3 Khalad oo la Galo Xilliga Haasaawaha (Shukaansiga) I ~ Mubarak Hadi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 ноя 2024

Комментарии • 205

  • @abdirahmanmahad9393
    @abdirahmanmahad9393 4 года назад +161

    1. Ujeeddo la'aan in haasawaha loo galo.
    Xalka: ujeeddo cad ka yeelo haasaawaha.
    2. In qofku isga oo aan is aqoonnin uu rabo inuu haasaawe bilaabo.
    Xalka: isbaro ka hor inta aanad raadin qofkii aad nolosha ka wadaagi lahyd.
    3. Iska indho tirka khalaadka qofka aad la haasaawayso.
    Xalka: caadifaddada iyo dareennada dabar u yeel oo adeegso garaadkaga.
    Mahadsanid Ustaad

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 4 года назад +4

    aad baan kuugu mahad celinaya ciwankan faidada leh sida wngsn eed noogu soo gudbisay... waxaan kaa codsanayaa mowduuc ah qaabka loga bixi karo fikirka nagative ka oo yacni wax walbo oon qaban rabo waxa iga hor imado fikrado salbi ah.. waad mahadsantahay mubarak hadi

  • @abdikariinali1399
    @abdikariinali1399 4 года назад +2

    Macalin aad baan kuu jeclahy run ahaan waan isbadalay shalay iyo maantay waan kala duwanahy allaha ku xifdiyo macalin

  • @abshirjunior2636
    @abshirjunior2636 4 года назад +3

    'Caqliga ha seexin' waxaan kuso xasuustay xikmaddii ahayd 'Follow your heart but take your brain with you'
    Mahadsanid Ustaad waa muuqaal aad u qiimo badan. Noo soo badi muuqaalada noocaan ah aad bay noo anfacayaan hadaanu bahda iskaabulada nahay😊

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 3 года назад

    Mnsh Allah ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo

  • @daganqurux8462
    @daganqurux8462 4 года назад +6

    Masha allah thanks walaal dabecado aan leeyahay ayaad kawarantay nacam iska ilaaliyo qof waan jeclaan lakiin adkaysi iyo xad ayaan isku sameya lakiin hasawo aan hadaf sanayn raga dabcigaa leh gabadhu keey istidha kana uwanagsan guurba diyaar uma aha qofna noloshisa lama badalo thanks waankahela saad uhadasho

  • @iqlaazmohamed5700
    @iqlaazmohamed5700 4 года назад +1

    Point 1. Hadaf la'an hasaawe lagalaayo waa waxa kubadan dhalinyarada taasna wa wax hows udhigayo wax yala bdan nlsha quseyo✌.fikradeyda🙏tnx ustaad❤

  • @caishaabdikarim7097
    @caishaabdikarim7097 3 года назад

    Xaqiiq waye inta aad shegtay .wad mahdsnthy Mubarak Hadi Allah ku barageeye

  • @moktarmustaf4777
    @moktarmustaf4777 4 года назад +1

    Mahadsanid ustaad aqoonyahan somaliyed doorshada Allh noo hagaajiyo IA

  • @dr.omarjibrilabdimohamed8332
    @dr.omarjibrilabdimohamed8332 Год назад +1

    3dexda qalad ee lagalo waqtiga hasaawaha(shukaansiga)
    1.hasaawa aan hadafsaneeyn.
    2.adoon is aqoonin inaad haasawaha gasho
    3.inaad iska indhatirto ama aad is dhahdo way isbadalee(caadooyinka xun Red flags).
    Isbadalka waa adagyahy ee Red flags si cn u eeg.
    Jcl indhaha yuunan ku tirin ee caqliga ka shaqeesii.
    Confirmation bias =bes inaad raadiso waxa fcn qudha (iimaha ma kuu muuqdo wax walbo laggu sheego).
    @MubarakHadi2023

  • @ismacilissack3661
    @ismacilissack3661 2 года назад +1

    Guur Waa wax aan ku fikiriin waligay jeceylku warkisaba da lknse insha Allah wakhtiga markaa aan garo Allah I sahalo gabar wanagsan amiin

  • @IkraamAsturan-in6ns
    @IkraamAsturan-in6ns 6 месяцев назад +1

    Rabi hakaa farxiyo aduun iyo aakhiraba ❤ustaad xikmaawi

  • @tufaahali9304
    @tufaahali9304 4 года назад +2

    Ustaad cashiradan oo kale waa muhiim inoo soo badi adigoo mahadsan

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 3 месяца назад

    shukran ustad dawecad igu xun aqawo waa xanaq bdn😊

  • @Shaafie
    @Shaafie 4 года назад +2

    Cashar nolosha oo dhan u muhiima, Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi.

  • @ummujannaa1376
    @ummujannaa1376 4 года назад

    Shaqsiga kaliya ee dhiirigala eh ee si qoto dheer wax u sheega aad iyo aadbaan dhageysigeysa jeclahy rabbi haku dhowro Ustaadii👏❣

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 4 года назад +15

    Runtii waa 3 arrimood oo aad muhiim u ah, waxaa siggaar ah iitabatay (in aadan iska indharitin qofka wax yaabaha aad isku fahmi waayidoontaan ama aad tiraahdo wuu iska dayndoonaa) waxaan dadaalbadan kubixinayey in aan xanaaqayga oo badan yareeyo muddo shansano ah walina maquusan oo waan kugudajiraa hasahaatee isbaddal wayn mahayo waxaan umaleeyaa Manila qaar in aan kasii darayo, marka nafwaliba waa untayda ookale. Waxaad ii iftiimisay in aan iska eego qof ilamid ah.

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 года назад +4

      Xanaqagu marku uu badanyahy waxq jirkagu uu soo deynaya hormones kuwaso ay soo daayan qanjiraha dhuunta iyago jirkaga ku sababaya in uu wadnahagu sa'id ugaracmo dhiigaguna xawli uwareegto marar badan aad iska xanaqdo waxay sbbi karta cafimad xumo kuso wajahda .
      Dulqad wad isbari karta tusale 10 irbadood soo gado iyo dun iskuday malin walba inaad 50jeer dunta irbada aad galiso wad dhibsan lkn udulaqado wad la qabsan hadhow .
      Mida kale oo ka cawin kadha aya ah daawo sheekh mustafe khudbadisa ka hadlaysa xalinta khilaafadka part1 oo ah cafiska

    • @nimcogaboose8097
      @nimcogaboose8097 4 года назад +2

      Mahadsanid wllo allaha kubarakeeyo

  • @bahjacabdi4540
    @bahjacabdi4540 4 года назад

    Mahadsanid ustad rubti waa saddex qodob oo aad saamayn uguleh xidhiidhada

  • @hamdaahmed517
    @hamdaahmed517 4 года назад

    Ameen Ameen, Shukran ustaad jaza kalahu kheyr kheyral jaza.

  • @nasracarab680
    @nasracarab680 4 года назад +1

    Mansha allh the best motivational weeyaan alle haku abaalmariyo

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 4 года назад +2

    Mahadsanid Ustaad, waa mawduuq mudaan weyn mudan.

  • @cawobotan1777
    @cawobotan1777 4 года назад +3

    Waxaad na siisay cashar weyn oo qayb ka ah go'aannada ugu adag nolosha ee uu qofku qaadan karo. Mahadsanid Ustaad Mubaarik🥰

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 4 года назад

    Wa xaqiqo jirta wana mihiim inad naftada barta intan qof kle barn wlalky qaliya alle haku xiftiyo caqliga haku dayo horumar wacn iyan ku leyahy

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 4 года назад

    Waa muuqaal cashar muhim ah laga qaadanayo runtii dhalinta ama dayarta ku jirta waqtiga hasawahana ufududaynaya inay doortan qofka ay nolasha islafahmayaan .

  • @mohamedabdi-farole5780
    @mohamedabdi-farole5780 4 года назад

    Waa xaqiiq jirta oo dhalinta aany dhaadin wali mahadsanid ustaad

  • @fatushqueen9555
    @fatushqueen9555 4 года назад +1

    Mansha Allah usatad alle haku sharfo wax badan oo mugdi Ku jiray ayaa noo iftimisay

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 4 года назад

    Masha allh w.mubaarak talo ficn wa points muhiim ah waxad kadhawaajisay

  • @dhiiranechannel1871
    @dhiiranechannel1871 4 года назад +1

    Allaha kaa baal mariyo ustaad waa mawduuc aan inbadan u baahnayn

  • @abdikaadirladane7989
    @abdikaadirladane7989 3 года назад

    Wad mahadsan thay ustaad

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj 3 года назад +1

    Mubaarak maashaallaah walaal aad baan kuu taageeraa Allaah kuu barakeeyo xikmadaada

  • @MohamedAbdallah-dt6mw
    @MohamedAbdallah-dt6mw 2 года назад

    Very useful and helpful. Thanks

  • @muhammadjama4249
    @muhammadjama4249 4 года назад +1

    qodobka saddexaad macalin faahfaahin ubaahanygahy filayaa maxaa yeelay caadooyinka waa labadali kari iyo dhaqankaba xadiiskii nabiga scw

  • @Mohabashir44
    @Mohabashir44 4 года назад +2

    😍Aad baan ula dhacay, mahadsanid ustaad.

  • @umucabdullhadimaxamuud6375
    @umucabdullhadimaxamuud6375 4 года назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته وجزاك خيرا وكثر الله أمثالك أستاذنا

  • @neimaahmed4149
    @neimaahmed4149 4 года назад

    Aqliga ha wayin hno mahad badan ayan kaga hayna fikirkaga wanagsan jazakallah khyr Amiin amiin

  • @dalka992
    @dalka992 4 года назад

    Mubarak Hadi Coach Life
    Important topic specially for teenagers & adults ✔

  • @Amina-uh3se
    @Amina-uh3se 4 года назад

    Aamiin ilhey ducada hano aqbblo
    Mahadsanid Ustaaz waa muwduuc muhim ah 👏

  • @Ayan-pn9cm
    @Ayan-pn9cm 4 года назад +2

    Very important tips to be aware of before building a relationship. 👏🤔❤️❤️
    ❤️✅✅Get to know your self first before you to get know another person . 👏👏👏👏👏

  • @fatimaalli1481
    @fatimaalli1481 4 года назад

    Mahadsanid macalin wax badan ayaan kaa faaiday

  • @abdialasow5594
    @abdialasow5594 2 года назад

    Masha Allah shukran ustad

  • @wadaayful
    @wadaayful 3 года назад

    Maasha Allah wa jazaaka Allah kheeyr

  • @raqiyaahmedfarah5325
    @raqiyaahmedfarah5325 4 года назад

    Shukran Ustaad mubaarak
    Alla haku xafido

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 года назад +1

    Maasha Allah waa mowduucyo aad u wanagsan wana ubahanahay wallahi. So badi Insha Allah

  • @codergirl8977
    @codergirl8977 4 года назад +2

    Mashallah wllky allha ka abal mariyo macluumadka wanagsan ee aqlaaqda iyo diinta waafaqsan eed noo soo gudbiso.

  • @bushroabdijamac9227
    @bushroabdijamac9227 4 года назад

    Run ahaantii waa sadex qodob oo muhiin ah mahsanid ustaad

  • @abasabdirahman4278
    @abasabdirahman4278 3 года назад

    Amiiiiin amiiin Marxaba maclin jazakallaahu khayr

  • @salmaomar3131
    @salmaomar3131 4 года назад

    Mnsha allah mubarak hadi waa runta 3 qodab wan kahelay Wlhy jasakalahu Khayr intad nocaqli celiso

  • @zamzamsaed8168
    @zamzamsaed8168 4 года назад

    وعليكم السلام ورحمةألله وبركاته ياأخي الكريم أللهمءاميين أللهم أمين يارب

  • @abdijabaarmahamed4274
    @abdijabaarmahamed4274 4 года назад +6

    Maashaa allah wllky Mubarak Hadi runtii waxaad tahay shaqsi ku sifoobay wanaag iyo dhiiri galin alle haku jeclaado

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 4 года назад

    Waad mahadsanthy ustaad baaraka Allah fiik

  • @ahmedbarkhad4305
    @ahmedbarkhad4305 4 года назад

    Aad Baad U Mahad sanTahY Ustaad
    Alle Haku shaRFo

  • @nasserbujeti7820
    @nasserbujeti7820 4 года назад +1

    Waa mahadsantahay walal, walahi mawduuc aad uwanagsan ayaad kahadashay manta dhalinyarada caalamka badidood ayku dhibtesanyiin.
    Waanka sugena muuqalada kale mawadicdan laxiriirta Jazzakallah.

  • @sucaddahir8090
    @sucaddahir8090 4 года назад

    Masha allah mawduuc muhiim ah waye wax badan laga fa,idayo

  • @ahmedabdi7801
    @ahmedabdi7801 3 года назад

    Mubaarik hadi ruux aan ku daydo

  • @nicenice8120
    @nicenice8120 4 года назад

    ustaad waa la socotaa dadka topic ga eey jicelyhiin keep going

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 4 года назад

    Ustaad thnsks legend inagana kuwii qibrad kaaqaata allaha nagadhigo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @humeyramohames
    @humeyramohames Год назад

    Jazakallah kheyra akhii❤

  • @maamodixya5023
    @maamodixya5023 4 года назад

    Allaha ku barakeeyo Ustaad

  • @ubahyusuf7029
    @ubahyusuf7029 4 года назад +2

    Ustaad waad mahadsan thy .
    Ustaadii waxan ku weydiin lahaa Inan ayaanu wada soconaa inta aanan is baran ka hor jadwal ayaan lahaa , waxa aanna ku heshiinay inaan hal waqti wada hadalno , lkn mudo markii aan wada soconey waxa uu bilaabay inuu yiraahdo ani waqti xadidan I anfici maayo , run ahaan tiina ustaad waqti intaas dheer ma heli karo oo waan mashquul badanahay maxaan sameeyaa.

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 4 года назад

    Mahadssnid ustaad arintaan aad noogu so badi dhalnayardii oo dhan waxba isga walaaqan
    Mahadsanid bugaag aan Arimhaas naga anfci karana Noo so gali
    🥰🥰😍

  • @abdullahiahmedmohamed4067
    @abdullahiahmedmohamed4067 4 года назад

    Shukran Al-Ustad Mubarak Hadi

  • @naiimaamohamutt1536
    @naiimaamohamutt1536 4 года назад

    Mubarak Hadi Thanks Ustaad 👍💯

  • @beendiidmedia
    @beendiidmedia 4 года назад

    Waa sax fikradaha aad soo bandhigtay waxayna salka ku hayaan burbur dambo ruux isku hantihiin wax kulafahmaayo la xambaartaa (nolosha laladhisaa ) hadii aad iska indha tirto gadaal dambo kasoobaxayaan dhibaatada

  • @Susu1234
    @Susu1234 4 года назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خير معلم
    اتمنى من الله سبحانه وتعالى
    .ينفع بنا بنصيحتك شكران

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 4 года назад

    Alaahu amiin amiiin wallo jasakalah khrey wallo

  • @nasirichannel7268
    @nasirichannel7268 4 года назад

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay ustaad wan dadaaleyna insha'Allaah kheyrka Allaha ma wafajiyo.

  • @riyaanhaaji9306
    @riyaanhaaji9306 4 года назад

    Maasha Allah ilaah hanoo kaa daayo.
    Allahuma Aamiin

  • @mohamedabdisalan1709
    @mohamedabdisalan1709 4 года назад +4

    Horay usoco ustaad alle haku xifdiyo .

  • @abdulkadirbashir7856
    @abdulkadirbashir7856 4 года назад +1

    Waa xaqiiq ustad point aad inoo taabatey

  • @aminkhadar5984
    @aminkhadar5984 4 года назад +1

    Ustad wan ku salamaya
    Gacmuhu wa qalfofe qalpiga ku slmy

  • @maryanabdihassan9429
    @maryanabdihassan9429 4 года назад +2

    Wax badan ayaan youtube kaaga raadiyay lkn hadaan helay waa alle mahadii👏👏

  • @aadaabulislaam7880
    @aadaabulislaam7880 4 года назад +1

    masha allah
    mawduucyadan waa muhiim
    ustaad mubaarak noosii wad
    mhadsanid

  • @munamogeh6212
    @munamogeh6212 4 года назад +1

    Illahy Dartii ayan Ku jecelahy , jazakallah wll wax badan ayad no faaiideysay runtii waana mawduuc aanu u baahneyn wll Thanks wllky .

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 4 года назад +1

    mahadsanid ustaad barakow

  • @raqiasaed8469
    @raqiasaed8469 4 года назад +1

    Wa mahadsantahay ustaad, wa qodobo aad waqici u ah, aniga se waxan ku dari laha hal mid oo ad ila muhimsan oo hadan taa xal loo helina 3dexdan qodob aad ino shegtay adagtahay in lagaaro ama macna inesan samen laga yaabo. tas o ah; in xiliyada la shekesanayo qof walba uusan wejigasa saxda so muujinin.

  • @fartuun5991
    @fartuun5991 4 года назад

    Mansha allah Ustaad waxad ka hadashay qodobo muhiim ah qofku marka hore hadusan ka fiirsan hadhow bay dhibato kugu keenaysa ama aad ogaanaysa inaydnan munaasib isku ahayn

  • @sumayoahmed7675
    @sumayoahmed7675 4 года назад

    Aniga shukansiga ama hasawaha wn nacy maba fahmo mise any dad xun igu so hagagan ilahy wax kher qabo hanagu hagajiyo walal mubarak alle haku xafido adigane

    • @baryarevic6160
      @baryarevic6160 4 года назад

      Sababtu wa Adiga qof walba oo shukansi raba yuu kuso shukansi doonan,
      Lakiin adiga qofkii aad rabto wa inad shukansata oo aad donanta hadii uu xitaa shukansigaga rabin qofkas
      Tusale: qof aad ku tidhi alaab iso dookh oo ii keen waxu rabo ku keeni way wacnan karta xuman karta qali noqon karta,lakiin adi hadii aad dookhaga kuso gadto waxad ku qanacsanthy kaliya helysaa.

    • @sumayoahmed7675
      @sumayoahmed7675 4 года назад +1

      @@baryarevic6160 maya wllo saad wax mody ma aha aniga gabadh ban ahy nin uma hasawa tagi karo mise qof an irabin marad san karo wayo aniga la iguma tala galin xagas lkn waxan leyahy doq qof kanrabo wan so daweynayaa kan rabine runtan u shegayaa marka qofka dumarka ah wax ma shukansate wala shukansada taas garo tan labad inaad is fahamtan bey ku xirantahy aniga tas ayan ka hadlaye walal

  • @rukioadanmohamud4651
    @rukioadanmohamud4651 4 года назад

    Mashallah tabarakalaah wllky wax badan baan kafaiday kheer badan alaha kusiyo noso badi

  • @hamdasamriye3763
    @hamdasamriye3763 4 года назад +1

    Mash allah waxan u maleya inad ka hadashay guur tana waxad kaga hadlaysa hasawe insha allah guul ayaan ku jaraynaya

  • @amalhonest2052
    @amalhonest2052 4 года назад

    Shukrn ustaad wxd kahadashy moow duuc muhiim uah nolsha shukrn ☺️

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 3 года назад

    Jazakallah khayr

  • @somalinatures4251
    @somalinatures4251 4 года назад

    thnk you ustaad alle haku sharfo

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 4 года назад

    3 qodob oo muhiima ustaad sharfanid✊

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 4 года назад

    Runtaa ah adoon is baran inaadan cid kale baran karin,socdaalkii iigu dheeraa een galay waa kii aan isku dayay barashada nafteyda oo hada bilaw ii mareysa,inta yar een is bartay waxey iga dhigtay qof doorasho wanaagsan leh wax walbana aan daneyn ujeed cadna kaleh noloshaan gaaban markaan nafyaasheena barano baan noqoneynaa dad go'aamo gaari kara jazakallahu khayr walaalkay qaali

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 4 года назад

    My brother thanks masha Allah

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 года назад

    Wlo nobadii ariimahan iyo siida dadka leewax iskagabadalikaran waax kheyr Allaaha kusiiye

  • @aminamaqsud2254
    @aminamaqsud2254 4 года назад

    Ustad Allah a ku xifdiyo shukran

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue6344 4 года назад

    Allah haku barakeeyo ustaad

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha3304 4 года назад +4

    Yes follow your heart but take your brain with you

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 4 года назад

    M.Allah caqliga Allah hakuu barakeeyo

  • @sayfulahabdirashid2425
    @sayfulahabdirashid2425 3 года назад +1

    Mnshallh zxp for your Motivations and your knowledge that you’re sharing with your people.

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 4 года назад

    Masha allah mahad sanid ustd wanjeclahay inan kudha gesto waliba barnamijkii fikrad iyobuk xakukudan beyay barnamijkii

  • @ayanboqranchannel4669
    @ayanboqranchannel4669 4 года назад

    Mahadsanid ustad mubarak

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 4 года назад

    Aad baad uu mhdsan tahay macalin in badan

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 года назад

    Mashaa Allaah beenmaha

  • @mr.mohameddahir3917
    @mr.mohameddahir3917 4 года назад

    mawduuc aad muhiim u ah

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 4 года назад

    Ustaad waa ku mahad snthy sidda wcn aad inooga bogaadineyso qaldaadka badanaa Aan galno

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @aishayakub118
    @aishayakub118 4 года назад

    Shukran ustadh

  • @farahjamac9285
    @farahjamac9285 4 года назад

    Aad baad muhadzan thy ustaada