DEG DEG Kulamo Xasaasiya oo ka Bilowday Asmara & Xasan Sh & Afwerki oo Fooda is daray, 48 saac Jahwa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025

Комментарии • 47

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 19 дней назад +8

    Siyaasada Somalia god bay ku dhacday. Allaaw nabadbaadi.

    • @HooyoNimcomohamed
      @HooyoNimcomohamed 18 дней назад +2

      Oya itobiya usaxexay xasan shehh has iyo bad somalilan shaqo kumaleh hora lodiday Saxe xega

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 19 дней назад +2

    Deg-deg-ayaa-jira-siysada-somalia-Axmed-waxii-oo-ifbixiey-inuu-yahay-jaajus-ethiopia

    • @june6206
      @june6206 19 дней назад +1

      Axmed Ma isaga soomali ya xukuma nimankaa ba itoobiya wata axmed isgaba soomali u hiiliyey

  • @shibis100
    @shibis100 19 дней назад +3

    Xasan nin go'aan leh ma aha waa uu ku fashilmayaa wax walba uu sameeyo.

  • @DuwaneCaabi
    @DuwaneCaabi 18 дней назад

    Masar waa somaliya somaliya waa masar

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 19 дней назад

    Ninyahaw kuwani hadhihin dowlad e waxad tiraahdaa mashruuc iyo madaxweyne mashruuc wana xasan shekh

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 19 дней назад

    Masar iyo Erteria waa ineey xiraan Tuug waa nin waalane

  • @AbdiNasir-v1y
    @AbdiNasir-v1y 18 дней назад

    ❤❤❤

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Masuuli yiinta xadhi babanda

  • @HDE.4
    @HDE.4 19 дней назад

    Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said
    I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 19 дней назад

    ascww suldaanka waxaad raadisaa heshiiskii somaliya iyo masar oo burburay wasiir fiqi ayaa soo saaray warkaas raadi fadlan

  • @BisharAhmed-n6q
    @BisharAhmed-n6q 18 дней назад

    Somaliyey fadikumayalo kakaca

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 дней назад +1

    😂xasanku waa marba cayn ,maalinba nooc😅, wuu qasmey , dhunkade ,ugu yeedha ma xaabsade ama xumeeye😊.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 19 дней назад +1

    Itoobiya bad siinmeyno umana heyno waa diidney in ciidankena iyo shacabka uu xasuuqo hantida Qaran aan siino wax dhici kara maaha

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 18 дней назад

    Nin waalan baa dalka
    Hogaamiye loga.dhigay.allow
    Sahal amuuraha walle.god maku dhacnay.somaliyey👀💔😭

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 дней назад

    Soomaaliya qaranimadeedii weyburburirabtaa hadaanlagagaarin soomaaliyeey ogaada xasan shiiq halaqabto

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Xalada tagan xiliga

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 19 дней назад

    Xassan Masaajidka uu Faraha ka soo
    taak taagayey
    Tan inay dhacayso waa arkayey

  • @Sarta100
    @Sarta100 19 дней назад

    Yaahuu garguurtaa qasaya dalja shacabkana u garba duubay garguurte god ayuu ku riday dalja. Yashuu soomasli ataa la lasyay markaasey xabashi ayay baryayaan doqomo asn damiir laheyn yashuu.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 19 дней назад

    Elitriya iska soo erya xasan dhiiqo hana rumaysanina balan ka baxa ayuu yaqanaa

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Wali fuusad qali ga

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 18 дней назад

    Xasan shiiq haraco mishi u taanah

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Xasa shiq waxaloga bahanyahay

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 13 дней назад

    Madalkaaynaa lagu heshiinaa marka

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 19 дней назад

    Qaylada kabyeerayso Studiyahaa sidii Cayaar la daawanaayo oo kale maxayvtahay Wariye

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Hishiki ankaro waxa katilab saday itobiiy

  • @BorhanIdiris
    @BorhanIdiris 18 дней назад

    Garaàw iyo raali gelin majiraan habaxaan Ethiopian uraaye

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 18 дней назад

    Dhamaan wa tuug.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 19 дней назад

    Arsenal Caawa haday nabad iyo wada hadal qaataan sheekadan oo dhan waysoo dhamaan lahayd wadamo shisheeye oo danahooda wata naguma dul dagaaleen ee car haday xiniinyo leeyihiin raganimadaas hamuujiyan😃

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Suaashtalo wainlooga boxo heshiiki bada

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 18 дней назад

    Makii hore hadoona qaday fudeed

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 18 дней назад

    ❤️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️♥️♥️🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🙏

  • @omarmahdi4325
    @omarmahdi4325 18 дней назад

    Suheila 😂😂😂😂

  • @CabdimaalikAxmed-i5d
    @CabdimaalikAxmed-i5d 18 дней назад

    Ww😢

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 19 дней назад

    Dad.kuwii.uguliutay.baa.15kii.sano.ee.ugu.dambeeyay.dadku.wii..ugu.liitay.baa.somaaliya..inay.hogan.unoqdaan.ilaahay.ku.karbaashay.dadkii.somaaliya.meelkastoo.ay.joogan..dani.farmajo.muuse.biixi.shariif.qayre.kulii.kulii..waa.mooryaan.liiita.mid.bamid.dhaama

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 18 дней назад

    Samboloshe iyo Cali balcad waa laba jaajuus o ethiopia ushaqee7 baddena na mabixikaraa xitaa laaluush kasta o ay soo qaatan labada mafio o tuugada ah

  • @mahamoudhussein903
    @mahamoudhussein903 19 дней назад

    Somali u hadlikara Eritrea ma jiro, ninkaasna waa fake.

  • @hashiali689
    @hashiali689 19 дней назад

    Doqonay dabka bayey .Hassan bahane dhiiqadii ayuu dhexjifa nin baahan nasab maha Hassan meel kasta hunguri aya gelinaya goana malaha ila merayso ayuu ku jiraa xataa aduunkii aya ogaday inuuna aminad lahayn siyasada ayuu khalad ka fahmay liin iyo caano wa lakala leexiya adunyadii aya xataa ogatay Hassan inuu sharaf lahayn meel xun ayuu kusocda Rakabkii siyasadeed ee sixi lahaana waa kadaran yahiin somalina sharaftii iyo karaamodii waa kaga ciyaareen sharafta Naftada ayey ka bilabanta cidina kuma sharfayso hadii adiga lumiso tada wax kale waa sosocdan yaa is gadhay. Cajaib sheikhow.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 18 дней назад

    😂😂😂

  • @Suheila22
    @Suheila22 18 дней назад

    War ninyahow adigaa wareersan ee siyasada dlaka waa syaasad dagan dowlada masarida iyaga ayaa ka hadlay oo yiri waa la soconay shorkii Ankara ee ma is tiri waa ku dawaqday warka kuuma qora miyaa.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 дней назад +1

    😂xasan waa xaabadeenoo 😮, wakaa ina xabaaley, 😮xurmadeenii xafsiiyeyee, 😮 meel xun inagu xooreyee , 😊 xaakimoo xaf ka sii 😢intuunan na xaraashinee😅.

  • @DuwaneCaabi
    @DuwaneCaabi 18 дней назад

    Xasan shikh iscasil wadkucobow kursiga madaxwayne hal albab bakufuran wana inad iscashiso