Xaalado Halis ah & Wadamo Carab Korontadi laga Jaray| UK O Albaabada la isku jabinayo| Israil & Qasa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 152

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +24

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 месяца назад +14

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 месяца назад +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 2 месяца назад +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا ارحم الرحمين يا رب العالمين

  • @halimaali-b9r
    @halimaali-b9r 2 месяца назад +1

    MashaAllah run baa sheegtay
    Keep the good work

  • @MohamedJecelow-k6t
    @MohamedJecelow-k6t 2 месяца назад +2

    نصركم الله 🇵🇸
    ثبتكم الله🇵🇸
    آواكم الله🇵🇸
    وسدد خطاكم🇵🇸
    ربنا ينصركم ويثبت اقدامكم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    ربنا يقويكم ويكون معكم #اللهم_نستودعك_اخوتنا_في_غزة يارب ياكريم ياحي يا قيوم ندعوك باسمك الأعظم ان تحفظ شعبها و ارضها آمين آمين يارب
    لله الامر من قبل ومن بعد لطفك بعبادك يارب العالمين
    اللهم سخر لهم ملائكة السماء وجنود الأرض ومن عليها... ‏وافتح لهم أبواب توفيقك... واشرح صدورهم، ويسر أمورهم...‏ وقوي عزائمهم، ومد صبرهم... اللهم أكرمهم واحفظهم واجعل لهم من كل ضيق مخرجًا... اللهم انصرهم على من عاداهم وافتح لهم فتحًا قريبًا...اللهم احفظ فلسطين وأهل فلسطين يا من لاتضيع عندك الودائع.
    ‏اللهم انا استودعناك بيت المقدس ، وأكناف بيت المقدس ، اللهم إنا استودعناك #المسجد_الأقصى ، ساحاته ، وأحجاره ، وأشجاره ، وأهله 🤲
    حسبنا الله و نعم الوكيل

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab92 2 месяца назад +1

    آللهم آنصر آخوآننا في فلسطين

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 месяца назад +3

    Qaza alle ha u gargaaro

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 месяца назад +2

    Meelaha guud ahaan ay ka hoogeen soomaalida geeska afrika ku dhaqan waa dhanka cadaalada! Waana arimaha lafdhabarka u ah nabadgelyada iyo horumarka bulshada.

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 месяца назад +6

    اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🤲

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 2 месяца назад

      ... yaa u sheekeneysaa afkaaga somali Maa soo qortit yaaa cawaan

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 месяца назад

    Yaab iyo amakaag, war wuxu Dulisanaa , sideebay sidaas u dhacday 😮😮

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +1

    ❤❤🎉😂❤❤❤
    Kkkkkk ❤❤❤Allaha guuleeyo Falastiin iyo muslimiinta 😂❤😂❤

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 месяца назад

    Waa wax kale masuulli6i8ntaa amase.wasiirkaas waa mid lashaqeeya yuhuuda iyo.maraykanka.haa waa suura gal sxb koley waxbaa jira maraykanku wato haah wadashaqayn ayaa jirta

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 месяца назад +1

    Waa madax isu galin!

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад +2

    Egyptian lubnana kuwit and oman arab oo dhan waa is gadeen manah isku taliyaan gaalo ka danbeeso laheestayaasha allah hanaga qabto iyo rerka dariska la ah

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb 2 месяца назад +1

    Somalia,taageerta wax ayagiiba lamaamulaayo carab waanaago Sayidka,aasheegay

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 месяца назад

      Naagaa magaadhid afdheerow

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 2 месяца назад +1

    Galadu waa Balaayo Ayagaa ku qoray si eey igu diraan Carabta iyo Rashiya

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +1

    ileen waa dad lahaysta yaal ah carab subxaanalah wax ay la aamusnaayeen ayaa jira

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 2 месяца назад

    Waa siyaasi ameerikaan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад +1

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Najma-id2xt
    @Najma-id2xt 2 месяца назад +2

    Carab kodkedi bu biyo ugu so galay because iyagaa falasdin ku dawatay dhibka midakale in korontada ey damiyan shirkadaha waxa ka dambeyay Israel nacalad Rabi haku dhacdee

  • @jabriilabshir5015
    @jabriilabshir5015 2 месяца назад +1

    Wll koorsada xage lacagta kuso dir

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid Hamas support xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 месяца назад +2

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 месяца назад +1

    Allhaikbar 🤔🤔

  • @generallygaza7235
    @generallygaza7235 2 месяца назад

    Shukran ustad

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад

    waa la isku diraayaa carab iyo Ruushka

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 2 месяца назад

    Maroco waaye number one waaye

  • @AbkowJini
    @AbkowJini 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام والرحمة الله وبركاة

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 2 месяца назад

    Sheikh mohamed
    Kawaran dadka bilaa lacagta ah
    Ee coursada sugaya?

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 2 месяца назад

    Sheikh coursada dad cusub maku soobiirikaa?

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 месяца назад

    Madaxda Emmaradk🇦🇪 xalaal ma ahan aqligooda liito walaga yabaa in ay hubkaas leyihiin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 месяца назад

    SHIDAAL KAMA DHAMMAAN EE WAA LUGOOYO KALE DHABARJABIN AARSIGII YUHUUDDA WAA SHEEKO KHALIIJKA IYO REER GALBEEDKU SOO ABAABULEEN KOLKAA WAA XEEL DAGAAL

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 2 месяца назад

    Wll UK Ina imana rabay rabshada awgeed armaa Visaha qadan weyna

  • @HasenCrashid
    @HasenCrashid 2 месяца назад

    Shekh warka xiga noo boo bsii

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 2 месяца назад

    Waa Emirat Arab

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 месяца назад

    Wadan Qorax haysta Maalintii Koronto uma baahna

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 месяца назад

      Wll 10mirir waalagu dhimanaa waa ruduubad

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    S/c war soomaliyey carabi waa dukar waxna ma curiyaan waxan marabaan in ay curiyaan keliya waxay rabaan in reergalbeed iyo yuhuud ay hoos dhigaan oo laggu ciciyaaro
    Waa maato

  • @Jibril58
    @Jibril58 2 месяца назад

    Kuwait waa dawlada kaliya carabta ugu xoog iyo ciidan badan

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 2 месяца назад +1

    Ha wiskudirid

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 2 месяца назад +1

    Dadkaan Caqli Malahan, Siyaasad Aa Ka danbeesa

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 месяца назад +1

    Waa munaafaqada reer galbeeedka way iskacadahay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Cabsida qaarqeed waa lagu naar tagaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад

    Mas ninkii dhaqaaleeyo ayuu qaniinaa kan iska ilaaliyo waa ka nabad galaa carabeey ka xaaxaabiya

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    mooryaan weeye waxaan soomaliya madaxda ka ah

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад

    Madam isu galin

  • @Muuse-pp3wf
    @Muuse-pp3wf 2 месяца назад

    waa imarat ama waaa madax iskugalin

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 месяца назад

    SHARCIGAA BA SHIRCI ADIKA KUUMA SHAQEEYE SI RUN AH

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 2 месяца назад +1

    Nacdasha. Dawlad. Haku sheegina waa argagixiso. .. dhulka falastiin lagu degameyay.

  • @faadumoahmed9972
    @faadumoahmed9972 2 месяца назад

    War carabii waa Naago reer Galbiin qaabaan kuuwaa meesha keensaday ayaa wax uu yeeriiyaa waxey meesha kuuhayan waa adoomo reer Galbiid 😢😢😢😢😢😢😢

  • @astolafisto5660
    @astolafisto5660 2 месяца назад

    Shekow se cml lacagta lamabar qof shaqsi ah laisodire si aan udiro lacagta ee madama aan mpesa isticmaalo dalka kenya ee ma sax ba majib nocaas ah ayuu isoqore lambarka kusaaran shaadhad

  • @kaaliyare22
    @kaaliyare22 2 месяца назад +1

    Qas wadayaashii islaamka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Walaalow cadsigeena noo texgeli adigoo laali ah goomaat tabisay warkaan noo sheeg malinta iyo bisha waa kugu wareernay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад

    Labada xaaladoodba way dhici kartaa waxayse udhaw dahay in ay galbeedku ku kala fogaynayaan raashiya iyo carabta

  • @amiirck-zt7yy
    @amiirck-zt7yy 2 месяца назад

    Shiikh warka kan xiga noo zoo boobzii

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 2 месяца назад

    Carabta waxaa heesato doqonka usha aktisa kudhufo haduu garan wayo asiga ku dhufo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Hubka rushku qabtay ee dalalka carabta waxa lagayaabaa réer galbeedka ayaa sameeyay arintaa balse hadii dal carbeed layidhaa waa Dubaï iyo sucuudiga

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 месяца назад

    WAXKASTA KAYAAB INAY CARABI BIXISAY IYO INAY TAHAY ISKA HORKEENKA RUUSHKA IYO CARABTA OGOW WAXAA JIRA MUNAAFIQII WEYNAA EE IMAARAATKA

    • @haa8793
      @haa8793 2 месяца назад

      Mareykan ayey kasoguren rushkey uguren mareykan umbey udowdahay haduu iskudir jiro

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 2 месяца назад

    2qarni kadib aya lgayaaba inay nabad kadhcdo somaliya

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    Timir lafbaa kujirta???

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 месяца назад

    HUBKAAS CARAB AYAA SIISEY EUROPE. Nairobi

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra8434 2 месяца назад

    Sheikhow businesses iyo news ka kla saar de wrka adso gudbinyso wxd ku kharibtay xayaysis

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 2 месяца назад

    Imaaraad iyo Sucuudi ama waa aqli kale

  • @LaylaAli-t9q
    @LaylaAli-t9q 2 месяца назад

    Afrika iyo caraba waxa kamaqan waa inaysan sharciga aydhigtaan kuwada dhaqmin sasaa keenaysa in aysan nabadku noolan wadamada yurubna sharciga waysimanyihiin ama madax ahoow ama faqiir somaliyana waalamid waa in laguwada dhaqmaa oon cidgara lagudhaqin.

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 месяца назад

    Sheqow xeyesiinta video ga so dhax galesa naga dhaaf

  • @chakouraaden1468
    @chakouraaden1468 2 месяца назад

    Magaranayo groupka igu d'ara walalo

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 2 месяца назад

    Carbataan waa jifaan isriil kadaagaan dhaxdooda ayaa kuhstoo xogoo hantiidii carbataa kagsoo korntaada

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Wabeentod shirkadaas iraiil uguhanjabtay inaydamiso hadiikale aygubayso amarkiibayqadatay inaydadkeda runta ushegtana wakuceeb

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    Labadii dulmi kuheshiiso xaq baa isku dira???😂

  • @BashirSubxanyo
    @BashirSubxanyo 2 месяца назад

    Lkn sidee wadan dhan oo dowlad weeyn ah ee dowlad kale koronto usiineysaa midaas ayaaba ah daciifnimo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Waxaa laga yabaa kanbaniyasha ba iney Israa'iil ledahey lona isticmaley wajiyo kele

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 2 месяца назад

    Was isku dir

  • @jamaisse7944
    @jamaisse7944 2 месяца назад

    Asc wa sax walagu shakin kara inay werar weyn geystan israil iyo xulufadeda wa arin laga soo shaqeyay wa xeylad malatari lakin wax walbo gadala laga ogan Donna kolay madaxda carabta ayagoo xukunkoda ilashanayan ayay wax walbo usa iyo israil xagoda ugu yimado ha ma ehee maya wa ku cabsi lakin ALAH WAX WALBO WUU OG YAHAY ILHAY HASACIDO UMADA ISLAMKA EE RER GALBEDKU WARERIYEN AMIIN.

  • @ubaxmuxudiinaxmed
    @ubaxmuxudiinaxmed 2 месяца назад

    🥺

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 2 месяца назад

    Sheekh tusaale dhaw baa ku dheegayaa puntland qofkii alshabaab lagu qabto qabiilkuu doono ha ahaado waa la xukumaa doraad galkacayo waxaa la toogtay 10 nin 6 baa ahaa reer gaalkacayo reerahoodu si kasta way yeeleen waa la diiday in la siidaayo saas baa la rabaa in umadu sinaato xaga sharciga kawaran hadii ladayn lahaa oo kuwo masaakiina la dili lahaa saw cadaalad daro maaha basaso sanad kii hore 7 nin baa la toogtay 5 baa udhalatay deegaankaas qabiiladoodii way xanaaqeen cidna kama yeelin marka sharcigu waa in uu cid kasta qabtaa

  • @Salaxc112
    @Salaxc112 2 месяца назад

    Egypt iyo urdun Hasiiso awalba waxbo iskumahayso

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    Carabta waa dad caqli xun walahay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Haduujiro wadancarbeed Ukraine hubsiiyay waaimaaraadka isagaa luubaan noqday

  • @HAAJI-pw7rr
    @HAAJI-pw7rr 2 месяца назад

    Sidee kula tahy nin dariskisu gaajesanyiihin ahdan ka murugesan kana xun gaajda falastiin yaabi!

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 месяца назад

    Waa isku dir,ay wadaan Munafiqiinta, Westiga, waayo carabta ishooda laga arkay, siday, Doqomo, uyihiiin🤔

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Carab ruush hub ukrain ma siinaysee madaxaa laysu gelinayaa,auaammahan xiriirka carabta iyo ruushka ayaa soo roonaadey

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 месяца назад

    Sheekh anagii ayay Ethiopian dulaan nagu tahay carab maxaa naga galay Ethiopian oo cadawo waa in loo diyaar garobo in layska difaaco

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 месяца назад

    Aniga inay iskudirayaan ayan umalaynayaa waayo hub aygateen ayagaa ubaahan maxay usiinayaan

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Waxaa xaqiiq ah kanbaniyo badan oo Africa iyo Arab ta ka ganacsada iney yihiin wajiyo badan

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 месяца назад

    Carab hub ma heestan ee markeykan iyo reer galbeed baa ku qorey farta carabiigaa.

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 2 месяца назад

    Carabtn wadnaha ay la yihiin gaalada ayey ka bqan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    halaga qaado carabta dhulka waxba maaytaraayn nacaladi haku dhacdee

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад

    Caarab iyaada duulinimo doonataye raabii yuu u hiilin

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 месяца назад

    Companiyada korontada wa jajuusin

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад

    Sidasay udhowdahay isku dhufasho inay tahayba laga yaba

  • @CashooMaxmudxusen
    @CashooMaxmudxusen 2 месяца назад

    Waxaa.keeney..cuqubada..walaalaha..falastiin..ayaa.ku..dhacday..ilaahow..falastiin..u..gargaar

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 месяца назад

    Israil iyo amerika aya ku amrey si lo so helin xog

  • @Mohamedahmed-mw9ew
    @Mohamedahmed-mw9ew 2 месяца назад

    Koley sida saxda ah waa madax isu galin waayo carabi waxba maba so sarto

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 2 месяца назад

    War ninyahoow soomaaliya & uk isku mid ma.aha shacb hubeysan & shacab aan hubeysneyn

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад +2

    carabtu waa naago waxoodu gaaladaa qaatada

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Ruushka waxa dagaalka kula jira waa nato iyo reer galbeed lkn Maaha Ukraine

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад

    carabta hub ma sameeyaan iney gadeen ey geeyeen baa laga yaabaa saa waa la heystayaal oo kadibna la rabo in laga hor keeno ruushka ilma ingaris waa qaayimin isku dirayaal ah

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 2 месяца назад

    Waxaan u arkaa walalkii cida sidaa loogu hordilay walalkii waa canbuulo canka ku jita falastiin kama xoogbadna!!!!!!!

  • @CusmanFarabadne
    @CusmanFarabadne 2 месяца назад

    Free Palestine I say