Gunaanad - Cali Gacal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2025

Комментарии • 37

  • @ndg999
    @ndg999 20 дней назад

    One of my favorite songs of all times.
    Waxaan soo xasuustaa dhalinyara nimadaydii iyo Kismayo magaladayda iyo Allahe ha u naxariisee Maxamed Jamac Joof

  • @ismaaciilhadhiwaa946
    @ismaaciilhadhiwaa946 11 месяцев назад +3

    Xusuustii AHUN 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 Jaamac Joof
    Cali Gacal Sxb Sideedaad Uqaaday

  •  15 дней назад

    Gunaanad heestii maxamed jaamac joof waxey dhexroor u heyd Filmkii dan iyi xarago.

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC 11 месяцев назад +3

    Al legend albustaad al mucalim cali gacal guuleed noolow fanaan fanka uga daydo baad tahay runtii aad baana u jeclahay fankaaga

  • @Mustemohamed
    @Mustemohamed 11 месяцев назад +4

    Old is gold qaaci and qaraam is my favourite songs

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 5 дней назад

    Xasuustii Maxamed Jaamac Joof AUN

  • @Mr24may1991
    @Mr24may1991 11 месяцев назад +5

    Heestaan markii la alifayey waan joogey, Jaamac Joof daris baan iskuraran ku aheen. Cali Gacal waa ku dadaalay luuqeenta heestaaan inkasto qalad yar ku luuqeeynta ku jirto, lakin no matter. Qaladka waa meesha ugu dambeeyso " ii gunaand" markuu leeyhay in yar buu hakinayaa laakin jaamac joof wuu isdaba dhigi jirey jiidista" ii gunaaadee"

  • @alfanankuukaayyare9796
    @alfanankuukaayyare9796 11 месяцев назад +1

    Ustaad cali gacal guleed waaaaaaw xasus

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 7 месяцев назад

    Walee waa Fanaan Cod Macaan Macalin Cali Gacal 🎵🎵🎵

  • @YahyeSaedAden-v9d
    @YahyeSaedAden-v9d Месяц назад +1

    Cajaaib Shiikhow❤.

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 9 месяцев назад

    Hees aad u macaan oo dib loo qaaday. Luuqda iyo danankuba way isku duba-dheceen. Heesta waxa hore ugu luuqeeyay Mamaxad Jamac Joof lixdanadii.

  • @sahrahersi3130
    @sahrahersi3130 7 месяцев назад +5

    Beautiful song I understand the majority of the lyrics however what does the word Gunaanad mean? Thank you

    • @NourHNour-kq2rk
      @NourHNour-kq2rk 7 месяцев назад +3

      Verses of the Qur'an read on the diying (most commonly suratul Al Yasin), also in a more general sense conclusion/closure/ending of something

    • @sahrahersi3130
      @sahrahersi3130 7 месяцев назад

      @@NourHNour-kq2rkthank you so much!

    • @IbrahimOsman-jo7dp
      @IbrahimOsman-jo7dp Месяц назад +1

      Gunaanad means (gabagabo) waxaas soo gunaanad waxaas soo dhameestir soo gabagabee

    • @fanole55
      @fanole55 Месяц назад

      Gunaanad means “concluding

    • @zakazulu2592
      @zakazulu2592 Месяц назад

      Ii dhamee ama ii dhamaystir yacni aan ku guursado ma fahnty walal

  • @mohamedadan98
    @mohamedadan98 11 месяцев назад +1

    Waxaanaa hees lagaa dhahaa!!

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 11 месяцев назад +1

    Xasuusti maxamed jamac joof

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 8 месяцев назад

    Heestan waxa hore u qaaday aun al fannaan Mohamed J Joof, waxay ku jirtay film kii " Miyi & Magaalo"

  • @mustafekader4895
    @mustafekader4895 23 дня назад

    Oof calayk haye haye

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 10 месяцев назад

    Digfeer ayaan soo Xasuustay aun

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 11 месяцев назад

    Cali gacal salaan qaaliya

  • @rodaosmandaoud
    @rodaosmandaoud Месяц назад +1

    Waaxaa loo heesayaa waa dumarka aan is cadayn😂

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 11 месяцев назад

    ❤ this song ❤❤❤❤

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 11 месяцев назад +1

    Fannaanka waa mahad sanyahay iyo kooxda musiga macaanba, bayt walba 2 jeer inuu ku celiyo bay ahayd ama tuduc walba, waa yara boobsiis nooh

  • @SafiyoMahad-e9z
    @SafiyoMahad-e9z 8 месяцев назад +1

    wey itaabatay heestu ax😢

  • @Abdinasiral
    @Abdinasiral 11 месяцев назад

    WAA WAX WANAGSAN XASUUSINTA HEESIHII HOBOLADII SOOMAALIYEED EE LADUUGAY TAARIIKHDOODII
    LKN WAXAAN KU DARSANAYAA INEEYSAN DHUMIN DADKII HORE EE MUSIC TUMAYE SIDAAN LOO AQOON
    ASTAAN HAKU SOO QORTO MAGACYADA MUSICNADA TUMAYAA WAXEY SAMEEYNAYAAN TAARIIKH💿💿💿📂📂📂

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alfanaanmooge9156
    @alfanaanmooge9156 11 месяцев назад +1

    Waxay Taala 30 second Fanku Ha Waaro

  • @Rahmaaligacal
    @Rahmaaligacal 11 месяцев назад

    ❤father

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 8 месяцев назад

    Ustaad Diiriye Miyaa Fanaankaan Heesaaya 😂😂 *Dhaxal*

  • @AbdiG-fo5ux
    @AbdiG-fo5ux 6 месяцев назад

    Natalie finish end story

  • @alijama3401
    @alijama3401 6 месяцев назад

    FIISA ARMOONIGA AAN MAQLAYNAA MEE DAD MIINSIGA YAQAAN AYAA IDIN DAAWANAYAA. Kkkkk

    • @bashirdirie1103
      @bashirdirie1103 Месяц назад

      Ali Gacal heestaan waad qaatay bi macnaa kelima waana xasuus wanaagsan fanaankii Mohamed Jamac joof