Waxa idin galaafanaya waa mid dhar wareejinaya ama loos wareejinaya ee shabaab jaajuus u ah qaraxyada meelaha dhigo kuwa nuucaa ah inta ey idinku jiraan dee ma hureysan in la idin baaro la kala ogaado ninka miskiin ka daacada ah iyo midka idin eg ee shabaab u adeega , tankale idaacadaan amniga muqdisho ayey qatar kuthy waa in laga qabtaa umadda
Qaarkood horey ba loogu qabtey ayago qaraxyada muqdisho ka shaqeey naayo ama dad bastoolad ku dilaayo, qaar masaakin sax ahna wa ku jiraan , see lagu kala saari waaye marka
ILAAHAYOW ADIGA AWOOD LEH UMADAN WAX KA QEYR QABO U KEEN AAMIN 🤲🤲🤲🤲
Meeqa dhar warejineyso ayaa na qarxiyay ader😂😂😂
Dadaka alabata warejiyo waa ina laga qabata magalada wexey u inadha idheyan khawarijata magalada cidanaka kanoo kale waa lafahama ineey khawarija yihiin nimanaka khawarijataba waa niman waweyan halaga qabato magalada dadakan ciidanakana waa kuwa manata magalada muqadisho eey kujifato
xoolo, maanyaridaa.
Sax iimaan aye ubaahanthy m.a
Ha la is baaro soo weliba sfcn ha la isku baaro lkn yaan la dhibaateen ilaa lagu arko wax khalad ah
Waxa idin galaafanaya waa mid dhar wareejinaya ama loos wareejinaya ee shabaab jaajuus u ah qaraxyada meelaha dhigo kuwa nuucaa ah inta ey idinku jiraan dee ma hureysan in la idin baaro la kala ogaado ninka miskiin ka daacada ah iyo midka idin eg ee shabaab u adeega , tankale idaacadaan amniga muqdisho ayey qatar kuthy waa in laga qabtaa umadda
Sax waaye qaar kood waa alshabaab
Kuwan Tom and Jerry hub loo dhiibey waaye 😂 ciidan nimada dharcadka ayay ku ciyaareen
Qaarkood horey ba loogu qabtey ayago qaraxyada muqdisho ka shaqeey naayo ama dad bastoolad ku dilaayo, qaar masaakin sax ahna wa ku jiraan , see lagu kala saari waaye marka
Aniga waxaan la yaabey ninbaa garabka usaaran sadex suun uuwareejinaayo maqaayaduu galaa 5dollar cunaa waan su'aaley adeerow qiimaha suunka aad iibiso wuxuu idhahay 2dallar xabadkii 3da suun 6dollar asagiina 5dollar ku dhowaadna waa cuney hala hubiyo kuwa daacadna wey ku jiraan
Oo dadkaan maxaa laga rabaa hadeey shaqeesanaayaan miyeey tuugsan lahaayeen weligood ayeeyne sidaan ku shaqeesan jireen as kahor
Waa dawlad xun oo shaqeynaysa, ka xaaxaabiya!!!
Ciidamada shaqadoda ayeysan garaneyn ayaga laga raba ineey amnigasugaan sedeey usugayan??ani haywaydiin ayaga laga raba
shabaab ganacsi been ah ayay sameyan ka Diana dad ayaydilaan kuwa badan aya la qabtay yan la siyaasadeynin Amanda shabeele TV waa beenalayaal