Wow! Masha allah that’s a Healthy food n I really love it. Wlhi Raga Somaliyeed oo Scandinavia kunool aad bay u garanayaan sida wax loo kariyo they r not like Raga UK kunool oo maqaayada iyo Dumar waxay kaliyaan mooyee aan wax kale aqoon. Well done Ader again Masha allah. And may allah protect you n ur all Family ! ❤️
Mashaa alahaa walaal Alahaa ku barakeeyo nin ragaha ayaad umuuqataa waa ku soo dhawayn soomaali noolow sanadka sanadkiisa kalle ku gaar bash bash iyo barwaaqo thanks my bro
Fariid baad tahay Mahad walaal. Waa waxyaalaha aynu runtii u baahannahay inaan si wanaagsan wax uga ogaanno. Waayo cimilada aynu imminka ku noolnahay ee galbeedka iyo ta dalkeennii Soomaaliya farqi aad u weyn ayaa u dhexeeya. Markaa waa muhiim inaan ogaanno cuntooyinka inoo wanaagsan marka aynu halkan joogno. Vegetable soup ama boorash yar, salad iyo 1-2 xabbo oo timir ah iyo still water (Water with no carbonation.) kugu filan, that's enough. Ku mahadsanid walaal inaad nala wadaagtay khibraddaada. Läkarstudent from Lithuania
Mnsha allah mnsha allah abe somaliyeed rabi haku xafido sacado kohor ban dawaday wacyigalintada mnsha allah durba WAn ka helay waxbadan oo an nafteyda kabadalayana Wan kaa bartay haba ugu horayso timirta badan oo an ad ujecelahay aydna wan so afjaraa cawa inshaallah jasakumulah wlle aqliga rabi haku kordhiyo🤲🤲🤲
ruclips.net/video/x11iQDatBuQ/видео.html
Masha allaah ogaaw mahad geesi inaa tahay familka caawinee waan kuugu tageersanahay ogaaw in dumarka aduunka u jecelyihiin nin caawiya brother 👊🏾
mustafe Galeyr dok
A. YD
Wow! Masha allah that’s a Healthy food n I really love it. Wlhi Raga Somaliyeed oo Scandinavia kunool aad bay u garanayaan sida wax loo kariyo they r not like Raga UK kunool oo maqaayada iyo Dumar waxay kaliyaan mooyee aan wax kale aqoon. Well done Ader again Masha allah. And may allah protect you n ur all Family ! ❤️
Ninkani Somali aad.buu uga horeeyaa, koley inya baa ka FAA'ideysan doonta. Thank you Turbo shaash
Maasha ALLAH Tabaaraka Laahu, cunto caafimaad leh oo fudud ayaad kaga soo daadisiy. Baraaka Laahu.
Intaan islaan qurbaha ku qafiiftay dawanayey Belo walaaqeysa nin Islamihi fariista yiri baa yimi Maasha alaah Bariis iyo hilib macacan beey la soo cararayaan xalimooyinka
Hhhh ok wll mahad mahadsanid Masha’Allaah illaahay ha ku Barakeeyo
Mahadsanid si fiican baad cuntada u karisay
Mahadsanid sxb
masha Allah waxa Aad qof ku dayasho mudan Alle ha ku xifdiyo Amen
Maashaalaah waa cunto aad u miisaaman,aadna u macaan baarakaallaah.
Maasha Allah waa cuno nafaqo leh oo hadana fudud thank you.
maasha Allah dhalanyarada iskaabulada ah wax badan ayaan kaa faa iiday thanks sxb horey usoco.
WOW! WAAD NOO faa iidaysay thanks wllo
Nin ragga iga dheh. way u baahnayeen nimanka somalida oo bariis hilib ari.sambusa and bur saliid nin kala hadla thanks.
Maansha allaah Somali. Ah wax karinaya waa farah. Sanahay. Wiilashayada. Maansha Allah.
Mahadsanid. Laakiin sanadkan oo dhan waxbaan wal walaaqayey ee bal dib u yara milicso . Ramadaan kariim
Super waaye laakiin ayaa faarayaasha ku karaaya bariis Iyo hilib wax aan ahayn ma rabaane
Masha Allah baaraka Allah it looks good and healthy
Masha Allah shukran walaalkey baasto iyo bar bariis ayay Somali tarqaana thanks for sharing. 👍👏👏
Caadi maaha Mahadow.
I like it
Warunta walal caafimaadka waa muhiim inlaga fekero. Blomkål magac ayaad u heshay bahda kabashka aniga laftarkaygu magac waan u waayey lakiin waad iga xigmadbadantahay masha allah 👍👍
Sahal cooking & beauty rDijr
Mar walba adaa mudan. Waxaan xooga saari doonaa cuntada wadaniga ah oon dhowaan bilaabayo
Mahad Abdule Turbashaash masha allah horay u soco wllo 👍
Maasha alah i like the way you saying that mininka mininkaaga waayay thanks wlkay
Woooow Masha allah mashaallah😍😍
Mashaa alahaa walaal Alahaa ku barakeeyo nin ragaha ayaad umuuqataa waa ku soo dhawayn soomaali noolow sanadka sanadkiisa kalle ku gaar bash bash iyo barwaaqo thanks my bro
Mahadsanid walaal. Kuligeen aamiin.
Mansha.allaah
Maanshaa alaah
masha allh mahdsanid walalo aadbaan uga hely afurka sameyse😍
Maashaallah Faaraxyo badan in aad u noqotey macalin.
Mahadsanid walalo.
Masha Allah waa mahadsantahay walaal
Fariid baad tahay Mahad walaal. Waa waxyaalaha aynu runtii u baahannahay inaan si wanaagsan wax uga ogaanno. Waayo cimilada aynu imminka ku noolnahay ee galbeedka iyo ta dalkeennii Soomaaliya farqi aad u weyn ayaa u dhexeeya. Markaa waa muhiim inaan ogaanno cuntooyinka inoo wanaagsan marka aynu halkan joogno.
Vegetable soup ama boorash yar, salad iyo 1-2 xabbo oo timir ah iyo still water (Water with no carbonation.) kugu filan, that's enough.
Ku mahadsanid walaal inaad nala wadaagtay khibraddaada.
Läkarstudent from Lithuania
Maansha allah wad mahadsantahay w
Mnsha allah mnsha allah abe somaliyeed rabi haku xafido sacado kohor ban dawaday wacyigalintada mnsha allah durba WAn ka helay waxbadan oo an nafteyda kabadalayana Wan kaa bartay haba ugu horayso timirta badan oo an ad ujecelahay aydna wan so afjaraa cawa inshaallah jasakumulah wlle aqliga rabi haku kordhiyo🤲🤲🤲
Masha allaah guul mahad
Bulumkohl afsoomaligga waa xuuko inkaasdo aan laga itsticmaalin wadaanka
Mahad waa ineey kugu deydaan nimanka somalida ah soo badi cuntada cafimaadka leh
Masha allaah aboowe Jazakallaahu khayr
Mahad,mahadsanid! Waa diyaaridonaah alabtan aad ayeey isoojitey.
Waaaaw masha allaah
Mahad walee waa fariid
Masha allaah gacantada allaha kubarakeyo horey usoco
Mashaa alaah nice food
Masha allah tabaraka , når jeg ser maten du lagte. Det gjøre meg at jeg savnet norske maten. Jeg bor nå afrika.
Neste Gang du kan bestille.Gratis levering.
Rett til døra.
Mshallaah waa kaa faa,iiday ALow kaa Ajar sii👍
Rabadaan mubaarig
Masha Allah best healthy food tabarakaallah
Maash allah good brother.
Mahad masha allah big respect well done
reerkii oo aabbe u tahay waa reer Nasiib leh masha allah
Wow masha allah
Maansha Allah ilahay ayaalagahelaa
masha allah walalkey ILAAH gacantada haku barakeyo wacafimad wlh masha Allah
Mansha allah walal lakiin soska wuu kaburburmey ee cano qaboob kuqas kadib kuwakuluulkudar thx😍😍👌👌
Amin insha allah
Mansha Allah waa macalin khatar ah
Aim happy inan RUclips kada an arkay fa ido bdn ayaa laga helaya masha allaah abbe fiican ayad tahay your kids r very lucky to have you
Ramadan Mubarak Allah karim
Amiin Amin
Manshaa allh
Fariid mahad
Ramadan kariim
Maashallah Qatar.wayee
Mashaalaah Ramadan kariim 👍❤️❤️
Masha Allah aboowe illah adiga iyo familkada ha idiin xafiido nin kaliya mahiid ee nin nin dhafay atahay Masha allah
Mahad kaftanle ayaan kuu baxshay allaah gacmahaaga ha kuu barakeeyo
Mahadsanid. Amiin
Masha Allah mahadsanid wall 😍😍
Mashaa Allah waa mahadsatahay hore u soco
❤️❤️❤️ the best Dady in world machallah
Mansha allah kabtan arin wanaagsan oo waliba aanan ogayn ayaad noo faa iidaysay
Masha Allah
Walaalo Hanaa Wa shifa
Laakiin Salaada Maghrib ha ilaawina Cuntada Macaan Cibaadada yaanay idin seejin..
Ascwwmaanshaallaah
Masha Allh wall kudayasho mudan ayaad tAhay horay usoco fadln isoo boqda walaalaha kuxiran mahad
Thanks 😊😘😊👍👍
ruclips.net/video/x11iQDatBuQ/видео.html
Manashalaha wall mahadasanid ragi somalido sharafatalaha batahay
Thanks bro
Mashallah jzk kheyr walal thanks
Mashallah 🌺
Good house keeping. Keep up.
Masha Allah caafimaad ku cuna walal
Maaha Allah walal kheer badan allaha kusiiyo masha Allah waxa tusale wangsan u tahay abayasha fiican
Ilha nin cunta karis yaqano ilha hano saahlo
MaashaAllaah MaashaAllaah
Allaha kuu siyaadiyo
100 naag karooooone😍
Dumarkeena lama gaarayo. Waa lama huraan
Mashaa Allah tabaraka Laah. Walaalkan ha laga faaiideysto oo dadka sharka iyo maalaayacniga ka shaqeeya ha la iska dhaafo dhegeysigooda
Mashaallah allaha iin calfo waa kahelay cumar cumaroow caloosha ikeey waaye allow aneey ikaartay macaamiisha inidiin ku xirnaanoono ayaan noqon doonaa inshallah waayo cuntda fudud ayaan jeclahay shuran walaalkey
Kaalay wada sameyseene
Thank you wallal
Maasha'llh❤
masha alaah nyt och fresh .jag är hungrig nu
Umad alle umay waxaa ugu sharaf badnaa #NABI maxamed CSW
Isaguna waa u la shaqayn jiray xasakiisa
Scw
Mashaa Allah barna dine er så heldige som har deg.
Masha allah hori u soco walaal
Amiiiiiiiiiin
Masha allah cunto cafimaad leh ayaad karisay mahadsanid
MaSha allaah cunto cafimad leh
ORGANIC qudaar ah Cuna GMO iska ilaaliya iyo mida sunta lagu soo buufiyey pesticide and herbicide waa halis Ramadan Kariim
Mahadow . Mahadsanid. Waxeynu ubaahanahey. Cuntooyinke sida loo kariyo aad ban utaagerayaa.
MASHAA AALLAH 😍 😍 GOOD JOB NICE HAPPY GOOD LIFE IINSHALLAH 😍 😍 BEAUTIFUL FOOD 🍲 HANO Washifa IINSHALLAH 😍 😍 😍
ruclips.net/video/x11iQDatBuQ/видео.html
Manshaaallaah wllo shukran
Ramadan Mubarak
Mashallah waa health food well done
Waaw mashaa allah waa cunto wanaagsan waa cusbahay
thanks walal aad baan uga fa'idey
Mahadsanid wll