asc walal waxa rabaa ina ku sheego habeenki markaa seexdo waa riimaa yacni ma hadlaayi balse cod ayaa sameynaa inaa oynaayo o kale ah dadka I ag jiifo dhamaantod wey I maqlayaan mudo badan ayaa sidaan ahaa mana aqaano wexey tahy . walal hadaa fariinteyda arakto hadaa aqoon u ledahay iso jawaab mahadsanid
Masha wiilkam ilaahaay dartiis u jeclahay waxan ka mid yahay asaxabtiisa horee qof qalbi wangsan u egyahay o Isla weynin qabin Dr saidan u qabi furaan si lagu helo wey adaga tahay sabankan aan ku jiiro ilaahaay haku xafido walalkey
Cabitaan markaad ka dhignyso habeenki ookle biyo ku radi si qadhadhku ug baxo kadibn subixi biyh ka qub oo shiid boskd iyo caano iyo sonkor isku shiid mcnaan weyn anigu subixii ilaa aan cabo mab iiahn
Mansha Allah mahadsanid dr wlhi mido labo iscuuc kudhow an Subax kasta cunoya waxan daremi jiray dhabar xanun madama aan 3 jeer kudhalay cirbada dhabarka Hada wan kaficnaday tan kale habenkan sifican usexan ilmaha qeyladoda uma dulqadan karin Hada Alx aad ayay idajisay
@@aishaabdi2397 Wllhi wax kasta waa sameeyey wax aan ku naaxo waa la'ahay.😂 Xulbad baa hal mar tijaabiyey waa ku matagay mar dambe uma noqon🥺 Yaa allah na caawi🤲
Maya ma isticmali kartit hadu urkaga yaryahay hada sagal bilod tahay wad cabi karta o fosha ayu ku fududaneyso lin hadu urkaga yaryahy wukaso rida iska ilali
Asc terbinafine hydrochloride dawadan mexe u ficanthy wajiga aya haaro iyo duldulelo iga leh Wil aya iso siye marso we ka ba ayan ayo igu dha hay drs iso jwb
Asc Dr jazakallah khayr haa wan isticmalay mar ay cadada iga tagtay mar ba se ayan uu isticmali jiray inta biya ku kariya sida shaah uu cabi jiray mar cana iyo timir 3 ama 7 xabo ayan kula shidan jiray mar na maraqa lafaha gela ayan ku karsan jiray cadada 8 bil way iga maqnayd dhaqtar an tagin majirin alxmdulilah xulbada ayu alle dawa iga dhigay cadadi wan helay waliba cafimad badan ayan ka helay alx dhabar xanunki lafaha ixanuni jiray cadada ad ayan ugu xanunsan jiray ugxanta xata way korisa maqlay maogi lkn ilma isku nug ah ayan dhalay bishi 2 mar cadada iman jirtay waxan maqlay wa cafimad dhibatada ay ledahay waxa waye wa cayil ilaa hada waxan la dagalamaya hilibkay isartay marka dhalo xata canahey badisa ayu uu cabayay hada waxan howl kamaraya sida isku catayn laha xulbad dambe ma ana xaad dhaf uu isticmalayo
Abaayo Ani wan cabaa cuntadana wan ku cunaa Wana qalanahay bil anoo qalan ayaan bilaabay ilaa hada alxmd waxna is kuma arkin hadad ku qalbi furantahay isticmaal 13 bil ayaan qalnahay
Asxaabta waa 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞 keyga cusub, waxaan idinka codsanyaa in aad subscribe ii saartaan,👇
ruclips.net/channel/UCIqjM2uY82EeEg0tL-sWP_w
MAHADSANIDIIN🙏
asc walal waxa rabaa ina ku sheego habeenki markaa seexdo waa riimaa yacni ma hadlaayi balse cod ayaa sameynaa inaa oynaayo o kale ah dadka I ag jiifo dhamaantod wey I maqlayaan mudo badan ayaa sidaan ahaa mana aqaano wexey tahy .
walal hadaa fariinteyda arakto hadaa aqoon u ledahay iso jawaab
mahadsanid
Waan ku saray wllo
Asc Dr waan kuusalamay sanaan kadiib anigaa waligey ilmo madhaliin dhaaq taarkastoo utagoo waxuu idhahaa hoormuunkaa nasahaa kuguu badaa kaniiniinaa waan.kadalay maxaa uuruun oon kaniini kubadalaan karaa oo dabiicii ah xuulbadnaa maisticii malii karaa adigoo mahaadsaan Dr
Caruurta malasiinkaraa labajirka 6bil jirka
Faaidoyinka 10-ka ah ee Xulbada:
1- Xulbada waxaa laga helaa noocyada nafaqada waxaana ka buuxa Vitaminada iyo macdanta oo muhim u ah cfmdka jidhka
2-Waxaa xulbada ka buuxa Ironka ama Hemoglobin-ta
3- waxay badisaa caanaha naaska hooyada nuujineysa.
4- waxay sare uqaada ama xoojisaa shaqada maskaxda (waxaa ku jira Vitamin B complex)
5- Energy badan ayay leedahay waayo waxa ku jira Carbon Hydrate.
6-Waxay u fiicantahay Caloosha waayo waxaa ku jirta maadada Fiberka.
7-Waxay aad ugu fiicantahY caabuqyada waayo waxaa ku jira macdanta (Iron, Magnesium iyo Zinc).
8-waxay ka qeyb Qaadataa oo ay xoojisaa difaaca jidhka.
9- waxay kobcisaa hannaanka fahanka maadaama macdanta Zinc ku jirto.
10-Xulbadu waxay aad ugu fiicantahay fadka qaba macaanka maadama Maadada Fiber-ka uu xakameeyo xawaaraha sonkortu ku gasho dhiiga.
Like-ta ha illaawin hadii laguso koobay. 👍
Sida loo isticmaalo inoo soo sheeg xulbada mahadsanid❤
Masha wiilkam ilaahaay dartiis u jeclahay waxan ka mid yahay asaxabtiisa horee qof qalbi wangsan u egyahay o Isla weynin qabin Dr saidan u qabi furaan si lagu helo wey adaga tahay sabankan aan ku jiiro ilaahaay haku xafido walalkey
Haaa wlh wiil fiican waaye
Maasha Allaah Ilaahay cimriga iyo caafimaadka iyo aqoonta ha kuu siyaadiyo
Xulbada la cabo mjyaa sida loo isticmaalayo inoo sheeg Dr Fars Masha Allah Thanks❤
Allah ka sakow taladada ku noolahay waayo waan kudawada waxana raaca taladada
Masha allah waad madsanthay wax badna ayasn kaa faidnay illahy ha ku xifdiyo dr faris
Is bedel maku argty wll
Masha Allah ❤❤❤ Alle Haku xafido wll
Qaasatan dumarka aad ayay ugu fcn tahay xaga dhabarka caadada
Dadkiinan soo qorayo sidee loo istimalaa xulbada ayadoo shidan habenkii biyo la dhiga aroortii intaan biyahas ka daadisaan caano ku shiita qof kii qabow jecel caano qabow kii kulel jclna kulelka subax kasto joogteya qabeeskana badsada kilkilaha liin dhanan marsada dadka way ka soo shiiree hadad nadaafada badsan ilmo iyo waayeelba waa la siin karaa yacni cabitaan cml waaye ilaa hooyada uurka leh maaheee
Dr.mahdsani
Walashey sidee u isticmalaa🙏🏻
@@MohamedkasimAbdi weeyba kusheegtay 2baqada cml hbn ki biya ladhig subixi dhaq shiid marka cana ama isbandhees kulashiida barafyar kudarsa cab marka
Ilahoow qeer ku siiiii 🙏
Mashallah best channel ever updated always
Masha Allaah Jazaakalaah kheyr jazaa allaah haku xifdiyo
Wax fiiin. Oo. Finankabiya
jazakallahu khyr dr sida loo isticmaalayo soo sheeg
Cabitaan markaad ka dhignyso habeenki ookle biyo ku radi si qadhadhku ug baxo kadibn subixi biyh ka qub oo shiid boskd iyo caano iyo sonkor isku shiid mcnaan weyn anigu subixii ilaa aan cabo mab iiahn
WeLi.Ma.isticmaLin
XuLbada
Masha Allah dr jazakalaah kaligeed ma cabi kari lkn caano ayaan kudaraa subixi alx
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah shugran
Shukraan wll lkn side lo isticmalaa noso raci
Dar alle ban ku jeclahay ♥️allha ha ku xafido
gp😮
Thank you Dr faris
MashaAllah Thanks
Mansha Allah mahadsanid dr wlhi mido labo iscuuc kudhow an Subax kasta cunoya waxan daremi jiray dhabar xanun madama aan 3 jeer kudhalay cirbada dhabarka Hada wan kaficnaday tan kale habenkan sifican usexan ilmaha qeyladoda uma dulqadan karin Hada Alx aad ayay idajisay
Se u isticmashy byo qabke
war cunto aan si degdeg ah ugu naaxo meel iigu sheega walaalayalow😂❤
Anibo zhpey 😢
@@aishaabdi2397 Wllhi wax kasta waa sameeyey wax aan ku naaxo waa la'ahay.😂
Xulbad baa hal mar tijaabiyey waa ku matagay mar dambe uma noqon🥺
Yaa allah na caawi🤲
@@مأجي-ز8ض Anigne Sido kale walahi wan tijabiyay xulbada 😂timir iyo caano ban ku darsady qaraar
Anaa kunaxine kaalay
Hhhh
❤❤thnks dr
Mansha alah Dr alaha ku xafido
asc hadiiaad qaliin qabto qalin ciyal laygu qalay ma is ticmali karaah xul badan mafic naa maqlay dhaqtar naga jaa hil bixi
Dr. Mahadsanid balse uur baan leeyahay ma is ticmaali karaa
Maya byo macabi karti hduu uurkagu kahoseeyo bisha 9aa ama 8 aad wyo waxy soridi kartaa ilmaha mRka bisha unu Danbysa gasho waa isticmaali kartaa wll
Maya ma isticmali kartit hadu urkaga yaryahay hada sagal bilod tahay wad cabi karta o fosha ayu ku fududaneyso lin hadu urkaga yaryahy wukaso rida iska ilali
Masha allah ❤❤
Mazha allh shugrn dctr
Masha Allah dr
Ok iyoadoo caadiya miyaa laistimaalayaa mise waa lakarinayaa intaa iisoo kala sheeg
Maasha allah wll thanks.
Maashaa Allaah dr faris
Asc Dr fariz waxaan kuwedinayaaa xulbada Hawenka ilmaha lagu qalay maisticmalikaraaan!!???????
Jirka ayey furfurtaa ayaan maqlay hacunin ayaan kudhihi lahaa walaahu yaclam
Alle haku barkeeyo
Thanks 👍
Mnshallh
Masha Allah ilaahay cilmiga ha kuu siyaadiyo
Faidada wad shegty dhibatadedana mad sheegtid wll wax kastaba dhib iyo dheef Wu leyahy
❤
Masha allh dhakhatar xulabad dumaraka uuraka lah ma istimali kart
Maya 💔
Weyba ufiican tahey wll bila danbeh 1:05
Gees ayaan qabaa mid ka nabarka ayaan qaabaa mi isticmali karaa
Ma isticmashy bayo se kanoqty
Sidee loo isticmaalaa Dr ika caawi adigoo mahadsan
Waa isticmaala doctor lkin doctor xiligay fiican tahay in la isticmaala
Maansha.allah.dr.faris
Mahadsanid walkey
Wll dr faaris. Sideeed igu soo saari kartaa waxbrasho russia ah caafimad ah wll
Dr xulbada wajiga mala marsan karaa sido kalna ma cayilinee wajiga io gacmha wx efect ah ma ledahay hdn marsado
Ilmaha sanad iyo bar xulmada ma cabi karaa
Dr fa'idada ay uleahay timaha noo sheeg
M.a jizakallahu qer dr
Iyada kaliged ma cabi karo balse cana ku darsada ma xun tahy hada kudaro cano iso jawab dr
Asc digtore kanikan maxuqas uyahay VASCULAR
Dr jawb .. ilmo labo sano la nujinayey Sanadkii 3aad hada bilabay naska hadan sii siyo dhib ma u keynaa caano caadi ah ma cabo jwb insha Allah
Waxba uma tarayo wllo
Beenta iska daa ilamaha faaida badan aye ka helayaan
Hooyada uurka maisticmaali kartaa xulbada. walaale
Caltion Kuma jirto miyaa
Dr waxad noo sheegtaa usbuucii imasa jeer ayaa la cabaa waxan maqlayy makaanka ayeyy jilcizaaa hadii la badsado !!!!!!!
Mnsha allaah dr
Dr wankusalamyaa markasata malcabikar xulbada mise marmar balajojiya hadina iskawdo maliwalba miyaya waxaiyelaysa
Qofki arnaji qabo ma isticmali kara please iso jawab
Dr sidee loo isticmaalaa xulbada
Mashalah walalekna thanks
Caruurta ma la siin karaa dr
Asc doctor hooyada uurka leh ma cabi kartaa xulbada
Maya abyo
Lkn carurta malasiinkara dr7 8 9 jir
Mashallah but u have to explain how to use it
Dr shirkeda nacbahaye see yela o shiirkeda lo baiya adigo mahadsan
Malmahan waxa so baxay in xulbada lagu daro kaniniga feegada so dhibaato keenimeyso
M.a wcs dr shugran
thnks
ANI GABDHA YAR AYAA AHAY EE MA.ISTICMAALI KARAAA NAASO YAR YAR LEEYAHY 😢
Maaasha allah ❤❤❤
Asc terbinafine hydrochloride dawadan mexe u ficanthy wajiga aya haaro iyo duldulelo iga leh Wil aya iso siye marso we ka ba ayan ayo igu dha hay drs iso jwb
Qofka qalan ma isticmaali karaa
Qof dawo ikfakshin isticmaala mala isticmaali karaa
Xulbada si joogta ma loo istimali Kara Dr faris
Masha Allah
Thanks
Asc Dr jazakallah khayr haa wan isticmalay mar ay cadada iga tagtay mar ba se ayan uu isticmali jiray inta biya ku kariya sida shaah uu cabi jiray mar cana iyo timir 3 ama 7 xabo ayan kula shidan jiray mar na maraqa lafaha gela ayan ku karsan jiray cadada 8 bil way iga maqnayd dhaqtar an tagin majirin alxmdulilah xulbada ayu alle dawa iga dhigay cadadi wan helay waliba cafimad badan ayan ka helay alx dhabar xanunki lafaha ixanuni jiray cadada ad ayan ugu xanunsan jiray ugxanta xata way korisa maqlay maogi lkn ilma isku nug ah ayan dhalay bishi 2 mar cadada iman jirtay waxan maqlay wa cafimad dhibatada ay ledahay waxa waye wa cayil ilaa hada waxan la dagalamaya hilibkay isartay marka dhalo xata canahey badisa ayu uu cabayay hada waxan howl kamaraya sida isku catayn laha xulbad dambe ma ana xaad dhaf uu isticmalayo
Haaa waan hubaaa waxaan garanayaa walaashaya oo aan 4 years dhalin oo cabtay oo bil kadib uur yeelatay marka ugxanta way u fiican tahau
Abyo ani waa nuujiyaa caana fcn maka helo babyga 3bil ayaan dhalanyahay xulbadana way iisoo uree ma cabi karo maxaa sameyaa
Anaa raba inay inaaxiso waxaana ahay hooyo nuujisa markaa ma uur baan yeelan hadaan isticmaalo wll
Isoojwb wll
Alla abyo hada sida shaxa u çaba arman cayila cayil ma jecli
Maasha aallah mahad San tahy
Caruurta malasiin karaa xulbada
Dr xulbada wajiga mala marsan karaa
Qaabka loo isticmaalYo noo sheeg Dr
Dr malagi cayilo miyaa xulbada
Wll ilmo yar oo wadnuhu dalola mala siin kara
Shukran
Thnks dr
M.a❤❤❤
Hooyo umula laqalay ma cabi karta dr
Maya ha udhawan abyo hadad qalantahy
Abaayo Ani wan cabaa cuntadana wan ku cunaa Wana qalanahay bil anoo qalan ayaan bilaabay ilaa hada alxmd waxna is kuma arkin hadad ku qalbi furantahay isticmaal 13 bil ayaan qalnahay
Maxa lugah lagu ku dhiye cayilye
Dr ilmaha yar yar malisin kara iyado biyaha inta lagu kar kariyo canaha logu qasayo ban arkay hoyoyin sida usinaya xitaa ilmo aan bil garin masaxba
haa abayo biyaha canaha ugu qastid aa lagukariya hadhowna wakamire
@@munamohamed1678 abyo jasakalaah
Ma siin karaa caruunta xulbada
Raga ma cabikaran😊😊
Haaa
Shugran dr aan aminsnhy ayAd tahy
Bradtke Plaza
Asc dr qof qalan ma isticmaali karaa xulbada dr
Dr ished wax fimanka babinayo hujiya aya fiman badan iga yalo plz
Mahadsanid wlakay qali
Ayadoo muramuro ah macunikaraa ee biyo makadaba cabikara
Xulbada sidee loo isticmalayaa mala caba mise...mala karinaa mise lama karinaayo?
Mashaallah
Qof qalan ma isticmali karaa dr
Qof qalin ku dhashay
Dr gabdhaha lagur sanin ma istic mali karan xulbada wahan maqli iney istic malin karin marun ba dr iga jahil bixi wad mahsantahay🥰
Oo wll waayo maxaa dhibee jira haday gabadh aan la qabin isticmaasho