Maxaad U Difaaci Wayday S/land,fadeexad Ayaa."Pro Samatar Iyo Su'aalihi Ugu Adka Ee La Waydiiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 июн 2024
  • Maxaad U Difaaci Wayday S/land,fadeexad Ayaa."Pro Samatar Iyo Su'aalihi Ugu Adka Ee La Waydiiyay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 158

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 21 день назад +10

    Professors never lies the community.infact he applied with enough skills and experience

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 21 день назад +4

    Wow Wow Ninkani Wejigukasaaray Professor kii 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 21 день назад +5

    Whom you kiding Mr Ahmad I Samatar, you never defend Somaliland, you were against them....

  • @nuur3272
    @nuur3272 21 день назад +4

    Empty hall with no audience tells you a lot about where we stand with this guy. He's truly exposed.

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 21 день назад +1

    All I know is that Professor Ahmed Ismail Samatar is a strong defender of Somaliland,its rights and its quest for international recognition. Don't be unfair to our excellent Professor. Prof keep on defending your motherland. Ignore these ignorant people.

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany 20 дней назад +1

    Jamaal geesi qaran dhe guulayso inta guuli jirto. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre 21 день назад +5

    Luqada English ma aha cilmi Afkaad ku hadal wuxu Aminsan yahay inuu Aqoon yahay lagu ictiraafo .

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 21 день назад +4

    Ictiraafka wuxu ku xidhanyahy Ilahay, waxynu ku dhaqana diimoqradi, mee kitabki Ilahay ino so dajiyey e u yidhi isku xukuma? Ha wareerina

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 21 день назад +2

    Masha Allah

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 21 день назад +6

    Waa nin waalanba

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 19 дней назад

    XAMAR MARKAA TIRI MUSHAAR DOONI MAAYUU KAA SHAKITEEN IN AAD DAN KALE WADO XANAAQIINA SOMALILAND BAAD LA AADEY KUMANA AAMINAYAAN SOOMAALI WAA ISKU MID ARAGTI AHAAN

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 21 день назад +1

    Samartar Maalintu Ciida Dhunkanayaan idhi Aansugno inyar . Wataas Somalilandey Waxansheegayey☝🏽

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 21 день назад +4

    Mr samatarow siyaasigu hadaanu dadkiisa hadu la jaan qaadi waayo oo fahmin sida loo hago waxa haboon inu ka hadho ama wakhti siiyo barashada dadkiisa dib naftiisa ugu hawlo dhex galkooda

    • @abdulkadirhussein300
      @abdulkadirhussein300 21 день назад

      Ma waxaad ujeeddaa inuu lawalaaqdo damiir xumida ileen horaa loo yiri, "Dad iyo daadba waa ku qariqaan"?

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 21 день назад +1

    Kad is the source of employment in Somaliland roughly 75000 Student are paid their school fees from Kad. Take off the glass you cannot jump Kad focus other major issues.

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 21 день назад +7

    Hogaamiyasha alshabaabna waa iyaga waxa somaali gumaaday waa iyaga riwaayada ha joojiyaan❤😂🎉😢😮😅😊

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 20 дней назад +1

    Today your tongue exposes your hidden agenda that doesn't' march your internal jealousy when you realise Somaliland is a Dubai in Africa . The whole World wants to work with Somaliland and invest in the future.

  • @BarkhadMohamed-db8jd
    @BarkhadMohamed-db8jd 19 дней назад

    Wow Ciro adaa dhama ilahqyban kudhaartee. Legend ❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 21 день назад

    Eeyga ugu afdheer ee umadda isku diro

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 20 дней назад +1

    Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @dalmaralidhagjar9530
    @dalmaralidhagjar9530 20 дней назад

    I agree with you.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 21 день назад

    Pro run ayuu sheegay

  • @FadumoAli-e5q
    @FadumoAli-e5q День назад

    😊

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 21 день назад +1

    Xamar maogola hargusa maa ogolaa caille moyee waxabaa kamahayno

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 10 дней назад

    S laan wa fowdo caay mooye caqli kale mahayan Raga ku heesa amxara soomaali iga xiga

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 21 день назад +1

    Waa calmaani weyn

  • @Siciid-ms4bp
    @Siciid-ms4bp 21 день назад +1

    Cilmaani

  • @sadaamdaacad618
    @sadaamdaacad618 21 день назад +1

    Odaygu afsomliga waa ka baabah bulshaduna boqolkiiba lixdan waa xoolo dhaqato codna wuu Raba

    • @Caliya7
      @Caliya7 20 дней назад

      Waa dee dadkii ingrisku gumeysajirey sowmaha British somaliland.

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 21 день назад +2

    Khaladaadka prof samater ;
    1:wuxuu isbarbardhigey Masjid iyo kiniisad 😡
    2:wuxuu ka talaabey ciidi Somaliland si xushmad😡 daro ah in social media.
    3:waxa uu xaqirey qaranmida Somaliland si jees jees ah😡.
    Natiijada:Xukunkiisana aniga iyo idinkaa laydinka rabaa oo shacabkii ah❤❤❤

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw 21 день назад

      Masaajidada iyo Kaniisaduhu isma dhaman waa Labo Xarumood Oo diimood Weliba masajidadu dhib Dadka ku hayaan Qaylo Badan iyo Aragaxiso ku dhuumata

    • @mohamedmoham7197
      @mohamedmoham7197 21 день назад +1

      @@LMI-cs5qw wll muslim ayeynu nahey markaa ma waxaad leedahey kiniisadahaa dhaama masaajida .
      Masjidku waa beytkii alle .
      Kiniisaduna waa hoyga sheydaanka .
      Markaa meysiman yihiin🤔😳

    • @mowgayare916
      @mowgayare916 21 день назад +1

      masaajidka Allah ayaa leh oo lagu caabudaa islaamka ayaana isticmaala kuna cibaadaysta. kudarsoo hada kiniisada adoo islaam ah salaad waad ku tukan kartaa diintu waybanaysay sida gawraca xoolaha ehlul kitaabka aan Muslim ahayni xalaal inoogu yahay oki lacagaha kiniisadaha lagu dhex ururiyo donersku ina siiyaan sawnaga qaadana ee organizationadeena iyo shacbiguba ka bariiseeya masaajidadeenu system kaa inay isticmaalaan maxaa u diiday intay hotel ahaan inaaga kiraynayaan sidaa ha sameeyaan ayuu u jeedaa odaygu sidaan u fahmay anigu wll

    • @mohamedmoham7197
      @mohamedmoham7197 20 дней назад +1

      @@mowgayare916 Haa sax wll aniguna waxaan u fahmey inuu leeyahay masaajida iyo kiniisadu waa same same waxa jirtey maahmaah odhaneysay"hadal nina si u idhi nina si u qaadey" O'K markaa waxaan doonayey in aan usheego dadka in aaney sinneyn mahadsanid👍.

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw 20 дней назад

      @@mohamedmoham7197 Haa Kaniisadahaa Dhaamma Masaajidada iyo Diinta Guracan Ee islaamku Waa Dhaqan Carbeed Adeerkay prof samater wn la Qabaa dalkeena Fikirka Calmaaninga Unba ka Socon Kara

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 20 дней назад

    Kounforta inoo walaan yahay baa arkaay that why they kick him

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 21 день назад

    For Somaliland to stained it's independent then they must follow the right channel and discuss openly with somalia.wothout the permission of somalia no recognition at all.....

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 19 дней назад

    Somali+land= dhulkii soomaliyeed ee magac kale la baxa hadad soomalinimadii ka baxadeen noogana guura dhulka soomalida.

  • @user-wt2lq8cy3l
    @user-wt2lq8cy3l 21 день назад +5

    Prof samater run buu sheegay.

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 21 день назад +1

      Ninka Hooyadii iyo Abtigii habaareen een waligii salaad tukan ee dadaa jooga Aqoon tuu leeyahay waa tee ma Afartan eray ee englishka ah ayaad cilmi.u haysataa 12 jirka sland.ayaa ku hadla.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 20 дней назад

      @@user-qx9rp5yn5k walahi hadal khayr leh ayaad sheegtay Mashallah 🥰 waa odayga yuhuuda faaninaya kuna faanaya inuu wadankooda tagay oo uu u aqbalay wadan inay yihiin subhannallah waana dhul islaamka laga boobay Falastiinida 😢😢😢 ilaahay hasoo hanuuniyo waligiisna salaad laguma arag walahi waa run masjidna waligiis magalin ilaahay sharkiisa haku celiyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 20 дней назад +1

    🍋🍋

  • @ceelsheekhofficial4504
    @ceelsheekhofficial4504 21 день назад +3

    Inan baa Su aal Waydiiyey Markiiba Afku Goostay, Ninkaa leh Aqoon baan leeyahay waa shaqsiga Theoryga Xanbaarsan ee Hadana Xanaaqaya

  • @user-ik1me7kr8f
    @user-ik1me7kr8f 14 дней назад

    Walaah wuxuu kqhqdlayaa ruuuuuuutttttttaaa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 21 день назад +1

    Waan u baqayaa.ninkaa marba meel Ku dhacaya

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 21 день назад +1

    Subxaanalaah masaajid iyo kaniisad maxaa I is barbar dhigay

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre 21 день назад

    Professor taqasuskisa waa history waa Aqoon hoose 2aa nin ku washay siyasad .

  • @user-wt2lq8cy3l
    @user-wt2lq8cy3l 21 день назад +1

    Hadii runta la idin sheego miyad caytamaysa.

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 21 день назад

    Hogaamiyuhu waa inuu marka hore Naftiisa wax taraa- XILLO IYO XOOLLO LAHAOW. Ilaahayna ku xidhnow- waxaan u soo taagnaa Annagoo Tukanayna inaad dibadda u baxday. Dumarka Somalidana ku sheega Badow maryo jiidaysa.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 21 день назад +10

    Ninkii tiisaba daryeela ayaa tukala waxrara axmed ismaaciil samatar waa 70 jir aan weligii guursan.Wuxuu waxka sheegay masaajida iyo dowlada somaliland waxaa gudida tacliinta sare lagudboon inay ka joojiso jaamacada dalka inaanu hadal danbe ka jeedin maadama uu diintii iyo jiritaankii somaliland ka soo horjeedo

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 21 день назад +1

      In abagdha Ethiopian futuuda UU dhiigo oromada waaye KU Qawiisea
      Abraso tuulo luuda caar soo dhaafea halks

    • @mahamedgure8066
      @mahamedgure8066 21 день назад +1

      Guurka waa calaf

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 20 дней назад

    Soomaalida waqooyi waxay ku nool yihiin riyo.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 21 день назад

    SOOMALILAND SAXAFADII AYAA LAGA DUMIYAY DAWLAD XADAYSAANA MAJOOGTO OO DANAYSTA YAAL AYAA HOGAANKII JOOGA

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 21 день назад

    Ummaddu ha ilaashato wixii ay ku soo daashay.
    Hala ogaado Qof aadan aqoon waxaa ka fiican qof aad taqaan dadkana laguma qiimeeyo warka ay dhurayaan ee yuuna Bohol idinka tuurin dadoow.

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 21 день назад

    Ninkan in ismacila samatara
    Waa Leider shipie
    Baste leidershipe Afrika

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 21 день назад

    Luqadii ciyaala suuqa ayuu ku hadlayaa wuu fashilmay

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 20 дней назад

    Sow matigid ninki Somali weyn isu sharaxay 2012 max ka qaldan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 день назад

    Waxay. Canaan. Mawaayiin. Ee. Haalaka. Waxaa. Dhiigay. Waa. Jaadaka. AMA. Qaada

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 21 день назад

    Saw hada garan maysid

  • @SharmanBeek-ej1uz
    @SharmanBeek-ej1uz 20 дней назад

    Khuraafadka ka baxa reer shekhow

  • @suxufi114
    @suxufi114 21 день назад +1

    Kafadhiiso arooska😂

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 21 день назад

    Qabyaalada issheegatada afka siyaasada iyo qof midiyaha hortaaagan oo afkiisa uu ka yidhahaado halajoojiyo oo halaga mamnuuco.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 день назад

    Dadka. Reer. Sooomaaliland. Waxa. Haalaka. Dhiigay. Waa. Jaadaka. AMA. Qaada. Baa. Haalaka. Dhiigay

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 21 день назад +3

    Markaad Muqdisho la socotay sawdigii u ololeyn jiray

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 21 день назад

    Walaalkay intaad dhahsyso maad tiraahid inankaan adeerka uahay

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 20 дней назад

    Ninkani dhaqan somalia ku mu so qorine wa noc dhaqan gal haystaa

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 21 день назад

    Smlana dadka degan ayey ku harow sadaan waa budhcad smland jacayl kama aha waa riwaayad❤😂🎉😢😮😅😊

  • @muuday6093
    @muuday6093 20 дней назад

    Umaleyn maaya ninkaan in somaliland qadiyad aqoonsi u keenaya shalay waxow aaminsanaa somaliweyn maantana waxa u muuqda waa kursigaa!

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 21 день назад

    This Prof. Understand hardly the realty of Somaliland. Because the secessionist idea had been buried in Lasanod.

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 20 дней назад

    Odaygu ma fayòba wuu waalan yahay

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 3 дня назад

    Lama difaaci karo cid u qalnin difaac

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 20 дней назад

    Badahanisiyo.kaibiiya.amaharo.idorow

  • @mustafeabdu2765
    @mustafeabdu2765 21 день назад

    Professor ku run bu sheegay

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 20 дней назад

    Nin sakhraana oo maraykan ku naanabay somalilan waxba kama sheegi karo

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 20 дней назад

    Duqan Cuqdada ka qaday Somaliland o noqatay Wadanka mutaystay e ah babu Mandaq gate way e calamkii donayan inay invesment kii ugu baxada wayna ku sameyan e Ictiraafka mutaystay Somaliland ta noqatay mucjisada dawladnimo e Africa xidhiidhinaysa Mustaqbalka xahga dhaqalaha iyo xaga dumuqradiyada xornimada dhaqalaha iyo free press iyo waya aragnimada dawladnimo e 33 jirsatay masha allah ilahayba isha uraysa ee odayga asasqay e kinisada garbdhigay masajidka ilahay xaqa lagu cabudo .tarxilin bu u bahanyahay muqdisho lagu tuuro Mr fake Proffesor cuqdad rer sheikh Isaxaaq u qaba walaweyn o wadani wakishay kuso shubeen xasadka u Dawladnimada Somaliland kula kacay jahilka qurabaha kuso assasaqay ee diinta inu ixtiraamo o u kutubta barto inatanu isku dhexdadan maskaxiyan Somaliland ilahayba calamki kuso jediyay o tusay dad dawlada oo aan lagumaysan waligood

  • @fe8445
    @fe8445 21 день назад

    Maxaa la doodaa maba la ogola in lays weydiiyo maxaan noo dan ah. Bad & dhul baa Xabashi la siinayaa yaa isweydiiyay? SL baa lid ku tahay hadaad diidi fikirkan.

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 20 дней назад

    Kkkkkkkk sida kiniisadaha kulahaa

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 21 день назад

    SOOMALILAND ADOO AWOOD U LEH NA ICTIRAAFI LAHAYD. WALAAAHI BAANAN ICTIRAAF BAAD SHEEGAYSAAYE INAANAN DIGAAGAD U AQOONSADEEN. NINKAAS BAA LEH BHD AYAAN DIYAARINAYAAA DEE MALAGA NACASKAAS MALAJA DABADIISAA LAGA DIYAATINAYAA GPLT

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 21 день назад +1

    Tuugoow hannoo dhuuman

  • @mohnur341
    @mohnur341 21 день назад

    Waa dad qabiil mooye aqoon kale aan lahayn

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 20 дней назад +1

    Aqoonyahay waaye ayey Ku Leeyihin subaxanallah bal firi siduu gaarkisu iyo aragtidisi U gaaban tahay Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun.

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 20 дней назад

    Waar oday asaasaqa maaha qof caadiya waa Cade qaate waar tag dheh eeyow eygu dhalay

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 20 дней назад

    He is a clown
    A professor does not insult people.
    Mr samatar ,you have no goals.
    Shame on you

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf 21 день назад

    Kana waa xanuun kuwa dhageysaneyaa waa adhi

  • @CabdiwaasacBashiir
    @CabdiwaasacBashiir 21 день назад

    Waxba kumaydhicin waad kahaysaan jawabihinii

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 18 дней назад

    Imagine he compares masque and churches
    Again he uses English again his audiences are Somali
    When can we see our professors using their mother tongue 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 21 день назад

    Qaabil duuday qaaran maa noqonayo beentah daayah beenih raaad maaleh

  • @AbdiraxmanMaxamed-kh3lc
    @AbdiraxmanMaxamed-kh3lc 21 день назад

    War ninkan isbarbardhigay massaajid Iyo kaniisad lasoo baadho halayska hubiyo wax ladheysto Maha somaaliyeed diinteena aan difaacno

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 21 день назад

    Wadaad modaa in diinta wax Laga sheegay sida ay u qeylinayaan war dadku ma cabsana

  • @mohnur341
    @mohnur341 21 день назад

    Wax ma garatadu ma fahmi karaan janalka ninkani ka hadlayo

  • @AbdiHakiim-nr3ld
    @AbdiHakiim-nr3ld 21 день назад +4

    Odaygu aamusnantuu ku qorxoonyy hadii kale waxanoo kalaa kaso baxaya

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 20 дней назад

    Marki laa yidi Somaliland baa aqoonsanaya baa miyir iiyoo manne. Ougou .danbaysay. soubxanalla kanni waa shadanada laiska naaro

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 21 день назад

    Smland samaroon baa sameeyay hadana anagaa iska nacnay markaad dadkii oromo sixir uga soo qabsateen❤😂🎉😢😮😅😊

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 21 день назад +1

    War illah baa ina dilaya Ee waa xaqiiqo jirta waxa Uu ka hadlayaa profissor ku waar Reerka dhexe ragii Aqoonta lahaa wuu hoydey waxaa isu hadhay qaar bartay qabiil iyo qabyaalad Uu ku Ololeeya waa markayagii waa marka yagii waxaanu leenahay waar shame on you
    Anigu beesha dhexe ayaan ka soo jeedaa lamana dhacsani sida Siyaadisiinta beesha dhexe u dhaqmayaan dadkii dalka usu nacsiinayaan ukala qoqobayaan qabiilka ugu ololaysanayaan dimu quraadiyadii dalku caanka ku ahaa ugu rogayaan qabiil qoys iyo qoqob waxaanu leenahay siyaasiyiinta dhiloobey Ee beesha dhexe Oo Aan ka soo jeedaa Dal ka iyo Dad ka ha xishoodaan Arin waxay ka yaqaanaan Uskag iyo shilimo yar Oo gacanta loo saaro Ama khiyaamayn ay Dad koodii iyo Qaran koodii khiyaameeyaan Oo ay giniyaad dhaafsadaan Jiritaan kooda iyo Gobanimadooda

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 21 день назад +2

    Odagani waa xaga masakaxada waxaa so abayuus gareeyay reer Somali 🇸🇴 ciilakiiy ayuu kula dhacayaaha somalilaan odagan waxaba ka qaladan 👈🤔🤔

  • @user-gk4un4bt7r
    @user-gk4un4bt7r 21 день назад

    Odayigu waa madax

  • @abdikadirsomane8967
    @abdikadirsomane8967 21 день назад

    😂😂😂😂😂

  • @abdi5852
    @abdi5852 21 день назад

    Duopoly buu kasoo Carey wuxuu u timid Monopoly 😂😅

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 21 день назад

    Prof kamuu jawaabin suaashii inanka phd da diyaarinayaa Aydiiyay

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 21 день назад

    Calmaani waa bilaa diin iska jira walaal

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 20 дней назад

    kou lecturka nocasa dagaysanayay baa kaa daran kaan walaan aa houmanta iyo xasadaka intaa laag qaabay thay shoud have to kixk him out of the hall at that minute sirry guys

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dz 18 дней назад

    Walhi ninkan wan jecla lakin manta ilama qurux badan warkiisu tolow maxa u diday inu somali waxa nogu sheego ilaan ingiriis manihine waxa now kibiri maficna dadaka ni qof waxa bartay way raban lakiin waxano jes jeesa ma fahmin😂😂😂😂

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 19 дней назад

    Hhhh😂😂😂 cajib

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 21 день назад +7

    Odaygan xun ee bilaa diinta ah ee calmaaniga ahi si jees jeesa ayu somaliland uga hadlaaya

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 21 день назад +1

      Runta ayaa idin gubeysa ninkani wuxuu doono ha ahaado lkn caalam runta la isku sheego ayuu ka yimid inaguna 33sano oo been laysku maaweeliya xaqiiqada aan ka hadalno

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 21 день назад

      HE IS GREAT MAN

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 21 день назад

      RUNTA EYNU ISU SHEEGNO. REERKA GARXAJIS MADOONAYAAN DAACADNA KAMA NOQONAYAA CITIRAAFKA SOMAALILAND WAA INEYNU RUNTA KA HADALO. REERKAAS WAA IN RUNTA LOO SHEEGO WAAYO DHIBTA UGU WEYN WAA IYAGA

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 21 день назад

      @@Liiloowe haye cadeyn keen aan ku qeylinee hadii kale beenaale ayaad tahay

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 20 дней назад

      ​@@Liiloowe kuwa uu sheegaayo samar ee caamada ah ayad kow ka tahay reer abaarso

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 21 день назад

    Wixii jira uunbaa laga waramaa ma waxaan jironbay qorayaan ?

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 21 день назад

    Kkkk rag badan buu sawiray oo xaga dambe kuwa sacabeeya soo kiraysta

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 20 дней назад

    Professer waa xaar dambas huwan xanar ayaa lacag siiyey

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 20 дней назад

    Matag ku waalo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 21 день назад +2

    Cidluu odaygu ka fadhadhaq lahaa show meeshuba waa cidla

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 20 дней назад

    Ee yaahe aamus doqonyw cajuuso shadhaab