Waaw waan ku guuleystay Dv lottery | Waxaan kuu haya tallaabada xigta & diyaar garowga Wareysiga |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Waaw waan ku guuleystay Dv lottery | Waxaan kuu haya tallaabada xigta & diyaar garowga Wareysiga |

Комментарии • 65

  • @khadar6968
    @khadar6968 2 года назад +24

    "Waxaad ku jirtaa 5 ta qof ee ugu beenta badan social media" anigu maan odhan laakiin waan soo daawaday

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад +2

    Allow sandkan wa sandkii igu horeysay an xareystay dv lottery 2024 ya Allah iga dhig kuwa sanadkan la selected garenaayo ama ladooran doono amiin ya rabi🥺🤲🤲

  • @AbdisataarIbraahim
    @AbdisataarIbraahim Год назад +1

    Insha'allah waan guulaysan doonnaa 😊❤

  • @ayubalimohamed3232
    @ayubalimohamed3232 2 года назад +6

    Munasar wan kutageraa horay usoco ugas

  • @farxaanhaibe7661
    @farxaanhaibe7661 2 года назад +3

    Maansha allah maansha allah munaser maxamed guulayso sxp waxaad tahay bulshadiisa wax badan tarree

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 7 месяцев назад

    soo badi muuqaaladan oo kale iyo waliba talaabooyin la raaco marka la buuxinaayo iyo marka la helaba insha allah

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 11 дней назад

    Munasar wali soo ka aad joogto muqdisho

  • @SACIIDCABDIQAADIR-gj1re
    @SACIIDCABDIQAADIR-gj1re Год назад

    Munasar pro cawinaad ayaan ubahanahy ma icaawikartaa

  • @abdirahmanimanubaid3313
    @abdirahmanimanubaid3313 2 года назад +2

    Walal munasar waxaan rabay in AAD iisheegto visa Mexico ah

  • @FarxaanSaleebaan-u7e
    @FarxaanSaleebaan-u7e Месяц назад

    ok

  • @ahmedabdisalat770
    @ahmedabdisalat770 2 года назад +2

    Mashallah bro.... From norway❤️❤️❤️❤️

  • @Siciid_maxamad
    @Siciid_maxamad 2 года назад +4

    Sxb waxaan ku waydiinayaa interview safaarada lagu marayo midee ugu ficn oo dukuminti somalia aqbalaysa

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 Год назад

      Zxp I.n hadii uu lagu aqbalo wxan kula talin lahaa interview ga in aad ka dhigatid Ethiopia mise na Djibouti 🇩🇯 melahaas ugu fcn pro 🤲🙏🥺

  • @abdisamadyaasiin6839
    @abdisamadyaasiin6839 2 года назад +1

    Thank you brother

  • @waziriwaziri12
    @waziriwaziri12 2 года назад +4

    Can someone send 4 me the application plz my brothers

    • @samarmoha3624
      @samarmoha3624 2 года назад +1

      Application maaha wll website waaye website kooda gal

  • @cabdirisaaqcabdullaahi8600
    @cabdirisaaqcabdullaahi8600 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @aanamaxamed5795
    @aanamaxamed5795 Год назад

    Maasha Allah Hambalyo Abid

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Masha alaaaaah xafidullahi wlky haadi hesha Alxamdullaahi

  • @ilaqosolofficial6988
    @ilaqosolofficial6988 2 года назад +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo sxp hore usoco walal aan taageero

  • @raagecali1591
    @raagecali1591 2 года назад

    Qofbaa ii xaree yay sxb lkn wuxu I gu dha hay 2023 6 24 ii imow mexey kulatahay

  • @umumascud1449
    @umumascud1449 Год назад

    Dee jwabta 2023 bisha may baan helynaa somahn

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 Год назад

    Sxp ilaahay hanoo fududeeyo

  • @maxamed9999
    @maxamed9999 Год назад

    Qof haduu ku guuleysto cid kale ma siin karaa visahiisa.

  • @ammarhassan8247
    @ammarhassan8247 2 года назад

    Walalaw ilahay kabaqoo oo beeenta nagdaaa oo cayrtada yataboori iska jaq

  • @farxaanmuniir630
    @farxaanmuniir630 Год назад

    Recent dhawaan

  • @ayaanxareedyusuf5079
    @ayaanxareedyusuf5079 2 года назад

    Asc wll aniga sanadkan ina xareysto rabaa ee ma icawinkarta engeshka sifican ma uaqaan ee icawi

    • @ak_writter3208
      @ak_writter3208 Год назад

      abaayo youtubka ayaa ka helee sida loo xareeyo

  • @samsammoalin
    @samsammoalin 2 года назад

    Qayr alaha kaaga dhigo aboowe

  • @qalanjoluul98
    @qalanjoluul98 2 года назад +1

    Abowe wanku dalay sidaan u xaresanaye wll ixareeyo maqabo😭😭😭

  • @abdihakimmohamed5894
    @abdihakimmohamed5894 2 года назад

    Anigu ma jecli USA

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 2 года назад

    wllo munasar anagana no so ducee in alle noo kaso inaa helno

  • @siciidoyusuf1606
    @siciidoyusuf1606 2 года назад

    Asc munasar hal. G mail sadat qof malamute isticmaali karaa

  • @KING_NUURBOY
    @KING_NUURBOY Год назад

    Conformation code maxa laga wada

  • @libansufi9862
    @libansufi9862 2 года назад +1

    Munasar sxb mar hore ayaa lagu qasaaray waxaa kusii xiga fiiga soo dir laakiin waxba kama jiraan bacaad ayaad qoorsagaare ku haysaa

  • @janagale3407
    @janagale3407 2 года назад

    Zxbow ds260 wan buxshay ee stepka ku xiga max waye

  • @asiasuldanna2507
    @asiasuldanna2507 2 года назад

    maa xaarayn aaqaan yaa ixaraynaya

    • @ak_writter3208
      @ak_writter3208 Год назад +1

      abaayo ana ku tusayo sida loo xareyo hada rabto si walal timo ah

  • @ll_tv3156
    @ll_tv3156 Год назад

    Sidee u xareeeystaaaa

  • @ramlaqueen3007
    @ramlaqueen3007 2 года назад

    Sualaha muxu yhy 🥺🤌🏻

  • @Mohamedgedi21
    @Mohamedgedi21 2 года назад

    Gulayso walaalka

  • @omarayaanlemahamet36
    @omarayaanlemahamet36 2 года назад +1

    Ninkaan nin ka been badan waligay ma arkin wallHi

  • @guuleedcismaan8212
    @guuleedcismaan8212 2 года назад

    Allow igu guule

  • @hanadaxmad5276
    @hanadaxmad5276 2 года назад

    Hampayo zxp

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 2 года назад +3

    Dahabkiii waan iibshay🤣

  • @abshiryare1820
    @abshiryare1820 2 года назад

    Allaah hanoo gargaaro

  • @KacabCabdulahi
    @KacabCabdulahi 3 месяца назад

    Safarada india 🇮🇳 ka wrama hadan interview ku maro

  • @s0uljaman337
    @s0uljaman337 2 года назад +3

    Anaa Kamid ah
    Wlhi Ma U Socdo Waayo
    Hadda Shaqadda Aaan HeesTo
    BisHiii Waxaan QaaaTaaa $2799 ,

    • @taamirmuuse3558
      @taamirmuuse3558 2 года назад

      Sxb ani igu soo wareeji Noh codsi waye

    • @deeqdeeq0
      @deeqdeeq0 2 года назад

      Sxb sare ani igu caawi anigaa fursad u heli waayee

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад

      ILAAHAY haku barakeeyo xalaashaada

    • @ismahanmohamud5959
      @ismahanmohamud5959 2 года назад

      xage jogta marka

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 2 года назад

      50le igu sadaqeeso wa hada awoodo

  • @ahmedomer5918
    @ahmedomer5918 2 года назад +1

    Instagram maxa kugu qoran sxp