In aad bawaare faanto waa laba mid uun in aad dafirsan tahaya Somaliland iyo ay kaa hayso aqoon la'aan Somaliland waxa ku ayaal jamacadii Africa ugu horaysan masaajidka qiblataya saylac waxa ku noolaa chani Hindi Arab iyo Africa .laas qeel oo aan cidna dafiri Karin xaarikhda waxa kale oo jira in Africa odaygii islaamiyay we Arabiga ahaa in uu ka Soo dagay saylac reer saylac ay yihii dadkii islaamka Africa ugu horeeyaya. Xataaa Somaliland odayashi ku noolaa gumastihii qaabka uu ula dhamay Africa cidna uulamuu qadhmin halka uu idinka uu gumaysi kan ugu xun uu idinku haystay.
wan idin salamay reer Baraawe
From Baraawe 👋
Waan kaa qaadey salaanta sister❤❤
Annaga production wax fiican ayad sameyseen, waligey Ma arag you tube ley wadankanaga taariiq diisa nooga faa idey yaan .. inta badan you tube leyda wadame shisheeye taariiqdooda ayey noo Soo gudbiyaan thanks 🙏 guys from 🇺🇸
Masha allh Barawe aniga waan kudhashy lkn Taariiqadaan lama socon mahasanid wllo 👌👌👌👌
Msha alah abayo ❤❤❤
Masha allah ustaad Tabintaada
Barnaamijka aad ayaan ula dhacay
Runtii Allaha Ku Barakeeyo💖💙🎧📻
Waa ku mahadsantahay sida Quruxda badan ee aad noogu soo gudbisey
Abdirashiid waxaa ka mitahy macalimiinteyda kuwa ugu qaalisan runtii bilada macalinimada adiga ayaan ku siin lahaaa🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯
Waad mahadsantahy suldaankii dhib la.aan ila dhashay ❤❤❤❤kama Daalo inaan kuu mahad celiyo💯💯💯💯💯💯💋
Baraawe magaallada aan jeclahay inaan tago insha.allaaah
Zaylac iyo berbara, maydh, waa magaaloyin ka ugu taariikhda dheer bariga africa iyo geeska africaba, waxa ku yaala taariikh aad u facwayn, sida masaajido , dhismayaal , iyo qalcado, dakado,
Masha Allah ❤️ baraawe
Qfki ugu hreyy oo firsaday 🙏✅
Inti Jecey barnaamijyadan Like saar
C/qaadir sh. Saqwadiin iyo maxamed cusmaan baarbe qabiiladooda inoo sheek sxb
C/duqadir shekh saqawa diin goygaal tuni ma,med cusman baarbe dacfaraad tuni❤
Masha allah horay u soco abdi rashid
Qofkii ugu horeyay e dawaday ☝️
Mahadsanid
Asc baraawe kasheekaysay waxbadan kafaiidnay barbara kuxijisi tariikhdeeda ninculus salamulaah
Baraawe meel calami ah 🙋♂️💯
Like ii sar qofki uu horeyeey aan dawo ahaaY
hal video oo aad soo saartay oo aan daawanin majirto bro
Mahadsanid wllo
like ii saar walaao
Maashaa Allaha horey usoco waan ladhacay runtii tawintaada
DAd reer baraawe away baraawe na tus mise sheekh baraley
Muufo baraawe
Sandalo baraawe
Caano baraawe
Koofii baraawe iyo alhindi
Maansha allah kuwa badan
Noo Soo daa
Ok
Wll madaama baraawe ay tahay caasimada baydhabo
Waa in aad muwduuc noogo soo sameeyso isla Baydhabo Janaay wll
WAAN HUBAA WAAD KA FAA IDI DOONTAA !!!
HADII AAD XIISEESO TAARIIKHAHA IYO SIRDOONKA NAGU SOO BIIR
ruclips.net/video/IKFzi8rjNcw/видео.html
Taarikh beena hanagu soo dhisin Muqdisho sultanate iyo ajuran sultanate baan koonfur u naqaana.
Stockskan Ma haboona inaad back ground ka dhigato Adigo helaya sawirada baraawe
waxan filayaa in wiilkan uu yahy reer baraawe
Asc walal dhaan 5 soamli hadad wax taariikha ka hayso soo Badi waad mahad santahay
Saqaawadiin iyo sh Aweys bakoolna way ka soojeeden
Waa saad sheegty intaas sheeqiyaal waxay ku dhasheen baraawe uuna ku bar baaray
Sxp waxad kasoo hadashaa tarikhda degmada baardhere iyo waloba jameecada baardheere
Thaks all of
Chenelka kaliya en an video gißa🙏🙏 wll alle haku dhowro🙏
Masha allah
Manshaa Allah hore usoco
M.a
baraawe waa mel qurux badan
Wll casharada badan aa kaa fa ideestay m,a
Jecliyaa
We production 👋
M.a pro horey usoco
keep going
Barawe waan uxisay
Magalada taarikhiga ah ee laasqoray barnaamij noga so diyaari
Caawiyeen maaheee
Caapiyeeen soo maha
Boss magaldan adiga baray ad bad u mahdsn thy
usoco
First view
Wllhi wan adi haduu Allah idmo
i am firzt anaa u horeeya comentt ga
Dalkee aan kala bartay m.a
Tunida yeey galaan toloow ma somalidii horaa
Third one
Masha Allah bro
Taariiqdan run iyo been intaba wey isugu jirtaa
😍✔
Afka tunni baan garanayaa😀😀😀
horay
Igemaani muuyi wa miini
My name xajkaH
Masheeqi wamiini
TAAGERAH anaga SUBSCRIBE SAARA CHANNEL KING TIGER MEDIA
In aad bawaare faanto waa laba mid uun in aad dafirsan tahaya Somaliland iyo ay kaa hayso aqoon la'aan Somaliland waxa ku ayaal jamacadii Africa ugu horaysan masaajidka qiblataya saylac waxa ku noolaa chani Hindi Arab iyo Africa .laas qeel oo aan cidna dafiri Karin xaarikhda waxa kale oo jira in Africa odaygii islaamiyay we Arabiga ahaa in uu ka Soo dagay saylac reer saylac ay yihii dadkii islaamka Africa ugu horeeyaya. Xataaa Somaliland odayashi ku noolaa gumastihii qaabka uu ula dhamay Africa cidna uulamuu qadhmin halka uu idinka uu gumaysi kan ugu xun uu idinku haystay.
Midna ha ilaabin Afrikaba diinta islaamka waxa laga baran jiraya la meelood Somaliland oo ahaya halkii ugu horaysay oo goobku ahay saylac iyo Ethiopian oo ah harar Somaliland waxa ku taal jaamcada ugu horaysay Africa salysa iyo taarixo ka face wayn maamul isku sheega Somalia qadaad waynta .
Beenale