Faahfaahin Cusub Israil Gudaha Iran ayey ka hool gashaa kana fulisay Weerarka lakin Sidee?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 135

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 месяцев назад +5

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 5 месяцев назад +9

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، اللهم أنصر نصرا عاجلا غير آجل، اللهم بدلهم خوفهم امنا، اللهم أيدهم بروح القدس ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ياإله الاولين والآخرين

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 5 месяцев назад

      Aaamin Aamin 🤲🤲🤲🤲🥲

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @shijo2055
    @shijo2055 5 месяцев назад +3

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 месяцев назад +3

    Qur'aan barasho maaha. Iskajir
    Yaan lacag Shayaadiinta Laas Caanood kufsaday loo ururinayo lagaaga furan. Yaan ilmahaaga la duufsan oo la falin oo Khawaariijta lagu darin
    Yaan lagu dagin, digtoonow !

  • @francesco-dr
    @francesco-dr 5 месяцев назад +2

    asfahan city waxaa ku nool 70.000 oo yuhuud ah sheikh anaa mar tagey iran ❤❤

    • @abdimohamed7734
      @abdimohamed7734 5 месяцев назад

      Waa kuwii raxi Doona masiixu dijaal

  • @BersiYurtu
    @BersiYurtu 5 месяцев назад +24

    Team nabi Muxamed 💕 scw one like

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 5 месяцев назад

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 месяцев назад +2

    ERDOGAAN WAA MUNAAFAQ TAAGEERSAN YUHUUDA EE NAGA DAA BEENTA.!!!

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 5 месяцев назад +1

    ❤❤Barakallahu feekuum Sheekh illaahay cilmiga haku siyaadio❤❤

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 5 месяцев назад

    SHEIKH MAANTA LIOMA.BAAHNA IN AAD SHEEGATO WAA LA IS IGYAHEY, MAXKAMAD ADUUNKA KA FHEXEYSANA MA JIRTO,

  • @AbdullahAbdullah-k9c
    @AbdullahAbdullah-k9c Месяц назад

    shııkh rabı haku xıfdıyo sıdaad watka noo soo gaarsıso

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 5 месяцев назад

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @haydar378
    @haydar378 5 месяцев назад

    Basaasiin badan ayay ku leeyahin

  • @SheywaaL589
    @SheywaaL589 5 месяцев назад

    ❤From Jigjiga ❤ Sheekh Maxamed❤

    • @seadyare6357
      @seadyare6357 5 месяцев назад

      Asc weerarkaairaan Naga hubbi waa run gudaha iraan ayuu weerarku kadhacey

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 месяцев назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @AhmedMousaBouh
    @AhmedMousaBouh 5 месяцев назад

    Ahmed from Jibouti
    Asc.shekh Dulmi diid.
    Waxa weeye tii Qunsiliyada cabsi ayay u sheegan wayday. Tanna waa cabsi waxa ay u sheegan wayday.
    Israail waxay taqaanaa sida loo laayo Dumarka iyo caruurta
    Mahadsanid
    Wsc

  • @SaleebancabdilaahiCali
    @SaleebancabdilaahiCali 5 месяцев назад +1

    WaxAa ujooga calooshooda ushaqaystayaal cidkastaba hanoqdaane

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 5 месяцев назад

    اصفهان. Asfahaan

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 5 месяцев назад

    Masha Allah wlalkey dulmi dhiid keep going illahay cadowga haa ino jiibiin free falastine guul iiran❤🙏

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 5 месяцев назад

    Sallalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 5 месяцев назад +1

    80% ISfahan waxaa daga yahuud waana niman well educated ah maal qabeena ah saas u ogaada

  • @abdalladualeh5477
    @abdalladualeh5477 5 месяцев назад

    Tiro intee leeg oo Yuhuud ah baa ku nool. Mr. Weriye

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 5 месяцев назад

    Shiiq taas Run ma aha. Marka israaiil run masheegetay

  • @MariaMahamud-f3s
    @MariaMahamud-f3s 5 месяцев назад +1

    S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 5 месяцев назад

    YUHUUDI
    DAGAAL TOOS AH
    WALIGEED MUSLIMIINTA,
    KALAMA HOR IMAANKARTOH
    DHAQANKA
    #DAWACADA
    AYAY LEEYIHIIN,
    ....GAADMO IYO SHACAB IYO CARUUR AYAY UGAARSARAA.

  • @saidaliarte9281
    @saidaliarte9281 5 месяцев назад +1

    Shiikoow israil marwalba aad faanineysid waankugu karaahsanay nagadaa yahuuda hanoo faninin yahuuda weejabtay

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 5 месяцев назад

      Gaala ayunbaa meesha kubeen guuraya carabta way iska fadhiyaaan war dhaqaale keliya haday kagoostaan wlh gaala lavma arkeen meesha

  • @khadarCabdi-cb6jl
    @khadarCabdi-cb6jl 5 месяцев назад

    Okey yes

  • @RaxmoJaamac-tv1jo
    @RaxmoJaamac-tv1jo 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud 5 месяцев назад

    Magaalada la yiraahdo Isfihan oo Iran ku taal waxa dega yuhuud Wana kuwa Raci doona Dijaal sida Rasulu laah S.C.W u xadiiska inoogu shegay Iranta & yuhuud ma kala marmaan labaduba wa Cadowga muslimiinta.

  • @CabdirisaqDaahir-o1r
    @CabdirisaqDaahir-o1r 5 месяцев назад

    adu hada seed wax uwadaa laguma fahmayee Israel iyo iran ayaa heshiis ah miyaadka wadaa

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 5 месяцев назад

    YUHUUD WAA JAAHWAREERTAY
    WAXAASI MADAGAALBAA?
    FULAYAAL NAFJECEL OO WALIGEEDBA
    #SAQAJAANIIN AH OO DOOXATO AH AYAY AHAAYEEN.

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 5 месяцев назад

    Sh jaaliyada israail ee ku nool waa malaayiin waxeyna ku jiraan Parlamaanka Iiran tan kale yaa sheegay dhalashadii nabi Ciise Haakhamadii Iiran.

  • @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
    @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 5 месяцев назад

    war shiikhow Dadkan is heesto maa ga dhaxe baxdid yahuuda ayada dan u carareso

    • @haa8793
      @haa8793 5 месяцев назад

      Side lox miyaa tahay walalow Mey kidaari

  • @AdbimubarakMohammed
    @AdbimubarakMohammed 5 месяцев назад

    😊

  • @YuusufAbdilaahi-j1y
    @YuusufAbdilaahi-j1y 5 месяцев назад

    Sheekhow midbaa kaa khaldan maanad ogayn in ay gaaladu marwalba muslimka kadhantahay

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 5 месяцев назад

    Exactly erdogan is true

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 5 месяцев назад

    Waa wax lala yaabo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 месяцев назад

    FICILKA IYO HADALKA KEEBAA WEYN???

  • @Ahmed-i2j4r
    @Ahmed-i2j4r Месяц назад

    Gabar wasiirad ah ayaa sheegtay mardanbe

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 5 месяцев назад

    Guryahan ma la shego inta lacag la bixinayo guryaha wa meqa boqol oo kun wa meqa kun lama shego 4 sano deynta lagu bixinayo wa la shegey boqolkii 30 wa inte boqol ma kun boqol ma malyan oo boqol lama shegin side lo ogan kara wa inte qiimaha guryaha ?

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 месяцев назад

    Shiicada duubka wayne mesha waxba kuma hayso

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 5 месяцев назад

    Sheekadan oo dhan reer galbeedku waa kamideysan yihiin hadii danbi cidlagu qaadayo yahuuda lagu qaadi lahaa ileen ayagaa Iran ka horeeyey qaso bay baa bi iyeen marka iiran waa loo mar marsiinaya

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 месяцев назад

    Israa'iil waa waxay dhaqan u leedahay inaysan sheegan hawl ay fuliso

  • @God-p5x
    @God-p5x Месяц назад

    Salan.iyo.ben.kasara.barisdonow

  • @MaidaIbrahim-x7f
    @MaidaIbrahim-x7f 5 месяцев назад

    Iran ayaa sheegtay in gudaha Iran laga kiciyey...

  • @MukhtarHassan-j1o
    @MukhtarHassan-j1o 5 месяцев назад

    West ku markastaba yuhuda way daba tagnayeen Iran ka hor iyo ka dib ba wa hypocrisy
    Yuhudu inaay qunsuliyada Iran ay duqeyeen cidkastaa way ogtahay shaqabka west ku way ogyihiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 месяцев назад

    Kolay waxa hawshaa fuliyey waa argagixisadii kurdiga ahaa ee basaaska u ahaa yuhuda iyo reer galbeed sidaa darteed imaaraadka yuhuuda iyo kurdiyiinta in laga cidhib tiro bariga dhexe ayaan jecelahay

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Xasbiya Xasbiya a

  • @MohamedMohamud-q6h
    @MohamedMohamud-q6h 5 месяцев назад

    Sharciga caalamka waa kutubka quranka ah intaan ogahay.

  • @Mohamedderow57
    @Mohamedderow57 5 месяцев назад +1

    Warkas malahuba

    • @haa8793
      @haa8793 5 месяцев назад

      Mesha ad kuogtahy mid saxan radso

    • @Mohamedderow57
      @Mohamedderow57 5 месяцев назад

      Waa qaldanta

  • @shiine111
    @shiine111 5 месяцев назад

    Maxay u shaqaysan wayday Qofku haduu gurigiisa isagu duminayo ciduna kama ilaalin karto gurigiisa somalida maad fiirisid jawaasiistu waabadan yihiin

  • @waayoarag3251
    @waayoarag3251 5 месяцев назад

    Shacabka iran qaar muslim ahayn. Israel u shaqeeya waxba la yidhi waxa ka imaan doona magaalada isfahan ee iran 70,000 yahuuda oo raaci doona dajjal

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 5 месяцев назад

    Ma ah Israel waa macalinka weyn

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 месяцев назад

    AWALBA REER GALBEEDKU WAY TAAGEERSANAYEEN ESR4EL EE MAHADA UUN BAAD U FAHANTAY SIDAAS???

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Месяц назад

    asc marnaba anigu kala qadi maayo rer galbed&waxan yahuuda lagu shegay wayo waa isku mid wana gobol kamid ah maraykan dagalkuna wa dagal diimeed

  • @KheiraMuhammad
    @KheiraMuhammad 5 месяцев назад

    Israil Iran conflict twisted the genocide in gaza subjects many countries who use to be so angry about the genocide re United with israil again after Iran attack as reply to its consulate isrsil bombing

  • @MaidaIbrahim-x7f
    @MaidaIbrahim-x7f 5 месяцев назад

    Israel gudaha Iiraan waa ka shaqeysataa waayo Yuhuud 25,000 Qoys ah baa dagan, Laakiin Israel ma dagana Iranian.. Markaa wax macna weyn loo sameeyo ma dhamo....

  • @AbduhabIsmail
    @AbduhabIsmail 5 месяцев назад

    Wawada yuhuud

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 месяцев назад

    Waxan israaiil iyo iiraan waa isla ogyihiin waxan

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 5 месяцев назад

    Fitnada Addunka ka dhaca ayadaa ka dambaysa mana sheegado.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 5 месяцев назад

    Wadamada carabta badankooda Dadkooda qaarkod wa gaalo,Marka gaal gaal lee uu caawinaya. Dadkadaqeyb ka mida cadow la jiro wa dhibaato.Xaqa alle ha u hiiliyo.Aamiin

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 5 месяцев назад

    Iraan maxaa kaqaldan dadka la jooga may ee duqaynaya may iska celiso

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 5 месяцев назад

    Falastin guul alaha siyo Israel alaha jabiyo

  • @HindaCali-b3y
    @HindaCali-b3y 5 месяцев назад

    Waxba maleh

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 5 месяцев назад

    Sheekh waxaad akhrisay maan fahmin duluucda ama ujeedada aadka wado ma iraan ayaa wax liita ah ayaad ka wadaa ma yuhuuda ayaad amaanaysa kumaan fahmin sheekh hadana wariye

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 5 месяцев назад

    Xaaladu waa khatar

  • @mohamedabokorsuudi2351
    @mohamedabokorsuudi2351 5 месяцев назад

    Waxaa aad wado eed noosoogudbinaysaa waa dacaayadii carabta taagta daranle ee reeegalbeedku soo adeegsadaan
    Minfadlak war carbeed oon ka ahay aljasiira hanoosoo xiganin

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 месяцев назад

    Qori ayrabor calimiya xitahadu furfuranyahay lalamagalikaro wayo Sunka dhexda laguxirtaba qaylinaya sirdonada calamka waxahubka ugudbiya diblumasiyinta safaradoda onlabarikarin siqarsodiya borsoyinkoda kugudbiya sharciahan wana waxcadiyah kadibna xubnaha sirdonka melkabaxsan safarada logugeya siqarsodiya

  • @usrabdi
    @usrabdi 5 месяцев назад

    Waxsuurgal ma ahan balse tashuushkii reer galbeeka si khalkhal loogu abuuro gudaha eraan

  • @CanabJaamac-fi5pm
    @CanabJaamac-fi5pm 4 месяца назад

    Asc ❤❤❤😂🎉😢😮😅😊

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 5 месяцев назад

    Iran wax matarto ee waa mareykan iyo reer galbeed

  • @Haider-f5u
    @Haider-f5u 5 месяцев назад

    War adi waxbaa kaaqaldan sooma and ogid musaad iney meel kasta kahool gasho
    Xitaa somalia bey joogaan
    Iiraan waxay sheegatay mukhaabaraad iney israail ujoogaan xarumaha nugniyerka ay oktahay
    Iyo xarumah ciidanka
    Waana sababta sahashey iney dukheyso xarumaha ciidanka israil
    Waadna oktahay iney gbs ka ay israail kadimasey shucaana kufurrey dhukeeda oodhan si gantaalada iiran ubrtilmaamydsan lkn iiran iyadaa dayax gacmeed leh oo oo sawaarikha iyo daroomada dayax gacmedkeda bey kahageysey
    Tatn labaad israil iney isticmaasho daroonta xafladaha lagu sawiro waxaa keeney iney iiran kuhanjabtey hadii jawaab celin baxiso israil gantaalo guuxa kadhereya ney isticmaalyso
    Saas darted way baqdey jawab celina saas bey kadhiktey😂😂😂😂😂
    Walhi iran ixtiraam bey mudan tahay
    Arduqan waa khaain 10 sano buu naga dhaadhicinayey inuu khaliifka muslimiinta yahay
    Ilaahada war kamaheyno 😂😂😂😂😂😂

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh 5 месяцев назад

    Israel military is weak.but Israel has most dangerous intelligence and they dismantled anybody any where in world without knowing them.and they will never admitt.arabs should be careful.

  • @Abdi-q3d
    @Abdi-q3d 5 месяцев назад

    Israel mahey sato gantalada good kadereyo

  • @aminaakasim9016
    @aminaakasim9016 5 месяцев назад

    .

  • @farhiaabdirahman3877
    @farhiaabdirahman3877 5 месяцев назад

    Sadex gantaal iyo drone yar israaiil lagama filayn ee tabartii ayaa kadhamaatay israaiil. Had ii gantaalihii ay iiraan toortay reer halbeedka caawin layahayn israaiil waa loo yaa I lahaay aad bay u cabsatay israaiil wallee

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 5 месяцев назад

    Carabi waa dhimatay goormay dhimatay markay islanimda ka tageen Markaad eegto
    Dagaal qaza 6 ayuu marayaa
    6 maalmood ayaa dhulbadan laga qabsaday dhul badan
    Markaan Iran dowlad suni ah oo Ku dhacda inay Israel u jawaabto ma jirto xitaa Turkish
    Su aal Iran nuclear ma haystaa
    Way haystaa sabab
    Laba dowladood Oo nuclear haysta ayey weerartay suuragal
    Ma aha inay haysan😊😮🎉🎉😂😅😅

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад

    Isreal waa shaydan waxay arkagtay umada iska jiifa oo iska qaylonaayo oo dhahayo dagaal baan qaday diyaradaas baa so diray sacadas so socota 😂😂😂😂

  • @JamaArab-is4qy
    @JamaArab-is4qy 5 месяцев назад

    Israiil waad taageertaa waadna buunbuunisaa

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 5 месяцев назад

    Reer falastiin Aqbaarahii aaway shiiq🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸 yahuuda iyo iiraan masquuliyey 🇮🇷🇮🇱😈😈😈

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 5 месяцев назад +2

    Basaasiin irana ayaa la shaqaysa 45 sano .ayaa cuno qabatayn lagu hayaa sababta wadaada cumaamadan markaa way karheen irantu dhib ayey u soo jiideen xajka ayey ku duuleen laba jeer waxay agfiiriyaan muslimka suniga .ah aduunkii .ayey iska soo xidheen meeshay tagaana madhabtooda .ayey faafiyaan waa dad illama illahay haguuleeyo yuhuudna ha jabiyo

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 5 месяцев назад +7

    yahuud maaha xasuukha falastiin ee. waa mareykan burbur iyo masiiibo allah ku rirdo aamiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 5 месяцев назад +2

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 5 месяцев назад +1

    SIIQOOW WAXAAN WAA RUWAAYAD EE HANAGU DAALIN

  • @Nina55870
    @Nina55870 5 месяцев назад +1

    Waxaas carabta isreal la jirta ayaa ku sheekaynaayo

  • @Mohamedabdulahihayle
    @Mohamedabdulahihayle 5 месяцев назад +1

    Free palestinians ❤

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 5 месяцев назад +1

    Allah swt ayaa ku sheegey Quranka

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 месяцев назад +1

    Waxay isticmasha kuwa illaahey imanka kaqadey oo sida al shabab ta oo kele ah argagixisada ismaalka sumcadiisa disheyba waa iyagay ushaqeyan

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 5 месяцев назад +1

      Nimanka intay fuulaan bay hada chip geliyan bay ku shaqestaan. Meelwalba adunka cameroyinka ku dhegan ayaga laga gataa qofkay rabaan inay isticmalan ceebo ka ururiyan.

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 5 месяцев назад +1

    JazaakAllah khairan for the effort

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 месяцев назад

    Caqli noken daron qumati ukacda milatariloisticmalo oxabada sabanka waxkawaynqada ama hobiyaha82ga majirto iyagana qofxita laguaminen

  • @Abdibiter
    @Abdibiter 5 месяцев назад

    Iraan weerarkeedii isteal dhibaato way geysatay lkn isreal way qarisay

  • @cabdiwahaabaleel
    @cabdiwahaabaleel 5 месяцев назад

    Please khajil kabaqaadka Israel warkooda ayaad meesha lafadhidaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 месяцев назад

    Wcs shiiq
    Aniga walhy wax kale ma dha ho AMERICANKU AFKA BEN KA SHEGTAA LAAKIN SRAEL WAY CAAQISA WA MUNAFAQADA GAALDA
    AFKA BEEN
    WUU CAAWIYAA ADUNKANA YUHUUDA IYO AMERICANKO YUHUUD AH KADAGI LA YAHAY ALAHA NAGA QABTEE

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 5 месяцев назад

    Ma ogtihin iran in ay yahuud qaban waxaan ku arkay show America laga soo deen jiray ayaan ku arkay iran ah yahuud

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 месяцев назад

    Marka hore waxaa la burburiyay difaaci iraan S- 300 iraaq iyo suuriya ugu rakibnaa. kadib ayaa iraan loo adeegsaday f-16 ee drones mafulin Karo weerarka sidaa u weyn lagu dhuftay airportka Isfahan

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 5 месяцев назад

    Sheekhiw isreal waxay tahay baa iska yar ree galbeed ayunba mesha kuhaysta mahne mallin baa meesha laga fiijin lahaaa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 месяцев назад

    Alaa wadadkan marinhababinta qadanoka israiil waxay iiran kuduqaysay Daromo wawayn lamida shahiid waxaykadirtay dhuka falastin Exogakuhaysato garahan saxaraha naqab waxaydulmaren urdun iyo ciraq maraykan ucabidiyay sigara ciraq mahaysato radarkuogato balse urdun radarkeda korbalagamamula owalagugumaysta waxan maraykan ralikahayn maqabto balse iiran wayushegtay sihoose iirana waykadigtonatay