MAXAA DHACAY 24 SAAC EE LASOO DHAAAFAY İYO XAQİİQOOYİN QARSOONAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 99

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 3 дня назад +26

    Alle. Aniga iyo adigaba janada ha inwada geeyo dhamaanteen😊😊😊😊🎉🎉

  • @MacalinCabdinaasir
    @MacalinCabdinaasir 3 дня назад +7

    وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ ۗ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ (120)سورةالبقرة

    • @ismaaciilcusmaan3523
      @ismaaciilcusmaan3523 День назад

      @@MacalinCabdinaasir wll appkan qoraalka noocan ah halkee ka heli karaa

  • @Abdiaziizxasan
    @Abdiaziizxasan 2 дня назад +2

    Annaga production ❤❤❤❤

    • @qaali8299
      @qaali8299 12 часов назад

      😢😢😢😢

  • @ashaanka
    @ashaanka 2 дня назад +2

    Mahadsanid wll ustaad

  • @YusufGabobe
    @YusufGabobe 3 дня назад +4

    Zaman dhagar ah aya la jooga aduunyaduna uu macaankii ka dhamaday goor hore nasiib darro se ay dad wali u haystaan in wax ku dambeeyaan ee ruux walbow xariga Alle ku dhag geeriduna hakuu timaado adiga o Rabbiga naxariistiisa rajaynaayo.

  • @AbdiBTJ
    @AbdiBTJ 14 часов назад

    Maasha’Allah meesha ka siiwad baraarujintaada walaal ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 дня назад +6

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @yaasiinmustaf7976
    @yaasiinmustaf7976 2 дня назад

    Munaafiqiinta wajiyadooda allaha madoobeeyo

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 дня назад +7

    Daliban waa tusaale nool oo xujo ku ah kuwa dhaha ree galbeedka wyna dilayaan hadaanu kitaabka Alle qaadano, dhab ahaantii kuwaasi waa munaafiqiin

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 дня назад +2

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 😂❤🎉😢😮😅😊😂❤❤❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 6 часов назад +1

    Wllo kasoo haddal waxa kasocddo بلاد الحرمين plz 😢

  • @ILASOCO24
    @ILASOCO24 3 дня назад +2

    Dadku badanaa ma oga
    1: Hadalka siyaasiga iyo ficilka siyaasiga waa kala duwan yabay .
    2: Siyaasiyiinta in ay qasab ku tahay Raali gelinta shacabka iyo Fulinta danaha hoose .

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o День назад

    Sax imaankow rabi ka siibay sax❤

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal День назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn 2 дня назад +1

    tanhks sxb❤❤❤🎉🎉🎉

  • @kajamohamed
    @kajamohamed 3 дня назад +3

    Asc c.rashiid ahmed sheq sxip mahadsanid waxaan kusoo biiray bartaan 2020,ka waxn faaido eheen kama helin aad ayaad umahsanthy❤

    •  3 дня назад +3

      Wcs, Adigaa mudan sxb

    • @axmedcabdi1651
      @axmedcabdi1651 2 дня назад +1

      Aniguna waxaan kusoobiiray 2022 waxaan Ka faaiday waxyaalo badan

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 3 дня назад +2

    It's wonderful to hear because if you take your people to the right bath and settle your country economy all the enemy will be under control therefore the Somali government should do the same thanks

  • @CabdimalikCabdikhalaq
    @CabdimalikCabdikhalaq 3 дня назад +4

    Mahadsanid wll
    Waanan kugu amaanayaa warbixinadaada qiimaha badan
    Waxaanan rajaynayaa inaad Noosoo badiso

    •  3 дня назад +2

      İnsha Allaah hayeh

  • @MaanHersi
    @MaanHersi 3 дня назад +6

    Erdugan Wajigasa Dhabta Ma Cid Baa Cawo Loo Sharaxaya
    Dareenka Shacabka un Buu
    Ka ganacsada

  • @KhubaybKhubaybnuur
    @KhubaybKhubaybnuur 3 дня назад

    Waad mahdsanthy wll❤

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 3 дня назад +1

    Allowa xifidi sheekh xasaan nina indheera garda waan yaabi jiray goorta uu dhoho erdugaan saad moodeena maha ii at duuntii al qasa dhacaday

    • @IsmailMahbub-f1m
      @IsmailMahbub-f1m 2 дня назад +1

      @@UmuRaxmaInabashiir hada umbu iguso dacdhe hadhalki shqa ee aha gaalnimada ordugan somaliyey yay idhin duumanin

  • @AbdirazackKalief
    @AbdirazackKalief 3 дня назад

    Mid kamida tabiyaasha ugu jeclahay ustaad cabdirashiid wuxuu muujiyay dhankoo la safanyahay halka kuwa qaar ay iska dhigaan dhexdhexaad guulayso ustaad

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 3 дня назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @bashiircabdibashka3501
    @bashiircabdibashka3501 2 дня назад

    Wllh turkey iyo carabta waisku mid

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 3 дня назад +1

    Turkiga waaa 2 wajiile

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 3 дня назад

    Ustaad waad mahad santahay laakin dowlada Somalia Cadoow ayaan uu arka xiita turkiga wa cadoowga islaamka dhamantood waan laadagali insha allah

  • @THE-HAMAS.PRINCE141
    @THE-HAMAS.PRINCE141 3 дня назад

    Scw ❤❤❤❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 дня назад +1

    Munaafaqiinta sanadkaan fara badanaa😢

  • @ĽèĝènD__61-k3k
    @ĽèĝènD__61-k3k 3 дня назад +3

    Turkiga safaaradiisu wali weey ka furanthy dhulka palestine
    Erdugan waa laba wajiilihii ugu yaabka badnaa ee aan taariikhda arko dad badan ayaa ku sirmay hadaladiisa marin habaabinta ah

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 3 дня назад

      Marka wadankisa wuxu shaqo kulahen inu udagalamo ayaa rabta mia aqli maroyoley sodhaww siyasada calanka baro yarisow

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 дня назад

      ​​@@cadaaweyare9045 Qudus wxa xuryey Salaxu diin al ayuubi kurdida manta ka ah turkia muwadin labaad wana sababta galada u kala jareen qeeb ciraaq raac siyen& qebna suriya& turkia & iraan
      qudus dhulka muslimnta qaf wlba ka sarantahy masuliyad
      usa & uk& france yahuud wx ku difacyan wa di❤

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 2 дня назад

      @@cadaaweyare9045 waa jaahilnimada ku heesa. Siyaasad iyo qurunkeeda adiga qaado aan tala ku siiyee Taariikhda islaamka iyo ilbaxnimadii muslimiinta baro

  • @CabdiraxmanCabdulahi-o2h
    @CabdiraxmanCabdulahi-o2h 2 дня назад

    💯💯💯

  • @Khaliilgeddi-mh2bk
    @Khaliilgeddi-mh2bk 2 дня назад

    Lpx ani waxbadan ayaan ka faa iiday❤

  • @ahmedwarsame8147
    @ahmedwarsame8147 3 дня назад

    Allaha ku sharfo aqii danbigena iyo Kan islamkana allaha nagawada cafiyo

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 дня назад +1

    Ustaad daliban waa muslimiin dhab ah Lakin waa iney sabar muujiyaan yahuuda iyo nasaarada raali kama noqonayaa ilaayo o Sanam caabud ka noqdid

  • @CraxmaanMaxamedcumar-lw5ks
    @CraxmaanMaxamedcumar-lw5ks 3 дня назад +1

    Ustaad numbarkaagi ma heli karaa

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 дня назад +1

    Ilaxow musliminta qulubtodha wanag kumidheey.

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 2 дня назад

    Waxey mujineysa lacagta laga xayiray dhalibaan in uu mareykanka waxba inusan isku heynin😊

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Turkey Allaha jebiyo isaga iyo doqonta aaminsanba.

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan191 3 дня назад

    Mudane pro sxb hada caawa dhamaan xiriirkii siysaadeed &kii ganacsiga ayuu jaray ordering ee sedee hada u dhici kartaa inuu si dadban ula shaqayn karaa xataa safaradoodii wuu xiray was see

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 дня назад

    Ustaadow barnaamijkaan oo kale noo so badi. 24 kii saad ee u dambeeyay maxaa dunida ka dhacay

  • @maxameddhurwaale845
    @maxameddhurwaale845 3 дня назад +1

    wll waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaal kasoo samayso mustaqbalka dalkeena (soomaaliya ) iyo sida dalkeenu ku dhismi karo madaama aad tahay nin aqoon yahan ah oo somali ah ma jiro cid kle oo aan wax ka aamini karo wll waa iga codsi🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ahmedhussein760
      @ahmedhussein760 3 дня назад

      ❤❤

    • @AmerHayabley
      @AmerHayabley 2 дня назад

      Mustaqbal ma jiro iyo rajo tona
      Inta laga cuubudayo rabiga badilka ah ee loyaqano qaabilka
      Qiyamaha aya kaso keya somaliya iney hagagto

  • @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
    @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 3 дня назад

    Turki interest ayaa maamula diinta kaalmaha xiga , sababtana waa dowlad tabar darneed xiligaas.
    Quf walba siyaasadiisa ayaa laga garanaa mabda'iisa

  • @LuqmaanAlhakiim
    @LuqmaanAlhakiim 2 дня назад

    Waan ogeen

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 3 дня назад

    Walaal waxaa kaacodsanayaa inaad ardugan daaha nooga faydo wajigiisa saxdaa makaa mise waa nin aan la akhrinkarin

  • @dhhol77
    @dhhol77 3 дня назад +1

    Waa su,aalaha madaxeyga daaliyy sabbta muslimiinta qeyraadkoda uga gorgortami karin🤔

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 3 дня назад +2

    Hubka yuhuuda isticmaasho waxaa Laga dhoofiyaa dakadaha turkiga..Soo yaanan la'aaminin hadalada Erdogan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Sheekooy kunacay l. Xaggee kasoo xigatay warkaan.

  • @NaasirTaaxo
    @NaasirTaaxo 3 дня назад

    Films simpos ka hadal ustaf

  • @FarxanMaxamed-o5t
    @FarxanMaxamed-o5t 3 дня назад

    Walal meelkasta muqal wad kasamaysaa lkn dds ama soomaligabeef ama ogadeeniya halmar maxad ugasiihadli ladahay

  • @Xaayow-m3g
    @Xaayow-m3g 2 дня назад

    Waxaa iila muuqata Ninka kaliya somali ah ee falanqeyntiisa xuduuda daafto taariikhdana soo celiya Waaqicana ku dabaqa Caadifadna aan waaqica jira ka qarin Absolutely 💯 Kaasina wa Caqliga saliimka ah
    Hadii an ku daro Ordugaan Suntiisa waxay ka qarsoontahay qofka Caadifada ka adagthy Taarikhdana ilaaba Alcumuum Dhamaan hadalka Ordugan wa mid an jirin qalbigiisa Bal ay macquul thy in lo soo meeriyay

  • @mustafedhaqane5875
    @mustafedhaqane5875 3 дня назад

    Lkn hada Turkish waa wadankii ugu horyay oo xariirka ujara israil
    Kadib dalabkii Xmas

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 3 дня назад

      Uma jarina soo ayuubuu u dhigay waa been cad

    • @MohamedYare-i1x
      @MohamedYare-i1x 2 дня назад +1

      Ku darsoo waa dalki u horeyy ee aqonsaday jiritanka mustacmarada israel

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 3 дня назад

    💗💗🤚🤚👋👋☝☝

  • @QuuenNimco
    @QuuenNimco 3 дня назад +1

    Turkiga xaga la dagaalka yuhuuda iranba uga dhow

  • @FarxanMaxamed-o5t
    @FarxanMaxamed-o5t 3 дня назад

    Kasoo hadal deganka soomalida halganadii adkaa iyo mustaqbalkooda

    • @AbdirazackKalief
      @AbdirazackKalief 3 дня назад

      Somali wax ku saabsan daawadaysha badankood kama helaan ee ustaadka dhiiqo lugaha ha ugalin fadlan

    • @FarxanMaxamed-o5t
      @FarxanMaxamed-o5t 3 дня назад

      @AbdirazackKalief in uu wax soomali kusaabsan kahadlaa madhiqaa sxb

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 3 дня назад +1

      @@FarxanMaxamed-o5t haayoo walaal soomaali hadaan nahay arimahena daaqiliga hadii aad tiraahdo mowduuc baa laga diyaarinayaa qaar baa illaahay qalbiyada madoobeeyoo dood iyo qabiil iyo qolo qolo lasoo galaya meesha saas darteed ayey dhiiqo ku noqoneysaa

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 дня назад

      ​​@@FarxanMaxamed-o5tsomali tariiqdooda wa qabil kliya

    • @FarxanMaxamed-o5t
      @FarxanMaxamed-o5t 2 дня назад

      @AliHusseinMohamed-ig3qr anagu qabiil kama hadlayno ee waxan rabnaa deegan xoog lagu haysto oo heel wayay oo hiil iska dayee isaga luga laqbtay oon qabiil lahayn oo cidkasta oo soomaliya lagu dhibateeyay in laga hadlo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 дня назад

    Luuqada manaqaan anagu hadisidaduturjubtay saxtahay macneheedu maahan inuqalbiga kajecelyahay kudarso xiligas turkiya awodmalahayn cadawgeduna wabadnaa tusale kuwaciraaq qabsaday israil hogaminaysay daneheda loburburiyay ciraq turkiyana qaati waxaykatagnayd kurdiyiinta kawaran hadikurdi cadawgu hubeyen tababaren kaliya uhartay turkigala inladhoho tasi caqlibayubaahantahay markahore waindalka turkiga lasugaa abnigiisa sikasta kadib wuxucidkale tarikaro taraa malahayga walidalcarbed cadaymo nocana kamaddiyarin wariye turki carabnahay ciraq falasti wacarab masar maroko jordan imarad maxaysamaynayan?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дня назад

    Daroogada naga gada ahaa. Soomaaliyoow goormaad wax fahmaysaa?

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 дня назад

    Maanta Turkey ayaad ku jacsantahy 204 urdukhan maayar magaalo ayuu aha awood na malaheen turkey na Xor ma ahayn malatary marekanka Lacak Siiyo AYAY ahaayen wax Israel ka horjeedo hadii uu sameeyo waa la xiri lahaa laakiin maanta turkey Waa Xor Marka jooji dacaayada turkey ma aha Carabtan diracyada waa wayn

  • @KumandeAxmed
    @KumandeAxmed 2 дня назад

    Dholan tarm horta amiina adoon illahay yahay oo idiinkoo kale aha wuxuna ahyina haa kadhigiina waa iidiinkoo kale oogada ooo dambii hagaliina wuxuu maamula amerika iidiiinkana waxad jogtaan somalia marka maxad halkaa aad waar uuga radiniysan waxa imuqda inaad tihiin ugaad laa carbiyay oo niinki carbiyay sacad walba kuu qhadaqaya waxana waxa aboo kaha burburka dalkena waxa dhiintay sucadi daadka somalyeed turki turki qashiin waye turkiiga

  • @cumaryuusufbarrow8736
    @cumaryuusufbarrow8736 3 дня назад

    Isha ayaad ka riday

  • @ĽèĝènD__61-k3k
    @ĽèĝènD__61-k3k 3 дня назад

    Muxuu kaga badalan karaa ayaa isweeydin mudan 9 billion dollor lacag yar maahan

  • @user-hz5zf1te5y
    @user-hz5zf1te5y 2 дня назад

    Xasssan gururte abgala aya marmalade iska mid oo Qatay 50m . Euro kkk Fulham dadka hala so ceeliyo wara naga hiya da wasana ee intya abgal dagto u taaali gurgurasho way shamatay Jeremy ragba ka taliye meesha canbuulo laguma cuno

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 3 дня назад

    Ilaahey ma'abuurin muslimiin maanta ku fikiri karto in ey midoobaan Oona reer galbeedka cunaqabateen kuridaan waayo madaxda dalka muslimiints kilogood waa dabo dhilof yaal

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 3 дня назад

    Jihaadka hala iclaamiyo

  • @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
    @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 3 дня назад

    1914kii dagaalkii kowaad cml lasoo maraa muslimow maxaa ku xaal ah

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 3 дня назад

    Trump argagixisadan yusan nagu sooden 😂