Tiktokerka Imaamka ah ee lagu qaldo Cali Dheeraha AS iyo dhacdooyinkiisa maalin laha ah ee Bulsha..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2025

Комментарии • 109

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 13 дней назад +9

    Masha allhhh Masha allhhh abe sharf leh sheekhena allh haa xafiidi Amin amiin amiin yaa raabi ❤❤❤

  • @JamaKhaliif-g7i
    @JamaKhaliif-g7i 13 дней назад +4

    Wadaadku qof jaahil ah buu waraysi siinayaa
    Sheekh cali allah ha ku barakeeyo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 13 дней назад +5

    MANSHA ALLAH ADEER ILLAHEY HA KU DHOWRO

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 13 дней назад +6

    Sheekha halaga fuqo waa abahena oo kale allaha xafidee

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 7 дней назад

    ilhy hakuxifďiyo ààbe soomàliyeed❤❤😂

  • @cabdifatax5794
    @cabdifatax5794 13 дней назад +6

    alla sunihii nabi muxamed ayaa kamuuqda

  • @SaalaxAxmed-bg4zq
    @SaalaxAxmed-bg4zq 13 дней назад +2

    Sheeqoow horusoco janada ilaahey haku geeyo dariigada salafka saan eh sheeqoow horusoco ❤❤❤

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd 10 дней назад +1

    Maasha allaah waa saxan yahay sheekhu

  • @نشرالتوحدفيبلادالصومال

    Wax qarsoon way soo bixi doonaan lkn hadalkiisa sheikh nah ma alahaan iyo fasaaxadiisa ahba ma ogi lkn ofiga ha dhibin

  • @CabdicasiisKhadar-z9f
    @CabdicasiisKhadar-z9f 13 дней назад +3

    Gadhka waa sunadii sabiga scw

  • @MaxamedDaacad-vi4hx
    @MaxamedDaacad-vi4hx 9 дней назад +1

    Wadadkaan faraha halaga qaado❤❤

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 13 дней назад +3

    Sh hore usoco garablaga Allaha galo

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 13 дней назад +2

    Mashallah sh dacwadaa ka shaqee

  • @karanlekibirjabshe4590
    @karanlekibirjabshe4590 12 дней назад +1

    M.a jazaaka allaah

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 13 дней назад +1

    Illahey haku xafido shekhow

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 13 дней назад +1

    Mash allaah sheekh alle haku barakeyo

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 13 дней назад +2

    Mansha Allah kaleexda odayaasha

  • @guulSO250
    @guulSO250 13 дней назад +3

    Ninka odayga ee sheikha waa laga qaldanyahy.
    Calamadaha qiyamaha waxa kamida in qofkii sunno ka muuqato lagu sheego argagixiso

  • @gardhaale
    @gardhaale 13 дней назад +2

    Waaa aakhiro samaan qofkii diinta ku dhgan uu dhimbil dab ah gacanta ku sido
    Ee ducaadeey hala sabro oo diinta yaan laga weecan
    allaha na sugo oo hanga yeelo kuwa hanuunsan oo lagu hanuuno

  • @MrFaxan
    @MrFaxan 13 дней назад +1

    Shekh cali allaha barakeeyo waxaan xasuustaa 6 sano ka hor isagoo gaalada dhagartooda ka hadlaya in makaroofanka laga danshay masjidka ceelasha ee wakaalada biyaha ku yaal marka shekhu waa nin xumaanta neceb ee halaga daayo dulmiga dadka illaahay diintiisa u shaqaynaya haddaan laga leexan DABKA MARAYKANKA KA SOCDA HALA SUGO ILEEN KUWA KIBRA OO DIINTA KU JEESJEESA ABAALKOODU WAA KAAS

  • @rahmanrahman-wy4wm
    @rahmanrahman-wy4wm 13 дней назад +2

    جزاك الله خيرا

  • @Mohamedhasan-0
    @Mohamedhasan-0 9 дней назад

    حفظك الله ورعاك ياشيخنا

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid 13 дней назад +2

    Dadka xun-xun waa sida shaydaanka oo kale.
    Sgeikha alle habarakeeyo .

  • @SaalaxAxmed-bg4zq
    @SaalaxAxmed-bg4zq 13 дней назад +1

    Sheeq warkooda isladaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zola2487
    @zola2487 14 дней назад +2

    Masha allah ilahey haku barakeyo sheekh garka iyo sunada ayey ladirirsan yihiin

  • @CabdicasiisKhadar-z9f
    @CabdicasiisKhadar-z9f 13 дней назад +1

    Mansha alaah Shekh soomali baa caqligii laga qaday,oo,xumantana,aan ka hadlayn wanagana qofka kahad la way qabsanayaan,cajiib

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI 13 дней назад +1

    Waxaad ka tirsan tahay xisbulaahi Sh hore usoco garablaga Allaha galo

  • @MohamedbashiirSalaad
    @MohamedbashiirSalaad 13 дней назад +2

    Adeer waxaatahay shiiqa uguqadiyada badan eedowlad nimada najecleesiyey dinka iidalka somaaliween waanakujeclaaday nolow oodad kamidey waabeerkaaga qebkamid ❤❤❤❤❤❤❤❤☪️☪️☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😓

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 13 дней назад +2

    Gaalo iyo gaal kal-kaal ayaa baraha bulshada ka ilaaliya wixii khayr ah ee yar ee lagu sheegayo, waxaad arki in badan oo culumada caynaya oo waxyaalo ku tilmaamaya si xumaanta keliya ay baraha bulshada uga socoto.. kuwaasow dulooba habeen iyo maalinba.

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 13 дней назад +1

    Waa wedaa uudhahay Wlhi legend

  • @CumarShariif-lu3xb
    @CumarShariif-lu3xb 13 дней назад +1

    ماشاءالله

  • @maskasaciid5619
    @maskasaciid5619 14 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarahaadanFarahaadan
    @FarahaadanFarahaadan 13 дней назад +1

    Subxallah selafi ma ihee aa ❌️

    • @xabibamahamed3445
      @xabibamahamed3445 13 дней назад

      Wll salafi iyo salafiyiin farqi ayaa udhaxeeya haduuyiri salaf maahi wuu kusaxanyahay sheekhu

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 13 дней назад

      Wuxuu ka wadaa koox salafi ma ihi

  • @gardhaale
    @gardhaale 13 дней назад +1

    Salafkii inuu iska leexiyo me eheen
    Salafkii hore iyo saxaabadii wanaagsaneed in la raaco raadkoodi waa sharaf iyo cizi

    • @abukarali7204
      @abukarali7204 13 дней назад

      Umabogin salaf maahi marku yiri bal muxu yahay

  • @Taysiir80
    @Taysiir80 13 дней назад +4

    War dadkii qalbigooda wuu dhintay
    hadana culumadii aaloodhigtay
    waa inoo ayaan daro

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 9 дней назад

    Dadka dhibka hallaga daayo dhalinyaro 😢

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 13 дней назад

    Wlhida wa aad uga xumahy in dhalintii laga dhaadhiciyey qofka salad si fican utukada sunada rasuulkuna ka muuqato
    In argagixiso lagu shego iyo wax lamida
    Kan allkhlaaqda xuna aan waxba laga so qadin bal qarkod lagu amaano ama hore usoco la dhaho
    😊😊😊😊😢

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 13 дней назад +2

    Somalida hadey arkay qof dinta ka hadlayo waxay u qaatan argagixiso

    • @SalmanIbrahim-u4e
      @SalmanIbrahim-u4e 13 дней назад +3

      Waa sida gaalo inala rpty runtii

    • @Xidigadahson
      @Xidigadahson 13 дней назад +1

      @SalmanIbrahim-u4e Haa walahi hadaaba diin iyo Allah sheegto waxa tahay khawarijta

    • @Somalestine
      @Somalestine 13 дней назад +1

      Wllhi Wa yaab

    • @Xidigadahson
      @Xidigadahson 12 дней назад

      @@SalmanIbrahim-u4e waa sida aad sheegtay

  • @SakiAxmed-u7j
    @SakiAxmed-u7j 13 дней назад

    Sheekh alle ayaa doonaya in uu miisaanka wanaagag kor u qaado markaa waa laguu shaqaynayaaye ha murgoon sheekh

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 13 дней назад +1

    M a m.a sh kalexda

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 13 дней назад

    Guuleyso

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 13 дней назад

    unprofessional journalism ayaa ku badan wadankeena war wadaadka gacma gacmaha ka daa waxaan maxaad korkiisa ka kurbineesaa🙁

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 дней назад +1

    anaashiid hadad aragtid wa alshabaab ama daacish iyaga aad u isticmaala midakale xata hadalkisu wu u eegyahay kooxdas

    • @Legend7181uqha
      @Legend7181uqha 13 дней назад +1

      Walaal waaka idhi sheekhu ma ahi ee tuhumka iska dhaaf,
      qalbiga illaahay baa og inagu wanaagiisa ka muuqda baynu ku qiimeynaynaa

  • @maxamedmacalin7816
    @maxamedmacalin7816 13 дней назад

    Masaakiinkaan maxaa laga rabaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 13 дней назад +1

    Nabada madaxdadey kujirta hadey xunyihin lagumasaxo xuman xumaan gargabka uu qatarsanyahay

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 13 дней назад

    Mnsha Alaaa runta rabi kugu jecl

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 13 дней назад +1

    Dad wax magarato ah ayaa helay oo waxba kala ogeyn 😂 garku waa sunee

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 13 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Yaabisdiid
    @Yaabisdiid 13 дней назад

    WAA DUNI LADHALAN ROGOY INKA WADAADKA WAREYSANAYA ISAGA XITAA MA FAHAN SANA WAXA LAGA HADLAYO MARKA WAAA WAREERKII OO LUGU LEH

  • @AbdiazizAbdiaziz-u3e
    @AbdiazizAbdiaziz-u3e 11 дней назад

    Sheikhan codki nathif jama adan so isku cod ma ahan

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 13 дней назад +1

    Wa kawarij mujrimkan

  • @somaliaisinraise2474
    @somaliaisinraise2474 13 дней назад

    Wariyaha maxaa ka qalfan alshabab buu kuu celcelinayaa suaalo kale maawayfiiyo😂😂😂

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 13 дней назад

    IMAAMKI TIKTOK ISTICMALAYE DHAHA WARKA QURXIYE

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 дней назад

    ,halkan indha adka wabaka shakiyay ninkan hala baro

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 13 дней назад

    Waa ayey jiri jirtay ninka garka leh argagixiso wye

  • @mahadallah1274
    @mahadallah1274 8 дней назад

    Shiikh maxaa ugu qoron

  • @HaidarAli-fp4yg
    @HaidarAli-fp4yg 13 дней назад

    Aduunyo waxaan joognaa Ciyaalka xaafa diin sheegid looga baqaayo!

  • @SaidAhmed-u6v
    @SaidAhmed-u6v 13 дней назад

    As cidii sunaha ka muqdo mxa kadhigay warku ma dadkay diinta uga dhowyihiin

    • @FadxaXasan-v5y
      @FadxaXasan-v5y 13 дней назад

      Ha si mRkii looeego WY kufican yihin lkn sikLe hadii loo eegana danbi wyn ayy kujiraan kASOO AH INAY DHIIGA DAD MUSLIMIINA OO Msakiin oon waxb galBsanin ayy qarxyo LA begsadaan

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 13 дней назад

    soomaali diinta ayay Marin hababiyaan laga so bilaabo 1988 ilaa had qeyrna ma sheegan wadaad iyo siyaasi waa wada daneystayaal tuugo ah

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 13 дней назад

    Mashalah

  • @Islaam-24
    @Islaam-24 13 дней назад

    Somali 🇸🇴 wadada gaalnimada ayee ku socotaa waana inta lalarabo yaa allah umadan ugargaar una soo dir kuwii kitaabka iyo sunaha nagu maamulilahaa si aduunyo iyo aakhiro unabad galno

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 13 дней назад

    Muslimkii baa lada cìifiyay iyoo gaalada la Adeecayo

  • @yaquttravel
    @yaquttravel 13 дней назад +2

    شفتها بالتيك توك عبالي لحيته كونافه

    • @Abusaliim30
      @Abusaliim30 11 дней назад

      وَلَئِنْ سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ ۝ لا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُمْ بَعْدَ إِيمَانِكُمْ [التوبة:65-66] كان أناس قالوا كلامًا قبيحًا: ما رأينا مثل قرائنا هؤلاء أرغب بطونًا، ولا أكذب ألسنًا، ولا أجبن عند اللقاء، يعنون الرسول وأصحابه -عليه الصلاة والسلام- وهذه ردة

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj 13 дней назад

    Somali dhulmi badanaaa

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 13 дней назад

    Shiikha waa ladul miyey runtii

  • @Macalimnuursh
    @Macalimnuursh 11 дней назад +1

    أين دولة الصومالية خذوا هذ الرجل لاشك انه من حركة الشباب

    • @CaamirsufyaanAxmed
      @CaamirsufyaanAxmed 11 дней назад

      فتبينو

    • @harithturab
      @harithturab 7 дней назад

      من انت حتى تحكم الناس على ظنونك الخبيثة

    • @mohamedmuuddeey239
      @mohamedmuuddeey239 7 дней назад

      هل تعي حجم ما تقول أيها الظالم؟ اتق الله واطلب العفو من هذا الشيخ وإلا ستُسأل أمام ربك ان اصابه اي مكروه.

    • @illyaasilyaas2639
      @illyaasilyaas2639 7 дней назад

      Af Carabi maxa isku qasbeesin carab carab iskaga dhigeesiin

  • @Qadhmac
    @Qadhmac 8 дней назад

    dadka xun ayaa waxaa ku sheegay

  • @MohamedFalir
    @MohamedFalir 13 дней назад

    Hhhhh 😂😂 sheeqa kafuqaa hadaysan wax cadayn ah ku hayn

  • @hussenyabaq6331
    @hussenyabaq6331 13 дней назад

    Runbuu ka hadlay, bartaa kaga hay adeer alaha ku dhowro

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 13 дней назад

    Ogawna argigixisadu waa wajiyo badan tahay.

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 13 дней назад

    Kkkk...kkk

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 14 дней назад

    Hhhh laakiin views raadis aa tahay

  • @AyanAli-di9ws
    @AyanAli-di9ws 13 дней назад +1

    heees carabi ahna waaad kuturaneeeee wadaaadna watahay miyaaa horta goorma ayeey heesaha carbeed dambi LA,aaan naqdeeen hesaha somalidana dambi naqdeeen😂

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 13 дней назад +2

      Musica ayaa danbi ah

    • @mascuudsacdi
      @mascuudsacdi 13 дней назад +1

      Heesta waxa xaraan ka dhiga midhaha xun iyo mucsiga.
      Labadaa hadii laga reebo waa xalaal

    • @FadxaXasan-v5y
      @FadxaXasan-v5y 13 дней назад +2

      Wll heesaHa somLida iyo kuwa carabtuba hadii ayna music lHyn erayDa lagu hadlYanA ayna xumaayn danbi ma aha ee ogow

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 13 дней назад

      Ayaaney waaa ku heysa Hesihi somalida Xikmadda&murtida laha baa dembi loga dhigay dadki Hees carabna wa lagu qiironaya yaab anaga aragnay😂😂

    • @King_Abdirahiim
      @King_Abdirahiim 13 дней назад

      Hees maxaa u taqnaa ii sharax wll??