kucadeey wajigaaga allaabtan adaa warkakeeni doonna insha allaah by adna henna

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #iskucadey#allaabtan

Комментарии • 475

  • @Cudoon1
    @Cudoon1 5 лет назад +155

    Waa xaqiiq qali aniga isticmaalo mudo gabdho badan ayaa i dhahaba xaasid ayaa tahay carem ayaa qarsataa 😊balse waa xaqiiq gabdho cabista miyahana badsada👋👋👋♥️

    • @khadiradiamondofficial4221
      @khadiradiamondofficial4221 5 лет назад +3

      Abaayo lkn maxaa lagu shiidayaa

    • @huhshta
      @huhshta 5 лет назад +2

      Khuluud qurux khuludi an aqaanay miya

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 5 лет назад +3

      @@huhshta abayo yaa waye

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 5 лет назад +2

      @@khadiradiamondofficial4221 kan cabitaanka lagu shiido

    • @huhshta
      @huhshta 5 лет назад +2

      Khuludi skinny aheed miya

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 5 лет назад +10

    ADNA inta taageersan like iisaara asxaabey

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 лет назад +7

    Masha Allah I love this potato 🥔 whitening I tried it before it works ❤️❤️🇸🇴🇺🇸✌️ thank you for sharing keep going

    • @nuurahassan6477
      @nuurahassan6477 5 лет назад

      takiyo wllo adna waa ma ha santa❤💙💚💛💜💖

    • @somalinimo8641
      @somalinimo8641 Год назад

      We miss you in your youtube channal sis

    • @AmranAbib
      @AmranAbib 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahadabdullahiabdi5881
    @fahadabdullahiabdi5881 4 года назад +1

    Abyo taladaada waaan qatey abyo wlhi wajikeyga oo dhan fimin iyo haaro ayaaa iga buxiin ilaaa dhaqtar ayaan take abyo iscadaan Uma marsanin lkn fin daradiis ayaan umar wlhi abyo week ayaan kadaremey wajikeyga aniga ayaaa iscajiwiyey abyo thanks allot abyo 😍😍

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 4 года назад +2

    Weey feec naan laheed inaa isticmashan dumarkiina gabdhaha usoo bandhikaayo waxa iyaka usheeqeyy👏👏👏👍 ‘“”wax jirka aad kugu qurxinayo ama kuu nuurinayo””” intaad isticmali laheeden wax ku cadaa neesid💤

  • @QueenHamdi632
    @QueenHamdi632 5 лет назад +6

    Masha Allah aqwaan bariiska iyo baradhada waan ka dambeya 😘😘😘😘😘❤❤❤❤

  • @xamdi78cumar69
    @xamdi78cumar69 5 лет назад

    Ma sha Allah abyo adna qeyr Allah ku siiyo abyo waxn ka codsanya qof xamilo ah oo wajiga caato ka ah wax uu wajiga kucayliyo iyo korka qaleeylka noqanyo wax uron lugaha iyo gacmaha wax cadeeyhayo abyo intas iiso sheg ado mahdsan Allah kubarakeyo adiga iyo familkada

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 5 лет назад +8

    masha allaah adna cadeey jzkallah kheir xabiibtii allaha noo kaa daayo noo noolaaw intey nooli jirto .

  • @munaosman7917
    @munaosman7917 4 года назад +1

    wllo qurxeey codkaga markad hadlysid codka kor u qaad.

  • @naemaahmed644
    @naemaahmed644 5 лет назад +16

    Abayo I was born very white jirkeyga dhan cadan laga rebo gacmaha😭 walhi iyo wejiga lee kan by week hadan isticmalo wax ma iskaga darema mana rabi chemical inan isticmalo wayo madow uman dhalan ba... thankz waan so tijabina what advice will you guys give me... walashen cawiya🙏❤❤..

  • @fatmahassan4790
    @fatmahassan4790 5 лет назад +4

    Waaleykum Salam WarahmatuLlah Wabarakatuh. MaShaAllah very nice. Please can you translate the ingredients in English?. Did you boil the potato and what t
    Did you add in order to be smooth,. JazakaLlah Kheir

    • @abdimalikhassan175
      @abdimalikhassan175 5 лет назад +1

      yes she boiled the potato and added water in order to be smooth.

    • @faatinrooroow5995
      @faatinrooroow5995 5 лет назад

      @@abdimalikhassan175 baariirka Lashiday Naa Usheegtid hhh

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 5 лет назад +5

    Salam abyo, thank you for sharing. May Allah reward you ameen. Sis where do u live?

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 5 лет назад +1

    Adna makeup la 'aanta qurux ley ku tahay dad adan garanenin jiro hadey iyago marsanen kuso hor istagan. masha allaah abaaayo indhaha hostoda ma marinkara indha hostoda imadow

  • @macmacc1
    @macmacc1 5 лет назад +11

    Abaayo macanto meehada iska dheh ha isku dhibin eray kle oo ku adag si waliba wan ku fahmeyna anaga waana Ku jacelnhy xabibti❤️❤️❤️

  • @hamdaabdirahman7693
    @hamdaabdirahman7693 5 лет назад +12

    adna ilahy ha ku xifdiyo apyo dhamntiin ilahy dartiis inii jeclahy iku salaam ridwan & ilyaas cade xbti wan ka faaiidnay

  • @amouliahmed7941
    @amouliahmed7941 5 лет назад +3

    Adna hbbtii Thank you hbbtii waxan jeclahay in aad iisoo sheegto wax aan wajiga finanka iyo saliida iskaga yareeyo

    • @khadraabdigelle8739
      @khadraabdigelle8739 5 лет назад

      Sabuun karaboola dhaho baa jirto abaayo anigu isticimaalo skin oil baan ahay anigi fiin baa nafiit ii keenay lakin hada manshalah wan ka reeyestay

    • @hooyowacan4360
      @hooyowacan4360 5 лет назад

      @@khadraabdigelle8739 wll magaceeda saabuunta sifiican iiuguso qor yurub baan joogaaye malaga helaya?

    • @marishzaidyasin4957
      @marishzaidyasin4957 9 месяцев назад

      YURUB WR ISOQBO
      @@hooyowacan4360

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 месяца назад

    Mashaa Allah Adna sharaf
    Ilaahay hanoo kaa daayo
    Guuleysta xbbti💕🫶❤️

  • @hobkainaadan3588
    @hobkainaadan3588 4 года назад +1

    Mcnti m.a wajiga finika ayaa igu baty ee mxn sameya

  • @faizaahmed3287
    @faizaahmed3287 4 года назад

    Shukran mcny lkn waxan kuu waydiinaa qofka wajiga duug guuduud kuuu qabo liinta miyuu isticmaali karaaa mise waxa uuu isticmaaali karaa mooska isoo waajaab walshay qaali blz

  • @kowsarabdi505
    @kowsarabdi505 5 лет назад +9

    Masha alla walashyda aad baa u mahad san thy aniga qalbigeega miyaa ogeed ileen aniga korkeega waa cadaan lkn wajigeega iyo gacmaheyga waa ma doo sbbtoo ah waxaa ku socdaa qoraxda aniga dad badan ayaa I dhaheen iska cady lkn aniga ma jecli iscadyska lkn hada waxaa rajenayaa markaa marsado inaa noqdo isku mid adigana waad ku mahad san thy wlashyda aan jeclahy adna nolo inta ee jirto nolol kuna noloo nolol qurxoon

  • @sharifoyusuf7286
    @sharifoyusuf7286 5 лет назад +4

    Mashallah allah dartiis baan ku jeclhay walsheey waxan jeclhay ina ku arka liv mar uun inshallah waan is arki doonah abyo macnto ku nolaaw farxaad mar walba

  • @nabiilalovenabiilalove2389
    @nabiilalovenabiilalove2389 5 лет назад +2

    mahadsanid xbbti adna nosoo badi waxyalaha wajiga lagu qurxiyo

  • @happyjagsan8013
    @happyjagsan8013 5 лет назад

    abayo mahdsanid in bdn lkn wxa I sheegta imisa daqiiqo isku deeyneysa I need to know tnx again

  • @cabdixay6885
    @cabdixay6885 4 года назад

    Asc wll waxuu kuu taro iyo waxyaabo uu baabiyo ma ii sheegi kartaa adoo mahad san

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад +1

    Mashallaah☝️ 👑adan💗💗❤🌹🌹🌹 qurux allaha 🤲ku xafiido adiga caruurta ❤❤❤xajiiga🙌🙌🤝🤝💖💖

  • @sumeyosusu.3259
    @sumeyosusu.3259 5 лет назад +1

    Asc abyo aniga wajiga haro madmadow kuleyahay tankale xasasiyan qab maxan marsada mcnto intas igucawi

  • @kariima1555
    @kariima1555 4 года назад +1

    Wllwajiga maxaa gud guduudka kabaa bi iya

  • @layloonofficial14
    @layloonofficial14 4 года назад

    Man sha allaah adno caaday alle hanoka dayo xbbti cimiri dher iyo cafimad kunolow

  • @farhiyafarhiya9049
    @farhiyafarhiya9049 5 лет назад +1

    Masha allah qurux dumar aad ayaat u mahadsan thy aad ayaan ugu baahnaa

  • @Naiiaaaii.9
    @Naiiaaaii.9 5 лет назад +4

    Woww....adna. waan isku dayaa inshallah.....mahdsanid

    • @munaahmed6589
      @munaahmed6589 5 лет назад

      Mansh allh abaayo keep going xage kala so xirirra

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад

    Mashaa Allah walashay Adna
    Mahadsanid xbbti😊❤❤

  • @mariamnoor1558
    @mariamnoor1558 4 года назад

    Adna Qaali Allaaha ku dhowro ani ma marsaneen waxba wajikeyga na Alx Lkn tan waa bilaabaa manta Thanks abaayo❤️

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 5 лет назад +1

    wow masha allh adnah abyo allh ku xafiida💝💝💝

  • @faizomohamed739
    @faizomohamed739 5 лет назад

    Abaayo aniga xataa xasaasiyaa ku qabaa liinta mahadsanid adna cadeey

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 5 лет назад

    Masha Allah xabibti wadku mahad santahay sida adnogu soban dhigto wax yalaha wanagsan

  • @fartuumabdullahifartuumabd9227
    @fartuumabdullahifartuumabd9227 5 лет назад

    MaashaAllah Tabarakallah qaali kacantada Allah hkuubarakeeyo qaaali waxa kuweydinaya fururaha madowne mxaa lamarinayaane kaasne inoo sokali qaali hdii wejiga lanadiifiyo iyagane waa madow

  • @adoontiiallaahm.2373
    @adoontiiallaahm.2373 5 лет назад +1

    masha allaah adna qaali allaha kuudaayo aqligaada qaali quruxbadan💖😍👌

  • @nasroxasan321
    @nasroxasan321 5 лет назад +1

    Masha Allah Adna Henna Henna
    qali

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 5 лет назад +5

    MashaAllah xabiibti JzkAllah

  • @IphrahAbukaryosuf-bl4iz
    @IphrahAbukaryosuf-bl4iz 4 месяца назад +1

    2024 daawanooyaa😂

  • @aishaluul5594
    @aishaluul5594 5 лет назад

    Masha allah adna quruxey youtuberka uga jeclahay tahay,💓

  • @rahmabeautyhealth2349
    @rahmabeautyhealth2349 5 лет назад

    Maasha alaah abaayo jezakalaah qeyr abaayo adno isoo booqo

  • @saadakafiya8669
    @saadakafiya8669 5 лет назад

    Asc abayo adna wajiga xasasiyad ayan kuleyahay wax walbon tijabiyo finan aya iga so baxaya maxan sameya

    • @caaishamohamuud1804
      @caaishamohamuud1804 5 лет назад

      dhalad ina Yusuf abayo ana sas ahay alx hada ayi wax marsada ayi cuntana wan cuna wayo waxan tagay dhaqar maqaar after waxaw iso qoray kaniinigan waxa ku jirto 100 xabo 2.5$ lagada masha allaj bakadki ugu horeyaba ku cafiaday ayi waxna hada wan is ticmaala
      magacisa kuso qoraa ku radi
      (PIRICLOR) waaye ayi barmishiya lagugada hada muqdisho jogto ani muqdishan joga insha allah wad ka bogsane finan waxa dontana isticmali kartaa

  • @rahmabeautyhealth2349
    @rahmabeautyhealth2349 5 лет назад +1

    Walaalahay ilaah dartiisa igu caawiya subscribe odinkoo mahadsan

  • @hamdiabdi5552
    @hamdiabdi5552 5 лет назад +3

    Mansha Allah adna qurux walalshey Thank ilaaah haku xifdiyo

  • @fahmaibraahim3177
    @fahmaibraahim3177 4 года назад

    Adna abayo gadudka maxa uroon waxkasto wa kubaroweyay

  • @hodaniphrahim6138
    @hodaniphrahim6138 5 лет назад +1

    Xppti batiska ma kaan hayaba wn ku dari kara miyaa iso jwp xyti tnx

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 лет назад

    mansha allah wllshy adna thanks

  • @danahedataqaano6586
    @danahedataqaano6586 4 года назад

    Wajiga salida leh ma lamarin karaa xbbti isoo sheeg qayr allaha ku siyee❤❤❤❤❤👩‍👦

  • @xaawokiincabduleiiw2853
    @xaawokiincabduleiiw2853 4 года назад

    abaayo macn shukrn sidada nogu faideyso wada kumahadasanthy xabibiti ikn ikn xogay xasaasiyo ayaan qabaa kimiko ma isticmaali kari waxayaabo dabeciy nosogeli

  • @iftinshmoha687
    @iftinshmoha687 5 лет назад

    Masha allh adno alle ha ku barakeyo farsamadada

  • @rahma7402
    @rahma7402 5 лет назад

    Masha allah hre usco adna lkin waxa dho so sheegta sida xaada wajiga lga gaado

  • @suleeqoahmeda2164
    @suleeqoahmeda2164 5 лет назад

    Hadan wajiga tushatushka am dalalol am nabaro jirka ku dhax jiro mxa iga bi in karah qaali please

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 5 лет назад +4

    Maasha allah abaayo thanks qaali 😍💝💝❤❤❤❤❤❤❤❤💝💝👌👌👌

  • @nastaneyruuz6489
    @nastaneyruuz6489 5 лет назад

    Baris walpo kuma isticmali kare miya
    Walal aniga wxn ahyi qof xasasiyo qabto ay ahyi

  • @bahjaaxmed7578
    @bahjaaxmed7578 5 лет назад +3

    Mansha Allah wllshey adna nolowqaali

  • @caduunimaxamed399
    @caduunimaxamed399 5 лет назад +1

    Asc abaayo macnto ma marsankara baradhada kali ged iso jwb xabibti ado mahadsan

  • @halimaali3838
    @halimaali3838 5 лет назад

    Abayo adna midka wajiga malab maku dari karaa??

  • @najmali4083
    @najmali4083 5 лет назад

    Thankx Wllshy qali adna

  • @sacdiyocabdi1020
    @sacdiyocabdi1020 5 лет назад +3

    masha allah qaali allah ku bara keeyo jisa ka llaah 👍👍💕

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 5 лет назад

    Maaasha Aaallh adna qurux allha ku dhowro waad no fa,ideysee

  • @iqracali3394
    @iqracali3394 5 лет назад +1

    Mahadsanid Abyo adna wn ka faideysani doonnaa

  • @umuabdalla
    @umuabdalla 5 лет назад +5

    Abaayo wa so tijabiyay natijadana wa arkay mahadsanid walashey insha Allah hormar an kurajena

  • @ugbaadcisiugbaadcisi1186
    @ugbaadcisiugbaadcisi1186 4 года назад +1

    Wlshay adana waan ku jeclay hore uu soco

  • @sodwamohamed2777
    @sodwamohamed2777 5 лет назад

    Abyo waxaan wajikey amaa wax kukaaraa amaa luucadaadaa shukran abyo si dhaqso ah ikuu jawaab abyo

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 4 года назад +1

    Masha Allah wanka helay hadaa tijabinaa abyo

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 5 лет назад +3

    Masha Allah so qurux ka helay runtii

  • @xamdamaxamed6189
    @xamdamaxamed6189 5 лет назад +3

    maansha allaha wllshay
    jaskal khayr

  • @fatmahassan4790
    @fatmahassan4790 5 лет назад

    And how long do you leave it on?

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 4 года назад

    Masha allh abaayo shukran

  • @sahrahassan5424
    @sahrahassan5424 5 лет назад +4

    Adna abyo aad ayn Ku aminsnhy 💯💯💯💯💯hore usii soco

  • @aasiyodheeman9548
    @aasiyodheeman9548 5 лет назад +3

    adno abaayo waaku jecelnahy horay usoco 💝💝💝💝💝keep going sharafeey nolol wacan

  • @queenfariixa476
    @queenfariixa476 5 лет назад +4

    Maansha Allah waaw qurux wlhi adna cadeey keep goin

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 лет назад

    Habiti shukran ukhti ilahey ha ku barkeyo

  • @mirhamohammed4427
    @mirhamohammed4427 5 лет назад

    Asc abyo adna waxan ahay gabar kugu cusub masha allah wana ka helay qali waxan ka codsanaya wax finanka iga saro so gali thnks

  • @munish664
    @munish664 5 лет назад

    Asc adna abaayo seetahay nabraha ma baabi inaa iso jwb qaali

  • @Mariyacalim
    @Mariyacalim 4 года назад

    Asc xbibiti wxn ku wedin aniga wajigega salid ayuu layahy ee salid mx ku babi ya ne

  • @carabcade6259
    @carabcade6259 4 года назад

    adna abaayo maxad isku dar tay wlshyda qli

  • @sacduuofficial9579
    @sacduuofficial9579 4 года назад +1

    Abayo adno waku mahadsantahy sida wAnaksan oo adulasha qayneyso hablaha somaliyed guleyso waligaga xabiibtk

  • @zamiirachannalmuuse1025
    @zamiirachannalmuuse1025 4 года назад +1

    Masha allah qaliyeey hadaan sameenaa waa jijaabinaa

  • @simranmohamed3644
    @simranmohamed3644 4 года назад +1

    Thanks abyo qaali

  • @zaprinaofficial7097
    @zaprinaofficial7097 4 года назад +1

    m.a adna quruxey jasakallh

  • @qaaluushmuxydiin1899
    @qaaluushmuxydiin1899 5 лет назад

    M.a abayo adna mhdsanid horumar wcn xpipti

  • @nasraabdullahimxmed4818
    @nasraabdullahimxmed4818 5 лет назад

    Abaayo waa iga dhab walaahi gadgadud ayaa nafta ii keeney wax kaste ma isticmaali karo cream ha ahaato ame wax dhulka kabaxo fadlan abaayo waxaa kaa codsan lahaa in aad noo soo galiso wax gadudka baabiiyo ame wax dhiwaayo oo gadudka keeno fadlan fadlan waa iga codsi

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  5 лет назад +1

      Haye baayo illaahey kucaafiyo insha allaah

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 5 лет назад +1

    Adna màasha allaha xabiibti Quruxeey allaha kuhafido abayo adiga cadan aad dhalatay ayad haysataa allaha kuusiyaadiyo dadka aan sidaada cadeen maku cadaanaayan? Thanks

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  5 лет назад +1

      Abaayo maasha allah shukran allaabtan wllhi war waaka keene kuwo kalena waan soo wada insha allaah

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan 5 лет назад

      @@AdnaHenna Haye qaali badan Quruxeey wan tijaabinaa Insha Allah 💚💚💚💚❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @laylasiman6307
    @laylasiman6307 4 года назад

    Maasha allah waan ka helay thnks abyo qaali

  • @zahracadey5890
    @zahracadey5890 5 лет назад

    Shukran abayo adno

  • @sacdiyoosmaan298
    @sacdiyoosmaan298 5 лет назад +4

    Masha Allah sis love you

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 лет назад

    Adna madoow ga indha korkooda maxaa biiyo abaayo

  • @safiyahussein1238
    @safiyahussein1238 5 лет назад +1

    Mnsh allah xppti jazaaka llaah cimridheer cibaado suuban wn ka helay waan tikabina

  • @fartuumabdullahifartuumabd9227
    @fartuumabdullahifartuumabd9227 5 лет назад

    Qaali adigoo mahdsan waxaa inosookelisaa waxa dhan oo lakunadiifiyo korka sidii qof aroos ah wixii loomarilahaa ama lakuqurxinlahaa Adigoo mahdsantahy aad ayaad umahdsanthy Jazakillaahu kheyrah Alfah marah ❤❤❤❤❤

  • @fatoumaabdikadirali2433
    @fatoumaabdikadirali2433 5 лет назад +3

    Abaayo anaa saas ah wan cadahy farahanh sas ayey iga madmadowyhin

  • @hannaabdi2420
    @hannaabdi2420 5 лет назад

    Mashlh tabarakalah waka helay
    Halmid
    Gamcaha qarso waa cowree allaha kuxafido adna qurux

  • @ubahahmed3992
    @ubahahmed3992 4 года назад

    Mansha Allah Abayo mahadsanid Qli dumar

  • @naadiyoxaaji9068
    @naadiyoxaaji9068 5 лет назад +7

    Masha allah habaryar waxaatahay hawaryar teeda ookale hadii macquul eetahay

    • @xamdixassan7495
      @xamdixassan7495 5 лет назад

      M.a abyo mcnto thnks you so much ❤❤❤❤❤❤

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 5 лет назад

    Warunta baradhada bariiska liinta wakunurinesa Aniga aya isticmali jiray malmihi arooskeyga kkkkk hada wabakacajisay waina kulabtaa. 100% waxtar weleyihin Lakin dadka oodhan iskumid maahan
    Waxaan idinkulatalina hadii admarsanesan kowdi gacmahina mel yar kamariya kadib wakuoganesa inad xasaasiyo kuqabto iyo inkaleto
    Adno cadeey wamahadsantahay💝👍😘

  • @abdirashidmohamed3860
    @abdirashidmohamed3860 5 лет назад +5

    Maya adno dadka love waa ka wada saftay igu darheee 😂😂

  • @jawharanafiiis4220
    @jawharanafiiis4220 5 лет назад +1

    Adna abyo bariiska kan aan cadi ukarsano miyaa marsanaa mise mid ugaara aya jiri

  • @suleeqoahmeda2164
    @suleeqoahmeda2164 5 лет назад

    Asc hadano waa ku salmay qaali logah iyo gac mah maxn ku cayilin qaali xbbti icawi ale ha ku sharfo 😘🥰

  • @maardiyaqaali3612
    @maardiyaqaali3612 5 лет назад

    Adna si qof aan aqaano kugu kalsoonahy wlhi Allah protect you xppty