Sanadkan kii kahoreeyay. Dhalinyar iyo waayeel badan oo comments ka. Hamplyo ku soo qorayay maanta way naga hoseeyaan Allah ha unaxariisto. Kuwa sanadkan eebe uu ku simayna alle cimriga. Ha usiyaadiyo aamiinta dhaha 🤲
Marka guul la gadhay Badantan nacanka guxaaye Gobanimo anaa sheegan kara Goor iyo allayle waxba kama gurayn kuwaa laji gaadh bidaye Golabada dalkygiyo Dadka yoolka wada gaadhay. Ka go'aanta garabjoogoda Iyo gaylankoda gaal Islam calamkii garay una garaw maanta Guraydada calanyow inan galabta ka eego sharaf gaara bay ii tahee lulo bartaa guudka Gar alle sidan u raby u helay libinta an gaadhay Gudcur daba guluub laga dhex shiday geeska ban ahye U isaago alkumay dawlad gaara gobalada dalkaygiyo gurradayda calanyow inan galabta ka eego sharaf gaara bay ii tahee lulo bartaa guudka galad uu ilah keenayo lulo bartaa guudka ❤........... macnaha erday laaji gaadh biday shisheye ilaliyo gaylankoda shanqadhoda yool hadaf guradayda. Dushayda wixi an qalday hay shego 😂
Marka guula garey bataanoy bataa nacabka Guuxaye waxba kama Gurayan kuwanaji garbidey Gobonimo anaa shegan karo Shegan karo goor iyo leyl Wax kale wllhi ❤
Waxan hees lama odhan karee magac kale haloo bixiyo Ereyadda waa top Laxanku waa top Music waa top Codkuna waa top Happy 18 may dadkaygii iyo dalkaygi somaliland noow. ❤
Waxan hess way dhaaftay wlhi bilahi ❤🔥✌🏻
Raxma Hassan 👋🏼🩷
Just wow ❤
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🇸🇱👌
We love you dhamaan Landers 💚🤍❤️ from Djibouti 🇩🇯 ❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
⁰0❤@@MubarakIsmaiLSD
Ha jabin oo ha liicin jabuuti ma jabuuti buu jeexaygii yaalaa ma jabuuti buu jacaylayagii yaalaa ❤walaalo jira from somaliland
Congratulations duriyadda keep going from puntiland 💙🤍💚
Thanks a lot.
@@khadarawilfaarah5578 thanks🥰🙏💯
Mahadsanid inader ❤❤
Rer putland qalipiga idink jecel nhy❤
@@mazCuudmohaN mhdsnid sido kle❤️🔥🌸
Rer soomaaliland Hambalyo maalintiina Dad Aan jeclhy sharaf iyo karaamo kunolada from🇸🇱
❤❤
❤❤❤❤❤ gob
Sanadkan kii kahoreeyay. Dhalinyar iyo waayeel badan oo comments ka. Hamplyo ku soo qorayay maanta way naga hoseeyaan Allah ha unaxariisto. Kuwa sanadkan eebe uu ku simayna alle cimriga. Ha usiyaadiyo aamiinta dhaha 🤲
Aamiin aamiin wllo
Aamiin ❤
Aamiin wll mcn ❤
Aaamiiiin wallo qaali
Aamin ❤❤❤
Gobonimo anaa sheegan kara Somaliland ❤
Waa guleed Simba oo idinka soo salamaya 🇬🇧🇬🇧🇬🇧 happy 18 may
Cida somaliland aqoonsan like sara
adinku is aqoon sada bes😂😂
Ayejjozghsush😢😂🎉😢@@isramaxamed4963
Congratulations Duriyada keep going from OG 🇬🇲
Waxay gambian kan somaliga garanaya 😳 🇬🇲
@@Yacoubmahatt😅😅😅😅😅😅😅😅
guuuul reer soomalildn
MAXAA SIDAA UGU FOGAATEEN HAMPALYADINA MAKA DIDEEN AX AX ALOOW QALBIGA IDIIN DHAY DADKAYAGIYO NAGU CASIBOY TIHIINE FROM GALMUDUG@TeamSaadiq
@@SagalMohaned Kalmada Caasi ma taqaanaa. Waa qof waalidkii ku amar diida. Ma waalid baad ii ahayd.? Maxaa inaha dhaxeeyay?. Somaliland from 1886 - 1960 waxay ahayd British Somaliland Protectorate. 1960 26 June xornimo ayaan qaatay anigoo heli kara inaan halkayga joogo waxaan ku hamiyay in 5 Somali la isku keeno. 1- Somalia, 2 -Djabuti, 3- NFD Kenya 4- Somaliland 5- DDS Ethiopia. Mar hadii la waayay 5 Somaliyeed oo Djabuti wadan gooniya noqotau 1977. Waxay Garteen dadka reer Somaliland inay dib ula soo noqdaan xoriyadoodii. Meeshan caasi ma jirto taariikhda fahan.
Ala duriyada jecliyaa form puntland ❤❤😅
♥️♥️♥️
Mahad sanid❤❤
Burburkii ka dib ma waxaad granysaa hal-abuur ka khatarsan Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax walle waa libaax ❤😊
Masha allllah abwaaan labsaalax nolow❤
Aad iyo aad waa talent odaygu cumaamadiisa lama haysnkaro ❤
Hambalyo iidoorow from darawiishta ❤❤❤
Wakaa qabna huwaneey wll😂😂❤😊
😂😂😂 Haye
Guul
Wxs by xiryaan landheerahaa hamblyo dadkygi heesta io ciidaba wn idinla darremayna from🇸🇱
Gobonimo ana sheegan kara intina kale 🤫
Goosha fanka Aragsan💚🤍❤️
Ugbaadey Abaayo is astur
INSHA'ALLAH illahey haku soo xanuuniyo
Dadakaygii layga beeroow eid wanaagsan, sanad guuro wacan 34 sano oo qurux oo nabada oo badhaadha oo nolol wanaag oo dhaqaale iyo dhameena larag rogayaa iyo samaan oodhan baynu jirnaa allow mahadaaa. 😊❤
All soomalilandera like 🎉❤
❤
Calankeenu hajiro
Xawadle waa nahye lkin isaaq Kama kaftoma 💪🇭🇺🇸🇧🩸🦁💕👑💋
Laabsaaalax sooo rogaaal celi heesuhuuu laxanka saaaro waaa 100%
Xtaa ereyada isagaa leh
@@ClxakiinXasan-dt9yt hhhh haaaa markii danbe arkay lkn laxankiisa mrkiiba grtey Abwaan culus weeye + Xil
30 ka may yacni bishaasoo dhan waaa in maalin walba Hees Qaranku sooo baxdo 30 abwaan ee ugu fiican ereyoh diyariyan .
@@mohammethsuleiman9620 haa zxp
M.a reer shikh isaaxq waa mid dhigu biyo maah ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal is astur dunida waa laga tagayaa
She is not naked, warya. Somali hijab baa waalay, but they will do all the sins.
Happy 18 May Somaliland From DDS🙏
Mahad sanit wll❤
♥️♥️😊
mastafe
mustafe siciid
Thanks 🙏 bro where I am from DDS Harta sheekha hhh
Ereyada baa cajiib ah
Laabsaalax wxu waa hibo
Nina wuu qasbayaa
Nina ma dhibayo
Xilo Laabsaalax
Ugbaad maxamed abdi argsan inaag reer sheekh isaxaaaq intay qarabadab ayey shaki ka jirtay intahay klin qacabaa ka yeedhay nacabkii happy 18 may all landers 💚🤍♥️🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚
Somaliland inta taageerta ee jecel karaamo kunoolada guushayada sida ujeceshihin anagun idiin jecelnahay❤❤❤❤❤❤🎉
Ala dhiiga Ala dhiiga somaaliland guul 💚 🤍❤
Heesta kaliya miisanka culus ah ugbaad maxamed abdi aragsan❤
Number One😁 Happy 18 may dadkayga💚🤍❤
Cadceed baa tumey heestan waykacaysaa cadceed heesuhuu tumo waa top
Soomaaliland 💚🤍❤ Soomaaliland
Heesta ugu miisanka culus sanadkan midhaha culus markan arkay ayaan gartay in nin wayn isku kala bixiyay 😮❤
UGBAAD ON THE BEATS❤🎉🎉 AL INADERIYA
Soomaaliland Gul Gul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gobanimo anaa shegaan kara ❤happy 18 my 🎉somaliland ❤
Hooygii Fanka...landerr😍🖤
Reer somaliland happy 18 may
I can't wait ciideena💚🤍❤️
Xildhibaan abwaan laabsaalax laba sano kadib kusoo dhowoow fanka 😩🙏🏽
Waw erayadii iyo laxankii xil.laabsaalax
Xidigta Fanka Casrigga ah Ugbaad yar
Happy 18 may All Landers
Markaad fanka aduu leedahay 20 heesood mar Soo saraysaa 🎉🎉 happy 18 mey❤❤❤❤
Ruug cadaagii soo rogaal celi xil laabsaalax ugbaad iyo waqal happy 18 may🎉❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ geeesiyada ugbaaad wan ku wata ina adeer
Cajiip waqalka duula iyo ex abwaan iyo boqoradii xidigaha🎉🎉hees weydhaaftay waxaan
waxan hees wa dhafta walhi wan ku watà ❤❤❤👍
Wa n wata heesta
Happy independence day to you our brothers and sisters in Somaliland ❤️❤️
Waa sugaynay ugbaad day❤
Faqashtii bay togatay shalay sacabka u tumaayay ee islahaa xadhiga ka faa idaysta
Congratulations duriyada from deriska xlasha puntlnd ❤
Waxba kaama gurayaan kuwaa laaji ( AMISOM) gaadh bidaye. 😂😂😂😂 Awbaan Laabsaalax waxba lagama qaban karo. ❤❤❤❤
Wwwww😊 Wanderful amissing dariska xalasha ah. Cimamadina Lama haysan karayo ❤❤❤❤
Happy18may Somalian From DDS🙏
Ugbaad aragsan inaadeertay farxad kuwaar inaadeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤100
Inanta daaya Ugbaadeey is astur inaader from odey ciyaala jigjiga yara
M.a boqorada hees somali land ❤❤
Duriyadiii sharafta🦁🫶😘
Inantan fanka waa haysata kooto bayna ku xidhatay sanadkan maanta ah
Sumad gaara bey ii tahee lulo bartaa guudka Well done ugbaad long life somaliland ❤❤❤❤❤❤
Congratulations duriyada I am somalilandr lkn.from New York
Marka guul lagaadho ayay bataan nacabka guuxaye
Waxba kama gurayaan kuwa laaji gaadh bidaye
Gobonimo ana sheegan kara goor iyo layl 💪
Masha Allah ogbad❤❤❤❤
Hambalyo somaliland from scc❤🎉
Qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Great, deep song. Love it. Happy May 18th to all my Landers. ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉💚🤍❤️🎉🎉🎉💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️❤️🩹
Ugbaad Waxay Surwaalku Yeeelku Waa Heees Somaliland Intaasad Cafis ku tahaay inader mcn ❤🎉
Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Happy 18 may Somalilanders from geedo
Ugbaad aragsan waa muwaadinad dhab ah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Libaaxi wuu gurxamayaa
Nacabkii guxayoo
Talo aan ku giijiyee
Inta aanu guudka kugu qaadan
Garo awooda naftado
Garaaco soo xidho
Gurigii hooyada
❤❤❤❤❤❤
Somali land lady's are soo beautiful .❤❤❤❤
Ereyada lyrics qof iigu soo qora ma helayaa. LANDERS💚🤍❤
Marka guul la gadhay
Badantan nacanka guxaaye
Gobanimo anaa sheegan kara
Goor iyo allayle waxba kama gurayn kuwaa laji gaadh bidaye
Golabada dalkygiyo
Dadka yoolka wada gaadhay.
Ka go'aanta garabjoogoda
Iyo gaylankoda gaal
Islam calamkii garay una garaw maanta
Guraydada calanyow inan galabta ka eego sharaf gaara bay ii tahee lulo bartaa guudka
Gar alle sidan u raby u helay libinta an gaadhay
Gudcur daba guluub laga dhex shiday geeska ban ahye
U isaago alkumay dawlad gaara gobalada dalkaygiyo gurradayda calanyow inan galabta ka eego sharaf gaara bay ii tahee lulo bartaa guudka galad uu ilah keenayo lulo bartaa guudka ❤........... macnaha erday laaji gaadh biday shisheye ilaliyo gaylankoda shanqadhoda yool hadaf guradayda. Dushayda wixi an qalday hay shego 😂
Eryada waxa iska Leh xil laabsaalax
Marka guul la gadhay Badantan nacabka guxaaye Gobanimo anaa sheegan kara Goor iyo allayle
waxba kama gurayan kuwaa laaji gaadh bidaye. gobolada dalkygiyo Dadka yoolka wada gaadhay
ka go'naanta Garabjoogsiyo gees uwada jeedka iyo gaylankoda shacabka gaabis laga wayay
Gaal iyo islaam calamkii garay
Una garaw maanta
Guradyda calanyow inan galabta ka eego sharaf gaara bay ii itahee lulo bartaa guudka galad uu ilah kenayow lulo barta guudka 😮
Gar alle sidan raby u helay libinta an gaadhay Gudcur dama guluub laga dhex shiday geeska ban ahye
U isaag oo alkumay dawlad gaara
Golabada dalkygiyo Dadka yoolka wada gaadhay ka go'naanta
Garabjoogsiyo gees uwada jeedka iyo gaylankoda shacabka gaabis laga waaye
gaal iyo Islam calamkii garay una garaw maanta
Guraydada calanyow inan galabta ka eego sharaf /sumad gara bay ii tahee lulo bartaa guudka ❤ ..........macnaha erday laaji gaadh biday shisheye ilaliyo gaylankoda shanqadhoda
Yoolka Hadaf
Guraydada Dushayda isheega wix an qalday 😂
MARKA GUUL LA GADHAY BADANTAN NACABKA GUXAAYE GOBANIMO ANAA SHEEGAN KARA GOOR IYO ALLAYLE WAXBA KAMA GURAYAN KUWAA LAAJI GAADH BIDAY
GOBOLADA DALKYGIYO DADKA YOOLKA WADA GAADHAY KA GO'NAANTA GARABJOOGSIYO GEES UWADA JEEDKA IYO GAYLANKODA SHACABKA GAABIS LAGA WAAYE GAAL IYO ISLAAM CALAMKII GARAY UNA GARAW MAANTA GURAYDADA CALANYOW INAN GALABTA KA EEGO SHARAF GAARA BAY II TAHEE LULO BARTAA GUUDKA GALAD UU ILAH KEENAYOW LULO BARTAA GUUDKA❤
GAR ALLE SIDAN RABY U HELAY LIBINTA AN GAADHAY GUDCUR DAMA GULUUB LAGA DHEX SHIDAY GEESKA BAN AHYE U ISAAGAY GAAR OO AlKUMAy DOWLADANIMO GAARA GGOLABADA DALKYGIYO DADKA YOOLKA WADA GADHAY KA GO'NAANTA GARABJOOGSIYO GEES UWADA JEEDKA IYO GAYLANKODA SHACABKA GAABIS LAGA WAAYE GAAL IYO ISLAAM CALAMKII GARAY UNA GARAW MAANTA GURAYDADA CALANYOW INAN GALABTA KA EEGO SHARAF GAARA BAY II TAHEE LULO BARTAA GUUDKA ............macnaha erday laaji gaadh biday shisheye ilaliyo
GAYLANKODA shanqadhoda
YOOLKA Hadaf
GURAYDADA Dushayda 😂wixi an galday ha la saxo
Guradayda Calanyahoow inaan galabta kaa eego,
Sharaf gaar ahbay ii tahee Lulo bartaa guudka,
Sumad gaar ahbay ii tahee Lulo bartaa guudka,
Galad uu Illaahay keenayoow Lulo lulo lulo lulo lulo bartaa guudka. ... intaasaad iga gudoomi Lyrics-ka heesta. Happy 18May...
Wooooow waxan lama isha karo wa hees ❤❤❤❤
Waxaan hees way dhaaf tay🎉❤
ina ader tay mcn argsan❤❤ muwadinad dhab ah boqorda codka gusha fanka argsa
Marka guula garey
bataanoy bataa nacabka
Guuxaye waxba kama
Gurayan kuwanaji garbidey
Gobonimo anaa shegan karo
Shegan karo goor iyo leyl
Wax kale wllhi ❤
Gobanimo Anaa sheegan kara landers❤
Guuradeyda calanyahow inaan
Galabta kaa eego
Sharaf gaara bey ii tahe lulo
Bartaa guudka
Sumad gaara bey ii tahe lulo
Bartaa guudka
Galad uu ilaah keenayow lulo
Bartaa guudka💚🤍♥️
Happy 18 may Somaliland 💚🤍♥️
Guul soomaaliland wan jecelhy dalkan ❤❤
Gurmad uu ilaah keenayow lulo bartaa guudka.
Happy 18th may💚🤍❤️🫡
Kkkkkkkkkkkk
Gobonimo anaa sheegan kara goor iyo Aleyl dhe💚🤍❤️✊️
Hees waa dhaaftay tan❤
Somaliland's super star 🎉🎉🎉🎉❤❤Much respect 🙏 always 👏 🙌
Tani Hees waa dhaaftey xidigta fanka ugbaad🙏🏽
Miisanka culus ugbaad aragsan iyo abwaaan culus laaabsaalax💚🤍❤
nin weyn baa erayada iska leh🎉❤
Waxba kama guryan kuwa laji gaadh bidanye❤❤
Happy 18 may tolkaa qaaligaa meelwalbad ka joogtaan sannadkan cumaamadiina lama haysan karo❤❤❤❤❤❤
Intaan Ugbaad arkayay waa heesti ugu labaad ee aan ka helo😊😊
❤Nacabka ugbad ha jabo❤
Ugbaad aragsan waa mucjisada fanķa " waqal ❤
Ax wllo is astur wllo mcn
❤Ubgad Aragsan Boqorada Codka❤
Gobonamo anaa sheegan kara
Hanbalyo hanbalyo calnkeyga iyo shacabkeyga
Ciid wangsan sanad guuro wacan 34
Sano oo badhaadhe , nabad iyo barwaaqo leh
🎉🎉 soomaalilnd 18 may🎉🎉
Xildhiban laabsalax sugaanti ma wadanimo isugu kenay❤❤❤❤❤
Masha.aalaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Great too see one of the best singer of the G36
Galada uuilahay keenayow lulo bartaa guudka soomalilan inolato💚🤍❤🤍💚❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤
Waxan hees lama odhan karee magac kale haloo bixiyo
Ereyadda waa top
Laxanku waa top
Music waa top
Codkuna waa top
Happy 18 may dadkaygii iyo dalkaygi somaliland noow. ❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Waaaaaaaw waaaaw ugbaad argsan mahadsanid inaader qaali meel baad nagataala woof dhiigu biyo maaha❤❤❤
Naag morgan u tagtay heestayda marabno
Walashay ugbaad hore usoco 💚🤍❤ 💚🤍❤ 💚🤍❤
Ugbaad maxamed cabdi faarax🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Boqorada fanka aragsantayda❤