Sheeko wax wayn kaa badali doonta . 280.000$. Baasaboor Somali ah. Visa UK. Maxaan u soo joogay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Wadaage sheekadani waxaan aamin sanahay in ay wax badan kaa badali doonto. Sheekadan dhamayso oo fikradaada nala wadaag.
    Wax wayn ayay kaa badali doontaa sheekadani.

Комментарии • 383

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 4 года назад +12

    Qiso u dhow ba na dhexmrty ani iyo sxbky an 10 sano ka bdn sxbo ahy wllo wax wlba qybsada bynu ahyn isku hiiliya mrky qfkle isdagaln 2012kii adisababa aadey yurb bu kzii ady isaga iyo fmlkisa wn xaririn jiry mr mrka qar wu iga qbn jiry inta bdna igma qabn jirin 2014ki ba iskgu kaya dmbysy an wada xariirno mnty zambia bn joga compny bn ushaqeya lkn weli isaga high schoolk bu swedn ka dhigta lkn weli wa sxbky qli 6sano ann wda hdlin wxn rjyn inn mlin wda kulano

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  4 года назад +78

    Wadaage sheekadani waxaan aamin sanahay in ay wax badan kaa badali doonto. Sheekadan dhamayso oo fikradaada nala wadaag.
    Wax wayn ayay kaa badali doontaa sheekadani

    • @sadiaisse2176
      @sadiaisse2176 4 года назад +4

      Mansha allaah waxaad tahay dadkii hore oo caqligu ku dambaysay khayr alaha ku siiyo

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 года назад +1

      Mahad waad salaaman tahay Wharshadii nacnaca sow Jirdeh xuseen Allah ha u naxariistee ma lahayn walaal?

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 4 года назад +4

      Mahad walaale waad mahadsan tahay,waxaad tahay dadka fara kutiska ah ee soomaaliyeed oo hadana caqli suuban iyo cilmi ilaahay siiyey haka daalin barnaamij yada cilmiyeysan ee aad usoo gudbiso ummada soomaaliyeed.khayr badan Allah hakusiiyo.

    • @rayaancabdi2871
      @rayaancabdi2871 4 года назад +1

      mahad waa mahasa ani

    • @rayaancabdi2871
      @rayaancabdi2871 4 года назад +1

      maash alaa

  • @misho6794
    @misho6794 4 года назад +7

    Walahy your youtube channel become my favorite Somali youtube channel. Keep going

  • @MMHaji1
    @MMHaji1 4 года назад +2

    Masha allah. Waan xasustaa nacnacas waan jeclaay cidi xasuusato oo reer muqdisha ah 2003 ilaa 2005ki ayuu aad uga kacsanaa muqdosho kadib ma aqaan anigaaba wlh isweydiiyay da'ahaanna waan yaraa muqaalkan ayaan kuso xasuustay mar labaad 15sano kadib. 🍭 "nacnaca banaadir sweat" ayaa la dhihi jiray wuxuu u samaysnaa sida rosetadi ookale dabool ayuu lahaa lagamana aqoon qaabka toosetada💄.
    Marka Qofki aysan gacantiisu ciilin maskaxdana ka fakara wuu guuleystaa.
    Rabbi haku sharfo walaal mahad waqtigaada waakuu sadaqo.

  • @yousuphmahamed8116
    @yousuphmahamed8116 4 года назад +1

    Asc mahad cabdule
    Wllo waxan aad kaga mahad celinayaa
    Sida ay shekadani noloshayda u bedeshay haanad isoo gudbin lahayn wlahi ismaan bedeleeen
    Plzz waxan jecelahay inan whatppkyga ku siiyo wanan kaga sheekayn doona insha allh
    Wax baan ka bartay waanan baraarugay runtii aad ban ugu faraxsanahy wlahi
    Markad iso jawaabto wan kusinayaa qisadayda iyo sida ay sheekadani u bedeshay wlahi

  • @mashaallahfa1113
    @mashaallahfa1113 4 года назад +10

    Masha Allah wooooooow it's very good story ,and good Examples if our people can take , thanks my dear brother , ❤👌🇩🇯🇱🇷

  • @salimissak9905
    @salimissak9905 4 года назад +10

    Wonderful❤
    Role model to the Somali youngsters

  • @saadaqhassan2256
    @saadaqhassan2256 4 года назад +1

    Waa Sheeko cajiib lkn Somalida maxaa naga qaldan in ka badan 54 kun dawatay hadana 41 kun subscribe ah maraa isma qabato kor aan u qaadno mahad Mahadsanid

  • @somali9133
    @somali9133 4 года назад +6

    Mnsha allah wlhi waa sheeko cajiiba dhiirigelina ah waxbadan waan kafaaiidey. Aniga ahaan waxeyba iitustey hibadeyda insha allah waana kudhaqaaqi

  • @املايمان-د5ج
    @املايمان-د5ج 4 года назад +44

    Wiilkan Subscr mad siisan Somaliyey waqti badan ayu nala jogaye dad ka dambeyad 100k garsiisene

    • @asiyaindhayare3710
      @asiyaindhayare3710 4 года назад +4

      Somlidu cayda siyaasda beenta ayey jecel yihiin badankoodu subscr siiyan qabyaalda alle ha soo hadeeyo jananka subscr saara plz

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 4 года назад +1

      Amal Bbe sheekooyinkiisu been uu alifay ayay u egyihiin kuligood markaa sheekooyinkiisu xiiso malaha. Takale waa oday somasliyeed umana dhaqmo sidii uu aynigiisa ogyahay Taanaanigu waanan udanaynin.

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 4 года назад +4

      Khadra Mahdi ninkan aqoon miya u ledahay. Inuu ben shegayo seed ku ogatay adigu anigu ninkan waxa ka aminsanahy inuu yahay dhiri galiye. Marka waliga qof ha yisin

    • @maayaabdalaa3401
      @maayaabdalaa3401 4 года назад +4

      @@khadramahdi4116 kaalay miyad taqaanas markaad afla gaaday nayso xaasidnimadu mafiicnee iskadaa xaasidnimada

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 4 года назад

      Hani Said waa beenaale ma dhihin ee waxaan idhi sheekooyinkiisu kuwo la alifay ayay u egyihiin.

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 4 года назад +4

    Ilahay cafimaad haku siiyo walaalo
    Thanks for the information 👍🏾

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 года назад +5

    Wow once again you shared a beautiful inspiring story...
    You make me feel like I can anything is possible in this world, thank you so much.🙏🏾🙏🏾

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 4 года назад +8

    Dadaalaa xaaji cabaas waa gaaraa waana dhaafaa mahadoow kkkkkkkkk mansha allah saaxiibkaa

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 4 года назад +5

    Asc nin culus ilshaaa allaaah illaahay haku xafido sxb

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 года назад +4

    Masha Allah waa sheeko qiima uleh umada Somaliyeed wadankeena waa wadamada Afrika wadanka ugu qaalisan ilahayow nabad nooga yeel wadankii beey lacag taala hala shaqeeysto Somaliyeey😊Mahadsanid wall sheekada qiimaha leh eed nala wadaagtay inoo soo kordhi sheekooyinkaaga waxay leeyihiin xiisa badan😊❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 года назад +1

    Mashaallaah

  • @warsamegelle7811
    @warsamegelle7811 3 года назад +1

    Qadar iyo hayibad ilaahay siiyay

  • @digriyoowchannel481
    @digriyoowchannel481 4 года назад

    Aabahay Wariye Cawke Allaah ha u naxariisto, ax.
    Walal Subscribe igu Sharfa.
    Subscribe
    Subscribe.
    Be kind.
    Be honest.
    Be happy.
    Oh Allaag grant us to the highest Jannaah(Firdaws).
    Subscribe(Iso boqo).

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 года назад +6

    Adiga mudan walal sheekadan anigaba wnku baraarugay wxey ii tahay manta dhirigalin wanagsan wankaa sugeynaa sheekoyin badan iyo shekadii dugsiga hooyo mcn ❤❤ nagu salan

  • @fowsiyamohammed9633
    @fowsiyamohammed9633 4 года назад +7

    maansha allaah qofku in uu feker la yimaado iyo wax qabad way fiican tahay

  • @kawsarahmed-rs2qj
    @kawsarahmed-rs2qj 4 года назад +1

    ton ami est courageux bravo

  • @mahamedaamiincllahiibrahim6570
    @mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 года назад +1

    Macalin aad iyo aad baad ugo mahadsan thy mcalinkayga khaaska ah 2020 ayaa noqotay mahad thnks

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 года назад +5

    Mashallah mahad dhiirigaliyaha soomaalida
    Thanks brother

  • @sadaqdhere6605
    @sadaqdhere6605 4 года назад +20

    Wadanka Japan wexee ku maah maa haan
    Qofka malin walba intaa siin laheyd xabad kalluun ah
    Bar si loo kalluumeesto
    Shekada mahad cabdule sidaas waye
    U jeedadeena cidna malin walba
    Ka kalluun ha sii nin ee bar sida loo kalluumeesto

    • @asmaqueen9912
      @asmaqueen9912 4 года назад

      Asc sxb mahad waan garanayaaa ninkaa waa nin carabeey lkn waxaagamm

  • @hodan8250
    @hodan8250 4 года назад +4

    maansha allah walal qiso wax laga faaiidayo weeyo in qof walba waxa uu yaqaan back date ku sameeyo.

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 4 года назад

    Nin yohoow Xasiinaa raaxada nooga qaaday, Wax hala qarasdo aad dheheeysee Xayeesiintaan Qarso Si Customerskaaga kuugu caajisin

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 года назад +2

    Qofku in uu xirfad iyo maskax adeegsado
    Iyo inaanad isku haylayn gacan kale
    Ayaan ka faaiday
    Thanks brother

  • @ubaxmaxamed8985
    @ubaxmaxamed8985 4 года назад +3

    Marka illahay wax ku siinayo meel dheer kaga ma doono 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @mustafeabdilahi5613
    @mustafeabdilahi5613 3 года назад

    Mahad runtii waxad tahy life experienced, nin aad u xadaariya o integrationka yaqaana !! Allah yacizak camuu

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 года назад +4

    MashaAllah

  • @raabiaomar4801
    @raabiaomar4801 4 года назад +4

    Mashallah waa qof fikiray adunyada intaad gacan kale wax kasugu laheed inaad kistaada yar iska iimansato aa wanagasan

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 года назад

    Waan cusbahay sheekooyika noogu dadaal thanks waliba noocan

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Год назад

    It's very interesting story & encourage clip , Congratulations.

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 4 года назад +2

    Waasheeko yaableh wuxuu Allah kuu qorayna mawaayaysid . Laakiin waa sheeko ay Ku jirto dhiirigalini

  • @dalmarhassan9002
    @dalmarhassan9002 4 года назад

    somaaliyey waxaa ku mashuul sanahay dhamaanteen RUclips aan waxba laga faa.iideen fadlan ku xirnaada kuwa murtida iyo taaiiqda u saaxiibka ah aan gaarsiino 1millyan subscrab chanalkan turbashaash thanks all

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 24 дня назад

    mansha allah wa sheekomansha allah wa sheeko cimra qadasho badan mahadsanid ❤

  • @aboudeh_
    @aboudeh_ Год назад

    2023 great wisdom well done uncle 👊Mahad

  • @sucdiali2700
    @sucdiali2700 23 дня назад

    Walaalo soo badi sheekoyinkaan dhiirigalin baan kaqaday thanks

  • @ibrahimdhogor8516
    @ibrahimdhogor8516 4 года назад

    waa cajiib.xaqiiqa waa sheeko waxku oola ooqofkii waxfahmayaa waxku qaadankaro gacan taadaa biyo lagaga dhergaa.maskaxda waxa kashaqaysiiya waa hawlaa kuguwareegsan oo kugusoo fakada

  • @matankajecelka386
    @matankajecelka386 4 года назад +2

    m.a macalin masul noso badi shekoyin kan cml 🇸🇴💔💘💕

  • @amiromarali3770
    @amiromarali3770 4 года назад

    Waxaan rajeynayaa insheekooyinkaan waxbadan igabadalidonaan inshllh

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 4 года назад

    Mahad abdule walaal waad mahadsan tahay sheekooyinkaan aad baan u xiiseeya waayo waayo
    Waxaan u sugaa sida sheekada ollal iyo hooyadiis oo jimce walba qadada ka dib radio muqdishu laga soo tabin jiray iyo barnaamijka socdaalka aduunka oo muuqaal ah uu soo tabin jiray cowke AUN

  • @umusumaye5492
    @umusumaye5492 4 года назад +3

    masha allaah dariin ku daya shale

  • @asiyaindhayare3710
    @asiyaindhayare3710 4 года назад +5

    Mansha alla

  • @farxiyaahmed7116
    @farxiyaahmed7116 4 года назад

    Mahad away islantii xanunsaneed ilamaha agoonta dhashay heyn jirtay u qabay xagey ku dambeyeen

  • @abdiashur9266
    @abdiashur9266 4 года назад +1

    Mowducyada mahad kahadlo USA lacagba lagu gala motivation support baladhaha bulshada kali bananeyd batbuxisay Allah haku xiftiyo Wlle mahadow

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 4 года назад +3

    Ale ha ku caafiyo hooyadaa yaa janalkaaga ku jeclaaday qof hooyadii jecel

  • @kulmischannel-my6rr
    @kulmischannel-my6rr 4 года назад

    Guuleyso if iyo akhiraba shekoyin sameyn leh iyo wxtr aad uweyn bd no hibeysey e

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 года назад +3

    maash Allah walaala Barack Allah feek

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 4 года назад

    Masha allah walahi qofki in uun wax fahmaya shekadan dhirigalin bay utahay iyo in uu fadhiga ka tooso waxayna ku tusinaysa guusha iyo hormarkuna in aanay ku xidhnayn hadaba mesha aad joogto balse ay tahay dadaal oo waxkaste kabilow haday ku qabsato meesha ugu hosaysa kadib adiga aya gaadhi doona mesha ugu saraysa waliba waxay janiis utahay qofkaste oo xirfad ku dugantahay oo walina aan laso bixin si uu uga faidaysto madama waqtigisi u joogo

  • @boqoradamuqdisho5062
    @boqoradamuqdisho5062 4 года назад +2

    Masha allah wlhi waa sheeko nolosha wax badan ka badeli karto

  • @khadromohamed27
    @khadromohamed27 4 года назад +4

    Mashaa allaah waa sheeko cajiib ah waad ku mahadsan tahay

  • @ayantanoor1784
    @ayantanoor1784 4 года назад

    Masha allah nagtisi intey ku danbeysey. Farsamdada waa wax ku racaya dheeldheel ma ahan

  • @mohamedkader9895
    @mohamedkader9895 4 года назад +2

    Mancha allah sheekada waxa ka macaan sida aad usoo
    Gudbinayso keep goin

  • @canbaroluulbanbaroluul
    @canbaroluulbanbaroluul 4 года назад

    Qofka bini aadanka waxuu wax ku dareemi karaa markuu xaqiiqda arko ninkan hormarkanan waxuu ku garay markii lacagta iska qaadad aheyd ey ka goday ayuu hurdii uu ku jiray ka kacay illaman wanagsana inuu qofka wax la iska siiyo hduu fadhiga ka kaceynin

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 4 года назад

    Cadima war mahadoow wanugu socotaa walahay bishii hore ban waxaan ku iri yaraankii abahay hadey hoya da dhima to ama anigu yakubiilin abena waad noqotee wuxu iguyiri Jamacadii baan dib ugunoqon 3sano kadib cajiib qof dadkale ku tashanaaya soomali baa leh dhaqankaas

  • @ismaaciilapraham3268
    @ismaaciilapraham3268 4 года назад +2

    Main bointiga shekada waa cuniga yar ee nanaca wadey asago lacararaya ninkuna isha ku qabtey ☝️☝️

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 4 года назад +2

    Waar ninkaasi ma xasuustay wiil kii yara ee ILLAHAY uu u soo diray ee nacnaca la soo hormary ma xasuustay?

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 4 года назад +2

    Masha Allah 💙🇸🇴 let's win

  • @dadaabupdates2262
    @dadaabupdates2262 4 года назад

    Woow, tani sheeko kaliya maahee waa firiin wax ku ool ah dad badana wax kabadalidoonto fikirkooda.

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 4 года назад

    Video 12 daqiiqo ayaad ka dhigi kartay. Dadku dulqaad umalha 20 iyo wax kabadan.

  • @libinahmednoor1634
    @libinahmednoor1634 4 года назад

    Mashaa alaah wll waa waxyaabo badan oo bulshadeena soomaliyeed faaido u ah oo wax kuool ah baad usoo jeedisaa si Ay wax u qabsadaan oo nafsadooda u badbaadiyaan dibad iyo dalkiiba ha joogeene wll hore u soco

  • @rafaat4427
    @rafaat4427 4 года назад

    Shekadan waxan ka Bartay aana aaminsana inay xirfadu wax badan Ku qapsato school hada dhiganin aa hamigaga gaari kartid

  • @deeqasiciid5358
    @deeqasiciid5358 4 года назад +2

    Mansha Allah baraka Allah mahad sheeko xariir dedaalkaga halkaa kasii wad

  • @yasirqarni
    @yasirqarni Год назад

    Mahadow lkn shekada da'da ayay naga fashishay halkaa sanadaha waxay ahayd in naga beekhaamiso, kkkkkkkjj

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 4 года назад +2

    Masha allah wa sheeko cajiiba oo wax laga faa’idayo

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 4 года назад +3

    Mansha Allah Walal ku dayasho mudan on aad udhagesto walalo Allah idin wada xafido adiga iyo qoyiskagaba Omaha Allah

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 4 года назад +2

    Masha Allah ruunta wanjeclhy xita haday qarartahay🙋

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 4 года назад

    Asxaabta dalkii joogaa telifoonada yaan lagu eegin .

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 года назад

    Nacnacaasi dhulka Somalida ma yaal, sheeko run ah oo taa ka wacan baan hayaa, kuu sheegi maayo!

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 4 года назад +1

    subxanalah waqiso aad ucajiibah anlayabay indho taaaag ayaaba iga soo haray waaaw waa maasha Allah weeye walaaahi inlagu daydo ayuu mudanyahay waan sharegareynaya

  • @updizhakoirpazher3558
    @updizhakoirpazher3558 4 года назад

    Mashalah waa arin wanaagsan wana ka faaidney sheekdan inaad shaqeeyso oo aad naftaada ku tiirsanaato oo cidna isku halayn

  • @aliibrahimawad1170
    @aliibrahimawad1170 4 года назад

    Mahad aad ban ku salamaya walal, nin aad u caqli badan bulshadana wax badan gaadhsin kara yaad tahay..
    Lkn walalo in badan ayad dibnahaga qoysa waxana laga yaaba inay dabeecad tahay lkn way qurux badan lahayd adii aanad wada dayn karin inaad yarayso..
    Aad ban ku salamaya.

  • @kamalabdi6410
    @kamalabdi6410 4 года назад +11

    Mahad abdule thank you so much for your encouraging histories that you sharing with us everyday, I hope you feel better.

  • @عليمحمد-ز6ع7ن
    @عليمحمد-ز6ع7ن 4 года назад

    Asc walaal aad iyo aad baad umahadsan tahay talooyinkaadana waa talooyin waxtar ah Sdaasdarateed hori u.soco

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 года назад

    Hal II sheeg, hal haan ku siiyee. Waxaan ka helaa dhiiri galin sheekooyin kaaga.

  • @sacidaaabubakar1630
    @sacidaaabubakar1630 4 года назад

    Waad.ku.mahadsantay.the.best.story

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 4 года назад +1

    Waan ku salaamay walaalkey mahad, wax walbo waqti buu leeyahay qof aan socon karin haduu yiraahdo waan ordayaa wuu jabaa waase fikir fiican in horay loo socdo

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo 4 года назад

    Xaaskisi noloshisa badbaadisay halkay ku danbaysay

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 года назад +1

    Thank you very much for sharing that is good clip. Jzklq .

  • @sahroabdi2105
    @sahroabdi2105 4 года назад

    Mashaa allah xabibti shukran

  • @halimaabdullahi4624
    @halimaabdullahi4624 4 года назад

    Masha Allah waa sheeko aan aad uladhacay waxaan filaaya inaad ku wax qaadandontaan mahadsanid

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 4 года назад

    Aaway xaaskii uu ku badbaaday markuu wax helay yuu ka rugdoorsaday mise wuu u baalguday

  • @ashaahmed4327
    @ashaahmed4327 4 года назад +2

    Maasha Allaah waa sheeko aad iyo aad aan ugu bogey❤️❤️❤️❤️💐

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 4 года назад +1

    Cajiib. Waa markii sadexaad eesheeko aad Nala wadaagtay ilmo iga keento ilaahay haku barakeeyo saaxiibkaana wuudadaalay ilaahayna wuu laqabtay dadaal gaadhi doontee weeye sheekooyin aad uxiisa badan

  • @amrannakataaofficial3065
    @amrannakataaofficial3065 4 года назад

    Wwwww allha ku caafiyo wll

  • @Babadtahar
    @Babadtahar 4 года назад

    Legend turbashaaash horay usoco

  • @mohaali2303
    @mohaali2303 4 года назад

    Wow wa shekho micno weyn xambaarsan

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 4 года назад

    Mashalh wuu fakar fican maskax fiyow

  • @amalrage9786
    @amalrage9786 4 года назад

    Aabahayba passport Somalia Visa usaaran tahay

  • @abdirizakosmansuleiman
    @abdirizakosmansuleiman 4 года назад

    Sxb mahadsanid sheekadii aad noobalanqaadey meedey
    Ee ciyaartii srail vs somalia meedey

  • @nouhsaid9423
    @nouhsaid9423 4 года назад

    Ader waba lagu wayay alxm hada soo noqotay

  • @bashiirmohamed3810
    @bashiirmohamed3810 4 года назад

    Sheeko culus waa ilahay awoodiisa

  • @nafisaahmed4814
    @nafisaahmed4814 4 года назад

    Mahadoow ninkasi meeshi uu barigaa joogay aneey iminka MALAYSIA igu haysataaaa😯 , insha Allah wan rajeeyn in ay cashar ii noqotay. Thanks wllkis

  • @maxamedaxmed7540
    @maxamedaxmed7540 4 года назад +2

    Mashaallah waa sheeko aad u xiiso badan dhiiri galin fiicana le ❤️💯

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 года назад +1

    Manshalah wlhi qisooyinka aad nala wadagtey waa wax muhiim ah oo qofkasta oo caqli leh ku abuuraysa hididiile iyo inuu wax qabsado thanks Mahad 😊👍

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 4 года назад +2

    Masha allah

  • @abumaxamedbelbel648
    @abumaxamedbelbel648 4 года назад

    sheekadani waxay igu kaliftay inaan subscribe waa top

  • @fatxiabdalla3317
    @fatxiabdalla3317 4 года назад

    Masha alah waxan fila inan waxa badan kafaiday mahad sanid

  • @hanimahamud5809
    @hanimahamud5809 4 года назад +2

    Masha Allah