XIL MAXAMED ABIIB OO KHUDBAD XASAASIYA KA JEEDIYAY GOOB AY ISKUGU YIMAADEN SHANTA SOMALIYED FIQINA U

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии • 149

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 Час назад +9

    Nin rageed!!! Fariiid fariid dhaley!!!! Muse Bixi alle ha barakeeyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼Somaliland ♥️

  • @fadxanoraabdilaahi1351
    @fadxanoraabdilaahi1351 52 минуты назад +1

    Masha ALLAH xildhibaan muxamed abiib hadal yaqaan❤😊

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 часа назад +5

    Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @somaliwaterplumbing1
    @somaliwaterplumbing1 2 часа назад +7

    Masha allah xil abiib waa geesi Qaran somaliland guuuuuuuuuuul

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 часа назад +10

    Mashaa Allah, Xil. Maxamed Abiib waa waa geesi waddankiisa Somaliland jecel ❤❤❤❤.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Час назад +3

    Abiib Ismacil Omer Geele ayuu La hadlaya ❤❤

  • @MaxamedAli-i4j
    @MaxamedAli-i4j Час назад +2

    Mardambe abiiboow muse ha soo hadal qaadin wanzzg iyo xuman hadii kale ku tl gal waxaan kuu wa aadan i filayn

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 2 часа назад +4

    dee mucaarad ma tihid haddee bilaacaleeg muuse biixi faraha ka qaad ina abiibow iyo waddaniba waxaad ku faanaysaan iyo dawladnimadaba waa raggii asaaska u dhigay muuse biixi SNM intii dhimatay ilaahay how naxariisto oo janada haka waraabiyo inta noolna cisi iyo sharaf ku noolaada somaliland guul iyo gobonimo

  • @DuranIbrahin
    @DuranIbrahin 2 часа назад +4

    Mashaalah
    Xil. Abib
    Libaax dhalay

  • @feyslf1226
    @feyslf1226 Час назад +3

    Maqaaxidan heritage. Kalmad. Run ah ama Daacad ah waaa midii kowaad. Ee kamaqlay. Abid ✅

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 32 минуты назад

      Waa tan keliya ee dhegahaaga u fiican 😂😂😂 waa caqliga snm ta

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 3 часа назад +8

    Manta WA mawadin abib

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 2 часа назад +4

    Geesi mahmed abiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

    • @MR.GUULAAMO
      @MR.GUULAAMO Час назад

      Ka badda soomaaliya kujiraa kabadan ee zxp ma intii Kenya sidaad uga ceshanlaheydeen aad kufikirilaheydeen baad kufikireysaan sidaad somaliland uragaadin laheydeen
      ●Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waa.

  • @ZaynabMoh-s2z
    @ZaynabMoh-s2z Час назад +1

    Guul soomaalilaad 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Час назад +1

    Mashallah

  • @CaishaMahamed353
    @CaishaMahamed353 Час назад +1

    fariid masha Allan

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 Час назад +4

    Oo si fiican buu uhadlaye maxay ku edaynayeen

    • @gaagaale1528
      @gaagaale1528 23 минуты назад

      Ujeedka kulankan Heritage loo qabtay wuxuu ahaa Amniga Gobolka oo loola jeeday sidii loo burin lahaa Is-Afgaradkii u dhexeeyay Somaliland iyo Itoobiya.Hadalkan Maxamed Abiib waxaa keenay inuu Somaliland nin u hadlaya iska dhigo kadib markii shalay aad loo falanqeeyay Shirka uu ka qaybgalay.Inta inoo muuqata waxa ka badan inta qarsoon.Meel aan lagaa ogolayn jiritaankaaga Dawladnimo khudbad aad ka jeedisaa maxay soo kordhinaysaa.Meel aan la ogolayn in Heesta Calankaaga la ga tumo balse la ogolyahay Heesta Calanka Soomaaliya.Haddii wada-hadal Somaliland la galayso Soomaaliya waa inuu noqdaa mid Agenda Dawladeed oo si fiican looga baaraan degay balse maaha in kolba Xildhibaan yar oo wuxuu samaynayo aan la ogayn iska tago Shir lagu hagardaamaynayo Dalkiisa.

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 9 минут назад +1

    Qof 2024 la adoonsado wasiir fiqi miyuu ujawaabi karaana in uu aduunka isku xabaalo ayaa uroon

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 часа назад +3

    4/5 waxan hubah in u radinayoh gelah moryan nabar kaleh kk hadbah shir Ha idin qabatoh khatrah geleh

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 2 часа назад +3

    Huwantii qalbaduu jabiyey walee

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Час назад

      ​@@xiin1535oo shidaalka somaliland ma hooyadiin baa leh .qasab baanu ku helaynaa ictiraafka.waxba idinka waydiin mayno .

  • @mustafeali14
    @mustafeali14 29 минут назад +1

    Xaarweyne

  • @daus4315
    @daus4315 Час назад

    Maasha ALLAH Mohamed ABIIB nin rageed Garanaya madal walba hadalkeeda.

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 2 часа назад +2

    Masha allah mahmed abiib…
    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

    • @IdilCabdi107
      @IdilCabdi107 Час назад

      @@xiin1535baacle adeer shiidaalka anigaa Allah isiiyey miyaad suuxi shiidaalka waxa leh somaliland

  • @hiboidriss
    @hiboidriss Час назад

    Mahamed abiib wa halyeey la hubo oo gobtan halyeey uu ba sidan uga hadla is huba waliba❤❤❤❤

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 часа назад +2

    Subxanalaah waar Anaga hanoo xayaysiin kan ee iska Aamus wuxuu doonay waa la ogyahay

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Час назад +1

    Mansha.allaah

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 38 минут назад

    Long life snm iyaga qoray dastuurka iyaga soo celiyay wadanka iyagaa yidhi hala dagalamina argosanina harti iyo gadabursi midna waa degankene snm allow dhowr kuwa nool kuwii dhintayna unaxariiso

    • @SG-wk3is
      @SG-wk3is 34 минуты назад

      Aamiin yaa Allah ❤

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 33 минуты назад

      Bahaa bahaadaasi meel ay ku qoran tahay lama hayo dadka harti iyo gadabuursi ee la laayey ma shayaadiin ayaa laayey naga soo hubi waxaad qoreysid

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 19 минут назад

      ​@@Abdikanijibril ader mantad dhalaty aduye orodo kuwi ku dhalay so weydi siday tarikhdasi udhacday wax anad ogayn ha iskga so cabaadine mnta halkn kumaynan wada hadlaynayn hdi ragasi anay dadkodi cadawga la kla dgex dhigay cafis u muujin

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 19 минут назад

      ​@@Abdikanijibril
      Snm waxa xoreeyay Hawiye.
      Dhulka oo bilaa dawlad ah ayay soo galeen kkkkkk
      Xaar wayne

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 12 минут назад

      @@karimhasan8967 sxb kuma habaarin kumana caayin suaal ayaan ku weydiiyey hadaadan jawaabteeda hayn in aad aam😅😅😅ustaad ku qurux badnayd quruxey

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i Час назад +1

    Waa Fariid Fariid dhalay

  • @اممحمدالبرعاوية
    @اممحمدالبرعاوية Час назад +1

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @Xawo1020-zr9yw
    @Xawo1020-zr9yw 2 часа назад +1

    Abiibow ha iilan

  • @fahima6186
    @fahima6186 Час назад +1

    5 ta Somali macnaheedu maaha 5 dowladeed ee Somali ah ayaa ka jira aduunka 😊Isaaq😅

    • @Burcolove
      @Burcolove Час назад

      5 somalia dhoocil yar oo qabil madax maray noo tilmamimayso ee xidigta calanka ku taal soo qeex

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 58 минут назад

      Naa yaa wax kaa waydiinaya somaliland waa qasab sankaanu idiin duraynaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudHaybe-x3y
    @MaxamuudHaybe-x3y 58 минут назад

    HANBALYO XILDHIBA M.ABIIB MUWAADIN DHAB AH, MAANTA WAAN KU GARAB TAGANAHAY,ANAG A OO KA MIDA XISBIGII LAGA GUULAYSTAY.

  • @HousseinsouléimanHoussien
    @HousseinsouléimanHoussien 57 минут назад

    ❤❤❤

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 9 минут назад

    Maamul goboleedkii khaatumo shirka wuu fadhiyaa yaa diidi kara

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 4 минуты назад +1

    ❤💚✅😁👍😄🌹

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 Час назад +1

    Wlhy meelshaad ku nooshahay baad wax ku tahay Abiib weligiiba ha qayliyo isagaa uun baa fekerkiisa ka hadlay sxb

    • @_faatax
      @_faatax Час назад

      Qac baa lagaa yeedhsiiyey

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 44 минуты назад

    Waan wada dhameysatay.
    Laba arinbaa iga soo baxay.
    Willkan waa daacad lakin rag daacadi oo siyaasiyiin ahi ma fadhiyaan . Taasi waa Maya
    Ta kale tarjumaad wanaagsan buu s.land Ka bixiyey .
    Waa muwadin runsheeg ah

  • @AwilAmin-wy3jn
    @AwilAmin-wy3jn 2 часа назад +2

    Ciiro gullll 😂😂😂❤❤

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад

      miskiin hadasoo toosay oo guulshu ku cusub tahay oo guushuun hadamaqlay kkkkkkkkkk ciro guul muuse guul waxala odhan jirat xiligii dorashadu socotay waala tartamay ciraana guulaystay ma ciro guul baa lagu qoslaa waadaiga qoslaye

    • @SubeerAbdirahman-j6y
      @SubeerAbdirahman-j6y Час назад +1

      ​@@xiin1535 Bilaa caqli gaajo dishay wr baahida meelaha lafadhiiso afdheery tan waxqaadimayside duliyahow

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 2 часа назад +1

    inkastoo ciro wax jooga iyo wax dhintay aanu kala ogeyn

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад

      @@xiin1535 Shiidalba iyadoon la sheegin baanu ictiraaf rebanay Intaynaan isku darsanawaa nala ictiraafay anagaa kuu nimi anagaanakaa noqonay

  • @SaynabCrahmaan
    @SaynabCrahmaan 5 минут назад

    Geesi qaran geesi geesi dhalay

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Час назад +1

    Waa beentii waa basaas waxa uu is leeyahy yaan lagu fahmin ala ku qabay akhas jabuoti waa jeel dadkiisii ku hoobtay

  • @LuulLuula-wb3qm
    @LuulLuula-wb3qm 2 часа назад +1

    Geesi guulayso

  • @Nimcodegan-c5z
    @Nimcodegan-c5z 2 часа назад

    Abiib waa Hayley runta ku dhinta reer somaliland markay Ayey garan inankaa

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Час назад

    Maxamed Abiib oo isku dherariyey Muuse Biixi Cabdi isagoo leh Somaalidu fogaynayey, kuwuu iska waabiyey ayaad hoos joogtaa oo aad isu dhiibtay...

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Час назад

    Maxamed abiib waa doqon wuxuu ag fadhiyaa rag aan somalilan arki karayn oo calankiisii agdhigin markaa inuu ka dhex hadlo may ahayn because wuxuu u eegyahay nin baryootamaya oo leh hana aqoonsanina ee na marti galiya akhascaleek shame on you in abiibow.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Час назад +1

    Munaafaqnimadu waa xaaraan ilaahay ma jecla laba wajiile geele ayaa kugu shubtay

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 2 часа назад

    Horta xildhiiban maxamed abiib waxa shirka loogu yeedhay in laa yidhaahdo somaliland baa lugu xidhii adigo ka aarsanay oo wax la mid ah midnimo somaliyed inuu halka gaa waramo halkaa uu xaalkuu noqdo maas baanu daad kala hadhnay inuu xaalki fiqi iyo kooxdiiisu noqdeen xildhiban abiib somalilander saafiya inaad cadeysatay

  • @AwilAmin-wy3jn
    @AwilAmin-wy3jn 2 часа назад +1

    Somaliland guuuulllllll inshallah ❤❤❤😂😂

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 часа назад

    Maxamed qaaa qof aftahan ah.
    Madzxwayne ayuu ku fiicnaaa.
    Kuwa uqdada qaba ee ka daba yuusaaa waa Habar Awal oo qaba uqdad Gedabiirsay.
    Waa kuwa lafa sita ee ku macaasha cayda dadka kale.
    Waa Reer Abaarso.

    • @faisalosman9906
      @faisalosman9906 2 часа назад

      Hadalkaasi waa gaf ha caayina ummad dhan oo sharaf leh.

  • @SulekhaYusuf-y1h
    @SulekhaYusuf-y1h 2 часа назад +4

    Abiib waa ninka kaliya ee isaga awgii 😂😂😂😂😂😂 borma madax no sary madqxwaynuu uqalma kadhadhkayagoo dhan isagaa len form G36❤❤❤❤

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Час назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Час назад +1

      G36 kursiga way saari Kari waayeen cirro .anakaa kursiga saarnay .anaka oo habarjeclo ah.g36 habarjeclo ayaa saartay.😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @SulekhaYusuf-y1h
      @SulekhaYusuf-y1h 59 минут назад

      @abdihakimahmedjamanuur8999 hj beerka ka ogsoday lkn wilka nio waa gesi xiniyo leh walhi wan tagera kkķ xashiginana wan sitaa hj reer abtigay

  • @canabadamjaamac7371
    @canabadamjaamac7371 37 минут назад

    Isaga ma waxa loo diray soomaalilaan mise soomaliya in uu ka hadlo iyo jabuuti waa nin lacag cunay hadalkiisu badana waa badow aan weligii shir ka qayb gelin soomaaliya ayuu na hor dhigaya ilahay wuu ku arka

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Час назад

    M Abiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idirisxaashi8965
    @idirisxaashi8965 Час назад

    Hadalka mohamed waa la jarjaray😂😂😂

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @AminaMuse-p5k
    @AminaMuse-p5k 2 часа назад +1

    Ruqi ooyeye, iyo fiqi cuqdad waa isku.mid

    • @abdikamil7627
      @abdikamil7627 41 минуту назад

      Sacab cadeed laguma qorin karo. Ninkan geesinamiddisa lama qaran karo.
      Amina bukaaneey - waxay ahayd walaalkaa somalind inaad ku faraxdo.
      Allah ha ku caafiyo

  • @warsansiciid9948
    @warsansiciid9948 6 минут назад

    Inan gumeed soomaali uma baahna

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 2 часа назад

    waxaa guul ah maxamed abiib inuu arkay waxa herejeet loo sameeeyey iyo shaqaada laguu hayo oo ay tahay in loogu shaqeeyo dawlada fadaralkee somaliya danaheeda iyo kuwaa jabuuti waa kaaf iyo kala dheere taani waxay tusaale caad uu tahay qof kasto somalilander ah oo wali amiin san in laa heeli karo xaal laga gaadho somaliland iyo somaliya halkaan laguma hayo

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 3 часа назад

    RUQI OOYAAYE BADAWSANAA سبحانك يا العظيم 😂😂😂😂😂

  • @manineima4398
    @manineima4398 2 часа назад

    Guul iyo gobonimo somaliland/ Guul iyo gobonimo abib

    • @xiin1535
      @xiin1535 2 часа назад

      Sabata ay u raabaan icraafka waa Shidaal badan ee ku jira somaliland yaaka yeelaya marka

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Час назад

    Mohamed Abiib 5 meesha waxaa loo sameyay nacaybka 5 Somalied 2 calan uunbaa loo beeswax Calankaga way ka soo horjeeda HERITAGE

  • @Burcolove
    @Burcolove Час назад

    Ninkan waxa uu turjumaya xoriyad hadlka qof kale oo meeshan jooga uma hadli karo

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 минуты назад

    Ina abib wuxu dhaga hadal ku jarjaray ninki maqaxidanba iska shitay ee ina geele 😂😂 mar danbe kan uyeedhan maayan balayay uyeedhen 😂😂

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Час назад

    Xildhibaan xalka kawad ada kasareeya kana dalwanaagsan kuwan iswaynaynaya fiqi iy

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    In Abib wlee huwnati Somaliland kaso horjeda beenta akhriyeysay ayuu qalbada jabiyey

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 2 часа назад

    Manta qalbadu jabiyaaay huwanti somali shegtaaa oo dhan wixi donaba muse haaku mucarade

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 37 минут назад

    Naclaa adiga iyo somaaliyaba Ku yaale ina abiiboow ord xamar Iska xaadiri ha Ka dhex barooran somaalilaane

  • @maxaadan9345
    @maxaadan9345 Час назад

    Yaa dirtay?
    Yaa sun loo qooshayaa?
    Ummaddani miyaanaay hogaan lahayn?
    ma inan yar baa afduubay?

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Час назад

    Muuse utagay isdaad

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 часа назад

    Sababta aad u rabtaaaan inaad gooni u goadaaan waa Shidaalka badan ee ku jira somaliland

    • @_faatax
      @_faatax Час назад

      Markaana😂😂😂😂😂

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 20 минут назад

    Isku xishood daba dhilif

  • @ayanle68
    @ayanle68 2 часа назад

    Socnay zxp Somaliland

  • @mustafejirde4620
    @mustafejirde4620 Час назад

    Beeenale

  • @abdirahman292
    @abdirahman292 54 минуты назад

    future president of Somaliland

  • @hansamejama4532
    @hansamejama4532 Час назад

    War dawwladii la dortay awwaaay ayaa dirsaday inankan yaree buryo qabkaa ala maxaynu the cidwalba ujabaynaa.

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Час назад +1

    Ooyaayewaahuwan

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 52 минуты назад

      Qac buu kaa yeedhsiiyay .waa somalilander .cashar buu siiyay yamyamta iyo qadaadweynta.😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedMaxamuud-k6d
    @AxmedMaxamuud-k6d 32 минуты назад

    Hooyadaa muuse was

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 10 минут назад

    Barooortiisiibuu bilaaaabay ilmada yaxaasaska haaaaaah

  • @AwilAmin-wy3jn
    @AwilAmin-wy3jn 2 часа назад +1

    Somalia down 😢😢😢😢

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 Час назад

    Calankiinu waa kee

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 Час назад

    Waxan u malaynayaa in laga wada hadlay midnimo intana la yidhi warbaahinta ka siidaa si shacbku u dego waxay wadaan qarsoodigii ay sheegayeen madaxda wadani midka mida

    • @_faatax
      @_faatax Час назад

      Adiga miyaa lagu qasbi karaa oo xoolo qof meel ugu xaraysan baad rahay mid qof nool oo waxna diidi kara waxna dooni kara?
      Siduu u hadlay miyaanad dhagaysan? Mise qalbigaaga wax kalaa ka shidnaa?
      Intuu yidhi kaliya ka eeg Somaliland

    • @YoonisRashiidYey
      @YoonisRashiidYey Час назад

      Oo ma lax la iska kaxaysanyo ayaa tahay sland go,aan shacab ayay kudhisantahay xeegeed timir xabaal taal uga dhigtay

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 3 часа назад +1

    Ninkan yadirsaday.
    ?

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi 2 часа назад

    Waxa kasta lagu kaftamo maladaba socoda

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 часа назад

    😢😢😢

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 часа назад

    Waaw nin rageed ala maxaa dad kanaxay 😂😂

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 37 минут назад

    ❤🤍💚MAXAMAD ABIIB GEESI SOOMAALILAANDAR AH WALAAL HADII AAD QORAALKAAYKA ARAGTO WALAAL ISAAMAX ISHALAH HORE AYAAN KUCAYAJIRAY ISAMAX WALAL❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯

  • @Qaafaadan
    @Qaafaadan Час назад

    Wr kan ma ciraa😅 u riyooday

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 49 минут назад

    Kadabyow beenalihii beenta umada kadaa boorama wadigii u soo sari wayay xisbiga hilac munafaqyow

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 часа назад

    He wants attention.

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 часа назад

    Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂stop

  • @JamaalmaxamudAxmedMuxumed
    @JamaalmaxamudAxmedMuxumed 2 часа назад

    INA ABIIB WUXUU AKHRIYAYAA BEEN AJANDAHA SHIRKU WUXUU AHAA WAA MIDNIMO SOOMAALIYEED HADII CIRO WUU LA OG YAHAYE WAX KA QABAN WAAYO ANAGOO SHACBIGA REER SOMALILAND AH AYAA ISKA QABAN DOONA DALKANA CID AFDUUBI KARTAA MAJIRTO

  • @aminajama6852
    @aminajama6852 2 часа назад

    Yuumetela yaadirtay soomaalilan muxu kayahayay dawlada ragiilaha mee waxan faraya inamada yar yar eehargeysa jooga waa inaa kaxaraga qaadatan ina abiib iyo kuwa lamidka ee magaceenii gacanta kusita

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 17 минут назад

    Guuul jabuuti way bilaabatay

  • @MaxamudCalidahir-tk1qp
    @MaxamudCalidahir-tk1qp Час назад

    Hal yey
    Maxamed abeeb
    Nowlaw

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 часа назад

    Asc Mahamed abiib waa geesi aan ganban sifiican ugu faa,idee cawantan isku timid

  • @herosommedia
    @herosommedia Час назад

    Muu dhoho aan idin hogaamino halka uu kala go raadinayo?

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад +1

      kkkkkkkkkkkkk oo maa is ogaamisaan rag la midaa tihiine

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад +1

      waxa tihiin dad is hogaamin kari waayay waa sababtaad isleedihiin may idin yimaadaan haday yimaadaan sida somaliland baad noqon lahaydeen

    • @IdilCabdi107
      @IdilCabdi107 Час назад

      Waxa tihiin dad maskaxda ka bukee Dhaqtarka maskaxdaad u bahan tihiin dad walan lama hogaamin karo

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z Час назад

    Mw /muuse ayaa udiray x/baanka si uu shirka uuga qaybgalo

  • @AxmedgamuuteGamuute
    @AxmedgamuuteGamuute 2 часа назад

    garac.makhajilo.waad.eedi 5:39

    • @XamdaCumar-m6h
      @XamdaCumar-m6h 2 часа назад

      Masha alllaaaah guuulayso geeesi qaran

  • @SulekhaYusuf-y1h
    @SulekhaYusuf-y1h 2 часа назад +1

    Abiib waa ninka kaliya ee isaga awgii 😂😂😂😂😂😂 borma madax no sary madqxwaynuu uqalma kadhadhkayagoo dhan isagaa len form G36❤❤❤❤