Asc Sheikh Maxamad Berlinba Waxaye Magaalo Magaalo Kale Hoos Uga Taalo oo Waliba Leh Guryo Ladegi Karo Waa Dad Mar Hore Tashadey ee Soomaali Ilaahey Ayaa Umaqan ee Dowlad Caadil ah Alaha Nasiiyo Aamiin Yaarabi
Aduunka waa dhow waxaan mulayn dhulka Korkiisa meel safe ah in aysan jiridoon. War ina keena anaguna aan dhulka hoostiisa bilawno in aan Tuneelo kasamaysanee. koleey waa la ina kusoomaqanyehee goor la inooyimaadaba.anaguna itoobiya dhulka hoostiisa ma uga soobaxnaa?
Habrtaas bangalidish eesateye iyo zizi egypt iyobkan Emirate ka heesatah ibnu saed waa gaalo yahuud hindu iyo rer israel ah waye meeqaa dadka islaamka la laye oo lagubaye oo aan la ogeen ama la ogyaheye oo la aamusnyaheye cabsi allow umada ka qabo kufaarta wada magceedan islaamka iska dhigah umada
Af waa ken meey lika ame waayey kuwas 1978 ila haada hadal lee hayen isreal waxba ma soo dhiigan waxa dila rabna nah maa dhahan shib iyo shaqo gal lkn iran hilsbullah just tok and you wil se maa ahine wax kale maa haayan hal xabad xita talaviva maa ku riide karan yaab waayey hadal aan qac lahen
Shiikh induga soo maalinkasta muslimka india so ma gubeen marka dowlad muslim sameeso ama aarsato maxaa looga dhigah wax xun iyagaba soo dadka islaamka la nool nolosha kumee dhibin hnduga saxan saxan ku gud waye
Naagtas dadka sidas ay yeeshay xamarba konteenar aya dadka lagu dhex xirooya adunki dadka xukunka haya waxay ku dhaw man sharciga yuhuda oo kale alow na mooti
Sheikh, waxaan waxaan u arka been… sababta oo ah corona fiiri ganacsi lee aha Bill gates aa ka fa ideestey. Marka kan midka 2baad waye lockdown kale 😂😂
Carabtan naf malee,af iyo video laso subiyo loma baahna. Walaalahood ayaa sidaas lo laynaya. Ayaga aya madaxdoodi la laynaya,magaloyinkodi ayaa la garacaya. Markas qaylo iyo baqbaq loma baahna
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Sc walaal waxan ahay arday jooga magalada hargaysa ma awoodo inaan iska bixiyo lacagta courska ildhaqaalana aad Baan uga baahanyay sidaa daradeed bilaash iiga dhiga walaa🥺🥺🥺
Hakaan kaala soo xidhiidhaa
Ustaadi aniga fariinteyda uguhoreysey aan direy ilaa hada jawaab ayaan sugoyaa fariinteydana waxaan direy goortii course aad sobandhigeysey😮
Sheikh koorsada dadki gatay ayaan ku jiraa gruopkana kuma jiro ee maad igu soo dartid
Asc shiikh wali lanbarkaagaan suugaa . Suaalo baan rabay inaan kuwaydiiyo kusaabsanaa familiga jazaakalaakhayar
Allow isku dir yahuud iyo shiico muslimiintana ka badbaadi Aamiin
Amiiin wlh
Allah s w t ha naga badbaadiyo anaga iyo inta muslimiintaba
Allah burburiyo mareykan yahuud yurub aamiin illaahow uhiili islaamka siiba falastiin xuuti xidbullaah iiraan aamiin
Kkkkk Iran iney kudilan islamka burburiso uguducey
@@XuseinmaangeCusmaaniidle war hadad duceyni maad muslimka bas u duceysid maxaa shiico asxaabti rasuulka scw caayeeso ogu duceynee?
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo
Dadka shacabkana meel ha u sameeyan si ayna sida falastiin u dhicin ❤ allaahu macahum ❤❤❤❤
Dadka shacabku kuma noolaan karaan dhulka hostiisa way adagty umad dhan inay ku noolaato
BaarakaAllaah sheekh you're clean and organize
Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada
Shukran shiikh
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤
Yuhuud alla xumaa oo xagjirsanaa ilaahay dunida idinka tir tir
Wllahi bentada mahan walal
Qolo aan xaasid eheen malaha markii ilaah awood siiyo. Ilaah kuwo ilaah ka dhowrsada maahee
@@abbdll wllahi warunta
Ameen ya Allah
Amiin yaa Allah ☝️
Laakiin wy ey usoo bandhigayaan Ale iney qarsadaan ufiic naalahayd caku 😮😮😮 guul muslimka inshalaah
MaanshAllaah xisbullaah guul☪️💪
Allaha guuleeyo Iiraan iyo ❤😂❤
Geesiyaasha muqaawamada garab taagan.❤❤🎉😂❤❤
Ma fiican I n ay Soo bandhigaan meelaha wax u yaalan waa khalad weyn arnkaasi sirtoodii bay aduunka u Soo banashigeen
Asc Sheikh Maxamad Berlinba Waxaye Magaalo Magaalo Kale Hoos Uga Taalo oo Waliba Leh Guryo Ladegi Karo Waa Dad Mar Hore Tashadey ee Soomaali Ilaahey Ayaa Umaqan ee Dowlad Caadil ah Alaha Nasiiyo Aamiin Yaarabi
Intee joor by taabteen HISBUALLAH.waxay hayaan may soo dayaan
Allah u naxariisto dadkii ku leday qaraxii daynile maanta😢😢😢😢
❤wcs ❤alahu akbar ❤
Aduunka waa dhow waxaan mulayn dhulka Korkiisa meel safe ah in aysan jiridoon. War ina keena anaguna aan dhulka hoostiisa bilawno in aan Tuneelo kasamaysanee. koleey waa la ina kusoomaqanyehee goor la inooyimaadaba.anaguna itoobiya dhulka hoostiisa ma uga soobaxnaa?
Tariikh الشيخ خالد الراشد Kasoo hadal please
Musliminta koor Allah hauqaadho
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw wcs wrx shiekh dulmi diid
Dudmidiid dadka qashinkii shidaal ka sameynaya ama dib alaab uga dhigaya miyaan latartami karnaa.
Scw Scw Scw ❤❤❤
Please God help Palestinian from the evil next door
Aammiin
Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada
The next door is still Palestine soil
Fadlan meesha tuneelka god ku Bedel afka hooyo
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤♥️🇦🇪🇦🇪
Maasha allaah tabaarak
Sc walaal waxan ahay arday jooga magalada hargaysa ma awoodo inaan iska bixiyo lacagta courska ildhaqaalana aad Baan uga baahanyay sidaa daradeed bilaash iiga dhiga walaa🥺🥺🥺
Hakan kaala soo xidhiidhaa
Anadafa nu'sadiin Subhanalah
Godadka buuraha hoostooda laga qodo faaiidooyin badan ayay leeyihiin. Siiba haddiiba qalab casri ah lagu qodo
Somalia cudurkeeda waa musuq maasuq
Shaikh hadhihin abti magaca ceebeenee
Asc sheq talefonka waxba kama fahmeno
Sheeqoow Ipad maa ka weynaatid oo editing soo baratid
Subxanalah arin mucjiso ah
Sheikh link ga no so dhig video yada
Maxay u tusayaan
اللهم انصرإخواننا في فلسطین یارب
Goes around comes back around
Somalia naa?
Maahmaah cusub: Bootada badan beley kuusoo hoysaa😅!.
Groupka igu dar aniga
i saw tunnel xiita the planes fighters
Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada
Sheikh Iran airbases underground ayey ledahay, Aljazeera ayaa soo daysay
Habrtaas bangalidish eesateye iyo zizi egypt iyobkan Emirate ka heesatah ibnu saed waa gaalo yahuud hindu iyo rer israel ah waye meeqaa dadka islaamka la laye oo lagubaye oo aan la ogeen ama la ogyaheye oo la aamusnyaheye cabsi allow umada ka qabo kufaarta wada magceedan islaamka iska dhigah umada
Qof muslim ah oo mu’min ah hadduu galo jannada gaalada maxaa ku dhici doona?
Ma liibaani doonaa mise wuu dhibtoon doonaa?
fadlan ka jawaab !!!
Sheeqow suaalwaaye İran diyaargarow weyn eykujirtaa waa lawada arkooyaa marka İran xulufada dhan aa udiyaarsane maiska celinkartaa ? Waxaa aad iyo aad udkeyso difaaceeda kore iyo Seftiga Tahraan because cadawga dhan wxuu usoo DamDam leeyahay Casimada Tahran inuu dhulka kudaro waane diriimka yuhuuda iyo mareykanka
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤
Qalabkan badan hadey haystan xisbulah maxa falastiin malinkasta lo laya ugu yaran boqol
Waxaan ka yaaba carbtaan khaliijka hal tuneela ma lahan waaloo yaabaa
Dad an aqli lahayn baad wax usheegta
Somali wax ka wasaq badan ma arkin. Jidad kuryo hordiisa qashin qub eh wali ma arkin
Is diyaarinta aduunka waxa usabab ah dhaqanka xunxun e reergalbedka ay lasobexen sida lainta dadka hanjabaada iyo dulenta jesjeska
Doqonsana maxay u so duubayan tuneladooda
Gabartayda bikro jibisay maxamed ibraahinow
Asalamu Caleykum Walal maxad uga jeedaa.
Macbad miyaad difaacaysaa
Af waa ken meey lika ame waayey kuwas 1978 ila haada hadal lee hayen isreal waxba ma soo dhiigan waxa dila rabna nah maa dhahan shib iyo shaqo gal lkn iran hilsbullah just tok and you wil se maa ahine wax kale maa haayan hal xabad xita talaviva maa ku riide karan yaab waayey hadal aan qac lahen
Cudurka magaciina wlloh😢😊
cheick mohamed ibrahim aa weey daad ki courasadaa aad kaabi xiineeseey
Darad ahaa ma hda shegey
Ilahow sharqoka reer galbeedka iyaka qu ceeli si qadarene sidey nolodoniyane
Cudurada virus ka oo dhan shirkadaha daawooyinka baa talaala sida corona virus monkeybox ebola iyo kuwo kaloo badan. Ilaahay sharkooda hanaga qabto
Ninyohow koofida yuhuuda maxaad usidataa
Dawlada soomaaliyeed I'm isa tunnel ayey leedahay
Istaqfurallah😂❤
Underground underground maraan Europe wee weyn yahiin
Hada kadib hadiiiiiiiiiii Israel nasowerarto waxiiiiiii horeyay lagatag lol
Waan qaawanay hadan nahay somali
Shekhow.nikalagarweyne..ben.iyo.bisinkakalarebaa
Sheqow xeyesiinta waa dhibsanay naga daa
Ma hada soo toosey odeyga markey dadka Christian la burburiyey Gaza 😮
Waxaan dhan ma laf baa😮
Iiraan iyo xizbulah jinni may qabaan way soo bandhigeen mxay tahay isreal haday rabaan inay ladagaalan my howda kagaliyaan ileen iyagaba wax masheegaane
Muslimiinta Shiicadu geesi maaha, sida muslimiinta Sunniga ah, marka laga reebo XUUTHIYIINTA reer YEMEN.
Godadka xamaas ayaa ka cimri dheer , kuwa xisbu laah hadii hal gantaal lagu dhufto waa isku furmayaa
Shiicadu hubba umayyad diyaasan yuhuuda ee waxay udiyaarsadeen muslimiinta inay kula dagaalamaan iraan iyo xisbu laata iyo xuuti indaba muslim maaha
Maxaa ka siya dadkan sirtaada lama tuso loomana sheego cadawgaaga
Shiikhow shaashadaan aad rogrogeyso adiga lee arkaayee hanagu daalilin
Cudurka muxuu ahaa D.D
Shiikh induga soo maalinkasta muslimka india so ma gubeen marka dowlad muslim sameeso ama aarsato maxaa looga dhigah wax xun iyagaba soo dadka islaamka la nool nolosha kumee dhibin hnduga saxan saxan ku gud waye
Sheekh iran wrkeeda madoono waa. Been been warkooda naga dhaaf
Cudurka magaciisa inoo sheg
WAR SUN YIO CUDUR YAY IDIN KU DURIN GANACSATAA.DAWLAS AH.MANACAYAALA.LACAG WAX WALBA BAY DHAAFSAN
Ninyahawgabdaxaan
Waxbakamaaragno
Naagtas dadka sidas ay yeeshay xamarba konteenar aya dadka lagu dhex xirooya adunki dadka xukunka haya waxay ku dhaw man sharciga yuhuda oo kale alow na mooti
Waxaso hub Israel Loma wada ee muslimka ayaa lowatha
Sheikh, waxaan waxaan u arka been… sababta oo ah corona fiiri ganacsi lee aha Bill gates aa ka fa ideestey. Marka kan midka 2baad waye lockdown kale 😂😂
Viruska dilacey lasheekio watu ee reer galbeedku caalamka ee dhaliniyane siey fashilka qaracey barika dexey ee uqu qariyane
Israel karma Iya ku soo socda shabu RABANIYA Bi Idnilallah AlKarm
GODADKANI MAAHA IIRAAN EE WAXAA LEH Y4UH4OUUDA...!!!!
Carabtan naf malee,af iyo video laso subiyo loma baahna. Walaalahood ayaa sidaas lo laynaya. Ayaga aya madaxdoodi la laynaya,magaloyinkodi ayaa la garacaya. Markas qaylo iyo baqbaq loma baahna
Shiico waligeed gaalo dagaal lamay galin kaliya suniga uun bay la dagaalantaa