INAY 3 NIN OO ISKU BEEL AHI BEEL KALE DUULAAN CAD KU QAADAAN WAX LOO DULQAADAN KARO MAAHA _H.JECLONA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 105

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 13 часов назад +10

    Walee waan yaabanahay habar jeclo oo berbera ka sheekaynaysa malaa baqtigiina waa meeshii lagu aasaayey

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 14 часов назад +6

    Wallaahay Anaa ku markhaati kacaya in aynu Murtaax nahay qoladeeni HJ e reer kulmiye Lakin waxa barooranaya oo Xabaalo qodanaya qoladii Iska daba caraway e Isbedel doonka riwaayada ahaa.

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 9 часов назад +4

    Cali nin dhex dhexaad ah buu iska dhigaa. Laakiin habar jeclo ayaa dadka laga dhaadhicinayaa. Dhegaha dadka habar jeclo ayaa ka badatay. Adeer meesha habar jeclo ayaad naga iibiney-saa giib noom taani!
    Calow sheeko kale keen.

  • @yurub5288
    @yurub5288 13 часов назад +2

    Mashalla Allah waa oday somalilaandar Ah wuxuu ka jooga ragii waxa garadka Ahaa ilahay haku xafido noolow in badan guuleyso 👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyedaud-g6u
    @sakariyedaud-g6u 9 часов назад +2

    masha Allah xafidullah sxb

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 9 часов назад +3

    Habar jeclo ma wax marba qoof ku dawaarsada siida xaarmadow

  • @nurdeanbil6497
    @nurdeanbil6497 9 часов назад +1

    HADALKA ILLAAH BAA KUU YASIRAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiomar5638
    @abdiomar5638 8 часов назад +1

    Caliyaw goormay habarjeclo alayasir iyo xasan sheekh heshiiska la gashay maxjarada kalana xidhmaan lagaa yeeli maayo ama way wada shaqayn ama way wada xidhmi odaygu cadaalad xumaa habarjeclo markuu maqlo

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 7 часов назад +1

    Cali Habr jecli ayaa madax martay adeer sidii hore ayaa lagu qaatay ham iyo damti la waa

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 5 часов назад

    Madxweyne muuse Bixi cabdi Wale Libxa buu ahaa ❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 13 часов назад +1

    Gabiley waa A Caynabina waa C, xaqa eeg Aliyo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 14 часов назад +2

    Xaaji Caliyow Ninka ilma indha deero Maxjarkooda ku Xidhani Waa Al Yaasir oo Guurguurte soo dirsaday lakin waad ku hal maantay e maaha Jaabiri..

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 7 часов назад +1

    Way usu nacamleeyaan kuwani qabyaaladi ay layimaadeen ayay wali wadaan

  • @AhmedOmer-i3m
    @AhmedOmer-i3m 8 часов назад

    Canada. Was in laguna daraa Gebileey. WAAN ku raacsan away Cali_Duulduul.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 часов назад +1

    War gobolnimada gabilay wa laguu
    Hoos rooree, gabilay kiis sanadedka
    Gobolada jsl o sanadkiba mar wasa
    rada cadalada laguso xereyo sanad
    Dhexdasa m jeex iyo t dher kaliya
    Aya kahoreyay,
    4ta gobol e kalaba way ka kiisas iyo
    Lacagba badnayd, caynaba A keena
    Ayay xukumadii hore barlaman ku
    Shega kacodsatay markay gabilayna
    Gobolnimadisa ansixiya kulahayeen
    Xaqbu u leyahaye kulahayen xasidni
    mada maxa kufashan dib isugu noqd

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 12 часов назад +1

    Hadiiba meesha ma taalo ee wa wax jira ee ciise muuse ha dulmiyin reerkiinana fudno cagaha ha gelin

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 9 часов назад +1

    Ali waa taajir indha deerona waa gacsade labda nin is xiga qabil na maaha ee yaan dantaada lisku dilin !!!!

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 15 часов назад +2

    Kornayladii rag Adag ayay ahaayeen xaka JSL somaliland

  • @awamin32
    @awamin32 Час назад

    Saxiib Ali
    If Subeer Awaal is unified to pressure this faqash government for the recognition of Gabiley as regional power. Then you do not have the right to ask them to joint their request with Caynaba. Please ask your MPs, your leaders, Ictisaham elders to push for the recognition of Caynaba as regional power.

  • @YasinOsman-g5k
    @YasinOsman-g5k 14 часов назад

    Shacabkii somaliland yaab buu kumaqan yahay allow sahal amuuraha ❤❤somaliland guul ku waara ❤

  • @hassanagaras4513
    @hassanagaras4513 13 часов назад

    Cali Duulduul Wax badan ayuu og yahay odaygu Waa looga qaateen 🤙

  • @KhayreAli-q7m
    @KhayreAli-q7m 4 часа назад

    Mr Cali Duul Duul
    Marka kan yari afka wax kuugu tuuro markiiba hayska laadine hubso, hadii kale bulshadu taageeridaada waa laga fiirsanayaa.

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 14 часов назад

    Like iyo shere ba ku siiyay Comentigayguna waxaa weeyi waar ninyaw maanad 1 habeena ilaawayn intar yareed Cali iyo annakaba nagu wareerisay

  • @SalM00Z
    @SalM00Z 12 часов назад

    H/xabuush waxay ahayd magac taariikh ah sida H/magado, Bah Fatumo-timo cad. Iwm
    Madaxdii Habar Faqash sida ina c/le xasan iyo ina Afwayne ayaa dhoodhoobay si garxajis looga salido
    Adiguna qabiil dhab ah ayaad ka dhigaysaa

  • @abdirashidgowdan4871
    @abdirashidgowdan4871 9 часов назад +1

    Caliyow qabyayad habjeca ufuratay nagaxidh

  • @MaxamedNuradin
    @MaxamedNuradin 10 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SouleimanAhmedabdillahi
    @SouleimanAhmedabdillahi 11 часов назад

    Way dhamaatay 14 sano e boobku kulushay yarjicu ILAA asalihii

  • @SiciidSelebaan
    @SiciidSelebaan 8 часов назад

    Wlhi Ali waa Ali ragii hore

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 7 часов назад

    Hadanahy sacad Muse ma ogalin in haberclo lagu khaldamo abwanku xaqiqda runta kashegay xaga siyasada reer Somaliland hada xumada wadani kuwaddo

  • @AhmedOsman-ss3le
    @AhmedOsman-ss3le 14 часов назад +1

    Asc Ail

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 10 часов назад

    Wale dalkii wuu bur burey dawladiba muuse mujaahid kamey kan beyn cadawgii ayaa dalkii bur buriyey ee fadhiga halaga kaco

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 11 часов назад

    ❤❤❤

  • @KaderElmi-u1x
    @KaderElmi-u1x 2 часа назад

    BERBERA YA KU HAYSTA C.MUSE AMA SPSA

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 14 часов назад +1

    Kkkk dhaqtarkii cali duul ayey ku jiraan

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 10 часов назад

    Muuse bisad buu ahaa laakiin habar jeclo hambada u tuura laakiin wuu tegeye lasoco

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 15 часов назад +1

    Ninka Xamar ku xidhan halaga joojiyo wax walba.

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 15 часов назад

    Alla yaasir Ma Aha habar jeclo ee Xasan sheekh baa wata . Oo xoolaha kalidii loo xidhay.kkk

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 13 часов назад

    Habarjeclo hadii xaqooda doonan wayday miyaa la waayay shacabkii mee ? Waa in ay soo Ceshataa Beeyadii iyo Fooxii laga xiray? Ina Xaashi iyo Xirsi hadii ay xaqa dadkooda u hadlaan
    Miyaanay dadka muwaadiniinta ah ka mid ahayn maxay dadkalena ugu doodayaan kuwoidana u dulmayaan?? WAA YAAB 🫨🤯😤

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 14 часов назад +1

    walaahi cali waa runtii way didi jireen sida xoolahq libaax ayaa joogay markaa muse bixi cabdi rijaalbu ahaa hada way dantay

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 13 часов назад

    Adeer insha allah guul iyo gobanimo waa xageena dadki dunta ahaa ayaa tahay run sheega ayaa kugu ogahay janada ayaa lagu galaa xaq u,dirir ayaad tahay

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 7 часов назад

    Asc abtiyo soobaxa Barbara waxa iskalay habar Awal lakin waa galaday in rer abtiyaashey iyaga kow ka ahay Barbara business

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 12 часов назад

    Ali gurguurte xoolaha berbera ka dhoofaya shillin ka qaadi maaye waxba reer aad u cuwdadaysan tahay afka dheer havlaga qaadhin. Hargaysa.berbers. iyo burco midna yaasir wax ka dhoofsan maayo ee dhiriqda ka kac.isaaq fidnada iyo diradiraalayn ka jooji . HJ cidna kuma duuline

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 14 часов назад

    Odaay cali duldul mujahid xalala oorunsheega somaliland muuse dabadii bahaladii qaran dumiska ahabaa gudaha usoo galay waxn kabaqaya qaraxyadii muqdiisho ee alshababna inay xukumadan somalilandiidka hii inoso warido citixsantu waa u hoiyo shabta iyada dhashay hadanay shacabku ka hortagin somaliland halisbay ku jirta allaw sahal amuraha somaliland

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 13 часов назад

    Cirjiidhow waxaad illowsantay berigii dekedda Berbera in la casriyeeyo lagu heshiiyey uu Cirro af buuxa ku yidhi dekeddii waa iibiyey isago ka xun in dekedda la casriyeeyo . Arrintaas ayay immika dawladda Emirates hubinaysa bal inuu Cirro ka toobbad keenay

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t 13 часов назад

    Carlow zxb...haqaldamin..gobaataheeeee

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 15 часов назад

    waysoo rikoocaysaaa😂😂😂😂

  • @ibrahimhurun6945
    @ibrahimhurun6945 4 часа назад

    Habarjeclo waa gob iyo gaashan

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 13 часов назад

    Yamaniga ayaa loo jeeda ee R/indho Dero loma Jeedo Aliyo.

  • @axmed8798
    @axmed8798 9 часов назад

    HAKU WASO ADIGA& HOOYADAABA

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 14 часов назад

    Walee been maad sheegin, libaax ayuu ahaa ninkii meesha ka tagay.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 7 часов назад

    waftigii ciro ee imaaraatka xitaa jaaridiyadi soomay dhaweyn ceeb

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 14 часов назад

    FUTO DUUL DUUL ISKAGA BAX HARGEYSA OO KA SOO CIICLEE GAR ADAD NEJISYO

    • @wardiliverpool8525
      @wardiliverpool8525 13 часов назад

      19:56 Hargeisa ma hoyadaaba leh oo la hadli karta nacas ayaad tahay hadalka raga ku hadal ama iska aamu

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 14 часов назад

    Waa wixii lug goyey waxaasi gaarad ayaa ka adkayd madexwenihii s/land ayaa ka hadhay

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y 6 часов назад

    ali weriye habarjeclo ah baad noqotay waayo war aydaan hubin baad ka boodin. ilma indhadeero iyagaa is haystay

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 8 часов назад

    Dawladii Ciro Cali Duul Duul way ka jartay shilimadii uu Madaxtooyada wakhtigii Ina Biixi ka qaadan jiray hahahahahaha waar miskiinka shilimada u sii daaya busaaradi ayaa ka soo kalahday

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 13 часов назад

    0:35 0:35 0:35

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 14 часов назад

    Caliyoow marykanku ma tii oonu ina aqoonsan ayuu berbera soo degaya takale ethopa maya laga marmay

  • @abdirizakahmed3447
    @abdirizakahmed3447 14 часов назад

    War arrinkals jira ninkan ciyala suqii hargysa lagu diry calw ka so hadla ee madxiisa lacgta lasary , ee haben iyo malin hargysa lawalyo ,halknu mary filmkartonka laga shqynyo. Alla maxa la kibry oo daqudkii lo bahdy. War lacgta hargysa lagu walyo madakiinta u qaybiya.

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 14 часов назад

    Caloow habar jeclada ictisaamta ah qorsheheeda ayaanu la soconaa lkn habar jeclo waatol wxabana looma diidikaro lkn imika maaha ciisemuse waa dhamaan h awal

  • @drahmedhassan2275
    @drahmedhassan2275 15 часов назад

    Cali ismacil carabow sxb siidan ku tageersanahay ayuun bad habeen Habeen Dayerka cay ku miisaysaa, yelkeede dulqaadkeeda waanu lenahay.

  • @JamaMohamed-t8l
    @JamaMohamed-t8l 9 часов назад

    Oday miskiin garaadkaa kayar ninkan warka iskadhigaya wariye way ishelleen intii maangaabka ahayd

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Sultanka ku xegga Ciro's WA kuma.

  • @SouleimanAhmedabdillahi
    @SouleimanAhmedabdillahi 11 часов назад

    Hadii la xishoonwaayo waa lacabsoon

  • @jamaalismaaciil3732
    @jamaalismaaciil3732 7 часов назад

    Dee waanigan kula hadlaya

  • @SouleimanAhmedabdillahi
    @SouleimanAhmedabdillahi 11 часов назад

    Kkkkkkk Berbera ayaa iska leh. Marti Edeb leh noqo hadii KALE Siibakhti halkuu ahaa way dun garan sxbayaal

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 15 часов назад

    Cali yoow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂koorma madaxwayne tahay.?

  • @QoorCabdi
    @QoorCabdi 8 часов назад

    Calow Gobalkii Sool meel ku sheeg hadii Caynabo Gobol noqoto

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 8 часов назад

    CALOW IMISA AYAD KALA HADASHAYOD TIDHI WAARKULMIYAYNU NAHAY UU AA UU AA DA HAGURANE DAA BUR MADOW AYAWALAY O HALJA DHIGAY

  • @saciidmaxamed1601
    @saciidmaxamed1601 13 часов назад

    Cali dhici mayso ee Kala reeb caynabo Iyo gabiley way Kala da wayn yihiin ta caynabo iyana xiligeeda aynu sugno oo kulmiye ayaa keenaya iyana

  • @xuseenMaxamuud-m6g
    @xuseenMaxamuud-m6g 2 часа назад

    Mawaxa.liibaaxa.ninkii.34.ta.guuto.jebiyey.

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 14 часов назад

    Waadigii u oo yee meeday mouse kadaba oy markale yaa afloo

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 15 часов назад

    Dalka lababinayo imaratka lodira ciro hadu imarad hosgalo halayska qabto

  • @YasinOsman-g5k
    @YasinOsman-g5k 14 часов назад

    Waar maxad Wareneingang ciro
    Ayaa labaafinayaa😂😂 waa iska xaal aduun shalay maanta ku ilow...

  • @SouleimanAhmedabdillahi
    @SouleimanAhmedabdillahi 11 часов назад

    ????????? Hoormuu Abuyaasir habarjeclo noqday? Barbering gar adag noqotay .kkkkkkk. Habarjeclooy maad iloowday kafiilnimadii burco sheikh cismaan nuur .

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 7 часов назад

    Waxanu baafinaynaa wariye cshakuur

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 7 часов назад

    waar caliyow somaliland wey inagu filantahay caynaba iyo qorilugud miyaan maayir aan habar jeclo ahayn loo ogolyahay

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 15 часов назад

    Ma Abuyaasir ayuu la socdaa ina xarbi

  • @hamzaahmed6509
    @hamzaahmed6509 14 часов назад

    Codka iska hagajiiya calaw

  • @MahdiMahdi-k4k
    @MahdiMahdi-k4k 8 часов назад

    Caliyaw,Waynu kal gonay

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 14 часов назад

    Hhhh wllhi billaahi taasu run cadbay ahayd hadaan been lasheegayn

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 14 часов назад

    Dee calaw caynabo waa wayde mawayd ayaad nagu dhexqalaysaa miyaanad ale kabaqayn

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Hjloy hedhe lol kkkk.

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 14 часов назад

    ciise muuse way ku qaldanyin habarjecl

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 13 часов назад

      CIISE MUUSE HABARJECLO MAYMAAGIN XUMAANA UMAHAYAAN DEKEDA BARBARA CIISE MUUSE NIMAAN AHAYN LOODHIIBIMAAYO MAYORKOODANA LAMABADALIKARO HABARJECLOOY WAXFAHMA XASSAN SHEEKH OO DHEXTAAGAN AYAAD ARKIDOONTAA ICTIRAAFKA MARKAYNUHELNO HABARJECLOOY LAWAREEGA XUKUUMADANI MEELEY INOOWADO MANAQAAN

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Cirjidhow lol kkkk.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Lol kkkk.

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 10 часов назад

    Waan ku raacsanahay Cali.Gabiley iyo Caynaba waa laba magaalo oo isku dan ah, waana isku mar loo magacaabo gobolnimada.

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 15 часов назад

    Imaaradku wa cadawga islamka alaw naga qabo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 15 часов назад +1

    Balaayo sheeg.

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 14 часов назад

    taasi waa khalad wayn in ganacsiga beesha derbiga isaaq ganacsigooda la beegsado mana noqonayno shaabuug lala dhaco beelaha aanu wllaha nahay lala dhaco walaa cabdale sandheere walaa c.dheere walaa cumar shucayb ayanan ka yeelayn walaahi godob siyaasadeedna nanoo samayn maayo waanu qaadacaynaa haduu warkaasu jiro nama metelaan abw.caloow

    • @abdullahsomali7992
      @abdullahsomali7992 12 часов назад

      Iimaan la:aanta ugaysay Gurguurte miyanad ka indho qarsanaya .reer ma taagna ee Cali duulduul wuxu wada wa fidno iyo ismaqashi rag shaxaad ka rabo. Arin nin taagan ha reerayn

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up 7 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 5 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedjama1654
    @mohamedjama1654 2 часа назад

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Hjloy hedhe lol kkkk.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 13 часов назад

    Lol kkkk