Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Masha Allah mcntii shukran benta da maahn almost 2nweeks ayan wada Alxm wlh wan ayan iskaga daremay qaliyey aad ayaa umahadanthy xbbtii💋❤️💯💯💯
Abyo isbadal mad iska aragty
Waligey ma cayilin mana jecli 👏❤👑lkn vdiow yadada wanku heysta allah ku xafido
M.a mcnto alaha ku xafido xbbti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah abayo naag keligeet lee miya cawi karta ninka macawi karo
Ok 7 cisho ayaan qoftayda ku soo tijaabiyaa haday sidaas noqoto mahad zanid abaayo haday noqon waydona adigaa mudan😊 lkn natiijada waan kula soo wadagaya waa balan isha allah 👍
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂🤣🤣🤣😂
Waar bil ku soo eeg todoba casho laguma naaxee oo iisoo sheeg qoftaadu waxay cunto aan ku dhuubto anee 🤣🤣🤣🤣🤣
@@wadhloowadhloo5965 igu halee wllo aniga ku soo war galin isha allah 😂🤣
Hawalin gabadhaa🤣😂😅
Maansha alaah wllshy aniga waxa ubahanahay qaarka danbe inuu idhismo oo iwaynado iyo maxa diidaya inaan qaarka danbe dhisano
😂😂😂😂
Waaw masha allah wllo makudarsankaraa looskenii caadiga ahaa oo aan shiido ?
Mnsha allah keep going aniga cato ah wax an isku cayiliyo wanba rabay madamod ifaidaysay wad mahadsanthy abyo
Sister matijabisey oo mxaa is asal ku dareenty
channels abyo maka faiday
Gawadan codkeda wanjeclahay lakini shopkeda makasayi sarja miyad jogta abayo
Mashalh tabaraka alh
M.a Aboyo keep rocking I.a try this
Thanks maacnto waan ku naxay wana tijabiye 💕💕💕💕
M.n bayo lawska shiidan inte laka hela
Abayo loskan wan waayay mogdisho meel laga helo ii tilmaan
Intee beri waday mcnto
Masha alaah abaayo meeqa mar ayaalacabaa maalin kasta miyaa misa waa malinti 3 mar
Looska midkala jiro kas ma isticmali kara
Insha allah hdan bilaabi rabaa inan wax iskaga gartan rajeenayaa
Ma iskaga kastay natijada
Aadbad u mahadsantahayWll jasaka lah ana isla cawa tijabinaya :khamiis 3 2030 insha allah wa isku so labanana
Abaayo kawrn ma tijaabisey
@@najiibtech5485adne ma tijawisay baayo😂
Wll ma cayishay😢😂
Hada 2025 ayaa lamarayaa ma cayishay😂😂
Abaayo jazaakallah ramadaankii ayaan bilaawey waana ku cayilay
Maka dhab baa abayo siduu alle kugu ogyahy igala hadal plz
Abayo meqo kilo ahed intandan bilabin se markad isticmashay meqo kilo noqotay jwb please
Wllo aadbad ugu mahadsantahy wlashay aniga waxban kacodsanaya lugaha iyo gamcaha dabiciga wxa lamariya
Ww m. A. Wlshy aad baad unoshahaye Allha ku nooleeyo. 😍😍
Wll inad dhubantahay gacmahagan ka arkaye benta nagadhaf😅😅😅😅😅😅😅
Mashaa allah amira alaabtaa way waxtarbadan tahay
Awalan asc abayo maxa lagu atkeyaa cajaraha jilcay
Wll cabitaan kasta oo lagu cayilo wn cabay mna cayilayo mxn smeyaaa tallo isiiiiya plz
wad cAjis badanthy
Masha Allaha Thank you so much Abayo mcn 👍🥰🥰🥰🥰🥰👍
❤❤❤
🌹
Xalay iyo saaka waan cabay ☺️🙂🙂
Isbadal ma ka darentay abyo
M.a allha abaayo Thanki 🥰
Abayo loskan xakeen ka hili garaa hadan gan bacda an isticmalo kawaran abayo
Buurnidu qurux maaha soomaaliyeey calool isasa saaran qurux maahee dhuubnida ku dadaala
Anaa dhuban waxna ma tarayo abayoh xoga inaa jirka dhisto fcn ♥️♥️👈👌💯
Hhhhhhhh markaad raaxdaad nici ee shape jidhkaagu lumo
Msh alh xbbti waan ubaahnaa runtiii mahdsanid
Cabitaanada soo badi Qaybta dumarka
Amira's cuisine ifka farxada kunolow dar Alle aya kujeclahay wllhi 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤💯
iL maha masiikaraaa abaYo iso jawaab mcnto
masha allah qali 💋😍😍😍
Wll qli sidee wajiga finanka isga jara waay i dhibnee
Masha allh Keep going Xabbti
Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
abyo mcn aniga aya caatonimo isku nacay ilaa meeq malin
Thnk you xpipte alle ku shatfo
Teeda kale abaayo nala soo wadaag cabitaanka raga qaangadha ah lafahooda iyo muruqooda ku dhisi karaan mahad znid abaayo
AscWlashayQlliXbbtiWllhiMaash allahFiodh yaw gaag waan kahelay ee xbbyi hadan caano bodho kudaro caadi miyaa
Qof isticmalay is badal isku arkay hadu jiro comment iso gal wll iso sheeg❤
Anaa tijabiyay high waye
@@AishaAbdalla-d7kgaastariga miyuu kiciyaa qali
abayo ma in ad is tacmasha mar waliba mesa marka ad rabta
masha allah xabibti 😘😘❤️
Masha allah xbbti waa mahadsantahy
Looska zhiidan hadan heli karin caadi ma ohooo
Assalamu aleikum abayo ilmaha mala sii kaara
Asc wll qali caana boodho miyaa
Mansha allaah ok qali diyar waan tijapinaaa shugran
Wll waad mahad san ty ani waxaa rabbaa qlis wajiga sida loo cayiliyo
Mshallh abyo hore usoco 💯❤💋
Abyo amira waxan kuweydina waxa garbaha lugucayilo isheeg bal
Saxibayal hadad argto comments kyga Subscribe iisar Si aad wax bdn uga baratan Proteins ka Jirka ila socda Saxibayal🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Abayo moos bedelkisa wax kale ii sheeg moos macuni ani 😅
Abayo caduw aya ahay mahobda in lukucayelayuw
Pls Waxan Ku Cayilo I Shega
❤😮wawo machallah
صلي الله عليه وسلم ❤
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam 🥰❤❤❤❤🥰❤❤❤
jaza allahu khaire wllo
Msha allh wlshy ale haku xifdiyo jasakallah
Asc wallaley waxan raba inan weydiiyo dadka muqdisho ilajooga halken kaheli kara xulbada shiidan igu cawiya
Abayo bakaro meelaha cilanka iyo qusaha lagu kado aa ka helee
Somali Health Development Organization meelaha xabadowdada lagu gada iyo sanjabiisha
Abayo inte laga helaya lawska shiidan iso sheg abayo
Wllo wad mahadsanthy wllo qali wan tijabinaynaa
Masha Allah but abayo qaar dambe aad udalanin cabitan masosaraye ee wax kale iisheeg
Kkkķk wlhi wad iga qosli sisay
abayo qofki garaanayo dawo wajiga buc buc kadigto ila socodsi...
Kaniin aa ka iibinaaa oo kabsol camalee lkn markaa bucbuc ka dhigo aniglee
Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤
Thanks abaayo❤
Thanks 🥰🥰🥰🥰
Masha allah❤❤❤
Waw waa yummy maasha allaah ka noolow hooyo
Abyo caano boore kuma isticmaali karo mia plz ila wadag😑
Masha allh abaayo mahad sanid qaali😍🥰💗
hayeh
mashallah wll waa qatar noo soo badiya
Abyo waxaad noosoo galisaa wajiga maxaa lagucayiliyaaa
Mash all wllshy qali alle haka abaal mariyo
Shuktan abaayo dad badan ayaa u baahan cidi asn u baahneyd qasab kuma aha Anaga ayaa u baahan mahadsanid walaasheen jir oo joog noo soo badi waxa nafaqada leh waa ku salaamaa
Wlo sharaf ilmha ma siin karaa
Abaayo mcn so jawab imisa jeer ayan cabaa teeda kale, caano boodh maka dhigan karaa
Adiigoo exercise suubin waxmeeyqabanayaaan❤🥀
Masha allah abayo wan sotijabini natijadana wan kusosheegi insha allah
Abyo ma tijaabisy blz isoo sheeg
Abyo ma tijaabisy blz isow jawaab
Masha allaaah ukhtii
Caaanaha hddn kuwa dàazada ku badalo ka wrn Apaayoh
Abyo maxaa lagujaraa caloosha
wll msh Allh waa faa ideestay
Waa mahadsantahaya abyo mcnto
Abaayo loskeeni cadiga ahaa mashidan karaa maku darsankaraa jwb
@@bintkismayokitchen34 haa wad ku darsankarta isagaba qarka danbe kaga fican
Mash Allah ♥️💖💗🌹👍
mad tijaabisy wl
mansha Allh wll caano boodhe miya
Mash allh wan samey baroowkaqd
Masha Allah abyo shukran
Een hadaan ugu,dadalo,xaaskeyga,saan,maiinoqoneysaa,waasoaale
Inta iga danbeyso subscribe isaara waa codsi 🙏🙏🙏
Mnsha allh
Shukrn
Asc xilima lacuna wllshy
Walalayal please iska dhafa cayil wlhi it’s not healthy
Wax yar aan isku cayiliyo isheg wllo
Abayo umul ahay ma cabi karaa
Msha allh adan Hela y
Wcs wr wb sister ❤❤❤❤💯
Abaayo waxan yaa tijaabiye in lagucayilaayo
Asc,abayo,qofta,iimuuqat,waakal,iyo,laab,
Anigoo uur ah maisticmali karaa
Masha allha abayo
Masha Allah mcntii shukran benta da maahn almost 2nweeks ayan wada Alxm wlh wan ayan iskaga daremay qaliyey aad ayaa umahadanthy xbbtii💋❤️💯💯💯
Abyo isbadal mad iska aragty
Waligey ma cayilin mana jecli 👏❤👑lkn vdiow yadada wanku heysta allah ku xafido
M.a mcnto alaha ku xafido xbbti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah abayo naag keligeet lee miya cawi karta ninka macawi karo
Ok 7 cisho ayaan qoftayda ku soo tijaabiyaa haday sidaas noqoto mahad zanid abaayo haday noqon waydona adigaa mudan😊 lkn natiijada waan kula soo wadagaya waa balan isha allah 👍
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂🤣🤣🤣😂
Waar bil ku soo eeg todoba casho laguma naaxee oo iisoo sheeg qoftaadu waxay cunto aan ku dhuubto anee 🤣🤣🤣🤣🤣
@@wadhloowadhloo5965 igu halee wllo aniga ku soo war galin isha allah 😂🤣
Hawalin gabadhaa🤣😂😅
Maansha alaah wllshy aniga waxa ubahanahay qaarka danbe inuu idhismo oo iwaynado iyo maxa diidaya inaan qaarka danbe dhisano
😂😂😂😂
Waaw masha allah wllo makudarsankaraa looskenii caadiga ahaa oo aan shiido ?
Mnsha allah keep going aniga cato ah wax an isku cayiliyo wanba rabay madamod ifaidaysay wad mahadsanthy abyo
Sister matijabisey oo mxaa is asal ku dareenty
channels abyo maka faiday
Gawadan codkeda wanjeclahay lakini shopkeda makasayi sarja miyad jogta abayo
Mashalh tabaraka alh
M.a Aboyo keep rocking I.a try this
Thanks maacnto waan ku naxay wana tijabiye 💕💕💕💕
M.n bayo lawska shiidan inte laka hela
Abayo loskan wan waayay mogdisho meel laga helo ii tilmaan
Intee beri waday mcnto
Masha alaah abaayo meeqa mar ayaalacabaa maalin kasta miyaa misa waa malinti 3 mar
Looska midkala jiro kas ma isticmali kara
Insha allah hdan bilaabi rabaa inan wax iskaga gartan rajeenayaa
Ma iskaga kastay natijada
Aadbad u mahadsantahay
Wll jasaka lah ana isla cawa tijabinaya :khamiis 3 2030 insha allah wa isku so labanana
Abaayo kawrn ma tijaabisey
@@najiibtech5485adne ma tijawisay baayo😂
Wll ma cayishay😢😂
Hada 2025 ayaa lamarayaa ma cayishay😂😂
Abaayo jazaakallah ramadaankii ayaan bilaawey waana ku cayilay
Maka dhab baa abayo siduu alle kugu ogyahy igala hadal plz
Abayo meqo kilo ahed intandan bilabin se markad isticmashay meqo kilo noqotay jwb please
Wllo aadbad ugu mahadsantahy wlashay aniga waxban kacodsanaya lugaha iyo gamcaha dabiciga wxa lamariya
Ww m. A. Wlshy aad baad unoshahaye Allha ku nooleeyo. 😍😍
Wll inad dhubantahay gacmahagan ka arkaye benta nagadhaf😅😅😅😅😅😅😅
Mashaa allah amira alaabtaa way waxtarbadan tahay
Awalan asc abayo maxa lagu atkeyaa cajaraha jilcay
Wll cabitaan kasta oo lagu cayilo wn cabay mna cayilayo mxn smeyaaa tallo isiiiiya plz
wad cAjis badanthy
Masha Allaha Thank you so much Abayo mcn 👍🥰🥰🥰🥰🥰👍
❤❤❤
🌹
Xalay iyo saaka waan cabay ☺️🙂🙂
Isbadal ma ka darentay abyo
M.a allha abaayo Thanki 🥰
Abayo loskan xakeen ka hili garaa hadan gan bacda an isticmalo kawaran abayo
Buurnidu qurux maaha soomaaliyeey calool isasa saaran qurux maahee dhuubnida ku dadaala
Anaa dhuban waxna ma tarayo abayoh xoga inaa jirka dhisto fcn ♥️♥️👈👌💯
Hhhhhhhh markaad raaxdaad nici ee shape jidhkaagu lumo
Msh alh xbbti waan ubaahnaa runtiii mahdsanid
Cabitaanada soo badi
Qaybta dumarka
Amira's cuisine ifka farxada kunolow dar Alle aya kujeclahay wllhi 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤💯
iL maha masiikaraaa abaYo iso jawaab mcnto
masha allah qali 💋😍😍😍
Wll qli sidee wajiga finanka isga jara waay i dhibnee
Masha allh Keep going Xabbti
Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
abyo mcn aniga aya caatonimo isku nacay ilaa meeq malin
Thnk you xpipte alle ku shatfo
Teeda kale abaayo nala soo wadaag cabitaanka raga qaangadha ah lafahooda iyo muruqooda ku dhisi karaan mahad znid abaayo
Asc
Wlashay
Qlli
Xbbti
Wllhi
Maash allah
Fiodh yaw gaag waan kahelay ee xbbyi hadan caano bodho kudaro caadi miyaa
Qof isticmalay is badal isku arkay hadu jiro comment iso gal wll iso sheeg❤
Anaa tijabiyay high waye
@@AishaAbdalla-d7kgaastariga miyuu kiciyaa qali
abayo ma in ad is tacmasha mar waliba mesa marka ad rabta
masha allah xabibti 😘😘❤️
Masha allah xbbti waa mahadsantahy
Looska zhiidan hadan heli karin caadi ma ohooo
Assalamu aleikum abayo ilmaha mala sii kaara
Asc wll qali caana boodho miyaa
Mansha allaah ok qali diyar waan tijapinaaa shugran
Wll waad mahad san ty ani waxaa rabbaa qlis wajiga sida loo cayiliyo
Mshallh abyo hore usoco 💯❤💋
Abyo amira waxan kuweydina waxa garbaha lugucayilo isheeg bal
Saxibayal hadad argto comments kyga Subscribe iisar Si aad wax bdn uga baratan Proteins ka Jirka ila socda Saxibayal🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Abayo moos bedelkisa wax kale ii sheeg moos macuni ani 😅
Abayo caduw aya ahay mahobda in lukucayelayuw
Pls Waxan Ku Cayilo I Shega
❤😮wawo machallah
صلي الله عليه وسلم ❤
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam 🥰❤❤❤❤🥰❤❤❤
jaza allahu khaire wllo
Msha allh wlshy ale haku xifdiyo jasakallah
Asc wallaley waxan raba inan weydiiyo dadka muqdisho ilajooga halken kaheli kara xulbada shiidan igu cawiya
Abayo bakaro meelaha cilanka iyo qusaha lagu kado aa ka helee
Somali Health Development Organization meelaha xabadowdada lagu gada iyo sanjabiisha
Abayo inte laga helaya lawska shiidan iso sheg abayo
Wllo wad mahadsanthy wllo qali wan tijabinaynaa
Masha Allah but abayo qaar dambe aad udalanin cabitan masosaraye ee wax kale iisheeg
Kkkķk wlhi wad iga qosli sisay
masha allah xabibti 😘😘❤️
abayo qofki garaanayo dawo wajiga buc buc kadigto ila socodsi...
Kaniin aa ka iibinaaa oo kabsol camalee lkn markaa bucbuc ka dhigo aniglee
Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤
Thanks abaayo❤
Thanks 🥰🥰🥰🥰
Masha allah❤❤❤
Waw waa yummy maasha allaah ka noolow hooyo
Abyo caano boore kuma isticmaali karo mia plz ila wadag😑
Masha allh abaayo mahad sanid qaali😍🥰💗
hayeh
mashallah wll waa qatar noo soo badiya
Abyo waxaad noosoo galisaa wajiga maxaa lagucayiliyaaa
Mash all wllshy qali alle haka abaal mariyo
Shuktan abaayo dad badan ayaa u baahan cidi asn u baahneyd qasab kuma aha Anaga ayaa u baahan mahadsanid walaasheen jir oo joog noo soo badi waxa nafaqada leh waa ku salaamaa
Wlo sharaf ilmha ma siin karaa
Abaayo mcn so jawab imisa jeer ayan cabaa teeda kale, caano boodh maka dhigan karaa
masha allah xabibti 😘😘❤️
Adiigoo exercise suubin waxmeeyqabanayaaan❤🥀
Masha allah abayo wan sotijabini natijadana wan kusosheegi insha allah
masha allah xabibti 😘😘❤️
Abyo ma tijaabisy blz isoo sheeg
Abyo ma tijaabisy blz isow jawaab
Masha allaaah ukhtii
Caaanaha hddn kuwa dàazada ku badalo ka wrn Apaayoh
Abyo maxaa lagujaraa caloosha
wll msh Allh waa faa ideestay
Waa mahadsantahaya abyo mcnto
Abaayo loskeeni cadiga ahaa mashidan karaa maku darsankaraa jwb
masha allah xabibti 😘😘❤️
@@bintkismayokitchen34 haa wad ku darsankarta isagaba qarka danbe kaga fican
Mash Allah ♥️💖💗🌹👍
mad tijaabisy wl
mansha Allh wll caano boodhe miya
Mash allh wan samey baroowkaqd
Masha Allah abyo shukran
Een hadaan ugu,dadalo,xaaskeyga,saan,maiinoqoneysaa,waasoaale
Inta iga danbeyso subscribe isaara waa codsi 🙏🙏🙏
Mnsha allh
Shukrn
Asc xilima lacuna wllshy
Walalayal please iska dhafa cayil wlhi it’s not healthy
Wax yar aan isku cayiliyo isheg wllo
Abayo umul ahay ma cabi karaa
Msha allh adan
Hela y