BEFORE IYO AFTER HAWEENKII WAJIGA WAXA U FCN EE AAN ISTICMAALO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 246

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  2 года назад +200

    Markale muqaalkan wuxuu gaar u yahay gabdhaha iyo dumarka kale like haga ilaabin

    • @queenellena1281
      @queenellena1281 2 года назад +1

      Queeny👸♥️

    • @fathichenal4017
      @fathichenal4017 2 года назад +2

      Ok abyo fce maska noso sheg xgeh kaheleynah

    • @maryamomacalin6070
      @maryamomacalin6070 2 года назад +4

      Abyo please gacmaha madow xubnaha oo fool xun iga gale wax iga bi iyo ii sheeg ilahey dartiis daacad uhadlaya

    • @fathichenal4017
      @fathichenal4017 2 года назад +4

      Abyo please fce mask somali malaga helayh mideda klle wajigh salida mala marin karah abyo

    • @maryamomacalin6070
      @maryamomacalin6070 2 года назад +1

      @@fathichenal4017 abyo jwbta waa wada sugeena

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +207

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲💞🕋

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 года назад +42

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭

  • @fatydalua3430
    @fatydalua3430 Год назад +9

    Wlo waa danbi in suniyha la xiiro Ilahay wuu nacdalay qofka xiira takale timaha iyo qorta qari waa xarane Allah haku barakeyo ❤

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 2 года назад +32

    Mnsha allaah alle ha kuu barakeeyo family ka abaayo soo vooqo walaashaa zamzam gabadha ilmuhu ka xanuusan yahay

  • @hoyo743
    @hoyo743 2 года назад +21

    timaha kis baa kuu furan ee abaayo sida laguugu bartay ahow asturaada waa sharaf weyn timahane qarso waa talo walaalnimo
    thanks macluumadkaaga

    • @maafiyomafiyo2231
      @maafiyomafiyo2231 2 года назад +2

      Walal soo booqo walaasheen zamzam official oo cunug ka xanuusan yahay

  • @shshss1192
    @shshss1192 2 года назад +12

    Suunyaha ina qaar la xiiro ama la habeeyo waa xaraan, قال صلى الله عليه وسلم :" لعن الله النامصة والمتنمصة.."

  • @NIGRAAWAJAMACNigraawa
    @NIGRAAWAJAMACNigraawa 2 года назад +5

    Maanshaallah abaayo gabadh kuu dhiganta socialmedia kuma jirto thanks qali

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 2 года назад +5

    Asc abyo qaliyey masha allh tabaraka raxman mcnto ilhy Rerka ha ku barakeyo aamin yaa raxma pls waxan ka codsanaya in ad so boqoto samsam gabadha wiilku ka Xanunsanyahy hadey macqul thy😥😥😥👍

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 2 года назад +10

    Masha allah lamanaha aan u jacelhy 🥰❤️❤️

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 2 года назад +2

    Wcs xabiti seeiitahay atarisho musucb iyo nuurudiin seeyihin abyo mcnto talo wanaagsan aanasiisay waana kaqabna mcnto mash alaah 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @foos4498
    @foos4498 2 года назад +5

    Love you mcnteydi Atarisho badiyo 🥰

  • @amuunkhali3148
    @amuunkhali3148 2 года назад +32

    Abayo mcnt waxan ku shegaya suniyaha mfcno in la jaro ee iska daay wa dambi aad u weyn abayo qali sorry hada qalad ii aragtay Allaha isku kii xafido adi iyo seygada iyo carurtinaba inshallah mahadsanid❤️🙏

  • @Sacdush1234
    @Sacdush1234 2 года назад +5

    Masha Allah Atariisho wan ka helay Thanks 🥰

  • @marawadayadiicawalecabdi2332
    @marawadayadiicawalecabdi2332 2 года назад +4

    Mnzhaalaha mnzhaalaha wll hamiigaaga wad gadhi ani haadan samayan karayo iina ku gadhaziyo malayaan wan ku gadhaziinalaaha wll wayo wan iidiin jecl haay ina soo jawab magacayaagunaa waa tayosiir wll OK wan rajayaanaya iinad iizojawabato 😇😇😇💯💯💯

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 Год назад +3

    Abaayo fanaanad gacmo dheer ah hada kadib so gasho inshallah gacmaha xita wa cawro😊

  • @fahimasheikh9959
    @fahimasheikh9959 2 года назад +6

    Plz ree Malaysia hala caawiyo walashen zamzam official

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад

      Waa sidaa aduunka wax la isku qabtaa walashen caawiya please

  • @anwaryuusuf3791
    @anwaryuusuf3791 2 года назад +5

    Wanagsan oo wacan washy fadumine nolow abid 🌸💍🌍🖇

  • @sacdiyoabdale8974
    @sacdiyoabdale8974 2 года назад +3

    maxaa isku cayilisay xbbti plz intaa ii soo sheeg

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel6051 2 года назад +3

    masha alaah ilaahow ka xijaab isha bini aadanka xabiibti 😍😍😍 live u❤❤❤

  • @nafissahassan6422
    @nafissahassan6422 2 года назад +5

    Iyo mask ayan raba réer jabuuti ayan ahay man helikara macal 2 crème wajiga iyo gacmaha please iso jawab

  • @felismohamed634
    @felismohamed634 10 месяцев назад

    Abayo mahadsanid walahi abayo qof wanagsan batahay Alah rerkaga ku bara keyo iyo carurtada

  • @queenellena1281
    @queenellena1281 2 года назад +2

    Gabadha kliya tageero thy abyo mr wliba ii farxsanow 🥰♥️

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 2 года назад +2

    Ilaahey markuu kaa dhaliyo dad siqiir iyo kabiir wada wax garada oo dantiisa ka horeysiiya sa dalkulla iyo dadkiisa waa iska sidan 🌹🌹🌹🌹 Ale wlhi wan qiirodey caqli aan dadka wayan kujirin aya asikujirah

  • @mariamerryteam2713
    @mariamerryteam2713 2 года назад +2

    Wcs. AboYo😍 come soon 500k ❤👸

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 2 года назад +2

    Suniyaha in laxiiraa waa xaaraaan wllo diintu ma ogola markaa ilaali markaad wajiga xiiraysid

  • @zelmiinaali3794
    @zelmiinaali3794 2 года назад +1

    Reer Malesia plz soo booqda walaasheen Samsam official aduunka walaal lagu yahay gabartaas ilmaha ka xanuunsan ehelna u joogin raadiya Saan ceeb waaye

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 года назад +2

    Woooooow maasha Allaah abaayo qurux 🥰🥰🥰💘💘💘💘💘🙏🙏🙏💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @haalamohamedali398
    @haalamohamedali398 2 года назад +1

    Masha Allaah Ina hooyo
    Ilaah haku xafido meel walba aad cagta dhigto
    Xabiibti mask magaciis neh

  • @qaalimaxamedfaarax1934
    @qaalimaxamedfaarax1934 2 года назад

    Long live atrisho from burco

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 года назад +2

    Maasha Abaayo Soobadi Kaafsa iideesanee Inshalaah🥰🥰🥰🥰

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 года назад +1

    Masha Allah tabaarika raxmaan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Год назад +2

    Maasha allaha

  • @nahrii4775
    @nahrii4775 2 года назад +9

    Markaad uurka lahayd
    Maxad ugu ekaan wayday sidaas😂😂naa naguhu yanay idin wali

  • @nafisachannal1152
    @nafisachannal1152 2 года назад

    Atrisho wl wad asturnan jirty e marwo thy qortada iyo tintada qarso nurdin wxn leyhy wl haku dayn ninmka nagahoda ku hor qawn yihin wl astur marwda sas markn idin leyhy idnma nebci eh wa wadin jeclhy wlaldy❤️🙏🏾

  • @safiyoxasan6880
    @safiyoxasan6880 2 года назад +2

    Thanks abyo waxaa kaa cood sanayaa dildilaaca ama jexjeexa maxaa ufiican plzz isoo jawaab

  • @user-ty7hr9ij7r
    @user-ty7hr9ij7r 5 месяцев назад

    Wan ku wataa atariisho ❤❤

  • @raqiyahashi849
    @raqiyahashi849 2 года назад +1

    Mansha allah Waan kuwataa quruxey🥰

  • @bisharosalah7702
    @bisharosalah7702 2 года назад +1

    asc abayo fatumina iwrn mcnto m.a ilahey hakusiyadiyo sobadhey inteyn kahelikara fismaska iyo karimka kaley isojawab mcnto

  • @shukriabdirizaq5754
    @shukriabdirizaq5754 2 года назад +2

    Masha allah

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 года назад +1

    Masha allah my sistar Allaha haku xafiido Abyo mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 2 года назад +1

    M.a naag waa naagtii isnadiifiso wllhi

  • @monaabdirizak12345
    @monaabdirizak12345 2 года назад +1

    Mahadsanid abyo 🙏

  • @fardowsahassan7576
    @fardowsahassan7576 2 года назад +2

    Kenya miyan kahelii karaa maskan abayo jawaab wacan,

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 года назад +9

    MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️ ❣️

  • @hamdamohamoud5057
    @hamdamohamoud5057 Год назад

    Mansha allah wllo magaci maska

  • @sagalmaxamuud5881
    @sagalmaxamuud5881 Год назад

    Mahadsanid qali

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 года назад +1

    atariisho sowma odhan dumarka iyo gabdhaha ayuu video gan gaar uyahay Ani like kuuma saarin🙉🙉🙈🙈 lknse subscribe waa iga heystaa keep going 🙉🙉🙉🙈🙈

  • @Boobos200
    @Boobos200 2 года назад +2

    War is astur intaad dadka iska dhigeysan dadka ugu aqliga fican iyo maskaz fican war ilaahey ka cabsada yani ceeb maba ka ahan iney timaheda la arkoy wlhi aduun aan joogna wixi khery iyo wixi shar aan loo kala daryelen

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 8 месяцев назад

    Mash allah horay usoco my sister ❤ 💘 l

  • @GudoonAbdi-d8k
    @GudoonAbdi-d8k 7 месяцев назад

    Abyo Wecom. ❤❤

  • @أمسالم-س3د8ن
    @أمسالم-س3د8ن 2 года назад +2

    ABAAYO SUNIYAHA LAJARO WAA DANBI ISKA ILAALI mcnti ☝❣

  • @thesimplenoor4241
    @thesimplenoor4241 2 года назад +1

    Daawada caafimadkaaga uma fiicna iskadaa walal. Talo uun.

  • @faisakhalil1663
    @faisakhalil1663 2 года назад +1

    Atariisho waxaan
    Rabaa teleefoonkaaga
    Ii soo dir kareemooyinka
    Aan rabaa ii soo dir
    Xabiibti si deg deg

  • @raaqiyabaashi3184
    @raaqiyabaashi3184 Год назад

    Masha allah allah ha dayo best family

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +1

    Masha allaa quruxey 🥰🥰💋💋🌹🌹

  • @zeitunelmii
    @zeitunelmii 2 года назад +1

    MashaAllah quruhey soobadi insha Allah

  • @suldanamohamed5052
    @suldanamohamed5052 2 года назад +27

    I think removing that small hair is not good in your health bcz ur upper layer is becoming weaker if am not wrong

    • @casiisocadeey8565
      @casiisocadeey8565 2 года назад

      👍

    • @D20-i6u
      @D20-i6u 2 года назад

      Asc abayo maasha Allaha Waxan Rabaa Shaashka kuu Saran xagee laga helaa adoo iga raaliya

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 2 года назад +1

      @@D20-i6u abayo mugdisho hada jogto bakaro sarta cali dheere agagarkisa gari gacanada nagaha wax ku gado ba hayo aso diyarsan ama dahablaha carwoyinkana wa ka helee

    • @D20-i6u
      @D20-i6u 2 года назад +1

      @@Qaaliquman666 waa mahadsan tahay abaayo ma joogi muqdisho laakiin qofaan u dirsanayaa shukran habiibti

    • @fartuunabdiqadir398
      @fartuunabdiqadir398 2 года назад +2

      Waad qaladan tahay wll timaha wajiga in laxiiro waa cafimaad skin kana wuu u fican yihiim

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 года назад +1

    Masha allah🥰

  • @nasromohamed8582
    @nasromohamed8582 2 года назад +2

    Cream gacama ubahnay xageexlaga helaa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +2

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 года назад

    Inash Allah wa ka rasaa walashya mcn hora usoco

  • @farxiyojaamacmaxamuud7003
    @farxiyojaamacmaxamuud7003 2 года назад

    Runtii sigaar ah kuu jeclhy wllshay alle hu ciftiyo

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 года назад +1

    Qrxy Ani isoo jwb abayo hadaa aragto Ani labada dhinac baa Madow iga galay marka hbnki Baan creamka isticmaalaa ma fiicno miyaaaa jwb

    • @mumtzmcn8391
      @mumtzmcn8391 2 года назад

      Haa abyo iskad waxat marathon seyrabka

  • @Xawa-by2xe
    @Xawa-by2xe 4 месяца назад

    Abayo indhaha hoostoda god ayay ku ahan jiren hadana malihid ee nose gali waxa isticmashay

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 2 года назад

    M.sh Tnx pyo😇✊

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 года назад +1

    I don't why dadka joogo Kenya iyo Malaysia wejiga aga wada barbarian yihiin. Baby aa nujiney ee chemicals ka jooji kolleyba idhinka naftiina waa nacdeen.

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 2 года назад +1

    MashAllah

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 года назад +2

    Hadaad ilmaha nuujisid iska ilaali masashada waxyaabaha chemicals ku jiraan wax qof nuujinaysa loogu talagalay bas marso dumarka somalidu ma oga waxa ay marsadaan inay caanaha naaska u gudbaan oo ilmaha halis ku tahay

  • @mamadajecelka4469
    @mamadajecelka4469 2 года назад +1

    maska iyo fes woshka magacoda ino sheeg abayo

  • @leyloladanlajecley3681
    @leyloladanlajecley3681 2 года назад

    M.a xbbti thks 🙏

  • @shamsaabdullahi5327
    @shamsaabdullahi5327 2 года назад +1

    Mash allh tnx happti💜🧕

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 3 месяца назад

    Wcs

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 2 года назад +2

    Iga raali noqo waan soo qaldamay ileen wuu qasa uyahay dumarka

    • @qqurux2gm225
      @qqurux2gm225 2 года назад

      😂😂😂😂😂 sxptaa usheer gareee😂😂😂😂😂

    • @umumuminchannel7460
      @umumuminchannel7460 2 года назад

      @@qqurux2gm225 hhhhhhhhh

  • @faatimahayaat1597
    @faatimahayaat1597 2 года назад +1

    Asxaabta fadmiina ii soo boqda please 🙏 diinta ila faafiya aduun la sii joogi mayee

  • @asliabdullqadir3352
    @asliabdullqadir3352 2 года назад

    Aqwaan timaha qarso sidadi hore ku noqo oo timaha qarsan jirty qeyr alle hku siye xbbti

  • @fathichenal4017
    @fathichenal4017 2 года назад +1

    Abyo fce mask xgeh kaheleyah

  • @ruqiyomaxamed2708
    @ruqiyomaxamed2708 2 года назад +5

    Umusha ayad ku cayishe dadka ha walin😁😁😁

  • @ahmedomar7022
    @ahmedomar7022 2 года назад +4

    Abaayo hal mar nuurdiin ayaan rpaa ma heli kraa waa iga cod si 😰dumashi nuurdiin ayaa rpaa plz ama whats up lambrkiisa iso qor

    • @salmocadey9916
      @salmocadey9916 2 года назад

      😂😂😂😂

    • @ahmedomar7022
      @ahmedomar7022 2 года назад

      Naa salmo mxaa ku haayo adiga miyaa dhale nuurdiin mise meel ayaa ku xanuunooso

  • @BisharoAnshur
    @BisharoAnshur Месяц назад

    I love you hooyo ❤❤

  • @muqtarabdi257
    @muqtarabdi257 2 года назад

    Abyo atrisho wxn ku weydiina waxad suniyaha ku bixisay gabar ayn ahy plz noso gli

  • @anababdi5307
    @anababdi5307 2 года назад

    mash Allah abayo

  • @umuxaawo1402
    @umuxaawo1402 2 года назад

    Naa is asturias waaxay timaxaaga soo bandhigeyst

  • @caashaxusenaadamcaashaxuse5513
    @caashaxusenaadamcaashaxuse5513 2 года назад

    Txn my sistr

  • @fardawsaomar2218
    @fardawsaomar2218 2 года назад +2

    Abaaa oil face ma tahy ii so jwb

  • @saaracabdilaahi7693
    @saaracabdilaahi7693 2 года назад

    Masha allh Hppti

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 2 года назад

    Atarisho shukran abyo creamka body ga mesha laga helayo numberka so raaci

  • @munoaadam7638
    @munoaadam7638 2 года назад

    Karemka wajiga raba xagen kaheli kara atirisho waxan joga dire dhawa wll iso jawab

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 2 года назад

    Masha allah 🤩😍🥰

  • @cabdikariimmaxamed1556
    @cabdikariimmaxamed1556 Год назад

    Abyo wajiga saliida leh caremada lamariyo oo ufican nosogali plz

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar 2 года назад +1

    Suniyahaas aad simeeyso inuu goodi adag ku soo arooray oo uu dambi yhy ma ogthy wlzhy?

  • @ladanjama4222
    @ladanjama4222 2 года назад

    Atariisho hpptii xasaasiyad idishay aniga wax iga daweeyo ma igu caawin kartaa

  • @rukiokassim9764
    @rukiokassim9764 2 года назад

    Ma sh Alah

  • @asiamohmmedazuazu7409
    @asiamohmmedazuazu7409 2 года назад

    Shukran mcnto❤👸🫂

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 года назад

    Mash Allah

  • @xawoaliibrahimxawoaliibrah371
    @xawoaliibrahimxawoaliibrah371 2 года назад

    Is astur wllley

  • @munaabdullahielmimunaabdul2125
    @munaabdullahielmimunaabdul2125 2 года назад

    Abayo waan ku jecl faraxad ku nolow Ina Ader

  • @sucaadomohamed9390
    @sucaadomohamed9390 2 года назад

    Wllhi apyo waan ku jeclhy❤❤

  • @deeqohg4597
    @deeqohg4597 2 года назад

    Quruxey quruxda waa udhalasho xpp saaan kugu oghy mcn dantaada ogw danahaaga fiiirso Waxaan kugu jeclaady intaas ah dhiiiri galiso ithy 💋❤

  • @IsmahaanhassanSihaamita
    @IsmahaanhassanSihaamita Год назад

    Abaayo Atarisho tintaada da wool macbtoy