DV lottery: 10 qodob oo waajib kugu ah Ka dib xulashadaada DV lottery part 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 май 2021
  • #IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#
    Muuqaalada ku dhaafay halkaan kala soco • Gormaa la qadanayaa $ ...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 78

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  3 года назад +10

    Part 1 muuqaalkii kan ka horeeyay halkaan ka daawo riix ruclips.net/video/vlLxP29SdQg/видео.html

    • @Alligaming7840
      @Alligaming7840 3 года назад +1

      Walal hadaa soo aragtay masejkii hore pls isooqabo:6330276

    • @mariojamac7607
      @mariojamac7607 3 года назад

      Aniga wxn ka codsana please please ina iga cawedo leotay wn kubarya icawe

    • @abdifataxmohamed9217
      @abdifataxmohamed9217 3 года назад +1

      @@mariojamac7607 sxp mcn quf kani ma ahan comment hdaad wx ugu qorto kuuma soo jawaabaay aniga ayaa hortaa ka daalay

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 2 года назад

      bro Horta muu ku jiraa Ds 260 in lagu wydiiyo dhlashada labada Waalid warqdooda

    • @saciidafqarshe8782
      @saciidafqarshe8782 Год назад

      Said mohamed afqarshe

  • @khalidabdinur7155
    @khalidabdinur7155 3 года назад +3

    Thnks bro in badan videogaan waan sugay more thnks bro

  • @muhumedsiyad5926
    @muhumedsiyad5926 3 года назад +6

    Waad mahdsnthay walkey shaciye su aal aan Ku weeydiyee IGA soo jawaab wall aniga waxan guuleystaha Sandakan walkey su aalo ayaan rabaa in aad icawiso ooh aan Ku weeydiyow kawaran

    • @juhaay1437
      @juhaay1437 2 года назад

      Wlll Wax makuu hakaageen Hadaa sand kii hore aad guuleysty

  • @mohamedozlo8909
    @mohamedozlo8909 3 года назад +9

    Shaaciye kaaso salaamaya from gobolkii Raga Burco Jamhuuriyada Barakayzan Ee Somaliland 💚☁️❤️

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 года назад +6

      Thank you bro sanad guuro wacan bro Adiga iyo dhamaan walaalaha soomaaliland

  • @ZaakAbdulkadir
    @ZaakAbdulkadir 14 дней назад

    Insha allh mar labaad ayan tijaabanayaa 2024 insha allh

  • @caaliyomaxamed7428
    @caaliyomaxamed7428 Год назад

    Masha Allah walalkey ani waa xaresta ilahey ha ifududeyo insha Allah

  • @ahmeymusharaf7645
    @ahmeymusharaf7645 Год назад +3

    Bro waxan kuwedini laha waa high school no degree kuxareye lkn high certoficate wan hestaa

  • @abdirhmanali8039
    @abdirhmanali8039 Год назад

    Sxb waad ku mahad santahay sidaa u cawiso somalida thanks 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mustaphaahmed8363
    @mustaphaahmed8363 2 года назад

    Thanks wll aan wax badan kafaidey barakallah bro

    • @Khadarmahadmaxamuud9475
      @Khadarmahadmaxamuud9475 Год назад +1

      Llo waan ku salaamay Marka hore hadaan ilaawo kawaran marka aan xaraynayo dv lottery riga xidligii aan dhashay wllo maxaa xala mida kale shahaado 4 ma haysto lkn waxaan ahay wllo mclim Quran 6 Sano Ayaan shaqayna yay wll taas miyaan latagikaraa wllo

  • @abdirahmanap9984
    @abdirahmanap9984 2 года назад

    Tanks pro

  • @zamzamugas7906
    @zamzamugas7906 2 года назад

    Wad mahadsnt walal qalii

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan Год назад

    Shaaciye waraawsha qof laga doonsyo wsa imisa

  • @nooraligas3912
    @nooraligas3912 Год назад

    A.c bro kwrn hadii aan caruurta iyo naagta kazoo tago

  • @mohamedfarah8035
    @mohamedfarah8035 3 года назад +1

    Asc wll waxaan ku waydiiyey marka la xaraysanayo sawir miyaa lagaa rabaa foomka mise ma lagaaga baanhan yahay ma wajiga hore miyaa laga rabaa sawirka wll

  • @adanadow825
    @adanadow825 2 года назад

    Brother suppose I live in another country and my home country is kenya.where can I book the interview? Esoojawab fadlaan

  • @ilhanmohamedismail9764
    @ilhanmohamedismail9764 Год назад +1

    Wll qofka singlka wxa looga baahnyhy oo dhan hal muqaal oo dhameysirin noga soo samee pls aniga wn xaresty in ku guleesto ayn rajeynaa hagid ayaan ubhnhy wll I garb qabto mahaayo aniga rerka curd u ah so pls nasoo samee

  • @abdifataxmohamed9217
    @abdifataxmohamed9217 3 года назад

    Asc shaciye hdii aan poland wax barsho ku tago kdib aan Germany 🇩🇪 ugudbo ma isku dhiibi karaa

  • @afnaancabdi3202
    @afnaancabdi3202 Год назад

    Wll waxan kuxaraystay furnin ani iyo carurta xareyey marka kadib waa isku noqoney makudari karaa

  • @rtimimg1015
    @rtimimg1015 Год назад

    Merci bro. If you don't learn samething Do success Dv lottery sxb . 😔😔😔😔😔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🙄🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 hno

  • @maxamaddeeq5821
    @maxamaddeeq5821 3 года назад

    Lottery iyo qaxooti yaa fiican

  • @Alligaming7840
    @Alligaming7840 3 года назад +1

    Wallkay shaciye walahay muhiim bankuu ahay ee ha idhafin pls hadaa tageerayashada jeceshay🥰🥰🥰

  • @zeynabshire6429
    @zeynabshire6429 3 года назад

    Heedhe waxan ilaway paswrkiii gnailka mxaa sameeya

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Год назад

    muuqaaladan so update garee mudane wa snd kle oo cusubee

  • @mohamedwarsame1766
    @mohamedwarsame1766 Год назад

    Hadii xaasle aan ahay ustaad 1ciyaala iijoogay markaan xeeranayay lotteriga lkn xaaska uur yeelato maxaan samaynaya ilamahaas caloosha kujira ma u buuxin kara mana ku darsan kara isagana

  • @liibaansaciid4648
    @liibaansaciid4648 3 года назад

    Asc walal waxaan wataa hal suaal oo ah qof aan wali dhalasho marecan qaadanin ma iidoodi karaa haa hadee tahay sidee igu doodi karaa

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 Год назад

    Mahdsanid sxb sawirada kuwii aan ku xaraystay masoo qaadan karaa hadaan hayo

  • @siraadabdirahman1096
    @siraadabdirahman1096 2 года назад

    Sck walal waxan ilaaway emailkii an ku xareystay dv lottoriga broplem ma iga imaan kara

  • @muscabmohamed3115
    @muscabmohamed3115 3 года назад +2

    Sxp shaaciye ds2060 video eh nso dub pls

  • @abdiizemohamed8149
    @abdiizemohamed8149 Год назад

    Oki

  • @Alligaming7840
    @Alligaming7840 3 года назад

    Wll sidee shaqada labada sano lookuxarestaa

  • @apdlawacays5769
    @apdlawacays5769 2 года назад

    Wan dhowahay wll

  • @sharekoskike2362
    @sharekoskike2362 2 года назад

    Pro interviu GA luqadee laguqadayaa

  • @ahmedhussein6132
    @ahmedhussein6132 Год назад

    Abligeesinka linking noga soo samee

  • @cadceedaxmedmaxamed9948
    @cadceedaxmedmaxamed9948 2 года назад

    Waa maxay confirmation numbra

  • @mohamedsaid7497
    @mohamedsaid7497 Год назад

    Shaciyaw ee aniga sawirkii aan ku galay Dv lotirigii waa uu iga lumay maxaan samenkaraa

  • @asmaabdirahman8636
    @asmaabdirahman8636 Год назад

    Asc wllky maantaa igu kaa horusa halkee laga bilaawayaa

  • @wsy3251
    @wsy3251 Год назад +4

    Aniga sanadkaan ayaan xaraysatay 2022 i.a guul baan rajaynaa

    • @nimoabdi8126
      @nimoabdi8126 Год назад

      Number kga inten kehelaa walal

    • @wsy3251
      @wsy3251 Год назад

      @@nimoabdi8126 Numbarkee

  • @axmedcabdimuumin4319
    @axmedcabdimuumin4319 Год назад

    Sxb xaskeyga ayaan hordhigay markan buxinayay dv lottery hadii ay iyada so baxdo oo ani aan helin bal ka waran

  • @abdallanasir2990
    @abdallanasir2990 Год назад

    Asc sxb waxaan ku waydiinaa hadii xaas iyo caruur aan shegatay maka tagi karaa sida hadhaw aan u kaxeestay sawabto dhaqaale awgeed sxb ka soo jawaab

    • @abdirashiidshataa9195
      @abdirashiidshataa9195 Год назад

      Shaaciye zxp itobiya ka imaday wsx barashadayduna itobiya ayay ahyd tuulo ayaan.wax ku bartay kuna dhashay markaa ma tuuladii ayaan shegayanaa mise xamae hadaan doono

  • @farxanqaysofficial
    @farxanqaysofficial Год назад

    Brother hada tahay xasle balse qoratay single makudarsankarta xaskaga iyo caruurtada

  • @Lkipoy
    @Lkipoy 9 месяцев назад

    Zhp suaal ku weydinawareysiga Ina English ku hadasho qasab miya zhp hada aqanin ka warn zhp

  • @sharmakeyonishasan
    @sharmakeyonishasan Год назад

    ka waran shhaciye warqadii ugu hhorayusay e an buxiyey aan turo lkn hayo tarikhhi djalasjada iyuo dhaman maclumadki qalin ku qortay iyo watqad

  • @aragsanmohamed9606
    @aragsanmohamed9606 2 года назад

    asc aniga iyo caruurtayda unbaa buuxinay abahood waan iska rebnay intu diiday sabared ayaan doortay hadaan guulaysano on waraq furnin u geejo anagu abahood Mala iwaydinayaa maxase su 'aalka imanaysa farsamayaqan ayaan doortay mashahaada la iga Raba?iyo dugsi sure ayaase ii turjumaya mise luuqada inglishka la iga Rabaa inan anigu garanayoo wakhtigaan buuxiyay waa 2021kii acto

  • @samirkhaderjebrou7534
    @samirkhaderjebrou7534 2 года назад

    asc bro
    wxa an fahmin xaska hade wadan kle jogto see an ku daro an kee nii karin see uu adegsada

  • @ApdiazizPuntlander-eq7ez
    @ApdiazizPuntlander-eq7ez 3 месяца назад

    Qofka sxb markii dvlotery lagu doorto safarada markaad qabsato qofka tigad diyaarada maisaga iska bixinayaa

  • @mariojamac7607
    @mariojamac7607 3 года назад +1

    Shaceye waxan ka codsna inaad iso jawaabto

  • @naimanor5092
    @naimanor5092 2 года назад

    Shaciyow aniga waxan giliye ina dugsi hose ayan giliye malga yaba ina gulesto adigo mahad san iso jwb🥰🥰

  • @mohamedmohamuud6587
    @mohamedmohamuud6587 Год назад

    17 jirmabixikaraa

  • @cabdiraxman1718
    @cabdiraxman1718 Год назад

    Wll labarkada

  • @medabdi5378
    @medabdi5378 2 года назад

    Waxandoonaya jabuuti khaxootiga akhbar nagasii

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 3 года назад

    Bru su aal qof kuguleestay hada hal eray oo English ah anan aqoon maxaa utalo ah

  • @abdimahadabdullahihassan
    @abdimahadabdullahihassan 3 года назад

    Shahaadada copy miyaa loo geynaa mise orjinaalka

  • @user-gs9wh8pd2k
    @user-gs9wh8pd2k 6 месяцев назад

    Alx ani wan kugulaystay lkn imay yeedhin wali 😤

  • @lamahureofficial8919
    @lamahureofficial8919 2 года назад

    Interview marka laga qadayo su aalo noceya ayaa lugu waydinaya

    • @cabiisbaraawe2442
      @cabiisbaraawe2442 2 года назад

      bro waxaa lagu weydiinaa waxd kubuuxisey fomka Ds260 aad kubuuxisey sida
      goormee halkn timid
      mglada aad joogtey goormee kasoo tgty
      maguursaty
      hooyadaa manooshahy xagee kunooshahy
      marenkan mrkd tgtid mxd qabaneysaa

  • @maryanhassan9693
    @maryanhassan9693 3 года назад

    Marka hore qaab kay lo gala no so dir

  • @alinoormuhamud4392
    @alinoormuhamud4392 3 года назад

    2022af58000 sxb interview majirto numbrkas ayaan hysa

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 3 года назад +2

    Zhp shaaciye DS-260 video ka soo samee