Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

sida loo sameyo website dhameystiran bilow ilaa dhamaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 мар 2021
  • السلام عليكم
    --------------------
    Ku so dhowoow Kanaalka Muuqaal Pro
    Wax Ugu Qaalisan Aduunka Waaa Waxkhtiga Qeyb kamid ah Waxkhtiqeyga Ayaan Ku Bixyaa Meshaan Si aan Ugu soo gudbiyo Waxyaabo aan meel kale ka so Bartey
    --------------------
    📌HALKAAN KA BOOQO WEBSITE KA RENDERFOREST
    www.renderfore...
    --------------------
    📌CASHARADA PREMIERE PRO
    ▶PART 1
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 2
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 3
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 4
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 5
    • Video
    📌KU BARO AFSOMALI
    ☆video Editing
    ☆androide apps
    ☆graphic designe
    --------------------
    --------------------
    📌ALAABTA AAN U ISTICMAALO RUclips KA
    ●computer : Hb core i3
    ●software video editing : Camtasia 2020 / / Adobe Premiere pro 2021
    ●Codka waxaan ku hagajiyaa Adobe Audition Cc 2021
    -------------------
    -----------------
    #sida loo sameyo website dhameystiran bilow ilaa dhamaad

Комментарии • 62

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi6340 2 года назад +12

    Jazaakalaahu kheyr wllkey runtii wax badanaan kaa faiiday. Thank you.

  • @cleverboy7125
    @cleverboy7125 Год назад +4

    masha allah talada ugu danbeysay ayaan aad ugu helay, mahadsanid ustaad

  • @cawaale2000
    @cawaale2000 2 года назад +3

    Shukran walal... si fiicn baan u fahmy

  • @FaysalSaleebaan-bx7rl
    @FaysalSaleebaan-bx7rl 2 месяца назад +1

    Xagee lagaala soo xiriiraa

  • @FaysalSaleebaan-bx7rl
    @FaysalSaleebaan-bx7rl 2 месяца назад +1

    Sida website loo sameeyo waan daawaday lakiin Shirakawa iska leh ar walba makaa hareyso. Waa kula social aniga waxaan rabaa we sure waxbarasho oo. Maadiiyin badan. Aan soo geliyo. Maado kastana. Imtixaan online. Aan ku xidho oo goegle form lacagtan zaadjeyga. Iyo evc. Aan ku xiro

  • @Alimuse81
    @Alimuse81 2 года назад +1

    guuleyso saxib waa muuqaalkii ugu horeyey ee aan ka daawado cannell waana ku xirnaan dooonaa inshallah

  • @koyamechanel4049
    @koyamechanel4049 2 года назад +16

    Asc jazaakallaahu khayrul jazaa macalimkii iigu wanaagsanaa baad tahay intaan baranayay web design bacdallaah aad baan kaaga mahad celinayaa sida hagar la'aanta ah ee aad wax noo fahansiisay,su'aal 1aaadmacalin markii aan rabo inaan wax post gareeyo dashbord ka iigama muuqdaan postiga meeshii ku qorneeyd su'aasha2aad payment method ka qaabka lacag bixinta iyadana ma arkin

  • @samiraqurux2614
    @samiraqurux2614 2 года назад +3

    Thanks teacher 😘☺😊

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 года назад +5

    Keep going legend

  • @abdirahmanmohamed5823
    @abdirahmanmohamed5823 2 года назад +7

    Privacy ma lahan miyaa ustaad tan kale google adsence ma u isticmaali karaa

  • @qosolkaadduunka
    @qosolkaadduunka 3 года назад +2

    Mahadsanid sxb sare

  • @ogaahiye
    @ogaahiye 2 года назад +2

    Mahadsanid walaale

  • @muxudinabdulahi6447
    @muxudinabdulahi6447 2 года назад +4

    Sxp su aashayda waxe tahY marka sameyo gabi ahaamba
    1: project banaanka miyuu ii keena
    2: projectiga aan sameeyay code kiisa ma arki kara o wax maka dhax badali kara

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 Месяц назад

    Asc, Ustaad. Xaggee kaagala soo xiriiri karaa? Jwb, please.

  • @armashow329
    @armashow329 3 года назад +4

    Shukran bro lkn Walaal Malaga sameen Karaa web Ah news Ama Qoraal Lagu Qoto hadii laga sameen Karana waa Sido bro

  • @bilicdaxamar4836
    @bilicdaxamar4836 Год назад

    mahadsanid
    akhii

  • @abdullahiabdifataax8566
    @abdullahiabdifataax8566 2 года назад +1

    Thanks bro 🙏

  • @user-dn5nt3nb4n
    @user-dn5nt3nb4n 8 месяцев назад

    Masha alaah

  • @naazilchannel3836
    @naazilchannel3836 2 года назад +1

    Subxanallah ganacsi ma lihi

  • @saaqeeyOfficialChanel
    @saaqeeyOfficialChanel 6 месяцев назад

    Aad baad umahadsantahay waxbadan baan kaa faiday

  • @junaydimedia2984
    @junaydimedia2984 2 года назад +1

    Qaybta lacagta seen uga Samayn karaa shp

  • @muhannadqaliif2496
    @muhannadqaliif2496 2 года назад +2

    codeka ma arki karaa sida uu templateska codeskoda uqoranyihiin html&csskaba

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 Год назад

    Mid ii kaas ah ayaa rabaa sidee ku heli karaa

  • @axmeduuibraahim3600
    @axmeduuibraahim3600 Год назад

    Good job 👏 👍 👌

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 Месяц назад

    Asc. Please, website buuxa ayaan rabaa in aad ii sameyso, adigoo mahadsan ee xaggee kaagala soo xiriiraa? Anigaa kaa iibsanaaya? Please, jwb degdeg ah i soo sii. Gmailkeyga waa kaas ustaad.

  • @user-ss6gr6lp7k
    @user-ss6gr6lp7k 8 месяцев назад

    Thanks

  • @axmadcabdi4206
    @axmadcabdi4206 Год назад

    Yes

  • @user-ir1sj5mc8p
    @user-ir1sj5mc8p 8 месяцев назад

    thanks,after view 2years❤

  • @Gabood12
    @Gabood12 2 года назад +1

    Wll qli wxn raba website in an samaysto oo an ku gado buugagta kan ma kusamaysan kara

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 года назад

    Thanks walal

  • @guleidgallery
    @guleidgallery Год назад

    thank u

  • @lolsfunnytv764
    @lolsfunnytv764 2 года назад

    Waan sameeyay lkn sideen wax u soo galiyaa

  • @maxamadcabdiraxmaan9884
    @maxamadcabdiraxmaan9884 2 года назад

    Good

  • @qosolkaadduunka
    @qosolkaadduunka 3 года назад +3

    Hadii aan mid aan ku barbarahaayay aan sameeyo sideen udeledaa

    • @MuuqaalPro
      @MuuqaalPro  3 года назад

      account ka aad ka sameysatey website ka qeybta aan muuqaal ka ugu so hadley sida loo update gareyo website ka isala mesha ayaad ka tirtir kartaa

  • @user-kl8ul6oy1m
    @user-kl8ul6oy1m Год назад

    Tank's wll

  • @Feetikaa2515
    @Feetikaa2515 11 месяцев назад

    Thankyou

  • @nsr1360
    @nsr1360 2 года назад

    thanks bro

  • @alisheekeeye7030
    @alisheekeeye7030 2 года назад +1

    Sida lacag looga sameeyo noogusoofaa iideey bro

  • @Qarnijoog
    @Qarnijoog 2 года назад +1

    Asc Wll

  • @shufeermadia
    @shufeermadia Год назад

    Doqontii ku dhashay was yaad wax usharaxday website xata magciisa maadan Soo dhigin

  • @najibahmed377
    @najibahmed377 3 года назад +3

    Thanks alot Wll qaali lkn hadii aan rabo Audio , video , photos inaan kuso upload gareeyo waliba page walba aan search box usameeyo ma samayn karaa wll qaali

  • @ayubisak8304
    @ayubisak8304 2 года назад

    Sxb mahadsanud sual iiga jawaab please sidee loo soo kiciyaa marka

  • @saadamxuseen3040
    @saadamxuseen3040 Месяц назад

    Code programming malahan miyaa

  • @saedgeele9635
    @saedgeele9635 Год назад

    asc ustaad aad ayaan kuu salamay waxaan rajaynayaa inaad chaneelkan isticmaasho haiiba uukusoo gaadho mesegekaygani waxaan kuwaydiinlahaa hadiiba aan website kan sameeyo oo hawada sidaas ku geliyo ma noqonayaa website dhamaystiran oo laso booqan karo mise waaa iska tusaale uun waan rajaynaya inaad iigasoo jawaabto ustad mahadsanidna

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 3 года назад +2

    Pro marka aan wepsiteka Sameyo Oo puplish Ka dhigo Hawada Uu Galo Wordpress Dashboard Maku Badali kara Iso Jawab Pro MAHADSANID

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Год назад +2

    Walaal marka hore mahadsanid marka labaad kwrn website ka amaankiisa malaysku halaynkaraa?
    Waxan rabaa E-learning website aan koorsooyin ku bixiyo inaan ku dul dhisto maxaad igula talinlayd wll?

  • @maatigamer6508
    @maatigamer6508 Год назад +1

    Zxp linkgii awaydee

  • @dawoyare747
    @dawoyare747 7 месяцев назад

    Asc bro

  • @KING----------EMAAR
    @KING----------EMAAR Год назад

    Hi

  • @moillustrator
    @moillustrator 2 года назад

    wa mahdsantahay lkn ku aaway 6bil ayaan nagaa mqantahee

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 2 года назад +1

    hadii aan shirkad ganacsi u samaynayo ma Gmail kayga baa galinayaa mise Gmail ka shirkada?

  • @hackman3665
    @hackman3665 Год назад

    Mobilka maku samynkara website

  • @raxmosheqrufaci4991
    @raxmosheqrufaci4991 Год назад

    Sxb waxaan hacker inaan barto ii sidee loo bartaa

  • @e_daani417
    @e_daani417 2 года назад

    Website kaa waan aadey
    Masoo arkine 🤔

  • @siyadinhohasan8449
    @siyadinhohasan8449 2 года назад +1

    Discribsionka aaway walaal

  • @AHR252
    @AHR252 2 года назад +3

    Saaxiib aaway aniga maanta aan inaan sameestaan rabaa adiga neh cashirka 5bil kahor baasameesay ligi kama arkooyo

  • @buurdhaabmedia
    @buurdhaabmedia 2 года назад

    fadlan subscrib idheh

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Год назад

    Wix kwrn saxiib?

  • @haykalgameing6183
    @haykalgameing6183 Год назад

    Sxp edit your free renderforest subdomain uu iso dhaha 🥺 dhamaadka maryaa

  • @e_daani417
    @e_daani417 2 года назад

    Google ha magelini kraa wllka