Sababta Hitler u Amaanay Diinta Islaamka Kadib Taageeradii Ciidamada Islaamka | Xulashada Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2022
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 40

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Год назад +6

    Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow Baari baad tahay oo Xaliim baad tahay waxaan aragnaa Rabbiyoow Gaalo wey noo tashatay waxayna heysataa kuwa unugul taladooda oo baabi'inteena jecel oo Soomaali ah ...Allahayoow Sharkooda naga qabo oo wadanka noo badbaadi oo Madax nooga dhig mid khayr qaba..Allahayow Soomaali ugargaar oo xoreee
    Aamiin yaa Allaah

    • @bulbulos
      @bulbulos Год назад

      hafsa galadu haday tashatay muslintashto ma waysen ilayn muslin mayaree galadu galnimododah alah wax kusiyay muslina muslinimadodah dhabka ma aha muslin walba asa wadankisa kow cadaw ku ah tas waxa udalalila somalida oo xita kitabki quranka benkashegay ayago culumo diinta yaqan sheganaya ilahay gal muslinba asa aburtay ilahayna gal lama jiro ee muslinka muslinka kale kajecel galada diinta quraankana cidwalbo qonkan kusugan jin wal insi buu quseeya tas ogow waxa iimuqatahgalo dinta qadata oo kuwii diinta udhashay ay ayagu bari donan diinta waxay qabto muslin wa xukun jcayl kibir iyo dhaqalo doon iyo qabiil wa inta muslinimad udhalatay uu nabi maxamed scws diinta garsiiyay marka walal waxba maskaxdadah hawarerin hada aniga yurub intan kunol ama intan tagay waxa idhibateyay af naftaydah qadan laha ama hadaba rabo wa dad muslin udhashay somali iyo carabah ha ugu badnate kuwa madow madow aminsana intan dhul cadan kula kulmay ayagaba nin cad igacunsiri san somaligana ad shegayso an qurbaha kula kulmay ninwalba ayaga igadaran ama igu soo daray suashu an iswaydiyo hada waxgala iyo wax muslina maba aqan iyo madow iyo cadan iyo somalinimdad shegayso intan qurbo jjogay inta wax fican aqliyana ankafaday wa cadan dhulki maka iyo madina cidamo cadana oo gala ninka carabka iyo ninka muslinkaba kajecel aduna jin wal insina iyoshadan iyo maligba alah iskaleh manta nin madow ama nin cad ama eshiyan ama carab qoftalo kubiri oo qadanayah wa cadan bal kawaran tas marka meshas waxa kacad muslin iyo madowba iyo somaliba xiligan jirta inay badankod ahlu nar yihin galka ilahaba noshegay lakin kuwankale ana kushega hada nool shaqshaqsi mahe mushtamac ahan wa ahlunar tas ana iga faid

  • @nasirqasaali
    @nasirqasaali Год назад +11

    Mahadsanid walaal sidaa noogu soo gudbisay waa heersare

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 Год назад +5

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin Thank 🇸🇴♥️♥️🇸🇴💕♥️🇸🇴💙

  • @cabdinuuraadan3303
    @cabdinuuraadan3303 Год назад +13

    {ان الله يريد بكم اليسر ولا يريد بكم العسر}

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @azooz1967
    @azooz1967 Год назад +3

    Horufadhi Media, aad iyo aad ayaad ugu mahad santihiin barnaamijyadan wacyi gelinta dhinaca taariikhda dahsoon naga siisaan.

  • @abdimalikak6541
    @abdimalikak6541 Год назад +4

    Mahadsanid mahadsanid eng yasin

  • @libaah2002
    @libaah2002 Год назад +2

    Xiriirkii darwiish iyo jermany

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 Год назад +8

    من كان يريد العزة فلله العزة جميعا اليه يصعد الكلم الطيب والعمل صالح يرفعه ❤💯

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад

      Fasiraadana inoo Raaci

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 Год назад +2

    Barnamijka 2021 Bn Dawaday Horufadhi media Hore lkn Xagan Bn lo so Raray thank xulashada

  • @caaqilcqc2241
    @caaqilcqc2241 Год назад +6

    Wad mahadsantihiin bahda horufadhi eng yaasin
    Rajadiina wanaagsn allah idin fududeyo

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад +1

      Injineer ✔ inj.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +4

    HORUFADHI TV 🎤✔️👍
    Barnamijka Xulashada Dunida Calamka 🎤🌐

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Год назад +2

    Masha Allah waa arin iga qarsaneyd ileen waa arinka loodaba joogo iqwaanka loona ugaarsanayo iyo sawabta falastiin looqabsaday yuhuudana ladajiyay wagarey wagar waxey aheyd tani taariikh iga qarsaneyd barnaamikan noosoobadiya

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад +6

    hadii uu run sheegayo inuu khiyaamo watay
    anigu waxan qabaa inuu diinta islaamka uga faaiidaysanyey si uu dunida qabsado

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 Год назад +2

    M.a

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Год назад +3

    BARASHADA CARABIDA DUCOOYINKA QURAANKA KARIIMKA KALO SOCDA BARTAN....

  • @mustafesagaale9979
    @mustafesagaale9979 Год назад +2

    Halyeyga dhiga

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Год назад +2

    Waa sababta ay reer galbeedka u difaacayaan yuhuuda markaa maxaa inla haboon?

  • @dhamme0
    @dhamme0 Год назад +2

    Hm tv

  • @duufaanahmed5893
    @duufaanahmed5893 Год назад +2

    Wewe

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 Год назад +3

    Hitler Muslim is qarinayuu ahaa

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 Год назад +2

    Hitler 😢😢😢😢😢

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +2

    😍🥰

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Год назад +1

    Hitler keligii ma ahayne Winston Churchil ayaa sida Muslimiintu u difaaceen imbiriyaaldooradii Ingiriiska iyo Wadanka Ingiriiskaba uu u ogolaaday inay Masaajido ka samaytaan wadanka Ingiriiska.Markaa Muslimiintu hadba qoladay raacaan ayaa aduunka haysta

  • @mahatcraxmanmaxamud9658
    @mahatcraxmanmaxamud9658 Год назад +1

    Colashada dunida Jimco walba noso gili

  • @ayaanleereg7785
    @ayaanleereg7785 Год назад

    Hitler nin Waaalan ayuu ahaay haduu dhahay diinta islamka fican diinta islamka waa diinta adunka ugu xun

  • @ilmaasalaalee9213
    @ilmaasalaalee9213 Год назад +2

    Marka diinta islaamka iyo caqiidati nazi waa isku mid,hadofkooda waa Inu Daka laayaan,adoonsadaan ,caruurta kuffisadan waye

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      Dad ku faraxsan NAZI iyo Hitler ka waran wax lagu faano ayey u maleeyaan ! Muftiga Falastiin iyo Boobka Karishtaanka ee Roman Catholic Hitler way la dhacsanaayeen

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      Diin Islaam kaliya ma ahee Diimaha kale xitaa waa Cunsuriyad iyo Sarreynta Ragga ayey ku dhisan yihiin Diimaha oo dhan ayaa ah wax ay dadka sameysteen mana jiro Ilaah dad lasoo hadlay