Ninkan diyaarad dhan ayuu afduubtay, hadana ilaa maanta la garan maayo qofka uu ahaa!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2023
  • Nagu garab istaag horumarinta janalka:
    / @waaberi-media
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 75

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 10 месяцев назад +14

    Ustaad #Abdirahman muuqaallada noocaan oo kale ah inoo soo badi.

  • @user-jp2pn6qw3l
    @user-jp2pn6qw3l 10 месяцев назад +11

    اللهم صل على محمد وعلى اهليه

  • @MohaydinMose
    @MohaydinMose 10 месяцев назад +13

    Inta ogaal cusub ka dawatay 2020 farta taag☝️

    • @Dalmar66
      @Dalmar66 10 месяцев назад

      ☝️

    • @fkiin142
      @fkiin142 10 месяцев назад +1

      Hdana waan ku ceshte😂🤚

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 10 месяцев назад

      Walaahi waan daawaday waliba waxan u badinayaa 2022 ogaal cusub 😢😂😂❤

  • @user-sv5up6gd2s
    @user-sv5up6gd2s 10 месяцев назад +6

    Ilahy haku barakeeyo ee wxd kasoo hadashaa muuqallada sidan oo kle ee sirdoonka iyo tariikhda sucuudiga barigii hore iyo imika i.n

  • @shaaficicali-he2ig
    @shaaficicali-he2ig 10 месяцев назад +11

    C/raxmaan waabari sxb waxan ka codsanayaa hadii codsigeyga tixgalineysid waxan ka mid ahay dadka adiga kugu xiran waxad kasoo hadashaa sidii loo maxkamadeyay madaxweyne saddam husein almajiid plz codsigeyga tixgali

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 10 месяцев назад +6

    Legend arrimaha sirdoonka noo soo badi adiga oo mahadsan🙏👍🤗

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 10 месяцев назад +10

    qofkii ubaahan inuu online kubarto quraanka kariimka ah , higaada , tafsiirka ,qiraa aadka iyo arabiga haylasoo xiriir0

  • @hadillaium
    @hadillaium 10 месяцев назад +10

    10:45 😂😂 war dadka qaar wba xaraabo😂

  • @hamsemuuse9951
    @hamsemuuse9951 10 месяцев назад +4

    Legend Soo Fasir Buuga Sirdoon

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 10 месяцев назад +1

    Mahadsanid Cabdirahmaan waabari
    Waxaa shakhsi muhiim ah .
    Runtii barnaamijkaan waa barnaamij ku saabsan taariikh dacday
    ninkaan magaciisa lagran waayay
    ee diyarada affuubtay midhaa cawdka buu ku dhuuntay

  • @hamzecoolio
    @hamzecoolio 10 месяцев назад +5

    Anaa u horeeya alx ❤

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 10 месяцев назад +4

    ماشاء الله

  • @XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp
    @XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp 10 месяцев назад +7

    Golden Voice ❤

  • @SadaamMukhtaar
    @SadaamMukhtaar 10 месяцев назад +10

    Allh is one❤❤

  • @user-hw3wx6gv1q
    @user-hw3wx6gv1q 10 месяцев назад +1

    M.a keep going

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад +3

    Tuug xariif ah 😮

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 10 месяцев назад +1

    Guulayso sxb qaaali ❤

  • @Dayr12
    @Dayr12 10 месяцев назад

    Keep going ustaad

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z 10 месяцев назад +1

    Keep go❤

  • @user-qy4jl1ue6x
    @user-qy4jl1ue6x 3 месяца назад

    Waberi one of a best

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 10 месяцев назад +1

    My legend nolow lbx 🙏🙏

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 10 месяцев назад +1

    Faculty yada ka soo hadal zxb ❤❤❤❤❤

  • @mustafecabdi-st7hh
    @mustafecabdi-st7hh 10 месяцев назад

    Soo badi vidoagn

  • @yaxyefarxaan6803
    @yaxyefarxaan6803 10 месяцев назад +3

    Ogaal cusub ❤

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 10 месяцев назад +6

    GOLDEN VOICE 😊❤❤❤

  • @abdirahmaanbashiir
    @abdirahmaanbashiir 10 месяцев назад

    Arimaha sirdonka no badi zhp

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar 10 месяцев назад +4

    Legand waye

  • @sakariyesaki2724
    @sakariyesaki2724 10 месяцев назад

    Sirdoonka iyo taarikha ha soo badi

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed7962 10 месяцев назад

    Ustad noo soo badi muqaladan oo kle

  • @user-me2ob9pd8t
    @user-me2ob9pd8t 3 месяца назад

    Ogaalka cusub ayaan ka dawadey❤❤❤❤ deen kuubar

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy 10 месяцев назад +2

    Ku salli Nabigeena (s.c.w)
    makhluugaadku ilaahey khalgay midka ugu akhlaaqda badan
    Midka ugu Nariista badan
    Midka ugu udgoonka badan
    Midka ugu quruda badan
    Midka ugu cilmiga badan
    Midka ugu xishoodka badan
    Midka ugu sharafta badan
    SALLALLAHU CALEYHI
    WASALLAM

  • @nadiirmohamed
    @nadiirmohamed 10 месяцев назад +3

    الحمد الله على كل حال ❤

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 10 месяцев назад

    Faculty OF ICT MAXA LAGU QABTAA , Machanical ka zxb physics Chemistry ❤❤
    Ilahay cilmiga ha kuu bara keeyo zxb Qali❤❤

  • @user-dd8sd4ok3n
    @user-dd8sd4ok3n 10 месяцев назад

    I am not easy

  • @MoBade123
    @MoBade123 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @MohmedSiciid-gw1fq
    @MohmedSiciid-gw1fq 4 дня назад

    😊

  • @farxaanmaxamedaxmed7787
    @farxaanmaxamedaxmed7787 10 месяцев назад

    Asc will kasoo hadal sida ay dowladuhu hubba ukala iibsadaan

  • @user-zh5jq9zn3u
    @user-zh5jq9zn3u 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-pz4sn8ce8z
    @user-pz4sn8ce8z 10 месяцев назад

    Waa wax laayable

  • @hordhacmedia
    @hordhacmedia 10 месяцев назад

    Sheekadaan yaa daawaday

  • @AmiinAxmad-jy1fm
    @AmiinAxmad-jy1fm 4 месяца назад +1

    Side airport -ka uu ula galay bambo

  • @najaxiita
    @najaxiita 10 месяцев назад

    Wllo afdubki diyaarada luftaansa noo soo dhig 😢 pls

  • @JellaYasir-sj3wk
    @JellaYasir-sj3wk 10 месяцев назад

    Sxb. Nosobadi qisoyinka nocaan ah

  • @user-qq6ic3if7q
    @user-qq6ic3if7q 5 месяцев назад

    Gesi.daan.kuubat.sidiisa.ookale.ayaan.jeclahay.in.aan.mar.samayyo.rag.rag.dhale

  • @SabriinSabriin-uy8sm
    @SabriinSabriin-uy8sm 10 месяцев назад

    7:39

  • @hamdanuura9533
    @hamdanuura9533 10 месяцев назад

    Filimka magaci

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 4 месяца назад

    Xariif Buu ahaa halisa

  • @Oowhasan
    @Oowhasan 8 месяцев назад

    Naagtaan Qaawan,blure saar Cowradooda sxb.

  • @user-ru7ce2ok5h
    @user-ru7ce2ok5h 10 месяцев назад

    Asc wabari media kaso hadal biyo xidheenka wayin ay wado dalka Afghanistan magac qosh tep canall

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur1692 7 месяцев назад

    Geesi dheh

  • @user-ln3qr4jf3t
    @user-ln3qr4jf3t 10 месяцев назад

    Sxb suuriya kasohadal

  • @hamzeborhan2855
    @hamzeborhan2855 10 месяцев назад

    Anu wxa aan umalaynayaa uaduu wdan islaama kagaysan lahaa dambigan in aan lawaayeen

  • @crahmandahir6628
    @crahmandahir6628 4 месяца назад

    Madaxfurashada xagee loogu geeyay

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid 10 месяцев назад +1

    Sxp waxad kaso hadasha fbi iyo sie

    • @nasrarashid3505
      @nasrarashid3505 10 месяцев назад +1

      Zxp hore ayaa looga Soo hadlay ka baadh chang

  • @CalimuuseCali-nr7dh
    @CalimuuseCali-nr7dh 10 месяцев назад

    Bro warbixinta dhan 49 secon ayaad ku soo koobtay daqiiqadaha wad ku mahadsanthy inatat waqtiga noo ilaalisay

  • @xasankaafichanel5587
    @xasankaafichanel5587 4 месяца назад

    Lacagta Xisab Bank ayaa loogu shubay

  • @queenliza596
    @queenliza596 10 месяцев назад +2

    30 sano may baritan waden 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Cadceed-editor
      @Cadceed-editor 10 месяцев назад

      Hhhh kaas anuu ahaa😂😅

    • @queenliza596
      @queenliza596 10 месяцев назад

      @@Cadceed-editor 🤣🤣🤣 lacag no qeybi🤣

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 10 месяцев назад

    cirfiid miyuu ahaa🙄

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 10 месяцев назад

    Ninkaazi somaliyuu yimi🤣

  • @user-pz4sn8ce8z
    @user-pz4sn8ce8z 10 месяцев назад

    Arimaha tarikhada noso badi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 месяцев назад

    Ma jimbaa wuxu kkkkkk muxuu ahaa

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 10 месяцев назад

    Wa iska sheko sheko 😂

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 10 месяцев назад +1

    😂 ogaal ka cusub ayan ka dawaday 1yaerka hor

  • @SumayaabdirzakSuumi-ky9gp
    @SumayaabdirzakSuumi-ky9gp 5 месяцев назад

    inuubahalcunay.ayaalagayaabaa

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms 10 месяцев назад

    Lacagta la siiyay ma diyaardey taale mise waa loo xawilay 🙂loma xawilin oo wiil baa hely lacgtas…marka hage laga keenay ifahan siiya

    • @hadillaium
      @hadillaium 10 месяцев назад +1

      Markii diyaarada Airport ku dagte oo raabka dageen la siiye lacagta yacni lacag kaash ah

  • @adaanhussain1985
    @adaanhussain1985 2 месяца назад

    Benta dadka kadaa ama noo keen cadayn sidee hal nin diyarad ku af dubi karaa

    • @user-uo2bb3nj5d
      @user-uo2bb3nj5d 4 дня назад

      Amus naclaa oromada thy ku yaal dhagayso siilkaga Laga sheekaynayaa quruxey