JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 194

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 7 дней назад +10

    Abaayo hal talo aan ku siiyo habeenkii markaad seexanayso guriga ka shaqayso wlhi daal dhan iyo stress ma dareemaysid maalinkiina cunug taada wakhti sii iyo naftaada iyo cunto uun karso habrenki guriga ka shaqee cunugta markaa seexiso Asma aabaheed u dhiib dharkana qasaalda ku rido one hour kugu filan

  • @NajmoQurux-h2s
    @NajmoQurux-h2s 6 дней назад +8

    Abayo nuunaha kada waxa ay fiirsanyso ilmaha ootisam ka qaadan waxba ha ushidin

    • @blackgiganosaurus
      @blackgiganosaurus 2 дня назад

      Subhanala, abaayo I know TV is not good, but doesn't bring Autism it's by the well of Allah swt and there nothing wrong with Autism. I hope our Somalia people are well educated about that. Inshaa Allah. Even my son has being diagnosed recently alhamdulilah he didn't even get the MMR vaccine , "which Somalia people think it will bring that. Most kids who are Autistic are actually very smart if you believe that.

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. 7 дней назад +13

    Iso duceeya asxabta yasmiin iyo yurso 9ki ban kujira 21di bisha ilaya hada xanuun an badnen lkn fool ah ba ihaya iso duceya insha alllh

    • @MarwoXaji-vs5xs
      @MarwoXaji-vs5xs 7 дней назад +2

      Abyo mcn allh noo fududeyo
      Dhamnten kula mid aa ahay

    • @Ayaanqurux.
      @Ayaanqurux. 6 дней назад

      @@MarwoXaji-vs5xs alaha noo fududeeyo amiin

    • @sumayaabdikadir-sp9ff
      @sumayaabdikadir-sp9ff 6 дней назад

      Illahow haidhin fudhudheyo dhamantiin❤❤

  • @yusrabashiir9457
    @yusrabashiir9457 7 дней назад +11

    xbbti nuunuga intu yaryahay Qur'an ka udar ❤

  • @aahanahashim4382
    @aahanahashim4382 7 дней назад +16

    Abyo waku jeclahy farxada ilhy haku siyaadiyo adi iyo reerkaga ❤

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 3 дня назад +2

    Ninka maa ku qancinee inaadan baati gashanin qofkaa tahay waa inuu ninku kugu jeclaado waliba adoo dhaqankaaga Katagin bari markuu kaa tago oo bakistaan ku guursado ama hindi islamarkiiba dharka naagohooda Maa xiranee
    Waxaa ila fiican in qofwalba uu dhaqankiisa ku faano

    • @Fatizara-l8r
      @Fatizara-l8r День назад

      Haa walhi qof sidaan ahay igu Rabin maxaa qanciskiisa iga galay ,qofkaan ahay waa inaan braa ,haigu naco ama haigu jeclaado

  • @MaryanCabdiraxman-g3f
    @MaryanCabdiraxman-g3f 7 дней назад +6

    Abayo video ga dhereey ha nagu yareenin habeenki ilaa malintada ❤

  • @SadiaAli-g4n
    @SadiaAli-g4n 7 дней назад +4

    Masha allh xbbtii allh nolosha hakuuu yadiro xbbtiii routine ku haysanaaaa cuntadaa karinayso iyo waxyaaabahaa kudarayso noo sharaf saaa kaga faaidaysano xbbtiii❤❤❤❤

  • @hippasaeed1450
    @hippasaeed1450 7 дней назад +6

    always make a video for us because we love you so much ❤

  • @ImAmuun
    @ImAmuun 2 дня назад +1

    Alla haw fududeeye apayadeena🤲🤲

  • @MrAdom-s5h
    @MrAdom-s5h 7 дней назад +4

    xaamilo bashalaq allah haka dhigo hadey dhashana hanoosoo sheekto sidiioolafaraxno

  • @SlaveOA
    @SlaveOA 7 дней назад +4

    Abayo baby waxbo ha u daarin way baranaysa hadhaw way laqabsanaysa TV uma fiicno ilmaha yar yar

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  7 дней назад +1

      Waan ogahay xabibti lakin wey ka fogtahay❤️

    • @GaasSafa
      @GaasSafa 5 дней назад

      kaba wada daa kolay attention bey siineysa

  • @Fatizara-l8r
    @Fatizara-l8r День назад

    Abayo ninka wuxuu ku qanacsanyahay ma ah adaa naftaa xoriyad uleh ee waxaad convertible kudareemesid xiro xbbti

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 7 дней назад +3

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبنا البي اين زوجك وأين اختك ❤❤

  • @warda_54
    @warda_54 5 дней назад

    Amiin amiin suma amiin amiin ilaahay Haa naa hadeeyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @queenaisha5411
    @queenaisha5411 7 дней назад +2

    yasmin sister dont use the red plastic chopper for vegetables buy wooden one .its not good for health

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad 5 дней назад

    Horte wax ficn wye inaa qof daalan a ka fikirto cuntadisa io mesho sexnayo lkn sidi ine dinta qasb ka dhigty cml u ahegta adi lkn diniyan waxaas waa asxaan😂

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 5 дней назад

    Abyo caloosha maxa ku jarty marka dhashy kadib plz video kaso sameey

  • @iloveyouallah5129
    @iloveyouallah5129 5 дней назад

    Asc walaley waxan ku weydiinaya ilmo 2bil jira see TV loogu shidaa waa ilmo aaad uyare

  • @wardah_abdallah
    @wardah_abdallah 7 дней назад +9

    حبيبتي لاتخليها البيبي تتفرج ع التلفزيون ممنوع اقل من سنة جيبيلها baby comforter toy وحطيها بكرسي وخليها تتفرج عليكي انتي حتى لو تطبخي واحكيلها قصص 🥰❤

    • @ANUU_12
      @ANUU_12 6 дней назад

      ما اعتقد بتفهم عربي 😂😂

    • @Roosaaaaan90
      @Roosaaaaan90 6 дней назад

      زوجها عربي يا ذكية​@@ANUU_12

    • @maryamwadhoor
      @maryamwadhoor 6 дней назад

      الا تفهم

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 3 дня назад

    Masha Allah abaayaasmiin dar alle ayaan kuujeclahay gabar qalbi fiican baatahy masha allh bara kallah allaha idin xafido adi iyo reer kaaga iyo gaba dha yar ee aan habar yar teeda ahay allaha kula koriyo abaayo aamiin

  • @Roosaaaaan90
    @Roosaaaaan90 7 дней назад +2

    حبيبتي انا من صومال وخطيبي سوري من اريحا ريف ادلب وانا بتابعك من ٢٠٢٠ انا قلت ان زوجك من حمص وهو عم يقول هو من حلب مين فينا صح لو ماعندك مانع طبعن ❤😂

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  7 дней назад +1

      حلبي روحي😍❤️😂

    • @Roosaaaaan90
      @Roosaaaaan90 7 дней назад +1

      @@yasminyusrashow8609 لااااااااا خسرت يعني🙂 شكرا حياتي ❤️

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 6 дней назад

    Mashallah tabarakallah abaayo video yaasha so badi wan ku daawana ❤lagama caajisayo ina ku daawano mashallah ❤❤

  • @zeinabhassan560
    @zeinabhassan560 7 дней назад +3

    Masha Allah routin noosobadhi xbbti❤❤❤

    • @nasteexocqadir
      @nasteexocqadir 6 дней назад

      Walashaye wax ku waydiin Qofka marka qalinka Lagu sameyo suun ma xaran kara

  • @AmiiratNour
    @AmiiratNour 6 дней назад +1

    Wlloh af carabigaba wadiga caadi ugu hadle somaliga maxa ku diiday mar marka qaar her waxan gaadha in afkaaga fahmiwaayo

  • @NuraAbdi-nh4rs
    @NuraAbdi-nh4rs 7 дней назад +2

    Abaayo waa runta markaad hooyo noqotid waxaa noqone adiga dhan beer jilec

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 6 дней назад

    Haaa wey jirta marka ilmaha dhosho said u calol jilcan tahay ani wa isku arkay

  • @mariaabdi162
    @mariaabdi162 4 дня назад

    Hooyanimodu waxa tahay dareemaysaa markaa waxa dhasho

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 6 дней назад +1

    Allah haufududeyo wllshy Fosha I.a kheir ayey Noqonee

  • @IlhaanCabdisalam
    @IlhaanCabdisalam 7 дней назад +5

    Yaasminey abayo allah ku saqiro masuuliyada aad heyso iisoo duceeya abayayaal anoo 4yrs dhalin aa uur yeeshey xanuun badan ka dib alx cunug meed oo 7bil aa dhalay ee iisoo duceeya in illahey badalkiisa i siiyo qofkasto awlaad la aanana allah awlaad baariya ha siiyo aamiiin yaa allah ❤❤

    • @LuuulXaasan
      @LuuulXaasan 7 дней назад

      Abayo illahey owlad salixin haku siyo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 7 дней назад +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 7 дней назад +2

    Masha Allah routine noso badi xppti ❤

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 6 дней назад

    Abyo turki maa jookta mise noorwey

  • @aishakeef
    @aishakeef 3 дня назад

    Calool jileecaas ani xitaa waa qabaa🥰

  • @Naslihaaaaaan
    @Naslihaaaaaan 7 дней назад +2

    Ana ugu horeyo mnta mcney rerkaga allah ku barakeeyo❤

  • @macalingool7876
    @macalingool7876 5 дней назад

    اختي مامعنى اليلي❤

  • @ilhanahmed7828
    @ilhanahmed7828 7 дней назад +1

    Waa iska jeclahay yasmiin ❤❤❤nasoo badi

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 2 дня назад

    Abayo hore usoco

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 6 дней назад

    ❤❤❤❤👨‍👩‍👧‍👦🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @HassanCumar-c7e
    @HassanCumar-c7e 5 дней назад

    Maxamed away yaasmiin

  • @DahaboGeedimaxamed-ic9kn
    @DahaboGeedimaxamed-ic9kn 5 дней назад

    Masha allh

  • @aishaabdi5709
    @aishaabdi5709 6 дней назад

    Mashallah abayo operation wax weyn maaahn ana kudelo wilkey hda alxmdulilah 2yrs ugali inshallah February ubuxsami ruuunta wye hoyo mrka nqotiiit nxaris jiljilec😂😂ani ila wilkey 4yrs kagaro mayey dalow kumajiri aan raxeysano ani iyo wilkey& abihis daalxis bdn an galno 😂😂iyo huurda bdhn qaleyni rwa😂jaaaaw
    Wn kusalame wllshy iyo gbdha haboyarta uaha❤💋

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 7 дней назад +1

    Yasmin cadey routinka so dheerey plz 🫶🏻

  • @AyanAbdullahiomar-u3s
    @AyanAbdullahiomar-u3s 3 дня назад

    M.a ❤

  • @aishaaidid
    @aishaaidid 6 дней назад

    Yasmin barankigi Turki ad hooyo ku samesay malinka maxmed run run ayu u ducaystay

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 6 дней назад

    Marka dhashay calool jileec 😂hooyo that is why. hooyo illaahay naxariis ku abuure.

  • @fardowsaali4185
    @fardowsaali4185 6 дней назад

    ‏حبيبتي سلام عليكم كيف حالك إن شاء الله طيبة❤❤❤

  • @IqroMohamed-r9s
    @IqroMohamed-r9s 7 дней назад +2

    Mashallah keep going ❤❤❤

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 6 дней назад

    😂😂wlhi benta mahan marka ilmaha dhashid calol jileec adi dhan wax kasto wa iska oynee

  • @ZamzamYusuf-z6r
    @ZamzamYusuf-z6r 7 дней назад +2

    M.a

  • @juweriaabdirazak
    @juweriaabdirazak 7 дней назад

    Yasminn wlhi saa ula socdo routinkadaa mamalenkartid musasal kadhigab rbaa ee haiga jojin😅❤

  • @HikmaHassan-xo8pe
    @HikmaHassan-xo8pe 7 дней назад

    Masha Allah tabarakallah yasmiin qurux badan ❤Allah haydin barakeeyo adi iyo famlkaga quruxda badan

  • @NuraAbdi-nh4rs
    @NuraAbdi-nh4rs 7 дней назад +2

    Masha allah barkob@

  • @miskisudi4975
    @miskisudi4975 7 дней назад +1

    Xabibti gabadha Quran udaar Waxkale kailaali

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 6 дней назад

    Dadka qaliinka galan dhan colol jilec wee kada siman yihin ani xitaa waa iska yabanhy saa u joogo iska ooyna

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 6 дней назад

    Illhy ha ku xifdiyo nuunaha yaasmiiney ilmaha weli wuu yar yhy Uma adkeysan karo jawiga bananka ka jira badana ha saarin inty 6 bil ugu yaraan garyso ❤

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 7 дней назад

    Gabadhaydi tar dharka qalajiso guriga makutada miya hadad yurub jogtid guryaha walagukireya ama midyar suqa kasogado hadad awodid

  • @mulkiadan7395
    @mulkiadan7395 5 дней назад

    ❤️

  • @userimanibrahim
    @userimanibrahim 6 дней назад

    Ma❤😂🎉😢😮😅😊

  • @FadumoAbdulahi-w9j
    @FadumoAbdulahi-w9j 7 дней назад +1

    Mashaa allah wan kuxiisa Yasmin❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @Kawtharahmed88
    @Kawtharahmed88 6 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @IbtisaamAbdi-r9b
    @IbtisaamAbdi-r9b 7 дней назад

    abyo fiidyow oo waxa noo soosameysaa waxa tinta lagu jilciyo pleas noo soo samee
    ❤❤❤

  • @miscobash4730
    @miscobash4730 6 дней назад +1

    Routien ❤😊

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan- 7 дней назад

    Haa abayo ani kula mid ahy😂wan ooyey wax yaris xata I think hormones ka waye

  • @NatashShaur
    @NatashShaur 7 дней назад

    Vlog night routine nosogali yasmiin hbbty❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 7 дней назад

    Waa sax hacabsanin abayo inshaa Allah Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲🤲💯✅👍🏻👌👏👏

  • @shiyewa
    @shiyewa 6 дней назад

    ❤❤ mashllh routine best ah waaye have a nice day

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 7 дней назад

    ilaahey ha u fududeeyo afardhin dhood oo nabad eh ilaahey haka dhigo Ameen yarabi 🤲

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 7 дней назад

    Masha allah abayo allaha kuu daaya hana kuu xifdiya xalol jileeca saidka waa hooyo nimada dadka dhan waaya abaayo❤

  • @Fadumohassan-b4u
    @Fadumohassan-b4u 7 дней назад

    Yaasmin xabibti seitahay adi iyo gewedhena

  • @raaxoibrahim3039
    @raaxoibrahim3039 6 дней назад

    Quruxey fariid ayad tahay ilahay haaku barakeyo

  • @SahraMustaf-x2h
    @SahraMustaf-x2h 7 дней назад +1

    Nuunaha naas ma siisid miyaa

  • @UmmzaynMoussa
    @UmmzaynMoussa 7 дней назад

    Walal inantada quran ushid waiga talo

  • @umumaysuun
    @umumaysuun 7 дней назад

    Mashalah tabarakallah hore usoco qali

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 7 дней назад

    Mashaa Allah Yasmin
    Waa runtaa wll, barakooba💕

  • @FarhiyoUgaas
    @FarhiyoUgaas 7 дней назад

    Abyo shumee turkey ka guurty

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 7 дней назад +1

    So badi routinka abayo❤️

  • @MunaAbdilahi-hd7ef
    @MunaAbdilahi-hd7ef 7 дней назад

    Mnsha allah noso badi routine❤

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 7 дней назад +1

    Ku jecelnhy huno mcn ❤❤❤

  • @sacdiyoabdi6170
    @sacdiyoabdi6170 7 дней назад +1

    M.a naag nool thy❤

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 7 дней назад +1

    Masha'allah ❤

  • @MarwaMohamed-w5c
    @MarwaMohamed-w5c 6 дней назад

    Maasha Allah Wllo ilahay ha idin xifdiyo

  • @suurobadan172
    @suurobadan172 7 дней назад

    Keeb going wallo hooyo yar oo kartileh❤

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 7 дней назад +1

    انت كثير حلوو والله جمالك عالم الثاني

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  7 дней назад

      ولله خجلتيني عيونك الحلوة❤️

    • @AylaSulayman
      @AylaSulayman 7 дней назад

      @@yasminyusrashow8609 شكرا قلبي

  • @MuniiraMahmuod
    @MuniiraMahmuod 7 дней назад

    Aleh ha ku fudediyo abayo

  • @zuusuu66
    @zuusuu66 7 дней назад +1

    First one 🎉😊

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 7 дней назад +4

    Habar yar gabadha way yar kadaa tuyuur aljana ilmaha ooma fiicna meey gaarin tv inay daawato

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  7 дней назад +3

      Mahad sanid😍❤️ wan ogahay iney gaarin lakin wey ka foktahay

  • @Anuush89
    @Anuush89 7 дней назад +1

    Masha Allah❤

  • @hibocuthman6093
    @hibocuthman6093 7 дней назад

    Turki majogtid miyaa aby

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 дней назад

    Manshaallah alah u u fududeyo inshalah 😊

  • @AminaYasin-kl5nv
    @AminaYasin-kl5nv 7 дней назад +1

    Wamelkasto abayo

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 7 дней назад

    Masha Allah sister ❤

  • @nastehahussein4098
    @nastehahussein4098 7 дней назад +1

    Masha Allah

  • @nimcoxasan6198
    @nimcoxasan6198 7 дней назад

    Mnshlh ilahay haku xafido qali ❤

  • @FaizaAbdi-g3o
    @FaizaAbdi-g3o 7 дней назад +1

    M.a abayo ❤

  • @NasteexQalbi
    @NasteexQalbi 7 дней назад

    Alehakadhiyo afaridhood nabada❤

  • @NalkaOmar
    @NalkaOmar 7 дней назад

    Masha allah abyo allaha kula koriyo yarista❤

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad 7 дней назад

    wllo maxa faraHa kaGa dhcay

  • @anisofarax7057
    @anisofarax7057 7 дней назад +1

    MashaAllha ❤

  • @faatin2770
    @faatin2770 7 дней назад

    وحشتينا انتي وبنتك🫶🫶🫶🫶