Sida Loo Helo Domain iyo Hosting Free ah oo Website Wordpress ah Lagu Samaysan Karo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • Muuqalkan waxa aynu kaga boganaysa sida loo helo domain iyo hosting free ah oo website wordpress ah lagu samaysan karo. waxa aynu isticmaalayna website ina siinaya hosting iyo domain free ah oo la yidhaahdo infinity free. waxana aynu muuqalka ku eegayna sida loo adeegsado website-ka oo dhamaystiran
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad) • Sida Website Loo Samay...
    Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad • Sida Loo Sameeyo Websi...
    Shuruudaha Google Adsense ee Bloggaga Laga Rabo inu Buuxiyo Si Aad Websitekaga Lacag Uga Samayso • Shuruudaha Google Adse...
    Sida Loo Samaysto Studio Fake Ah Balse umuuqda Xaqiiq Adigo isticmaalaya AI • Sida Loo Samaysto Stud...
    Sida Muuqalo RUclips Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran) • Sida Muuqalo RUclips A...
    Hadii Aan RUclips Channel Cusub Samaysan lahaa 2023 Sidan ayaan Samayn Lahaa • Hadii Aan RUclips Chan...
    Ka Faaidayso isbadalka Lagu Sameeyay Shuruudaha Lacag ka Samaynta ee RUclips • Ka Faaidayso isbadalka...
    ChatGPT Aalad Wax ka Badali Doonta Adeegsigaga Internetka (Muuqal Dhamaystiran) • ChatGPT Aalad Wax ka B...
    NewBing | Aalad Wax ka badashay Marki uhoraysay Sida internetka Wax Looga Raadiyo • NewBing | Aalad Wax ka...
    Google Bard AI Update | Ka Bogo dhamaan Farsamooyinka Lagu Soo Kordhiyay Aaladan • Google Bard AI Update ...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
    ☑ www.hostg.xyz/...
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414

Комментарии • 65

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  7 месяцев назад +8

    Telegram channelkeena linkigiisa wakan saxibayal: t.me/somalitech0
    Website-kena linkigiisa: somalitech0.com

    • @johnscor3158
      @johnscor3158 7 месяцев назад

      Walal sida waxa no fa idaysa sida mobilka computer logu jabsho😮😮😮

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 7 дней назад +1

      Walal domain free ah iyo hosting free ah hadii uu isiiyo ma waxaan ubaahanahay in google adsense isoo aqbalo , iyadoon google adsense isoo aqbalin maku gali karaa impact affiliate program

  • @abdirahmandayib140
    @abdirahmandayib140 7 месяцев назад +1

    Mashaa Allah Walal Waxad usoo Diyarisay Sifican Hada Ayaan Sameynayaa Markaan Dhameeyo Ayaan Kula Soo Xidhiidhi Doonaa Insha Allaah walalkay Mr Somali Tech al Jidaawi Saudi Arabia

  • @mrabdiwahid5268
    @mrabdiwahid5268 2 месяца назад +1

    Sxp waad iga fujisay illahey cimri dheer iyo cafimaaad haku siyo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 месяца назад

      Aamin wll, adigana sido kale

    • @SumayoAhmed-j6r
      @SumayoAhmed-j6r 2 месяца назад

      Qof ka kaliya an wax badan ka faiday tahay wll thanks mid kale ka codsanaa Blogger sidee logu dari karaa barnamijka login google si dadku isku diiwangaliyan ​@@SomaliTech0

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад

      Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

    • @Queen..kadruzha
      @Queen..kadruzha Месяц назад

      Ma heshay mid free ah wll isoo jawab hdan bilaabayaye

  • @wiilwaal9182
    @wiilwaal9182 6 месяцев назад +3

    Bro website kii blogger ahaa mku xiri karaa si an domain ka world press ugu isticmalo blogger kyga sxb Misa w kla mdax bnanyihin

  • @omarhaadnaan
    @omarhaadnaan 25 дней назад

    jazaka Allah u khayran ustadi aad baad umahadsantahy

  • @asnuurcilmi3167
    @asnuurcilmi3167 2 дня назад

    shugran ustaadow waan samaystay websideka lkn waxaan ubaahanahay in aan maamulikaro sida in aan kuprogramiyo business typeka aan doonayo, si qofka linkga soo raacaa uhelo xog kufilan kadibna uu helikaro contactgayga si aan su aalaha uu qabo uga qancinkaro

  • @user-dn9kd7hi8r
    @user-dn9kd7hi8r 7 месяцев назад +1

    MashaAllah muuqaal aan u baaahnaa

  • @DireOnline
    @DireOnline 3 месяца назад

    Ilahay cilmiga hakuu barakeeyo❤

  • @Ganey-official
    @Ganey-official 2 месяца назад

    Mahadsanid ustaad wax badan ayaa kaa faaiday

  • @Buni-f9w
    @Buni-f9w 7 месяцев назад +1

    Masha allh lkn ustaad markad ku xirtid qaybta post ga sawir ma so galin kartidbwaxyaabo badan baadan awoodin saasan ku nacay anaa mar ku xirtay

  • @isramohmoud9548
    @isramohmoud9548 6 месяцев назад +2

    great job it's usefull video and great guideness . thank you somali tech

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад

      Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

  • @MawliidAliAbdilaahi
    @MawliidAliAbdilaahi 4 месяца назад +1

    Mahadsanid sxb, website la iga rabay hosting-kisa ayaad iga caawisay ❤

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад

      Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад

      Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

    • @Queen..kadruzha
      @Queen..kadruzha Месяц назад

      Maku haagagay wll iso jawab hdan bilow ahye

    • @Queen..kadruzha
      @Queen..kadruzha 18 дней назад

      Free maku heshay wll

  • @haanimohamed8892
    @haanimohamed8892 7 месяцев назад +3

    Waad mahadsan thy shp wllhi waa raadinaayay

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад

      Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

    • @ENG_Mowlid_Hagiaden
      @ENG_Mowlid_Hagiaden Месяц назад

      @@alcabaasforextrader7410 adigu maad sameysato maxaa la calaacaleysaa adeer tan kale dadka call ka badan kadaa hawlo muhiim ah iney hystaan baa laga yaabaa

  • @alcabaasforextrader7410
    @alcabaasforextrader7410 2 месяца назад +1

    Ninkan waa tuu g lacag ayuu iga dhacay website ayan kuu sameyni ayuu iyiri lacagta markaan udiray bluck ayuu isaaray aaqiro aduunba ku gubo

  • @fansbarcelona25
    @fansbarcelona25 Месяц назад

    Shukran ustaad

  • @secmastery
    @secmastery 7 месяцев назад +1

    Mhdzanid ustaad

  • @digitalnetwork4149
    @digitalnetwork4149 7 месяцев назад +1

    Thanks 👍

  • @Anzal1
    @Anzal1 13 дней назад

    Ustaad waxaan ku weydiin sideeba domen aad hore u,ibsatay wapssed kle uga hoos sameysan kartaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  13 дней назад

      waxa lagu xidhi kara domain-ka hal website wll, hadii aad rabto website kale inad ku xidho, waa inad ka furta website-ki hore oo midka cusub aad ku xidha.

  • @SharuuSharuu-k1y
    @SharuuSharuu-k1y 8 дней назад

    Macalimu website Ka lacag maka samaynkarnaa

  • @MohamethCumar
    @MohamethCumar 7 месяцев назад

    Wll waxaad soo sameysaa sida video luuqada looga badalo mobile android iyo iPhone

  • @yoonistorres3981
    @yoonistorres3981 Месяц назад

    Sp marka affiliate marketing
    Website kiisa ma ku shaqanaya oo ma lagu hosting garayn kara mise
    😊

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Месяц назад

      nooc kasta oo website-ka oo aalada wordpress lagu sameeyay wad ku hosting garayn karta wll

  • @AnasBashiir-tr2bb
    @AnasBashiir-tr2bb 3 месяца назад

    Sxp ani websitkaan iimaa shaqeenaayo emailka wax fariin ah iiguma so diraayo

  • @berosgari7295
    @berosgari7295 7 месяцев назад

    MASHALLAH

  • @DrNajiib-yd5vg
    @DrNajiib-yd5vg 3 месяца назад

    Thnks masual

  • @AmiinCabdi-fe2rx
    @AmiinCabdi-fe2rx 6 месяцев назад

    Wllhi wllky aad u mahdsantahay 100%

  • @Biliyaa_dor
    @Biliyaa_dor 7 месяцев назад

    Wll papal ba raby ina I samesid hada is irahdo sameso gmailka galiyo forbiden uu ielyhy 😭

  • @smsadiiqchannel3059
    @smsadiiqchannel3059 7 месяцев назад

    github sida loogu xidhayana muqaal kasoo samee ustaad

  • @Enengaming
    @Enengaming 7 месяцев назад +1

    M.a🥰

  • @SharuuSharuu-k1y
    @SharuuSharuu-k1y 29 дней назад

    Macalimu sida website lo sameysto soogeli✋

  • @Music-z5v
    @Music-z5v 7 месяцев назад

    Wll inaan Kula Soo Xiriiran Rabaa Se Kula Soo Xiriraa

  • @Arafat_1148
    @Arafat_1148 7 месяцев назад

    Sxb hadii aan hore website u dhisay ka wrn ma ku xidhi karaa

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali 2 месяца назад

    sxp sidee websiteka loo dhamestira

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 7 месяцев назад

    Asc macalin trde bot bal kawaran macalin

  • @user-ck6tx9ok7m
    @user-ck6tx9ok7m 7 месяцев назад

    Ustaad see baan usoo galiyaa markaa website wordpress ahaa aan local Ku shisay markaaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 месяцев назад

      waxa jira wll plugins dhowra oo website-yada loo isticmaalo in lagaga wareejiyo meel gaara oo loogu wareejiyo meel kale, plugins-kas isticmaal wll. waxa kamida oo aad isticmaali karta plugin la yidhaahdo all in one wp migration. balse waa ay badan yihiin ee kuwa mid kamida adeegso wll

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali 2 месяца назад

    sxp wamahad satahay walaala

  • @Cumarmedia76
    @Cumarmedia76 7 месяцев назад

    Sxb sobadi cashark haakin 😂😂❤❤❤😂😂❤🎉🎉🎉🎉

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 5 месяцев назад

    ustaad ma u isticmaali karaaa platform education ah jwp

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 месяцев назад

      Haa wll, waad u isticmaali karta

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 7 месяцев назад

    Wll xaggee ka heli karaa vidios free an oo u isticmaali karo youtube

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 7 месяцев назад

    Google AdSense maku xiran karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 месяцев назад

      haa wll, waad ku xidhan karta google adsense

  • @Fartun53
    @Fartun53 7 месяцев назад

    Asc wll waxan rawa mastercard iyo bluehost inan kala furo plz iga cawi midan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 месяцев назад +1

      Wcs wll, whatsappkan igala soo xidhiish wll si aan kuula eego cilada wll: +252657917414.

  • @haanimohamed8892
    @haanimohamed8892 7 месяцев назад

    Shb appka sideen ula soo dagaa marka

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 месяцев назад

      Walal lala dagi maayo, waa website waxa la isticmaalayo muuqalka dhexdiisa

  • @سُبحانك-ض8ت
    @سُبحانك-ض8ت 7 месяцев назад

    hi brother i checked your website contact us not working need to talk to you how can i join you