Masar oo ugu baaqday somalia inay itobiya uga horayso aqoonsiga somaliland si loo joojiyo damaca abi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 51

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 месяца назад +7

    ❤❤cali duldul law wadlaragtay
    Warka caawa❤

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 месяца назад +4

    حفظ الله مجاهد علي إسماعيل عرب واطال الله في عمره ❤❤❤❤❤❤

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 2 месяца назад

      اللهم امين

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Месяц назад +1

    Waa runtiisa aaadviyo aaaad somalinimo way dhimatay dhimatay. Alhamdullillah

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 месяца назад +3

    ❤❤❤Somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 месяца назад +3

    ABWAAN ALI DUL WAA GEESI QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +1

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +1

    WAA KHEEYAMO KOOLBA MEELYE LEEYNGAGA SOO WAREGYO GURGURTO IYO QASHINKISE HAA MAAQLINA

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Месяц назад

    Jamuriyada somaliland inshallah ha guleysato cadowgeda gudaha iyo ka dibadaba ilahooow naga filnow❤

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 месяца назад

    Waa Cali somalinimo waxay dhimatay 1988

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 месяца назад

    Abdulfatah Sisi

  • @mohameddubad6227
    @mohameddubad6227 2 месяца назад +1

    Waa cabdi fataax siisi

  • @fatumaomar7963
    @fatumaomar7963 2 месяца назад +1

    Ethiopia is dangerous, listen to Mustafa Cagjar speech about supporting the MoU. He said that animals that go to Berbera come from our area in Ethiopia and that this is good for us to have a port. Berbera makes money that feeds all of Somaliland. Out of service if this happens .
    Thank you for supporting Bihi's hard work but please, remember the 19% stake in Berbera port deal that collapsed with Ethiopia because they did not honor their end of the deal. How can someone pay rent when they refused to pay the agreed upon shares for Berbera port that they were obligated to? Abiy also said in Amharic during the last parliament speech, that we don't wish to cut apart Somalia and support a one Somalia. He also said that Somaliland has a sea and we have a good land that can provide food.
    I am mixed Ethiopian and Somalilander, and speak both languages perfectly. I cannot swallow Ethiopia getting the red sea because I know who Ethiopia is. They are looking to own, not rent. They will eventually seize the land and this will end in disaster. Can you please pass this message to Bihi ?!

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 месяца назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @mohamednour541
    @mohamednour541 2 месяца назад

    Maanta ayaan joojiyay in aan dhagaysto Ali Duul Duul markuu yidhi Xinif waa nin lagu Aamini karo in uu Madaxwayne noqdo.

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 2 месяца назад

    Cabdi fataax sisii dheh saaxiib

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 2 месяца назад

    عبدالفتاح ألزيزي

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    Waa khiyaamo

  • @user-fg1rl3oq6t
    @user-fg1rl3oq6t 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Месяц назад

    1:08

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад

    Somalia waxay ka amar qaadata jabuti waanay ka baqataa

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 2 месяца назад

    kkkk waa waalidii oo halkan soo gashay.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 2 месяца назад

    Masar waxay kafaa iidijirtay itoobiya ayaa lagadifaacijiray lkn maanta marhadii niilkii labuuxsaday waxba umayaalaan masar waxba kufalimayso soomaaliya filimkaa eybaa cunay

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Месяц назад

    Walaalehena muslimka ee yeesif qosol kkkkkkk

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    NIIN FAAQQSHA OO ADERKE GURGURTO LAA SHAAQYNYE IYO SHEEYDANK CALOSHA WEEYN WAARKISE WAA LAA LAAYE MAXAY KALE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    Maxa qarxiise niin farida oo reerkise waxa uu waastye maa waxaa buu xaadye ina suuluba intee iyo kaa badan buu uu sameeye reerkise fiqi toolki kaama jaano taago

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 месяца назад

    waar walaween somaalilaan aqoonsi kaama rabto

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 месяца назад

    Waxey isugusheejeybayaan iidoor kķkkk

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +1

    Reer soomaalilaan midbaa kamaqan aqoonsigan ay haysato fillo soomaaliya inuu yahay aqoonsigii soomaalilaan oo haday yidhaahdaan soomaalilaan hatagto iyo haday yidhaahdaan midnaba waxba iskuma bedelayaan waayo soomaalilaan hadii etopiy bixiso oo soomaalilaan loogu dhawaaqo fillo xamar saasay bilaa aqoonsi ayay noqonaysaa

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Месяц назад

    Ninkani ilkihiisii meelkuma oga waa xoolo cali gudaaf weeye kani

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад

    Waynayeelayan ma jirto ha hadlaan weligoodba somaliland wey guuulaysanaysaa miyay dilaaci

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    TII GUUG IYO TII UMADA UU MEETELYE BAA WUU KAA SHAAQYE

  • @siciidsacad3248
    @siciidsacad3248 2 месяца назад

    Abwan xabalaha kusoofaq waxbadan baaney ogen Ree wadani ye kkkkkkkkkk

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 2 месяца назад

    Aqoonsiga uu sheegayaa muxuu yahay ma isaaq baa la aqoonsanyaa. Hada anigu ma dhagaysto wuxuu sheego cinwaanka uun baa arkay. Waayo reer baadiye maxaad ka faaiidi

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    Qeebte eeye somaliland kuu leedye badacase iinka iska leehe oo kaa taline waa kheeynine we dont care somalia

  • @muxamadmaxamud4942
    @muxamadmaxamud4942 2 месяца назад

    laa walaa caawa kohor been baa uhaystay

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 месяца назад

    Cali marki uu ku tagerayey buu fiicnaa geele ma haduu xumaaday markuu runta kuu sheegay buu xumaaday ilowsha dhowaa iidoorku ma umul baa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад

    Ismaciil calool wayne wuu isku ciyaaray runtii

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r Месяц назад

    Abwaan gurguurte ma madax banaan waxa la hayste uu yahay ismaaciil cumar geeli ,wuxuu hanti boobay waxay yeelaan jabuuti geelana haduu isku dayo gurguurte in somaliland si dhaba u waajiho oo garnaqsiga laga helo oo uu aqbalo geele hantidiisii wuu la wareegayaa ku dhow 1

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 2 месяца назад

    Saaxiib Caliyow, maxaabiisteennii xabsiga Laascaanood ku silcaysay ee aan soo furan kari weynay, ina Cumar Geelle ayaa hawsheedii ku jira. Imaaciil Cumar waxa IGAD ka codsaday, in ay dhexdhexaadiso S/L iyo Khaatumo. Rajaduna way fiican tahay.
    Waxaanse ka baqayaa maalinta Faysal Bootaan soo baxo in uu Muuse feedh la dhaco.

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 месяца назад

    MARBA MEEL U CARARA WAAD WADA WAALATEENE ODAY IYO GABARBA WAR CAGAHA DHULKA DHIGA

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 месяца назад

    Cid idin aqonsaneyso ma jirto waxad dooneysan in aad jibuti dhaqalaheda burburisan

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 месяца назад

    Bahasha beenta ah biyo iskaga dara sxb yaal . Saxaafadda Caalamka yaa uskiin fahma ? waar waxaad taqaan ja sheekhee

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 2 месяца назад

      Huwaan kalkaliye somalida oo dhan aya been ku nool wararka Somaliland sheegto aya run u dhow

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z 2 месяца назад

    Gele haduu ka shaqeeyo soo daynta maxbiistaas umadii ay l/cano ku halagena mag lasiyo haba yaraatee wuxuu noqonayaa oday somaliyeed

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 месяца назад

    Ethiopia been baa la😂 inooga😂 sheegay indr cali duul duulow
    Waaba dad wanaagsan

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 2 месяца назад

    Kulmiye beeenbuu isku maaweeliya, wll beeen iyo huuha kursi laguma haysteen wax kale sheeeega

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 месяца назад

    MARBA MEEL U CARARA WAAD WADA WAALATEENE ODAY IYO GABARBA WAR CAGAHA DHULKA DHIGA