Wll Abdi Rashiid Adiga oo raali ah Su aal Somaliland Doorashada ka dhacday Xaruunta Xalane ayaa laga soo go aamiyey oo Oo loo doortay Abdi rahmaan Ciro Oo mise lagu idhi ka hadh Oo ka dhac Doradshan markaa Dadka Daga Gobolada waqooyi Ee somaliland Soo lama oran karo Dad somaliyed waa dad Dhintay oo Daha gadaashi ayaa looga taliyaa Umad dhimatay miyaanan ka dhalan runta marka la sheego Oo Ethiopia 🇪🇹 loo salgal binayo Dhulka bada Iyo Jinsiga in laysku qaso Qowmiyadaha Mahadsanid
День назад+7
Waxaa ay u baahan tahay xaqiijin, Waxyabaha siddani oo kale ee daaha gadaashiisi inta badan lama ogaan karo. Laakiin sidda guud doorashooyinka qofka soo bixi doona muhiim ma aha, Mabda'a uu qofkaasi qaadan doono iyo cidda uu ku xirmo doono ayaa muhiim ah, Waxba farqi uma dhexeeyo SİYAASİ HEBEL AMA SİYAASİ KALE. Tusaale; Mohammed Mursi madaxweyne si dimuqraadi loo doortay ayuu ahaa, Waala afgembiyey, Madaxweynihii İran Mohammad Mossadegh si dimuqraadi ayaa loo doortay laakiin waaxaa uu khilaafay mareyknka waala afgembiyey, Madaxweynihii Bolivia Evo Morales s dimuqraadi ayaa lo doortay waala afgembiyey. Tusaalooyinku waala badin karaaa.....Hogaamiyaha siyaasada uu qaadan doono ayaa muhiim ah. (Aragtideyda waaye jawaabtani).
Malintii dhowr jeer ayan fiiriya inad muuqal cusub soo dhigtay sidan mar walpa uxiiseyo muuqaladada Aan wax badan ka faaiday misna indhaha iikala furay mahadzanid
Walaahi waaba laandheereyaal falastiiniyiinta jihaadka ku jira ilaahow guulee caadi bay nolasha geeri uga doorteen ragg dhalay weeye alaha guuleeyo aamiin waa dhiman karnaa maahane weligeen isma dhiibi doone insha alah respect 🙏 🫡
Ma sha Allah keep going my brother 🇸🇴
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Annaga production waxay ii tahay il aan waxbadan ka bartay ❤
Alaha reer qasa dhibatada ka dulqaad amin
Wll Abdi Rashiid Adiga oo raali ah Su aal Somaliland Doorashada ka dhacday Xaruunta Xalane ayaa laga soo go aamiyey oo Oo loo doortay Abdi rahmaan Ciro Oo mise lagu idhi ka hadh Oo ka dhac Doradshan markaa Dadka Daga Gobolada waqooyi Ee somaliland Soo lama oran karo Dad somaliyed waa dad Dhintay oo Daha gadaashi ayaa looga taliyaa Umad dhimatay miyaanan ka dhalan runta marka la sheego Oo Ethiopia 🇪🇹 loo salgal binayo Dhulka bada Iyo Jinsiga in laysku qaso Qowmiyadaha Mahadsanid
Waxaa ay u baahan tahay xaqiijin, Waxyabaha siddani oo kale ee daaha gadaashiisi inta badan lama ogaan karo. Laakiin sidda guud doorashooyinka qofka soo bixi doona muhiim ma aha, Mabda'a uu qofkaasi qaadan doono iyo cidda uu ku xirmo doono ayaa muhiim ah, Waxba farqi uma dhexeeyo SİYAASİ HEBEL AMA SİYAASİ KALE. Tusaale; Mohammed Mursi madaxweyne si dimuqraadi loo doortay ayuu ahaa, Waala afgembiyey, Madaxweynihii İran Mohammad Mossadegh si dimuqraadi ayaa loo doortay laakiin waaxaa uu khilaafay mareyknka waala afgembiyey, Madaxweynihii Bolivia Evo Morales s dimuqraadi ayaa lo doortay waala afgembiyey. Tusaalooyinku waala badin karaaa.....Hogaamiyaha siyaasada uu qaadan doono ayaa muhiim ah. (Aragtideyda waaye jawaabtani).
M.a annaga production barnaamijka sualaha noo bilaw
Hayeh
M.a ustad c/rashiid❤
Ustaad wanku tageera ilahay hakuu xifdiyo ❤
Mahadsanid wll
Malintii dhowr jeer ayan fiiriya inad muuqal cusub soo dhigtay sidan mar walpa uxiiseyo muuqaladada Aan wax badan ka faaiday misna indhaha iikala furay mahadzanid
Aad ayaad u mahadsantahay sxb
Ust: mawduuc inogaga samee wax-barashada Soomaaliya ma mid shisheeye nagu qasbaan miya mise iska caadi ah iyo waxa ugu muhiimsan maanta in la barto.iyo qofka hada jamacad bilaabaya midka kujira iyo dhameeyay mxad kula talin lahyd.
Hadaad ogaan lahayd ilmahaada manaahijt caqligooda loogu dabraa maba geeyseen adaa manhaj usamayn lahayd😊
@Abuu-isxaaqzAlmuqdishawi aad iyo aad walalhi yaa keenay horta waxaa keenay haydaha ree galbeedka u shaqeeya ayaa so qortay
Ustaad kasoo hadal saldhigyada la sheegaya inaay gaalada ka sameystaan dhulkeena woqooyi
First comments 🎉
Insha Allah falastiin way xorobaysaa
Wad kumahadsantahay wll. Barnaamijyada quruxda badan eed noosoo tabiso
Wll Allah haku barakeeyo wll mcn
Wallo mahadsanid kasoo hadal eco live fadlan🎉🎉😊😊😊😊😊
❤😂ku soco Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka siiba B/dhexe ❤😂🎉😮😮😅😊❤❤
Walal maxa kwada waxad so qortey funny maa meesha taala
Ustaad C.rashiid
Ilaaahow ugargaar reer falastiin iyo qasa
Annaga production add bad ugu mahadsantaha qulubtayada siida add udajiiso adiigo qowlka Eebe racayaa waxan kuwaydiyey Xamas dagalka ay kujiirto miid Marna iisdimay mahiin Malintii October 7 iila manta balse shacabka dhibtaa ay qaban siida biiyo lanta cunto lanta dagaliyanado miyey laqaban shacbkaa
Ustaad wn ku slmy🙌
Waan kaa qaaday soo dhawaaw sxb
Waxaykudajinayan kacdonka bulshadooda ufirso borel arinta qaza xiligi hore mudaharadada galbedka iyo hada xogakacdonkasi sonoqday inyar inti udhaxaysay hadal lagamamaqal balse xaqiiqduwa inaykamidaysanyihiin dhamantod iyo xita carabta orduganka qayliya kuli xasuuqa qaza kasocda cidwalbana dantoda kaegayso danubadan midlobalanqaaday
Ustaad loay shareef ka soo hadal imaaradku sugaynhy yahuuda si ba aan u taagaren
Marba hadii gabadha yar ee qaza joogto iyo hooyadeed ay gaajo iyo cabsi la hoya nayaan maxay qiima kuu leedahy noolasha qofka muslimka ah ee af labadii qoslaayow.
Baaqa uu ururka x.m.s diray waa farriiin dareen xambaarsan oo qalbiga taabanayso hasa yeeshee Rabbigay maaha mid adoomada dulmiyo lkn xikmad ayuu ka leeyahay.
Aad iyo aad