le,eg ama wax yar kawayn ama kayar inuu guursado baa fiican intii lais dhib san lahaa marka wiilkaa nolol qurux badan baa urajaynayaa kolay sida muuqata cimrigiisa wuu kahor maray .
12 jir buu ahaa 2015, sawirkaas uu yaryahay waa sanadka cusub 2015, sidee buu ilmo 9 jir u haysan karaa markaa?
😂😂😂sida tanagii waa runtisa wallahi ilahow kuu naxariiso ader kaas
Miskin wiilkan yar naftisu ubeen guura Farxiya Fiska waa hooyadey ina adeerted laxmiya walaalehed oo dhan wakaxunyihiin bal waa kaase xamar hatagan iyado ninkeda lasocdo inkasto aniga dhib an uarkin oo qurbo waxbadan joogo waxan aminsanahay in umada Somaliyed inti is rabtaba isgursato lakin somali fuquuq iyo dulmi joojin maayan Nimcoy Allaha hadeeyo umadan
Naciimo qof cunsuriyada fiicnaan uyaqaana unbaa kudhahaya mafiicnid horay usoco abyo xaqana kur ugu qayli haba suuxan kuwa kasoo horjeedee.
Qabyaaladu waa ta ina curyaamisay Xaqiraad iyo Cunsuriyadba wey ina dhex taalaa Rabi haynaga daweeyo
Adiguba wadigaa cidada guursaday isna sidaas baa u wacan
Somali qabyaalad kama jirto kulaahaa, subxanallah, muxuu beenta usheegaa, Somalida wax kacunsuri badan majiro aduunka, ilaah xaqqa hatuso kuwa lunsan.
Aaaamiin yaarabi 🤲🤲
Asc abayo waa runtaa allaah aktisa qabiil mayaalo ilaa INA AKRamakum Cinda laahi atqaakum
15 jir waa Xiligii uu waxbaranlahaa mabuu qaadi kareyn Masuuliyad mana u bislaan
24 jir 7 guur soo maray waa dhib wayn nolol koraynimo iyo dhalin yaranimaba xilimuu soo maray miskiin😢
Damiirka halaga xoroobo Soomaaliyeey inaan qirno dhibaatooyinka jira oon ka wada hadalno waa talaabada ugu horeeya ee is-bedelka !
Masha Allah❤
Abayo anaa kaa raali galinayo wixii aragti gaaban ku sicoto waxa tahay gabar diin leh❤
Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya xili danbe bay noo tahay subixii baa dawanayaa inshaallah ilaahay haku xifdiyo.
Haye walaal samo kuseexo!
Subxaanallah 7 guur subxaanallah
Mansha Allah 😍 😂😂
Waxaa fiicnayd gabadh reerkiisa ah inuu guursado maxaaba u keenay maalinba naag halagugu eryado ,runtii waxaa halkaa ina dhigay waa qabyaalad
Naciimo qabyaalad wayjirtaa iyo faquuq dulmi laakiin qofwalbo qofkuu jeclaado qabiil kama ahan kanwalaalkiis jecelyahayna waxuuleeyahay maguursankartid wareer hebal
Masham allah
Lkn adiguba Titelka iskasax wiilkas min biloow mindhaad waan dawaday wareesigiisa kumajirin 6 xaas ayaa la iiga furtay faquuq farxiyana waaleegu heestaa bal adigu intaa inasdooqorto mexeykadhigantahay walsheyda muslimada eheey waa su aal aan adiga ku weydinayo
Masawirkiisa hore waa wiil buc buc ah Sawirka danbana wuu fuuqbaxay Faleebuu u baahanyahay because guurka badan
Nacimo Mashallah run badan
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Runta hakaharin naciimo ilaaha kaweyn u mada dulmiga lagu haayo ilaaha kagoynaào cadaab weydambeysaa
Allaahu aaaaaaaaaamiiiiiiiin
Guurka ceeb maaha ❤
Naciima abaayo dadkaan ha ku dabaabing ok
beenta mahan qabyaalad way jirta faquuq dulmi ada uween waliba subxanahi
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin
Amiiiin
Naciimo ninkani waa siyaase naagihii soomaaliyeed ee dheeraha iska dhigayay mufo ayu mubdi ku siiyey😂😂😂😂😂
Amiiiiin
Waaba ilmayare goormuu 6 guursadey
😂😂 ANIGA 24 SANO AYAANBA SUAAL KA QABAA NINKAAN 40 JIR AYAAN KU QAYAASI LAHAA HADAAN YAREEYO 35
Nag somali ninna laga gubaah been mahaa😅😅😅
Isaga maxa fidmeeyey oo u guursan weyey gabadh ku cid ah
Wllo guurku waa isfaham iyo dookh waxaa laga inaa isfahamtaan qof aad soomaali isugu tartan
Kuwo. Ka. Yaryar. Ayaa laga. Yaabaa. Inay. Intaa. Oo kale guursadeen
Alla maxaad wareertay islaantaadani
Faquqa ama iska dhaafa dheh 24 sano hadi 7 naag marooyo 50 Marku garane 20 naag aan u tirineyna landheere iga dheh mubarago guurso iyagane ha ka furan ninki ay u daran tahaye aan arkenaye
Walaal naciimo ninkaan wuu iska hadlayaa wuxuu kala ogyahay malaha
Maanta. Naagihii. Soomaaliyeed way. Qiimo beeleen. Waa laguursan lava blood. Ama laba sanona waa lagu furayaa
Naagihii soomaaliyeed adiga iyo aniga ka mid ah miyaan qiima beelnay
@@Suaad-ls7nx marka. Ragu. Aysan. Qiimayn. Gadhaha kale. isagaa. Qiima riday. Walaashii iyo. Gabadhiisa yar
@@Suaad-ls7nx dumarku. Inbadan oo kamid ah Maanta. Waxay. Uguursanayaan. Ninka. Inay. Dhasho. Ilmo yar. Oo ay weheshato. Waayo waxay. Aaminsantahay in ninku furidoono. Ama. Uu. Kategidoono. Markaa. Qiimo. Mahadhin
@SafaMarwa-ww8wc ok walashay thank you .
Wcs wrb
Ws wr wb we love you too hooyo macaan aniga hooyadaa ayaan sami nahay saas ayaan hooyo kugu ahay macaanto❤❤❤❤❤
MaashaAllaaah Hooyo macaan aad ayaad umahadsan-tahay Allaha ku xifdiyo! Ku nooloow nolol qurux badan inteey nolol jirto!
Naciimo runbadanaa
Aaaaaaaamiiiiin
😂😂😂😂 nin nimow aa laga guba nagahaas habo iska dhaaf
Naciimo, runtada waye. Maryan Mursal oo aheyd fanaanad aad loo jecelaa, markay Hargaysa ka dhistay school waxbarashada caruurta reer Hargaysa lagu caawinaye, schoolka soo magaciisa laysku dayey in loo bixiyo Maryan Mursal Primary School waa loo diiday in magacaasi loogu bixiyo cunsuri darteed. Fanaankan isku ma kalsoono.
أشكرك يا معلمتي الجليلة فدورك العظيم في بناء المجتمع لا يمكن لشخص أن ينكره مهما كان.❤❤❤❤🌹🌻🌹🌺🌺🌿🍁نعيمه استمري ❤❤❤
Shukran Aamina!
Kkkkk nina laga guba ar qosola idilay Nimco