Masha allah tabaarakallaah faaiza xabiibti alaabahaaga aadaan ujeclahy waa faaido aan qasaarin lahyn wlhi ma arkin wax aad so dhigty aan barobeyay aan ka faaidon ee anigaan daaimo Karin wlhi xitaa halmaalin hadaan marsado alaabahaaga dadkaa iga dreema oo iyiraahda maxaad marsaty ,🌹👌💯💝 gacmahaga allaha kuu barakeeyo qaalii
1 qaado xulbad ku kari 1 bakeri biyo 5 daqiqio kari dab gaban ku kari Biyaha xulbad miiro qabooji waxa ku darta hal qado oo waraango cream markay isku noqoto ood isku kariso kadaji kadi ku dar 1 qaado oo faxiso kadib ku dar cream Nivea
Xulbada shiidan waa ku dalay bal taana soo baroobeyna wajiga inuu ii cayilo waa jclhy wlh thank u xbbti 🥰 subixii maa is ticmaala mise hbnkii kee fcn labada waqti ma marsan karah malintii
@@Faizasworldbeauty Asc wllo Faiza 1(Waraango) Maa kuu baadalii karaa (Bariiska) shiidan 2(Cano Bodhee) maa kuu badali kara Cano kale Plz iso jawab wllo thanks
Masha Allah abaayo finanka mad madiwga leh maxa lagu daweya wajiga iga halysan wax walba on isticmalo wax ma ka tarayo cadan cadiya nh ma haysto midabkaygi na wa iga halwe wajigi wa iga bah dilmay plz i cawi 😔😔
Masha allah tabaarakallaah faaiza xabiibti alaabahaaga aadaan ujeclahy waa faaido aan qasaarin lahyn wlhi ma arkin wax aad so dhigty aan barobeyay aan ka faaidon ee anigaan daaimo Karin wlhi xitaa halmaalin hadaan marsado alaabahaaga dadkaa iga dreema oo iyiraahda maxaad marsaty ,🌹👌💯💝 gacmahaga allaha kuu barakeeyo qaalii
Amiin xbbti jazakallah alif kheer ♥️♥️
@@Faizasworldbeauty faiza abyo lebitada iyo creamka hadan kadayo soo maisticmaakikaro
@@iqradheyman7181 haa wa isticmali karta lakin marka qamiirka lagu daro u sifican u shaqeyna
@@Faizasworldbeauty abayo ma wardaha maku dhaqe
@@Faizasworldbeauty ma iga sheerayo
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣
Abayo wajigaygu waxyaalaha uu dhibsanaya cun cun buu sameenaaya markaa wallo ila tali❤
Xbbt cream calosha la mariyo oo lagu Jaro noso gali mahadsanid
Asc abayo kareemka Nifiinka hadaan marsado wuu finin uu iga soobixiyaa kareemkale makubadalnkaraa?
1 qaado xulbad ku kari 1 bakeri biyo 5 daqiqio kari dab gaban ku kari
Biyaha xulbad miiro qabooji waxa ku darta hal qado oo waraango cream markay isku noqoto ood isku kariso kadaji kadi ku dar 1 qaado oo faxiso kadib ku dar cream Nivea
Xulbada shiidan waa ku dalay bal taana soo baroobeyna wajiga inuu ii cayilo waa jclhy wlh thank u xbbti 🥰 subixii maa is ticmaala mise hbnkii kee fcn labada waqti ma marsan karah malintii
Habenki a fican in la isticmalo
@@Faizasworldbeauty Asc wllo Faiza 1(Waraango) Maa kuu baadalii karaa (Bariiska) shiidan 2(Cano Bodhee) maa kuu badali kara Cano kale Plz iso jawab wllo thanks
@@Faizasworldbeauty hayeh abayo 🥰
Creamka Nivea hadaad ubahneen cream ka kuyaalo makumarsan krta abayo
Wllo bisis isoo jawaab xulbadu mata lacunaya mise waa mid wajigaa magacse maledahy
Asc wllo waxan ahay gabadh wajigu said cato uyahay ee maxa dhakhso isoocelinaya
Wll aad ban u radinayay masque Camila wajika
Qali dhabarak imadoowe maxaan ku cadeey
Aniga wijigeyga oil waaye Nivea wuu idhiwaa maxaan sameyaa
Lkn abyo qamiira ku jireee seee meel idhigaaa
Asc xbbti nivea clysolid maku badalan karaa
Asc wll qali waxad soo gelisa wejiga salida leh wax u fican
Asc abaayo cirada wixi lagu madwbenlaha soosheeg
Abayo madowysada noma banana kalarada kale marso
My karebkan wajiga uma fivno wajigow salid uyela😅
Abyo mcn aniga wajigeyga aad ayuu caato igaga noqdi xitaa lafaha indhaha aktoooda way soobaxee lafahaas sideen iskaga qaryaa Abyo qali ilatali bal
Mrkn isk daayo khamiirk wllo biyaanu hlks ku noqnyn ilyn fixisdu waa barar uune
Wallall
Mahayo neefiya makubadlaa saliida jiniin qamxi
Maasha Allaah waso barawena insha Allah abayo faiza
Abayo faiza ado mahadsan qadarenka carabiga maxa lagu dhaha
Malin walbo miyan qasa mase kan ayan isticmala ilaa isbuuc isheg
Wllo faiza hadi an qabojiso hayn inyar oo malinko labajeer marsado masamaynsarkarna
Wllo warangadu maan fahmin magac kale may leedahy
Masha Allah isookale wll
Wajiga gududka leh ma la marinara qamirka
Asc abaayo waraango corn starch miyaa
Asc wllyal iso duceya inu ilahay isiyo olad bariah I.A
Allah kusiiyo.abayo
Allaha ku siiyo owlad bariyal ah inshaAllah abyo
@@Faizasworldbeauty amin ya rabii I.a
Illaahy hakugu arzaaqo si deg dega awlaad bari ah insha allaah abaayo
Creamkaan wuubadan yahay qamiirisada wixii lagu darane lamadhigi karo seelayeelaa
Wax kasta wan mariyaa mana cayilo jirkeyga kala caadi waaye lkn waji lama fiirin karo
Si toos hadi a u isticmashid maskadan isbadal wa ku arki donta inshaAllah
Asc abaayo ilaahay haku xiftiyo
Biyaha markaa ka shubto miraha so hard ma shiidan karaa iso jawab abaayo
Teeda kale abaayoy qaabka ugu fiican ee hooyo umula oo caataa isugua cayiliso iso sheeg
Qof wajigisa qalayl ah ma marsan kara
Abayo xubada allergy ayan ku ahy wana ubanahy maxan sameyaa
WCS XABIIBTI THANK YOU FOR HELPING
Masha alha shukran
Wll Nivea origin seenku garanyaa
Khamiirkuna miyaanu waxyeelo iigaysanayn
Nivea orginalka kankale wa ka jilcan yhy nacim waye o jirka gudaha u galayo wll khamirka ad u faido badan yhy wajiga jirka iyotimahaba wa loisticmala
Xulbada zhiidan ma izticmaali kara wll
masha allah abyo thnks
MashaAllah abayo mahadsanid 👍🏼😍🥰😘♥️
Wajiga salida leh ma.la.marin karaa wllo
Wan so barawen xabiibti
wajiga Ayan haarku lehay ama dharbaano mahadsanid
Waa maxay waraangadu
Faiso xbbt wax kuweyda ila meqa sac cml aa kuhayna wajiga
Wajiga ila u ka qalalayo qalel ad u badana ma aha
Maan sha allaah
masha allah tabaarakallha mahadsanid abayo
Mansh alllllh xbbt faisa qaali ala yacisak gacmo dahab ❤
Shukran xbbti jazakallah kheer ♥️♥️
Thank u abayo.
Aniga qamiirada xasaasiyee igu kecdaa
mnsha allah wajiga salidaleh mala marin karaa
Haa wa la marin kara creamka le iska reeb inta kale wa marsan karta
Maasha Allaah mahadsanid
Abyo firiij maa galinaa mise caadi waaye caag aan ku shubanaa bananka iska dhigaaa
MashaAllah wllo mahadsanid jazakallah kheir 💕💕💕
Mel maladhigi Kara mise malin kaste walaqasaya
wll waad mahadthy harta maxaa go ya
Abaayo Nivea hadan heysanin mxan ku badalin kara isheg adigoo rali aah plz
Creamki kuyaalo o dabiici ah wa ku badalan karta
@@Faizasworldbeauty mahadsanid abaayo
Abayo wat mahaat santahay shukran
Masha allha
Xulbada maxan ku dabalankara abyo
abyo xulbada shiidan make badalan karaa
Xulbada maxn ku badashaa
wllo indhaha hoostoda iya igoodane maxan ku cayiliya qali
naa isoo qabo hadaa hesho ana wan ra ee
Xabibti qamiir aya ku jiro see lo dhigaya abayo
Wuu faxa mhno
Wll faysa plz waxad igu caawisaa madawg indha wl maxa iskaga biyaa😭😭😭😭
ruclips.net/video/0703yG5VaAo/видео.html. Videogan an ka so sameyay wll linkiga taabo
Maasha Allaha 🥰😍👍
wan dhawahy abaayo
Masha alah hore u soco
Abayo lugaha madw iga jiro ma,a uron
Mhdsanid wlshy qli rabi Haku barakeyo
Kolay janalka wn ku cusubhay aniga marka wlshy qli wajiga sede logu isticmaali Kara fixiso Mhdsanid
So dhawow abyo channelka channelkaga waye qamirka wajiga iyo timahabo wa lo isticmala vitamino bdn u leyahay wajiga wa nafaqena wana cayilina
@@Faizasworldbeauty
Abyo firij mu ubahanyahay mise cadi Ayan udhigana
Waaw inaba caadi maahin shugran xabiibti
Warango waa corn starch
abaye qamirbakojire sidelodhika wofora
M.a
Afartaaan wan haysataaa lkn qamiirka wan ka cabsanaaa
Qamiirka hadi a ogaa lahed faidadisa maka cabsan lehen
Asc
Abayo qamiirka diibato malahan Miya
@@alinoormohamed7685 maya abyo wajiga ad u qurxiya
❤❤❤❤
xulbad shidan kawarn
abayo sade tinta wajiga isakaka qada isheg😥
Sakiin loogu tala galay jirto
mahd sanid xbbt
masha allaah
Waraango maxaad ka wada anagu reer hargeisa ayaan nahney lakiin waraango ayaan garen wayey
Warango waxa waye tan xalwada laga sameyo English waxa lagu dhaha corn flour
Warango wa maxay
Masha Allah abaayo finanka mad madiwga leh maxa lagu daweya wajiga iga halysan wax walba on isticmalo wax ma ka tarayo cadan cadiya nh ma haysto midabkaygi na wa iga halwe wajigi wa iga bah dilmay plz i cawi 😔😔
Wcs
Mahad sanid wll qaali
Mash allah❤️🔥
Warango waxay wllo
Warango waxa wye tan xalwada laga sameyo English waxa lagu dhaha corn flour
From quen nehaa
Xbbti hadaan in badan qasto
Ma xumaanaya
Faranjiyer miyu iiga baahanyahy
Haa xbbti talajou bahan yahay wax yar qaso o markas a marsaneysid
Sisago diyara ma helaynA
💋💋💋
Wcs m.a 😘😍❤💕💗
hapipi kuaaway😅
Abyo mcnto miyu iga xumanya hadan dhigto
Habo Mcn ❤
Abayo waranga mxa waa
💞💞
Xunlbo mafahmin
Thank you 🥰🥰🥰
Wajiga salida iyo xasaasiyada leh mala marin kara xabiibti
Waji xasaas hadi a ledahay marka hore inta marsan dhagta hoosteda ku barobe