JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 135

  • @yasminyusrashow8609
    @yasminyusrashow8609  2 дня назад +23

    Subscribe oo saara asxabta😍 youtube.com/@radama3418?si=yr2TClGEJLV22WoF

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 День назад +7

    Gabdho muraad leyahay iso duceya. Plz 40qof ducadoda wala aqbla

  • @ikramnor1611
    @ikramnor1611 День назад +6

    Fariijka gadaashiisa fiiri biyo aa meesha ku aruuro oo zaaid u uraayo hadii uu xiranyahy xitaa fur gaadl

  • @Rahmo--muhumed
    @Rahmo--muhumed День назад +5

    Wllayal murad ayan leyahy 40 ducadoda wala aqbala iso duceya😭❤️

  • @ryantaleb7249
    @ryantaleb7249 2 дня назад +3

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this numb +967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-....،،،،،..،..،.،..،.،..،.@££@✓✓✓،..،.😢😢😢@@😢😢😢@♡♡♤♡♤😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 День назад +6

    Abaa fareejka gadaal ayuu wuxuu kaleeyahay meelaha biyo geediyo inkastoo an adinka iyo anaga iskumid inaa nahay Anan ogeenee bal fiiri firiijka gadashiis ayaa qanad yar hilibka dheecankiisaa ku aruuree😂😂😂

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 День назад +2

    xbbtiy wlhi ishu waa xaq wy jirtaa intaad awoodo qarso waxyaabaha fcn ee noloshaada mshllh illaahay hakuu siyaadiyo nimcooyinka

  • @Salwa3r
    @Salwa3r День назад +5

    Yasimiin abyo nuuneyda tintii ey ku dhalatay ama yixdii miyaa hadey haa tahay ka xiir abyo cafimad ahaan uma rono 1 korimadeda ma koreyo 2 madax xanuun saida walhi dadka qar qurux ayagoo radinayan bey ilamaha dhibateyan ka xiir hadan ka xiririn wana sunada nabiga in ilmaha yixdoda 7 malin kadib ww laga jaraa mida kle magac wangsn u bixi intey yartahay magaca shegeysan o idinkaba idinka qaldamayo iskadaya wa talo wallnimo ❤❤

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  День назад +5

      Mahad sanid xabibti comnetiga quruxda baadan😍 Sunada waa ina wilasha laaga jaro ghabdaha mahiin 🥰
      السنة أن يحلق يوم السابع، إذا كان ذكرًا، قال النبي ﷺ: كل غلام مرتهنٌ بعقيقته، تذبح عنه يوم السابع، ويحلق، ويسمى، فالسنة أن يحلق يوم السابع، وأن يسمى يوم السابع، وأن يعق عنه، إذا كان ذكرًا بشاتين، وإذا كانت أنثى بواحدة، أما الحلق فيختص بالذكر. المقدم: جزاكم الله خيرًا، وأحسن إليكم.
      Magaced aniga iyo abahahed wanku farax sanahay alxm ❤️
      Mahad sanid for wan Ada xabibti 😘❤️

    • @Salwa3r
      @Salwa3r День назад +1

      ​@@yasminyusrashow8609 mhdsnd abyo sida i fahn sisay hadad ku qanacsan tihin hamplyo nii leyhy xuman nh kama wadin yaska cadey❤

  • @juweriaabdirazak
    @juweriaabdirazak День назад +5

    Rountinkaan musasal cml ulasocdaa❤😂

  • @FatminaAbasheikh
    @FatminaAbasheikh День назад +1

    Masha Allah shukraan habibty 💕 for routine and keeping going always and you so kind ❣️ may Allah bless you and your family baby all insha'Allah and we loved you so much 😘 habibty please ful routine habibty we happy to see you habibty 💗

  • @sumayaabdikadir-sp9ff
    @sumayaabdikadir-sp9ff День назад +1

    I saw one of ur videos last year and i loved the way u talk xabbty afsomaliga kaanbarta illahey hakubarakeyo adhi iyo familigadha ❤❤

  • @MrAdom-s5h
    @MrAdom-s5h 18 часов назад +1

    yasumin quruxey anakane mabsuut aankugunahay adoofaraxsan noosoogal ayiwaq soogashit wakurabnaa soo dhawaw anakanewaadhawnahay minika minkeena waaye😂😂

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus День назад +1

    Something happened to me, look behind the fridge it might be from their. Ask someone to help you move it inshaaa Allah

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن День назад +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن حبيبتي قلبي انا الله يحفظك يا ربي ❤😊👩🏼‍❤️‍👨🏼🫰

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 2 дня назад +2

    Wanku heysta routinkaga Yaska qurux😍 plis so badi 🫶🏻

  • @Umuahm
    @Umuahm День назад +1

    Asc wrw yasmin talaajada markii uraayo si dooli caman waxaa kuqubtey caano marka taalaajada soo dhaqaaji gadaal caag ayaa kujiro iska dhaq.

  • @وردةالجور-ل2ز
    @وردةالجور-ل2ز День назад +1

    Yaasmiin talaajada gadaasheeda biyaha ay dhasho aa haday bataan saas usoo uro
    Ee gadaasheeda hoos fiiri

  • @leylaqaali9567
    @leylaqaali9567 День назад +1

    Ani saa youtube kaga ufirinaye dalay illaah hagu deyso gabadhada yar❤

  • @DiirsheRooshaan
    @DiirsheRooshaan День назад +2

    Yusro u xiisay aaway😢❤

  • @aminamohamed1817
    @aminamohamed1817 День назад +1

    mansha Allah Yasmin fariid ba tahay rabi haku xifdiyo❤

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o День назад +1

    Asxbta kuxiran yasmiin iso duceya in uu allah ubad baariya isii

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 День назад +1

    Yaasmin plz falaafil sidee loo sameya abaayo nooso gali aa ka faaideysane

  • @Aisha44487
    @Aisha44487 День назад +1

    Farij gadal urayo biyo ku jiro iskafiri biyo badan gada firi

  • @Rayaan_ali
    @Rayaan_ali 21 час назад +1

    ماشاءالله عليكم الله يحفظكم ويسعدكم يارب العالمين ❤❤❤

  • @AishaMohamed-kj6xy
    @AishaMohamed-kj6xy День назад +2

    ماشاءالله ❤

  • @sheymaaqaalisheymaa1809
    @sheymaaqaalisheymaa1809 5 часов назад

    Habibty since you're from kenya nakuulizaje huyo kuku ulipomroeka overnight umemueka kwa fridge am kwa frizer?

  • @xamdihuseen2448
    @xamdihuseen2448 День назад +1

    Abaayo faranjerka kadal kafur kadal ina kadhaqdo uu rabaa sasu uurooya i.a ❤

  • @AragsanCaddey
    @AragsanCaddey День назад

    M.a rutinkaga i enjoy it cup shaxa uso qatay sida mouivie cml igu socday😂 mida kale yasmin boringka waxa uga baxe tusbax farta sogado manta dhan astaqfurulah saliga nabiga noloshada caja iba ku arke wax farxad wa kahele wax walbana fudeeyd kunoqone

  • @sagalsalaad421
    @sagalsalaad421 День назад

    Alab kugu dhaqye wallhi xappti sax wye nimcoyinkada qarso ❤

  • @sgyuytew
    @sgyuytew День назад +1

    ما شاء الله حبيبتي ❤

  • @nihaal9236
    @nihaal9236 4 часа назад

    Mnsha allh abyo noloshada ilaahey haku barakeyo Amiin yarabi 🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 2 дня назад +1

    Masha allh ani waan ku jeclahay mugoo wala sheey ani minin ka waa ku cus bahay isoo dha wee

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 дня назад +2

    Masha allh qurux 🎉

  • @anisajama6901
    @anisajama6901 День назад

    Fidinjeerka gadaashiisa waxaajira meel biyo ku jiraan halkaas ayaa sometimes caano hadii ku daataan xoog u qadhmuun

  • @Boqoran
    @Boqoran 2 дня назад +1

    Barnamij barashada luqada arabiga mano bilaabdid hppti

  • @IqroMohamed-r9s
    @IqroMohamed-r9s День назад

    Mashallah ❤❤❤ manta afsomali cusub iyo energy cadi ehen ❤❤😅

  • @maysuunomar980
    @maysuunomar980 12 часов назад

    Wax kasta oo aad noo soo duubto waan jecel nahay ilove it rootiin kaaga hada la daada dhiiri galin taada ani markaan hoosha qawa naayo qasab waaye video yaa shaada in aan daawado sawab too ah waan ku jeclahay ❤

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 День назад

    Mashallah xbbti routine kaaga wa jecel nahay ❤ video yadaada lagama caajisaayo ❤

  • @FowsiaYusuf
    @FowsiaYusuf День назад

    Yusra abayo firijka waxaa jiro gadashisa dambe caag ku jiro biyo aa ku aruuro biyahas wax badan haday mesha ku jiraan way u rayaan meshaas fiiri

  • @haliimoosmanahmed2810
    @haliimoosmanahmed2810 День назад

    Mesha gadala hose cagakujiro biyaku uroyan sojidmesha darbiga

  • @NalkaOmar
    @NalkaOmar 4 часа назад

    Qalbiyey war isii jadwalka tinta taladada qaatay wlhi wan kaga duceyaaa

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 дня назад +1

    Mashaa alah waaku heestaa routine kaada ❤❤

  • @naciimaawooley4476
    @naciimaawooley4476 День назад

    Abyo mesha biyah ku dhac firi marka buaxsado Sida noqo

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia День назад

    Abayo iscatays ka badan iska da wayo wad catowday eed nafta kor usoyaraqad waxoga insha alaah

  • @Qli-f2j
    @Qli-f2j День назад

    Abayo lcagata ku jirto maad so bixisid od nagu sadqeesatidad

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 2 дня назад +1

    Anoo niyada kugu hayaa soo dhigtey

  • @مريمحسين-ك1ي
    @مريمحسين-ك1ي День назад

    Fidow yadada dhiri galin an kahel na horey usoco abayo ❤🥰🥰

  • @sanamoh4564
    @sanamoh4564 День назад

    الريحه من الذره حبيبتي 😂
    أنا كمان صار لي كذا😂😂😂😂

  • @FadumoAbdulahi-w9j
    @FadumoAbdulahi-w9j 7 часов назад

    Mashaa allah abyo yusar awye waa uziisay runta❤️❤️

  • @Limitlessmindset-e1w
    @Limitlessmindset-e1w День назад

    Abyo vidio yaal tinta iyo kuwo xiriir ka saxda nimanka wxyala noso gali

  • @Anuush89
    @Anuush89 День назад

    Masha Allah Princess YASMIN❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 День назад

    Wcs xabti yaaska masha allha keep going ❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali День назад

    Maasha Alaah. Abaayo. Famely. Qurxoon❤

  • @shiyewa
    @shiyewa 2 дня назад

    ❤ mashllh routine waa Ku haysta so badi❤❤❤

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 День назад

    Farjiyeerka gadaal waxaa ku jiro meel uu biyaha ku keediyo meeshaas waaye waxa u raayo abaayo

  • @nimcohussein363
    @nimcohussein363 День назад

    What's the name the series you watching

  • @sacdiahusseinsacdiahussein3089
    @sacdiahusseinsacdiahussein3089 День назад

    Aaway storygi dhalmada kaa sugeene

  • @han47722
    @han47722 6 часов назад

    Falafil sida loo sameeyo noosoo gali xppti

  • @mandekmohamud3977
    @mandekmohamud3977 День назад

    Masha allah yasmin waa jeclahay valog gaga noso badi😮😮❤❤

  • @mulkiadan7395
    @mulkiadan7395 2 часа назад

    So cute masha allah barkoba❤

  • @IishoCalisheq
    @IishoCalisheq 2 дня назад

    Saxiibey xalay wanagu buday maxa kawady ina ader 😢😢😢

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 День назад

    Aniga maba daawado sheekadaada jeclahay oo dhagaysta

  • @ilhamwandow8757
    @ilhamwandow8757 День назад

    yasmin adigana ma firsataa musalsalkaas فرصة ثانية👌

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 День назад

    Yas cadey geedka bashiya ku shubeysa inte kaso gadey

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 2 дня назад +1

    First one 😍🫶🏻

  • @Qamar473
    @Qamar473 День назад

    Abyo waxaa ku wee diyaa maam iyo maxee 🇰🇪 ka donee

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman День назад

    يسمينه حببتي قلبي الله يوفقك يارب❤

  • @MaryamaCabdiraxman123
    @MaryamaCabdiraxman123 2 дня назад

    Firijka gadashisa biyo wasaqa kujiro fiiri

  • @Haniabdimuse
    @Haniabdimuse День назад

    Abayo oil skinka no so gali side wajiga salida leh

  • @MascuudMaxamed-c4v
    @MascuudMaxamed-c4v День назад

    Jah thanks 😊😊 yaaqeyy qalhiyeeeeey 😊

  • @xamdaali6078
    @xamdaali6078 2 дня назад

    Masha allah si fican ufakireysa caqli fican

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 День назад

    Abaayo soska maxaa kasameesay natus aan kaabaranee abayo

  • @aishaabuukar9225
    @aishaabuukar9225 2 дня назад +1

    Masha allah

  • @EmaAnand
    @EmaAnand День назад

    ‏شوفي مكتوب عليه ال سناب

  • @Sabnaaebrahim
    @Sabnaaebrahim День назад

    Yasmiin yusra maba araknee intee aadi

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 часа назад

    Masha.Allaah xabbtii❤❤❤

  • @Fatizara-l8r
    @Fatizara-l8r День назад

    Oo abayo uur maalehed mashallah

  • @Ikraam-lula
    @Ikraam-lula День назад

    Yasmiin abaayo videoyada no so badi ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День назад

    Manshaallah yasmin 🎉❤🎉

  • @HafsaHussein-v4g
    @HafsaHussein-v4g День назад

    Wallo waan ku xanteya please I samax

  • @Cqaadirnuurcaaliya
    @Cqaadirnuurcaaliya 2 дня назад +4

    Omg maasha allh my quwean ala yxfitk ❤

  • @HikmaHassan-xo8pe
    @HikmaHassan-xo8pe 2 дня назад

    Masha Allah tabarakallah ❤

  • @munahassan7327
    @munahassan7327 День назад

    Baraka laah family ka abayo

  • @zouhoursabri5456
    @zouhoursabri5456 2 дня назад

    Machallah Alllah yabarik

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 День назад

    mashaa allah tiktok hala tiro

  • @SaabiriinCalimaxamad
    @SaabiriinCalimaxamad День назад

    Quruxeey keep going

  • @Mariam_qurux
    @Mariam_qurux День назад

    Yasmin anagaba fredgka saasu naga noqdey wuuu uraaa gadaaal farinjeeerka caaag yar ku yaaaalo mar marka qaaar biyo galaaayo meesha wye I think fiiiri

    • @Itssnura753
      @Itssnura753 День назад

      ha sax waye hadu caano kudaato ugu daaran wu shir markas

  • @miskicadey-p2y
    @miskicadey-p2y День назад

    Masha alah xabibti

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 День назад

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Fartuun1207
    @Fartuun1207 22 часа назад

    Masha Allah qaali❤❤❤

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 День назад

    Masha allah qali❤❤

  • @CaaishoCllaahi
    @CaaishoCllaahi 23 часа назад

    Masha Allah ❤

  • @xaawoali-tx3sj
    @xaawoali-tx3sj День назад

    Masha alah qururhey❤

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph День назад

    Macha Allah ❤❤

  • @Sulekha-nz6rp
    @Sulekha-nz6rp День назад

    Mansha allh

  • @منيره-ب1ط
    @منيره-ب1ط День назад

    ❤ ماشاءالله ❤

  • @NaswaChannel-y2o
    @NaswaChannel-y2o 2 дня назад

    Mash Allah ❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc День назад

    Masha Allah ❤

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День назад

    Masha allah

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 2 дня назад

    Mashaallah