Gabar ku guulaysatay DV lottery

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Asc asxaabta fadlan hadii aad Ka heshay muuqaalkaan subscribe i noo Saar

Комментарии • 354

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  3 года назад +58

    Waa kanaa website sax da ah dvprogram.state.gov/

  • @Salmaanyare-v7z
    @Salmaanyare-v7z 3 года назад +50

    Ilaahay waxan ka baryaa aniga iyo dhammaan inta wada xareysatay inuu Alle ku guuleeyo insha allaah

    • @abdulaahiabdirashid5530
      @abdulaahiabdirashid5530 3 года назад +1

      Amiin yaarabi ilaahay ha noo rumeeyo

    • @mohamedfarah1842
      @mohamedfarah1842 2 года назад +1

      Sxb shaaciye wan ku slmy 100% sxb aad iyo aad ban kugu xiran ahay sxb Barnaamijyda in bdan jaska allah khyre sxb sii wacan ban sxb ban kga Fahm sxb cashrka bixsd sxb wxn rabn sxb aniga iyo dhalin yaro kale marka sxb aad iyo aad naga shaafisa dhanka interview sxb Video ka soo samey sxb

    • @mohamedfarah1842
      @mohamedfarah1842 2 года назад

      Sxb shaaciye wan ku slmy 100% sxb aad iyo aad ban kugu xiran ahay sxb Barnaamijyda in bdan jaska allah khyre sxb sii wacan ban sxb ban kga Fahm sxb cashrka bixsd sxb wxn rabn sxb aniga iyo dhalin yaro kale marka sxb aad iyo aad naga shaafisa dhanka interview sxb Video ka soo samey sxb

    • @shaaficisaidademshaafici539
      @shaaficisaidademshaafici539 2 года назад

      aamiin walal

    • @arwaahonest2846
      @arwaahonest2846 2 года назад +1

      Ameeen wll Alle haynagu wada guuleyo

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  3 года назад +43

    Please hadaad aragto muuqaalkeyga la wadaag asxaabtaada muuqaalkaan mahadsanid

    • @abdimahadabdullahihassan
      @abdimahadabdullahihassan 3 года назад +1

      Sxpow cirbada talaalka ma sii qaadanaa hada

    • @apdyrashidshooli5570
      @apdyrashidshooli5570 3 года назад

      Saxbow wax ka rpaa inaa adi kula so xiriro halke mrka

    • @apdyrashidshooli5570
      @apdyrashidshooli5570 3 года назад

      Waqti walpo wan ku xiranahy pro

    • @safaasheikh109
      @safaasheikh109 3 года назад

      Wll adoo raali eh gabadhaan igu soo xariiri aniga ayuu iisoo baxay sanadkan WN iscaawin laheen sedee isku Keen xiri kartaa ???

  • @mustaqiimchanel4643
    @mustaqiimchanel4643 3 года назад +12

    guul inshala ilahayow na guule aniyo inta muslimaba🥰

  • @kaneecoyare7837
    @kaneecoyare7837 3 года назад +5

    masha allah hambalyo leyahay walasheen sido kale dhamaan ummadda somaliyed waxaan u rajeena guul sanadkaan

    • @umuisxaaq1841
      @umuisxaaq1841 3 года назад

      Ilaahey idinkii waxaan rajeyneynaa guul iinsha allaah

  • @abdikadirahmed5783
    @abdikadirahmed5783 2 года назад +4

    Alle hanagu guulayo aniga iyo dhamaan inta xeraysatay amin

  • @Mayzafit
    @Mayzafit 3 года назад +5

    Mahadsanidin wlalahey wax yaabo mugdi igaga jire ayaad i ifiseen 👏😍

  • @gaashaanleshow2996
    @gaashaanleshow2996 3 года назад +9

    Guuul ayaaan inoo rajaynayaaa dhamnteen jaalayaaaaaal mhd sanidin wll shaaaciye iyo inaantaa wllshya 🥰

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 2 года назад +1

    Shaaciye sxb janalkaaga ayaa I xiiso galiyay mahadsanid leeygta waa diyaar sxb

  • @ahmedabdulahi9868
    @ahmedabdulahi9868 3 года назад +5

    M.a waa arin muhiim ah keep going sister waan uwada taaganhy guul wacan

  • @managerfx9909
    @managerfx9909 2 года назад

    guul ayaa idin rajayn walaalaha muslimiinta ee meeshan kuwada jira

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey5276 3 года назад +5

    wanku salam sxp mid hadi hoyo v abe is qaba haday xaraystan lottey laboda iyo caruurtoda qaar way weynihin qar way yaryihin kuwa yar yar side lo xaren kara still underr age side lo xaren kara

  • @ibrahimhussein4551
    @ibrahimhussein4551 2 года назад +3

    Shaaciye sxb suaal ayaan kuuqabaa. Anigu weligey shahaadooyin wax barasho mahelin Sababtuna waxaytahay waxbarashada ayaan daxda ugabaxay marka maanta waxaan lamid ahay qof aan wax baran marka lacalla hadii aan kuguuleysto dv lotteriga oo selected la iidaho mala iiguqaadanayaa wax barasho la aan

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 3 года назад +5

    She is soo innocent ❤ cabdallah shideye kaso sameeyay eey tiri wlhi waa saas xbbti anaka dhan fake baan kawada socona 😂😂 Allaha noo wada fududeyo

  • @ahmedhusseinfarah1249
    @ahmedhusseinfarah1249 3 года назад +2

    Hi shaaciye, i am also selected ,but crona virus and trumb's travel ban policy spoiled my chance

  • @UstaadmohamedShariif
    @UstaadmohamedShariif Год назад

    M.a walaal c/salaam waxaan Isla joogi jirnay qaxootiga ithopia gaar ahaan xerada boqol maayo waxaatahay Wiil aad ufiican Allaha kuxifdiyo adiga iyo ehelkaaga

  • @abdishakurhajifarah5290
    @abdishakurhajifarah5290 3 года назад +3

    Lee Ar Somalia
    Fiiiiri Anaga 0.5 $ nalaga qaadey sawirka kwrn 🇪🇹 .
    💪💪💪💪

  • @abdullahiabukar861
    @abdullahiabukar861 3 года назад +11

    Sxb waa mahadsan tahay, waxaan kaa codsanaynaa in aad inoo soo diyaarisid habka ugu saxan ee applicationka loo buuxiyo.

  • @abuwalad9324
    @abuwalad9324 3 года назад +4

    Mansha allah
    Allah ha. Ku xafidi wllky shaaciye IYo walaashay qali

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 3 года назад +3

    Mashalah duco qabe waaye gabadhana allaha khyr hasiiyo

  • @siciid4811
    @siciid4811 2 года назад +3

    Bro Shaaciye , Waxaan u baahanahay gabadhaan hadaad contactigeed igu caawin karto waa great, waxaan rabaa su’aalo io waxyaabo badan aaan wey diin rabey , waad kumahad santhy sidaad Nagu sharaxdey , long life kuu rajeyn bro

    • @yamaniosmanabdille4266
      @yamaniosmanabdille4266 2 года назад

      Sxb gabadha magacedi ayey qarise ilama ahan inuu kusinayo blse RUclips ka karadi waxii maclumad ah oo ad isledahay maadan fahmin marka walalkey kheyr kudhafay

  • @mohamedhersi6975
    @mohamedhersi6975 3 года назад +2

    Ereyga Abdishideeye ka jar video ka si uusan process ka uga saameyn gabadha waa iska daacad

  • @RAADSANNEWS
    @RAADSANNEWS 3 года назад +10

    What type of camera do you use to shot your film?

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 3 года назад +2

    Frist One Thans Shaaciye

  • @faarx51
    @faarx51 3 года назад +2

    Gabadhaan waxan u malenaa website kle ayee buuxisay sualaha qaar ay sheegeyso meesha kuma jiraaaan

  • @Jaamacismaciil-ox5gx
    @Jaamacismaciil-ox5gx 5 месяцев назад

    Hello how can i get the information and what is the law of looter if i will get in may 2024

  • @hamaada8580
    @hamaada8580 3 года назад +9

    SHAACIYE MUSUL CAADI IGU AFTIRISE HHH LOTTERY KU SO BAXAY IS LAHA😂😅

  • @rashiidfarah
    @rashiidfarah 3 года назад +8

    DV lottery 2019 ayaa xereeyey Aniga oo joga turkiga lkn markas Ka bacdi yurub ayaa usoo gudbay Aniga oo joga Athens ayuu usoo baxay lkn ma aan soo noqon Karin sidaas ayaa uga tagay sagaal sano ayaa horay uxeraynayey uk ayaa joga xasuus ayey igu tagay

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 года назад +2

    Keep going brother shaaciye one shoow 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 3 года назад +2

    Shaciye bro waxaan ku weydiinaa seria pasporka laba nambar ayaa pasboorka qoran kee la qora waxaan kalow cashiradada ka mid ahaay in passpork 00 la tariaayo meeshaas ee yara iftiimi

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 3 года назад

    Walhi shaaciye allah ku sharfo zxbow waad na cawaisaye kuma ilaawo hadan marken imado o ku gukesto ani sanadkan diyaar ma ahi school ayaa i socda

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 Год назад

    Abowe firi HADAANA school dhamenin seyela marka neh

  • @mrabdikarim371
    @mrabdikarim371 3 года назад +9

    Sanadkan waku turaya inshaallah 🙌❤

  • @abdirahimmohamed775
    @abdirahimmohamed775 2 года назад +3

    Allaha noo sahlo insha Allaah dhamaanteen

  • @Cabdiraxmaan-k2p
    @Cabdiraxmaan-k2p 11 месяцев назад

    shaciye wlal mcn suaal ayaan ku weydina qofka hade usan haysanin shahaado wax barasho o galiya xirfad kwrn xirfad so kuma jurta

  • @khadarcaliosmaan3446
    @khadarcaliosmaan3446 3 года назад +4

    Wllke shaaciye wan ku salaamay salaan kadib waxn ka sugeenay ds260 sida loo ab laagaresto inad noso sameeso wllke

  • @yahyeibraahimmohamud1453
    @yahyeibraahimmohamud1453 3 года назад +3

    Shaciyow waxan joogaa somalia waxaana rabaa inaa xaresto barnaamijka sidaa darteed abaayo nambarkeda noo soodir sxp

  • @abdirahmanmkulmiye9781
    @abdirahmanmkulmiye9781 3 года назад +5

    Qeybta hore heerkaaga waxbarasho keliya ayaa lagu weydiinayaa Ee shahaado laguma weydiinayo

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад

      Sidaas ayaan u aqaanay zxp lkn gabadhu waxay tidhi certificate ayaan ku xeraystay arintaaasi ma jirtaa?????

  • @codewithnor7866
    @codewithnor7866 3 года назад +4

    Wll wiil walaalkey oo turki joogo ma ii xareen karaa, waayo aniga ma heysti internet xawaare sare ah.
    Fadlan wll isoo jabaab.

  • @abdirahimhajjiapdi9815
    @abdirahimhajjiapdi9815 3 года назад +1

    Mahadsanid libaaax shaqo adag baad haysaa

  • @mohamudyusuf8088
    @mohamudyusuf8088 3 года назад

    Qofka haduu waligis so shaqenin midas ma waxaa ka inanayo problem pls ii soo jawab mhdanid

  • @masterabdinasir5808
    @masterabdinasir5808 2 года назад +1

    Walaal somaalidu melakaladuwan beykaganoolyihiin Africa ee fadlan noogusoodir barnaamijka brogram cusub ee aad kucaawineyso somaalida kenya, ethiopia iyo kuwa kunool uganda si aan oga faaideysano si wadajir ah shaaciyeone. Mahadsanit

  • @hibochkayaamedia146
    @hibochkayaamedia146 2 года назад

    Wll waxad ka so gadashaa Yukon pilat program to Canada wa muhiim

  • @sunduskhadar4810
    @sunduskhadar4810 2 года назад

    Wll fmlyga kaligay hadan xaraysty hadhow ma u dacwoon kara

  • @munonurali6484
    @munonurali6484 3 года назад +1

    wll waxad iga jawabta qof u socdo dacwo maraykan ah arinkan ma iska barobeyn karya aso tisi wali u socoto labada mel iga jwb plz

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 3 года назад

      Dacwada hadey kusocoto habuxinin hadi kale wabuxin karta wll

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 5 месяцев назад

    Wll imisa ayu ku dhacaya DS260
    Pasbor samaysan laha o aan hayn

  • @dollowdollow984
    @dollowdollow984 2 года назад

    Hambalyo abyo

  • @ayuplenon
    @ayuplenon 3 года назад +6

    Fursadi oo ihortaala hadane ma awoodo inan xareysto without Passport 😥

  • @abdimoha1384
    @abdimoha1384 Год назад

    Asc ustaad waxaan ku weydiin rabaa suaalo

  • @nimconalka2475
    @nimconalka2475 3 года назад +3

    Hadan usocdaa footada wad mahadsantihin labadinaba

  • @axmedmaxamedjabariil5151
    @axmedmaxamedjabariil5151 Год назад

    Waaw masalah

  • @somalichannel1510
    @somalichannel1510 3 года назад +1

    Shaaciyow sxp isoo jawaab pls passport la aan aYaa I heyso maxa sameya

  • @lakimahamet4986
    @lakimahamet4986 3 года назад

    Mar kad donayso inad hooyo io wllahga u dacwooto aad dhalshadii wadankan haysato Lacag miyaa lagu waydinayaa hadii lagu waydinayaan waa imisa please iso jawaab hadad war u hayso imiika dacwaadu ma fuduudahy wll

  • @maxamedgeedi8623
    @maxamedgeedi8623 3 года назад +1

    Hadaan shahado haysto oo paspor haysan kwrn

  • @dugsiquranonline7596
    @dugsiquranonline7596 3 года назад +2

    Masha allah shukran shaaciye wll

  • @tiktokshactiro3192
    @tiktokshactiro3192 2 года назад

    Hada gabadhan aaway xgee ku danbeesaa yaa war ka haayo waraysi ka soo qad hada maxaa u hagaagay

  • @cabdi-yare5554
    @cabdi-yare5554 3 года назад

    Wll aniga waxan joga Saudi arabia Hada inta kuxaresto oo kadib kampala Ado cadi miya?

  • @mahadawil9520
    @mahadawil9520 2 года назад +1

    Wey kala duwan tahay DS260 iyo Documents.
    Sxb suuragal ma tahay inaad heysid xogta Somaida DV 2022 Winners?
    Aniga waxaan ka mid ahay dadka DV 2022 Winners, hadda process wuu socdaa oo 2nl (Interview Schedule) kaliyah baa ii dhiman Insha'allah. I have very low case Number.
    Sxb dadka Somalida ee guuleystay isku xir si ay isku caawiyaan. Mahadsanid

    • @abdiaziizok8421
      @abdiaziizok8421 2 года назад +1

      Mahd wiil sxbkey ku gulesty wn isku ken xira ciwaankga iso qor

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 2 года назад

      hada ma tagtay

    • @mahadawil9520
      @mahadawil9520 2 года назад

      @@faizaabdi4754 may oo Visa dadkii loo diiday baan ka mid ahaa. Nairobi embassy baan ku galay interview-ka, 18 February 2022. Error aan aniga sameeyey baa la igu diiday visa 🇺🇸

    • @Amiin1208
      @Amiin1208 2 года назад

      @@mahadawil9520 Zxb Khaladka Aad Samaysay muxuu ahaa Noo faa'iidee

    • @ismalura3607
      @ismalura3607 Год назад

      @@mahadawil9520 error ka aa sameesay noga faaide walal si walalahaaga somaliyed kaga faaidaan

  • @juweriyaali4421
    @juweriyaali4421 3 года назад

    Wll basaboor la aan ma xaraysankaraa blease isoo sheeg

  • @marian4718
    @marian4718 3 года назад

    Alxmmd wan ka so galeynaa sawirka mhdssnnid wllkey iyo walshey

  • @halimahassan4171
    @halimahassan4171 2 года назад

    Aboowe shaciye ani 5caruur ayan heystaa aniga o kaliya aa passport hesto maku xaresan karnaa dhamanteen plz jwb

  • @babylion2874
    @babylion2874 3 года назад

    Manta waa labadi October, weli munan furman registration ki. Maxa?

  • @mohamednoor3320
    @mohamednoor3320 3 года назад +5

    Ma shaa Allah ❤

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 года назад +1

    Really appreciate bro

  • @yaxyekuluc9401
    @yaxyekuluc9401 3 года назад +4

    M.sha allah wllo guuleyso❤👏

  • @maaxgermany2174
    @maaxgermany2174 2 года назад

    Sxb waxaan kaarabaa waxaa nahay famili kakooban aniga gabar iladhalatay wiil ilashay iyo gabar aan qabo iyo wiil iyo gabar abti u ahay oo walaashay isku hooyo dhahay ay dhashay marka lottery aan xareenaayo mawaxaa loobaahanyahay mid walba basaboor miyaa larabaa tankale ilmaha aan abtiga u ahay ayaga mawax xaqabad ah ama culays maku noqonkaraan codsiga lottery sxb iga jaahil bixi adoo mahadsan

  • @iqramoktar7972
    @iqramoktar7972 3 года назад +1

    Abowe sual an ku weydiiyo sawirka hadan massenger ugu diro qof ii xareynayo ma Shucac ba galaya mise waa caadi

  • @JamesProduction252
    @JamesProduction252 3 года назад

    sawirka blue light ma noqon karaa background kiisa mise cadaan ayaa qasab ah

  • @abdimoha1384
    @abdimoha1384 Год назад

    Ustaad waxaan rabey inaan kuweydiiyo laba suaalood oon xitaa page ka dhowr jeer suaalahaasna waa Gmail password kiisa ayaan ilaawey mida kle markaan dv xareynayey mahaysanin diploma da lkn hadaan qaatey wr iga sii

  • @abdikarim4579
    @abdikarim4579 3 года назад +1

    War Waxaas Oo dham halkee Laga Helaa Aniga waxan arkay Meel Buuxbuuxi Kaliya magaca,dhalasho,city,country,pass name,pass num, pass expire,wadanka aan markas jogo,herka waxbasho, Sawirka, inaa xaas lee yahay, inaa ilmo haysto, oo intaas ah page one
    iyo page xaas magaceda, dhalashadeda, halka ay ku dhalatay, sawirkda ,iyo ilmaha oo la mid ah sidaas

  • @filsan_calicali98
    @filsan_calicali98 2 года назад

    Mahadsanid

  • @sundushashi2
    @sundushashi2 3 года назад

    Wllo passportka aan haysto iyo wadanka aan ku noolahay iyo waxbarashada meesha ku barty haddey kala duwanyihiin wax dhb ah maku imaanee application ka ???

  • @billeali204
    @billeali204 3 года назад +4

    Mnsh allah anigu wn xareyay sanakii hore 2020 lknse nasiibkayga uma soo bixin lknse intaaba wn samayay

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад

      Zxp suaal ayan ku waydinaya...pasport ayan haystaa lkn certificate ka jamacada magac kale ayaa iigu qor sideen isku waafajiyaaa???????

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 3 года назад

      @@twnm636 wasaarada tag baasaborka tus ii badala dheh wad ka gaarta 7 berri le waye wll

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад

      @@gabariwahooyaded6714 wan badalayaa wlo lkn imka ma certificate ayaa lagu xeraynayaa??? .pasport oo kaliya miyaana loo baahanayn

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 3 года назад +1

      @@twnm636 haa hda baasboor bas loo bahanyhy weliba serial numberkiisa

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад

      @@gabariwahooyaded6714 mahadsanid wlo

  • @malumabeutycooking7073
    @malumabeutycooking7073 3 года назад

    Wll waxan joga uganda hadan passbort ku sameysto rabana inan kaarka qaxotiga sameysto si aan jamacad ugu dhigto wax dhib miya iga iman karo plz

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад

      So dhawow wlo hadii aad uganda joogto

  • @fikiroofahan.Official
    @fikiroofahan.Official 3 года назад +4

    Shukran wll shaaciye waad mahadsantahy

  • @AbdihakiimMohamed-o9z
    @AbdihakiimMohamed-o9z Год назад

    🎉

  • @suhuurmaxamuud6953
    @suhuurmaxamuud6953 Год назад

    Wllo qofka intu iso baxay hadan warqadi ka luntay maxa xal u ah

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 3 года назад +2

    thank u aboowe shaaciye ❤

  • @abdullaahidaguur1738
    @abdullaahidaguur1738 3 года назад

    Bro inta badan waxaad sharaxdaa kaliye doobka ama qof aan caruurta heysan balse family familyga qofka ku xareysanayo waa shuruudo adag kuwaas maxaadan u kala dhigin

  • @iqramoktar7972
    @iqramoktar7972 3 года назад

    Abowe hal sual iiga jawab? Sawirka wan so galay massenger ba ugu diray qofka ii xareynayo ma shucac ba galaya mise wa cadi

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 года назад

      Haa wuu xumanayaa ee waa in Gmail lagugu soo diraa

  • @sadiabashiir620
    @sadiabashiir620 3 года назад +3

    basaborka qaxotiga malgu xaraysan karaa wlle

  • @marian4718
    @marian4718 3 года назад

    Shaaciye kheer alllaah ku siiyo wll

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia 3 года назад +1

    Application capital letter ma lagu buxinaya

  • @shukriabdirizak6368
    @shukriabdirizak6368 3 года назад

    Wllo hadii aanan school oo dhamba aanan dhigan lkn aan english kuhadli karo maxaa lasamaynaa

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 3 года назад +1

    Email miyaa kuu soo dhacaaya inaad guuleysatey mise web page ayaad iska fiirineeysaa?

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 года назад

      Emailka aad ku buuxsatay application ka kaasba aad ka eeganaysa bro

  • @saciidmaxamuud7827
    @saciidmaxamuud7827 3 года назад +1

    Thanks shaaciye

  • @boqortooyoboqorka3835
    @boqortooyoboqorka3835 2 года назад

    Asc bro shaaciye lottery 7 may 2022 sugayaa eee travaille documents Europe ah malaygu qaadi karaa?

  • @cimranofficial2851
    @cimranofficial2851 3 года назад

    Asc wll aniga hada ayaan rabaa inaa xaresto ee maika caawin kartaa

  • @zapuucadde9117
    @zapuucadde9117 3 года назад +1

    Shukran wll 🤲

  • @sompesgemer1569
    @sompesgemer1569 3 года назад +2

    Sxp shaaciye waxan rabaa Inan tago Ethiopia qaxoti sxp oky ma ahanoo

  • @djkarro
    @djkarro 3 года назад +1

    Lkn dadka u kla saar labda fom ee First Application iyo second application mahadsanid

  • @mahamedabdirashiid2575
    @mahamedabdirashiid2575 3 года назад +2

    Mahadsanid zxp

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 3 года назад +1

    Waa mahadsantahy walal sida no cawinesid ilah haka abal mariyo

  • @salaadocumar7091
    @salaadocumar7091 2 года назад

    Hadii cid i jogin wa dankaas side sameyaa hadana aqoonin sida lo xareeyo wana u bahanhy

  • @diid17
    @diid17 2 года назад

    Assalam aleykum somali brothers is their Canadian dv lottery please!

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 года назад +3

    Keep going brother 🙂

  • @inahassansheegow555
    @inahassansheegow555 2 года назад +1

    SHAACIYOW WAXAAN AAD UGA WAL WALSANAHAY PASSPORT LA'AAN AYAAN APPLIED GAREEYEY MARKA ANI IYO DADKA PASSPORT TIGA HEESTO SOO ISKU MID MA NIHINI IISOO JAWAP I.A

  • @asmacabdislm3454
    @asmacabdislm3454 3 года назад

    wll passporkaygu wuxuu dhacyaa 2022/6 june samyn mayguleeyahy plz iga soo jawaab

    • @anamabdi3348
      @anamabdi3348 3 года назад

      Haa sbbto ah hadi uu Alle ku wafajiyo oo ad guuleysato Form ka Ds260 ga iyo Interview sugistiisa ayuu Passport ga dhacaa marka iska laali walashey

    • @ilyasabdimohamed8432
      @ilyasabdimohamed8432 3 года назад

      Sxbw gabadhaan weey xareysan kartaa haka cabsiin
      Marki aad guuleysato waad iska badali kartaa passportka lkn waxaa muhiim ah inaad cadeyn ka reebato passportka hore ee aad ku xaraysatay
      Waad xaraysan kartaa walal 100% in.allah guul ayaan kuu rajaynayaa

    • @asmacabdislm3454
      @asmacabdislm3454 3 года назад

      @@anamabdi3348 masha alllh wll thnks

    • @asmacabdislm3454
      @asmacabdislm3454 3 года назад

      @@anamabdi3348 masha alllh wll thnks

    • @asmacabdislm3454
      @asmacabdislm3454 3 года назад

      @@ilyasabdimohamed8432 waan xereeryey wll thanks

  • @hassanabdiali9414
    @hassanabdiali9414 3 года назад +1

    Su,ashi adress igama adan jawabin walal shaaciye

    • @hassanabdiali9414
      @hassanabdiali9414 3 года назад

      Ma waxa leyga raba qof jogo marekan in aan Galiyo adress

  • @timaya77
    @timaya77 3 года назад +3

    Masuul waa ku wataa ani guleyso🙏