Abyo karemka iska day wlhi anigo guriga iyalay Wan so ibsaday lkn Wan ka cajisay ma Marsan jirin xaly Ayan abaydan daway kdib gbr Aya kommentiga so qortay waxa ku qoran aye dhahday alcohol Wana sax wlhi waa sax aqriya waxa ku qoran alcohol denat Wana dadiyay wlhi ana arkay dhabadhas qer allha siyo
Abaayo mcn waxaa laga hela Dukaanka DM ayaa layiraahada hadda ka hore ayaa jarmaalka tagay ayaa ka soo helay creamka & creamooyin kale ayaa ka helay dukaankaas DM 2years ago inshalaah this year ayaa raba Inaan aan aado July inshalaah kheyr
Karemkan ma ficno waxa ku qoran alcohol denat ana xaley arkay qofka hesato ha firiso kdib wn dadiyay gbr aya so qortay kdib wan ka radiyay wana ka helay
Asxabey qof istimashay hadey jirto ha ila hadlo oo gadud qaba ani gadud aya idhibay dawo walbo marsato gadud iyo kulel ayow wejiga iga noqda waxan sameyo ayaba wayay dawo icajabiso wan la ahay iso jwb inta iga roon❤😢
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis my rajo😊
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Asc abayo muniro wankusalamey abayo dar alle Ayaan kujeclahy adiga iyo asxabtada murad Ayaan leyahy hoyo single mother cules badan Ayaan daremaa iyo xanun thyroid mudo tobon sano inuu illahey cules iga qado muradkeyga isaqiro adiga iyo asxabtada my rajo isoduceya allahuma amiin amiin
Allaha kadulqaado culayska
culeeyska caafimaad iyo farxad allaha kuugu badalo allaahuma aamiin yaa rabbi
@@ShuukriCali amiin abayo
Ilahay culeys walbo kuhayo fudeyd hakugu badalo xanunkana hakadulqado 🤲🥹
Allaha kadulqaado culayska
Shugran walhi wan ubahna wax gacmaha iga hagajiya wan soibsan insh allah khayr alaha kusiyo walahi wan kugu socelin markan sotijabiyo hn❤
Matijaabisay
Mashallah wansoo boroobeena igu haleey thanks my Sister❤🎉
DM Malaga Hella nasriinay interspar ku arkay ayan dhawayd inay dhameyey laga yabaa
Asc wr wb haa abaayo mcn DM
Abaayo Kenya meel Laga helo mataqaan plss waa rabaaye@@umucaisha6461
@@umucaisha6461haa dm ayaa ibiya Gogaalka kuu qoor intaa melood laaga heeli ayaa ogaaneysaa sis
Machallah jazaka allah kheir huno
Masha allaha xabibti shukran allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲 🙏
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Meshan Allah abyo tnx Waku aminsanahay❤
Jazakumullah kheyr ajar iyo xasanad ilahay subxaanu watacala haka siyo mcnto
Natural miyaa muniiro ❤❤❤❤thanks
Dadka wajiga saliida leh ma isticmaali karaan abyo iso sheeg plz❤
Masha'allah shukran dadka wajiga ka gaduudto ma marsan karan isoo jawab abayo muniiro
Mashallah Ku Jecliya Habaryar Munira
Shukran xabibti gaali ❤❤❤
ASC wrb abayo muniira anigaba tiktoga waan ka arkay amazon ayaan ka fiiriyey waan aqriyey waxa ku jira alcohol iska fiiri qaali
Maaasha allah walasheey ❤
Muniira abaayo waan soo iibsaday Amazon waxaan marsaday gacmaha waan ka helay waxaan jogaa Holland abaayo waan kuu duceyey jzkllaah kheir 👑👑
Somalia malaga hela tolow😢
Manshaallah thank you muniro 😊🥰
Msha.allah tabarakalaah abaayo
Lugaha.iyo gacamaha.maxaan ku naaxiyaa mcnto
Wajigey salid leyahy lkn jirka kle kuso firina meshan karen la nagu dishe thanks abyo
Habibti waxaa kuweydinaa cream kaan kimiko makujirtaa qofkii xasaasiyo kaqabto madhiwaa mase normal waaye iso sheeg xabibti
Asc, ma kimikal baa ku jirta xabibti?
Maasha allaah abaayo dukanda jermalka wey hayaan mcnto 🥰🥰🥰
Ciyalka waalookarinkaraa familka dhan marso karo dugamada jarmalka na waa laku iibiyaa ani qaboobahn ciyalka damanka kagaduutaan KU baroobeeyay inaba caadi maha %5 isticmaalaaa cadan maku Argin lkn maqaarka dhintay wuu soonooleeyaa 😊
Maashaa alaah Waad ku mahadsan tahay faahfaahinta Aad nasiisey
Abayo muniira wan ku salamay adiga iyo family gaga❤❤❤
Asc abyo wan kusalamay saln kadib abyo ilahay haidin xifdiyo adi iyo familkada abyo ilahay dar tisa ayan kujeclhy ❤ abyo waxan rabay karemada najuralka ah oo waxaba aan dhiben ee abyo isheg maha sanid abyo jwab ayan kasuga insha alh
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته anigu Kenya ayaan joogaa xageen Ka helikaraa creamkan
Waxa ka faidey aniga maskiga wajiga coffeega, Warangada, Ukunka Qebta Jalaha 🎉❤ waana mahadsanthy xbbti😢
Abaayo mcn Nairobi ayn joga xage ka hela
Markad heshid iso shigella qali
Aniga xitaa Nairobi kula jooga marka hesho nala soo wadaag abayo mhdsanid
Amazon ka helaysan
@@AminaMohamed-ng9fr anigoo kenya jooga amazon maka dalban karaa abayo?
Masha allh abayo somliya malag helya❤❤
hapo aniga somali ayaa jogaa intee ka heli karaa plze isoo jawab waa u baahanhy alle ku sharfee
hapo intee ka helaa
Asc abaayo wan kusalamey kareemka yooyada uurka leg maisticmali kartaa iiga soo jawaab adoo mahadsan
Creamka waba ka so jwabtayee keyka ma arkin miyaaa. HUFARKA KU YALO NALA QEEB SO IYO ADIGA OO KU SHAQEYNAYO
Mashallaah ❤❤❤❤ mhdsanid abaayo
Abaayo muniiro Qof xasaasiyad qabo mamarsan karaa
somaliya ma lagahela wll
❤qof wajiga saliida leh ma isticmaali karaa vidio kasoo samee
Masha allah ❤ wllo qaali mahadsanid lakiina dadka xeebaha joogan kawaran ma marsakaraan miiyaan misewa cadi ok❤
Maxay ka ogthay gabadhu hadunbay bilowday 4 cishay sheegaty isticmaalkisa. Qofka markuu in bilo ah isticmaalo ayuun bu wax kahegikeraa runtaa fuicane Wad wad majibooteen soomaliyey wax hubsada
Waa mahadsantahay walashay❤️
Kareemkan wahesana anaga Germany DM iyo Rossman ayu yala masha allah wa fucanyahay
Wllo wajiiga salidaa lee malaa marsan karaa
Abaayo mcn magac aan wato waa awoowehay sorry xabiibtay aad & aad ayaa u jacela Alaah u naxaristo amiin Yaa Rabi &dhammaan Muslim oodhan inta dhimantay inshalaah kheyr xabiibtay
Mash Allah abaayo qaali ❤❤
Creamkaan inaa ku qarwaa maroyaaa lkn somalia lagama helo kan caruurta ayaan rbaa ya rbi
Abyo karemka iska day wlhi anigo guriga iyalay Wan so ibsaday lkn Wan ka cajisay ma Marsan jirin xaly Ayan abaydan daway kdib gbr Aya kommentiga so qortay waxa ku qoran aye dhahday alcohol Wana sax wlhi waa sax aqriya waxa ku qoran alcohol denat Wana dadiyay wlhi ana arkay dhabadhas qer allha siyo
Mashalla xbbiti qali ❤❤❤ wa aniga fadumo from jabouti
Abaayo mcn waxaa laga hela Dukaanka DM ayaa layiraahada hadda ka hore ayaa jarmaalka tagay ayaa ka soo helay creamka & creamooyin kale ayaa ka helay dukaankaas DM 2years ago inshalaah this year ayaa raba Inaan aan aado July inshalaah kheyr
Abayo aniga hadiyad aya laygukeenay waxyar aan isticmaalay waan kahelay aqoon umalahayn mahadsanid quruxay
Abayo cream Jan wn wayay intee ka dalbadaa? Adoo mahadsan
Amazon
Ka helay sis
Karemkan ma ficno waxa ku qoran alcohol denat ana xaley arkay qofka hesato ha firiso kdib wn dadiyay gbr aya so qortay kdib wan ka radiyay wana ka helay
Abyo xasaasiyad mu igu kicinaa
Asc wllo muniira masha allah xabbti waan raba cream kan wanan wayay qali ma ii soo dhiibi kartaa waxan jooga hargaysa
Hargeisa waxaad ka helaysa prodima
Asxabey qof istimashay hadey jirto ha ila hadlo oo gadud qaba ani gadud aya idhibay dawo walbo marsato gadud iyo kulel ayow wejiga iga noqda waxan sameyo ayaba wayay dawo icajabiso wan la ahay iso jwb inta iga roon❤😢
Iskumida nahay gadud ban wajigeyga indho sharer uga qadi laha xal mauheshay abayo
@@amansanjamac7447 my abayo mid waxan isticmala iisi weed la dhaho xoga weyka yareyne isku day taas raadi
Muqdisho malaga helaa abayo muniro
Abayo hada so heshid ii sheeg cdey😢
❤❤❤❤❤ thnks xabiibti
Mhdzn hppti lkn waxan ahay hooyo uurle ilmihii kowad ayan sida haaro yar ayaan leeye ma marsan kara cream uurka wax Muu udhimaya ❤
Asc abyo sethy soomaliya aya jogaa mahelikaraa❤❤❤
Aniga xitaa somali ayqn joga xageen ka helna
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍
Abyo muniiro intee ka helaa aniga muqdisho ayaan jogaa sista
Mahadsanid walal ❤❤
Masha Allaah❤❤❤
Abayo qof oily face maisticmali kara
Walhi wax yabaha Meltham lasso dhigo ma amin jirin lkn maski oo haraha aa soo samesay waa iska borobeyay lee waa ku duceyy quruxey ❤❤
Abyo ila wadaag pls ana anku duceeyee fadln
My rajo qalbi xabxab masha Allah
❤❤❤ m.a abaayo intay laga hilaa xpiipti
Maamo muniiro somaliya malaga helaaa
Halke Laga hela creemka wllo
Dukamada somalida Miya ka iibsaday mase gaalda abyo nawab Thnkz
Germany dadka joogo dukaanka Dm ka laga helaa
Somaliya malgahelayahe abay muniro❤❤❤❤
Mixa Urea Cica Repair Kareemka cusboonaysiinta maqaarka ayaa ku habboon daryeelka maqaarka engegan, qallafsan oo aan sinnayn ee wejiga, jidhka iyo gacmaha. Marso kareemka leh 10% urea iyo niacinamides ka dib nadiifinta iyo maqaarka haddii loo baahdo ka dibna ku duug dhaqdhaqaaq wareeg ah oo jilicsan.
Turjumid
Mahadsanid huuno lakiin wajiga kuma jiro sow mahin qaali
abayo intey laga helaa
Isagoo dheer ba yala hargaysa madaw buu lugaha iyo gamcaha galiya
Asc wr wb abaayo muniira see tahy shukran qaali sida wanaaga noola jeceshahy thanks xabiibti waxbadan kugu xiranahy adiga iyo abaayo fartuun alaha idin xafido qaali numberkaada maheli karaa adoo mahadsan
4 sano haara iga bixi la dawooyin kimika ikeenay allow iga cafi intaan midabkayga ku kalsonan wayay
Allaahuma aaamin dhamaanteen qaali
Abaayo najural.miyaa mise cadis jirka fiqayo waaye ika sk jawaab
Shukran Wan so egidona
Muniiro quruxey wajiga saliida leh ma marsan karaa
Abayo maxa kucayishay nosogali
Munira habo Meshad ka dalbatay habo Wa Xage Xoog Ban ugu bahna Amisonka Isago ingilish ku qoran le Sobaxay
Abaayoy somalia halke ka helaya aniga qurbe ma jogee
Asc minisoota Malagasy hela
Abayo canada jooga creamkan xagee ka helaya
Amazon helay sis
Asc Abyo dadka dry skin ah marasankaraan
Thanks lkn aniga wajiga oil ka ahay jirkane dry mamarsan kraa?
Manshallah halken kahela
Anakana Gurigo iska yaala Aso Laba xabo eh 😂😂😢
Waxa fican ad noso galisi aad ba ugu mahadsanthy abyo
Masha alaah❤❤❤
Muniira marhore igudanbaysay way gabowday hada umul miyaa
Abayo hoyada uurka leh ma isticaamalkikartaa
Mahadsanid wa baroobaynaa gacamaha said iga madow
Thank you
Waa iga qoslisay wlhi aniga iskuwadaleh kulaha abay muniiro see nayeloysaakkk
Mahadsanid macanto
Kimiko miyaaa
Magaciis❤❤❤❤❤❤
Asc xbibti intelagugada kareemka
Amazon lagu gada
Dadka maxaa inay is murxiyaan ku kalifay cajab.
Dadkiina yurub iyo Melaha kale jooga Alx dhaha anaga Australia cid isma cadayn karto qoraxda baa halkaan noo saran marka wax jirka lakab noosora oo madawganagii madawkale noo saara baan marsanaa
Cadaanka halkaan jooga xataa jirkooda waa kala noocnooc 😂😂😂😂 iska marsda walaley idinku
Abayo Australia marwalba ma qoraxaa from yurub
gabdeheena somaliyed abaayo yaal inteyn kahelaa iso sheega abaayaal
Abayo muniro karemka marka marsato hur miyuu leyhy iyo kuleeel mise qabow waaye
Abaayo Rossmann kayaa laga helaa 7:99 ayaa lasiiya rer jarmany❤