DEG DEG Eritrea oo Xeriirka jareeysa DFS &Xasan Sh oo Safar Deg deg ugu baxay Asmara,Afwerki oo caro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 33

  • @Cali-h5s
    @Cali-h5s 14 часов назад +4

    War xasan sheeq dalka allah ka qabto

  • @MohamoudHassan-e7k
    @MohamoudHassan-e7k 13 часов назад +1

    Very important and urgent....waaxaan is weydinaya arimaha badaha somaaliya raga kahadlaa ma Hawiye uunba...waxan halkinan ka maqlaa goor walba ...,Cali Baalcad...sambaloolshe...Fiqi ...xasan sheikh oo isku wada beel ah ..miyey Mas uuliyiin kale o somali ah jirin o arinkan kahadla...se bariga iyo baada somaliyed ma Hawiye ayuba ka Mas uula

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 12 часов назад

    Macduur waye xasan shiik

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 13 часов назад

    Mr xasan balan & siyaasad mid nah maleh

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 14 часов назад +2

    Waligay ma arag Qof madaxwayne xasan sheekh ka calool adag tii hore ee uu yiri wuu ilaawaa oo siyaasadiisu ma fadhido ee allow u sahal shacbiga somaliyeed oo aanan la garanayn meel loo wado.

  • @dahirabdoulwahab9168
    @dahirabdoulwahab9168 13 часов назад +1

    Danta xassan leeyahay waa axmed madoobe itoobiyana waa dhul iyo bad doon

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 13 часов назад

    Xassan khasaaro labo afle
    Kkk Allah aabahay waa runtiis Allah hooyaday waa runteed .
    Xassan mowqif adag malaha

  • @BaldLana690
    @BaldLana690 14 часов назад +1

    Yaaab Madaxweynaha wax kaqaldan lama fahmaayo😢

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 14 часов назад

    Ertrea hasoo cagaajiso xassan sheekh

  • @MuuseAxmed-p1t
    @MuuseAxmed-p1t 11 часов назад

    Soomaaliyeey yaan ladaawan amaba ladhegaysan beenaalayaasha Suldaaka TV.

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 14 часов назад +1

    Sadex doowlad cadoow isku ah hadaad dhexda u gasho waa sidaan oo kalle waa waxa hsssan sheikh heesto

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Heshiki ankara waixtira m lagama haayo

  • @AbdiAhmed-sb5ow
    @AbdiAhmed-sb5ow 14 часов назад

    Waa nin waalan

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Bad baadi qarnka

  • @a.j2428
    @a.j2428 14 часов назад

    ANBA HADAAN AFWERKI AHAY, XASAN XIRIIRKA WAA UJARI LAHAAY, BECAUSE MAANTA WAXAAD ISKU OGAYDEEN BERI WUU KA BAXAYAA

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 14 часов назад

    Wah

  • @AbdiRahmanJeilani-hd6cc
    @AbdiRahmanJeilani-hd6cc 14 часов назад

    Heestii sharma soo xasuustay wlhi

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Waxa n kutager sanah

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 14 часов назад

    Diyaarad la raacaa xal wadanka u noqonmayso

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 часов назад

    Alakuqabay xasan sheekh somaali karaamadiibuukaqaaday waarwaxa yaa umada dhaafiya waaninka qaahira iyo adisaba iskumar wafdi udiray baladigu isqabadsii layaab!!!!

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 13 часов назад

    Waxaa uu dhexda ka fadhiyaa ceeb wayn waa haddii ayba jirta in la leeyahay damiir. Dalalka soomaaliya ka fogaado doono oo xiriirka Jari doono soomaaliya waa ereteria, Jordan, sacuudiga, masar, yemen, kuwait, xasan waxaa uu raaligaliyey ethiopia, faransiiska, israa,il turkiga.

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Wafur sad ayakuuhor talo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 13 часов назад

    Dadka Soomaaliyeed waxaay ka yaaban yihiin waxa uu Xasan Sheikh ka sameysan yahay .
    Waana nin si joogto ah iska horimaanaya islamarkaana aan la garaneyn in Uu kabaha u gashado sida dadka aan waalneyn,iyo inuu kabaha u gashado sida dadka waalan!
    Sideedaba munaafaqadda waa lagu kashifmaa.

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Washir qol loodhii ga umad somaliy
    Shirki ankara washir qaol lodhigay

  • @halimomohamoud4417
    @halimomohamoud4417 14 часов назад

    1:57

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn 13 часов назад

    Hassan sh.ka dhaadhac kursiga waad fashilantee duliyahaw magacii soomaaliyeed ceelka ku riday

  • @jamaalaxmedgeed3677
    @jamaalaxmedgeed3677 14 часов назад

    Itoobiya balan kama xirmo waa cadow laba aflaa heshiis iyo nabad midna loogama nabad helo er cabsi gelin ayaa looga dhaqmaa

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 часов назад

    Xasan wuu asaasaqaye umadu hayska qabato

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 11 часов назад

    Ugubax itobiya

  • @jamaalaxmedgeed3677
    @jamaalaxmedgeed3677 14 часов назад

    Laba will ayaa dagaalantay mid ayaa jilcanaa oo laga xoog roonaadey ina adeerkii ayaa u soo danaaniyay
    Markow arkay in ay foodda is dareen ina adeerkii iyo kii ka xooga weynaa ayuu uga caraway ina adeerkii
    Marka siyaasadda dowladda soomaaliya
    Sidaasey u fasirmee

  • @NasromaxamedGeedi-v1r
    @NasromaxamedGeedi-v1r 14 часов назад

    I