Sh Cusman Xidig Haday Caabudin Qabrigiisa Dhisi Doonaan kutubta Shirkiga iyo Qurafadka fikir Guracan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Sh Cusman Xidig Haday Caabudin Qabrigiisa Dhisi Doonaan kutubta Shirkiga iyo Qurafadka fikir Guracan

Комментарии • 124

  • @goyefmly
    @goyefmly 2 месяца назад +1

    Masha allah shaikh badbaadò fahamku waa shey qaaliya allaha nagutoosiyo fahamka toosan ..aamiin

  • @CabdinuurismaaciilMaxamuud
    @CabdinuurismaaciilMaxamuud 2 месяца назад

    Mnsha allah alle haku barakeyo wll

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 месяца назад

    Allah yarxamhu. Jazaakallah Badvaado.

  • @abakarmohamednoor3470
    @abakarmohamednoor3470 2 месяца назад +1

    Masha allah abe shukran

  • @moallim1000
    @moallim1000 2 месяца назад +1

    Jazaa-Kallaah Shiiikh Maxamed. Haddii Kutub ay soo qoreen caruurta ka soo baxda Iskuullada Riyaad ama Sucuudiga wuxuu dhihi lahaa Xaqii ayaa i soo gaaray. Laakiin Caalimkaas AUN waa xantay. Edebna ma leh Ciyow.

  • @DeeqoCabdicabdulle
    @DeeqoCabdicabdulle 2 месяца назад

    ❤❤❤ m.a badbaado allaah kubad baadi

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 2 месяца назад +1

    Allah unaxariisto sheekha Ameen ya Allah

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed 2 месяца назад +1

    Mashallah sheikh badbado khayr ALLAH hakudiyo

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 2 месяца назад

    بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @aishafandhe
    @aishafandhe 2 месяца назад +1

    Allah U naxaristo, Sh. Cusman Xidig .

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 2 месяца назад +1

    Shiiq badbado m.a sidaa ilaahay kuu badbaadiyey
    Waxaa igo soodhacay nabiga scw sidoo saxabadiisa magacyada fiican ugu bixin jiray ilaahay ku badbaadiyey ❤❤❤

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    Shiikh badbaado sida magacaagu yahay ilaaheybaa kaa bad baadiyey maasha allah allaha ku xafido

  • @aliibrahim5611
    @aliibrahim5611 2 месяца назад

    Masha allah❤

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 2 месяца назад

    جزاكم الله خيرا

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed 2 месяца назад

    Mashallah fahamkaga saliimka ah ALLAH haku siyaadiyo

  • @MaxamedMuxudiin-z5p
    @MaxamedMuxudiin-z5p 2 месяца назад

    Mashallh Alaha kubarakeyo shieq

  • @harunabdisalad5840
    @harunabdisalad5840 2 месяца назад

    Mansha Allah ❤ ❤ shq qer Alla hakusiiyo wad mahadsantahay 💯💯💯

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    aamiiiin yaaraxmaan aamiin yaa allah allaha naxariisto janatul firdowsa allaha geeyo

  • @ahmedmahamuud6137
    @ahmedmahamuud6137 2 месяца назад

    Allaha ku sharfo, shiikh wax badan og, Run iyo ilkana waa la cedeeyaa

  • @harunabdisalad5840
    @harunabdisalad5840 2 месяца назад +1

    Wallahi wax badan baad fahantahay Alla haku ziyaadiyo
    Fahan quman oo saxan baa kaa muuqdaa Alla haku daayo shq badbaado

  • @ShamsaAxmad-x2j
    @ShamsaAxmad-x2j 2 месяца назад +2

    Amiin ALLAHA unaxariisto

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 2 месяца назад +3

    Masha. allah

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 2 месяца назад

    MashaAllah allah haku sharfo
    Allah ha,unaxariisto sheekha

  • @abdizakahmedfarah7582
    @abdizakahmedfarah7582 2 месяца назад

    M.a. sheekh , xakiim ah, ayaad tahay,
    بارك الله فيك

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 месяца назад

    Walaal jzk Allah kheyran mahadsanid

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    Sheikh badbaado fahamki wa shey qaali ah dadkaan caamada aha xaqa alle ha tuso

  • @MusaOmar-ze9vn
    @MusaOmar-ze9vn 2 месяца назад

    M.a sh warunta waxatahay nin dinta waxbadan kafansan ilahey hakubarakeyo

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 2 месяца назад

    Allaha u naxariisto shiikhii weynaa ee Soomaaliyeed Sh ismaan xidig

  • @FaadumoNuur-hs8ph
    @FaadumoNuur-hs8ph 2 месяца назад +1

    Masha Allah

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 месяца назад +2

    M.a sheikh waan kugu raacsanahay caamada 3sano hadeey wax bartaan waxeey is moodaan caalim

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 2 месяца назад

    Mash allh

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 2 месяца назад +1

    Mash alaah sh badbaado
    Mahadsanid shekhanaa.
    Lkn wahaabiyada maad kamid ahayn sheekh adiga. Jwb

  • @AbuukarClahiwaasuge
    @AbuukarClahiwaasuge 2 месяца назад

    Mansha Allah ❤

  • @BatuuloMuqtaar
    @BatuuloMuqtaar 2 месяца назад +1

    ماشاءٱلله

  • @BishoyMohamed-ck1js
    @BishoyMohamed-ck1js 2 месяца назад

    Mansha alah jazaka lah badbada

  • @SahraAbdullahi-li8qp
    @SahraAbdullahi-li8qp 2 месяца назад

    Sheeqow allha ku barakeeyo

  • @nadiifoxirsi4616
    @nadiifoxirsi4616 2 месяца назад +1

    Masha allah sh wa runtaa

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад

    sheekh badbaado allaha ku xafido waxaa tahay qof markasta runta ka hadla walee

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 2 месяца назад

    SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto
    waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee Rag ka mid ah jaahilna ka ah Lacag ku qaataan oo ah in Sadax Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada, Suufiya waa koox gooni ah. Hase yeeshee siyaasada Dowlada Sacuudi Carabiya ay rabto in Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan lagu fidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale.

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 месяца назад

      beentaa maha mashruuca wahaaabiga waxaa laga keenay sucuudiga weyna iska cadahay arintaas balse dad badan baa ku sirmay mashruucaas run ahaantii aduunka intiisa badan waa suufi marka laga hadlaayo muslimiinta fakirka wahaaabiga ahna waa fakir xag jir ah waaye oona halis ah waaye waana fakirka dad badan dhiigooda lagu baneesty waana fakir liito xaqiiqo ahaantii

  • @darkanabigascw2030
    @darkanabigascw2030 2 месяца назад +3

    Aniga waanba kaa shakiyey badbaado, waa in si ficn looga taxadaraa afkaarta aad soo gudbinayso, in badan waxyaalo quraafo ah oo daciif ah kugu arki jirey, lkn hada waxaa muuqata in shakigeyga rumoobayo, Alle jidka toosan ha inagu hanuuniyo dhammaantayn shirki iyo wixii lamid ahna Alle ha inaga badbaadiyo

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +1

      wahaabi runta maaku dhibtay aqliga allah ka aqaad

    • @darkanabigascw2030
      @darkanabigascw2030 2 месяца назад +1

      @@143-k1d
      Wahaab waa magac kamid ah magacyada Alle qof Muslim ahna laguma ceyn karo intaa kadib, waxaa nahay dad Muslim ah diinteena waa asal raac, waxaan ka qaadaneynaa kitaabka iyo sunaha, intaa wixii khilaafa diin ma aha waa in aan banaanka ka marnaa, maxamed ibnu cabdul wahaabna meel uguma xirni, suufiyana meel uguma xirni, labadaba intey kitaabka iyo sunnaha ku raacaan waan ku raacsanahay intey ku khilaafaanna ku raaci maayo.
      Habaarkaagana adiga ayuu dib kuugu soo noqon ileen waa igu xad gudubtey kuumana cafin taas ogow Illaahey hortii ayaan ku kala baxaynaa adigaa sheegi doono waxaad igu habaartey.
      وبين الله تجتمع الخصوم

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 месяца назад

      ​@@darkanabigascw2030inad iska aamustid lagu qaatay nio Wax macno ad ku hadashay ma arko iminka 😂.

    • @Abdulahialinour
      @Abdulahialinour 2 месяца назад

      ​@darkanabigascw2030
      Wadaad wahaabi oo islaamkii oo dhan gaalaysiinaya miyaa kitaab iyo sunno udaba fadhiistaa 😂
      Adeer qof aan caqiidadiisa iyo cilmigiisa ku kalsoonahay unbaa ii culumo ah sida sh cusmaan xidig oo kale ❤

    • @darkanabigascw2030
      @darkanabigascw2030 2 месяца назад

      @@Abdulahialinour
      كل حزب بما لديهم فرحون
      Qofkii saxan Alle haku sugo, kii qaldanna Alle xaqa ha tuso.
      اللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه.
      وبالله التوفيق السلام عليكم.

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 2 месяца назад +1

    Subhanallah

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 2 месяца назад

    Allaah haunaxariista muslimiinta odhan inti nool iyo inta dhimatayba .
    ninka fiidyawga soo duubayaw oo badbaqdo ugu qorantahayaw: ha udoodin baadil, xaq iyo baadilna ha isdhexgalin, naftaadana utur, intaan cidkale lagaarin

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 месяца назад

      walaalkeyga wixii sax bal inoo sheeg oo soo duub muuqaal aad ku cadyneysid wixii sax ah iyo wixii qalad ah

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 2 месяца назад

      @@mfarah9231
      wllo muuqaalku muhim maahan, aan kuu sookoobee, 1aad: allaah bari o waydiiso inuu xaqqa kuwaafajiyo,
      kitaabka allaah iyo sunada nabiga salla allaahu calayhi wasallam siwanaagsan ubaro, si sax ahna ugu camal fal, haddaad saas yeesho waad liibaani aduun iyo aakhiraba.
      cidda diinta ehelka u ah kabaro, lkn hakabaran qof caqiidadu kaqaldantahay, oo aan tawxiidkaba fahmin.

  • @ifoonofficiall444
    @ifoonofficiall444 2 месяца назад

    Qofwalba muslima oo dhintay jano fardowso allaha gelsho yaa rabi

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 2 месяца назад

    Waad ku mahadsan tahay badbaado channel wanaagaada

  • @abdinourahmedmohamoud9724
    @abdinourahmedmohamoud9724 2 месяца назад +2

    M.a qof wax badan og

  • @abdirahman3486
    @abdirahman3486 2 месяца назад

    Badbaado bari gii hore wuu caqiido fiicnaa imika macsiyada uu kasheekeeyo ayaa halkaa dhigey ayaan odhan karaa sh umal Sifican udhageyso macsiyadana kayaree wuxuu alifey khaladkiisa waa lacadeyn karaa ilaa qiyaami saaca

  • @nasroabdi8818
    @nasroabdi8818 2 месяца назад

    maskaxda caafimaadka cilmiga AlAh ha kusiyaadiyo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад

    Qalad ilaahay samada
    Kaagaso rid dagdaga
    Malcun xaaaaaaasida

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu 2 месяца назад +2

    asc walaalo sheekh bad baado waa runtaa been maaha wahaabiyo alaah ha inaga bad baadiyo walaahi waa aqoon la aan mahadsanid

    • @AweysAhmed-k2i
      @AweysAhmed-k2i 2 месяца назад

      M.a❤

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 2 месяца назад

      Wahaamiyada aalu sacuud wax walba kafilo horay waxay duulaano ugu qaadeen madaxtooyadii Muslimiinta ee wadanka xijaaz
      Xoogna way kuqabsadeen magaciina way kabadaleen waxay ubixiyeen Sacuudi ilaahadana way haystaan ilaa,oo xijaaz laga,xoreeyo khaaimiinta wahaamiyada ee gaalada lashaqeeya duligan iyo daciifnimadan kabixi mayno

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 2 месяца назад

    Horta sheikha allaha u naxaristo lkn Sheikhow aya ku shegay inu jana galay qofkaad barakadisa illahow isi ledahay adigo qabrigisa joga

  • @sacdiyocabdi7256
    @sacdiyocabdi7256 2 месяца назад

    Masha Allah sifiacan ayad aga hadashay

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l 2 месяца назад +1

    Waa qaldantahay

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 месяца назад

      bal inoo sheeg wixii sax ah

  • @KhaliilOsman-h7d
    @KhaliilOsman-h7d 2 месяца назад

    Walaalow city abtirsi ma ah ee waa fahan

  • @abdirahman3486
    @abdirahman3486 2 месяца назад

    Dibaad unoqotey oo waad.saqiirtee culimadaa waaweyn oo caqiidada saxdaa .dhageyso kutubtana wixii wax yar oo kamida ka dhageyso sh umal Xaley galey

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 2 месяца назад

    Wllo diida bara, hakuqancin inaad hakarto barashada cilmiga diinta, sii baro, kollay nayroobibaad joogtaa saan filayee kafaaiidayso, culumada tawxiidka kudhagan, okitaabka iyo sunada kadhaqma, dadkana ugu yeera......

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 2 месяца назад

    Ilaahow hana hoojin oo kuwo diinki ka xuubsiibta hanaga dhigin

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 2 месяца назад

    Sheikh badbaado markaagi horaba waxaad ahayd suufi mushrik ah oò khuraafaadka ku jira waxaad thy suufi mushrik ah

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад

    masaajidka cali jimcaale waa wahabai oo khawaarij ah god kooda aa biyo ugu soo galay

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 2 месяца назад

    Runta aa kahadashay.

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 месяца назад +1

    Waxbadan baa runka aha waxaa lasheegaayo

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 2 месяца назад

    Masha allaha badbado sharafiyo karamo

  • @MaxamuudAlxusayni
    @MaxamuudAlxusayni 2 месяца назад

    Ninkaan wuu is mahdinayaa wuu dhahaayaa cilmigaa ii kordhay
    Jahli ka wayn ma kasaayay towxiidka iyo in dadka loo sheego in laga tago!!!!!!!!اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك
    الدين هي التوحيد

  • @IbrahimDagane-fe4hk
    @IbrahimDagane-fe4hk 2 месяца назад

    War Hadi ad sheeeku jeceshahay kirabteesa shikayadka Katie suufi Xun ayatahee

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад +1

    1:13 alxmd lilaahi dadkaan wahaabiyada umada alle haka qabto

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +1

      aamiin yaarabi

  • @XafsoMaxamuud-sv1fj
    @XafsoMaxamuud-sv1fj 2 месяца назад

    Ileen suufi aad iheed wr Iska aamus

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 месяца назад

      seeef la bood wahaaabiyad ah

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 месяца назад

    Qabriga in ladisa ya u fasaxay horta? Denbi ad qaadi Karin haqaadan

  • @nasirozil781
    @nasirozil781 2 месяца назад

    Cilmiga mala alifaaa qof wlbo wx buu ku dari kraa miyaa aqli xume

  • @MaxamuudAlxusayni
    @MaxamuudAlxusayni 2 месяца назад

    Diinta beenta kadaa culumadana haku been abuuranin tawasul tafsiil baa ku jiro اتق الله اتق الله اتق الله sh cismaan xidig waa bani aadam wuu gafi karaa

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. Месяц назад

    Sheekh badbaado wuu badbaaday laakiin qaar badan oo halkan faallooyin ku qoraya ayaa wali hallowsan, waar ma inuu idin yidhi diinta dhex gala oo sucuudiga soo dhaafa ayaa baadil ah?

  • @cawaalecali3044
    @cawaalecali3044 2 месяца назад

    Ninkaan moodayba ma ahidba illaa waxaad eheed guruubka soomow eecidii ka aragti duwanba khawaarij kusheegta

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад

      jaahil wahaabi aan diin laheyn aa tahay xaraami wax barao

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 2 месяца назад

    Maydka in wax laga sheego waa qalad lkn ow badaadow adigu waxan noo dhan vies raadis umbay kaa tahay
    Mida kale waxaa dhahday qof mayd barya ma jiro wllhi baan ku dhaarte beenaala tahay wayna buuxan kuwo baryadi ilahay uu xaq u,laha in la baryo ay siiyeen amwaat
    Marka adi hadi aad in awliyo iyo mayti la baryo oo ilahay wuxu xaq u,laha awliyo la siiyo hadaad sax u,aragto qofki diidana aad u,taqaano nin labo kitaab akhristay waa hawl adi kuu taala
    Lkn ani waxaan ku dhihi laha hawlahan oo kale hawlihi views laga raadin jiray ma aha ee basashadi iyo hawlihi iska wado.

  • @suleymandiiriye1400
    @suleymandiiriye1400 2 месяца назад

    Ma adaa cilmi leh jaahilyahaw suufigii

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 2 месяца назад +1

    Dalinyaro un adhigoo kale ah ayaa wax mooda shubuhaadka suufiyo ee Nairobi waxaa kula rag odayaal kaagana aqoon badan suufiyo, ee hadana aan kalaabanin mawqifkoodhi ku aadana suufiyo
    Shibil nin dalinyara oo cilmi yare haysaa?😂
    Umal ma nin dalinyara oo cilmi yare haysaa?😂
    Dr maxamed cismaan ma nin dalinyara oo cilmi yare haysaa?😂
    Dr cumar iimaan ma nin dalinyara oo cilmi yare haysaa?😂
    Cumar faaruuq oo geeryooday ma nin dalinyaruu ahaa oo cilmi yare haysay?😂
    Sh shariif oo geeryooday ma nin dalinyaruu ahaa oo cilmi yare haysay?😂
    Raaga kawaran
    Laba mid
    Inaad dahdo cilmi yari ayaa suufiyo iyo ashaaciro ku dirtay ama aqoon sare?خياران أحلاهما مر
    (فبهت الذي كفر والله لا يهدي القوم الظالمين)

  • @AmiratuAlhijab
    @AmiratuAlhijab 2 месяца назад +3

    Mushrik inaad tahay awalbo waan dareensanaa markaan arkay quraafaadkaaga tirada badan cusmaan xidig mushrik buu ahaa jano arki maa alle dambi waliba waa uu dhaafayaa lkn shirkigu madhaafo
    إِنَّ اللَّهَ لَا يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَا دُونَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاءُ

    • @nasraabdikariim5399
      @nasraabdikariim5399 2 месяца назад +1

      Iska hadal looma hadlee hadalkaaga micno usamey mida kale qof inaad gaal dhahdo mafududo caqligaaga liito iyo cilmigaaga yar ayaan arkaan kugu dayan mayno illaahay haku soo hanuuniyo wll

    • @shamlaaalijiir4342
      @shamlaaalijiir4342 2 месяца назад +1

      Cawaan qur,aanka allah faraha kaqaad

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 2 месяца назад

      Wahaamiyada aalu sacuud wax walba kafilo horay waxay duulaano ugu qaadeen madaxtooyadii Muslimiinta ee wadanka xijaaz
      Xoogna way kuqabsadeen magaciina way kabadaleen waxay ubixiyeen Sacuudi ilaahadana way haystaan ilaa,oo xijaaz laga,xoreeyo khaaimiinta wahaamiyada ee gaalada lashaqeeya duligan iyo daciifnimadan kabixi mayno

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +2

      mushrik adigaa ah oo xaraan lagu dhalay ilaahna ka furtay xaraami wasaq aa tahay

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +1

      @@nasraabdikariim5399 naagtaada qaraabata ilaah ka baq marka hore xaraami aa tahay ka xun runta caalimiinta noo sheegtay

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 2 месяца назад +1

    Tawxiidka ayaad wax yar ka fantahay intiina waad ka laabatay.
    Markii horeba aqoontaadhu way yareed hadana waad lontay.
    Ninka Towxiidka fahma si sax ah soorta gal ma agaha.
    inay shubahaadkii
    السبكي.
    والبكري.
    وابن جرجيس.
    ودحلان.
    وغيرهم ممن دافع عن المشركين.
    Ama kuwa hada wada kuwaa dariiqoodha sida
    حاتم العوني.
    وعبد الله المسعري.
    وباحميد.
    وسلطان.
    وغيرهم ممن يجادل عن المشركين.
    Kuwaas waxuuda waa xuub iyo cunbo intaas ayaad muuday xujo.
    Laakin saaxa imow aanu ku tusin xuumbada aad xujada mooday.

  • @Cumar2
    @Cumar2 2 месяца назад

    Qofkii suufi diidan wax hasoo baaro

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Xan maha lkn wa dignin we ciiirta nala dhaaf

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад

      ilaah aaka fueatay xan hadaa dhahday xan ma aha xaraami aa tahay

  • @bashirsheikhhassan5117
    @bashirsheikhhassan5117 2 месяца назад +2

    Chanalka badbaado waxaan waydiiniyaa waxa aad ka hadlayso waa mala awaal ee waxaad ogaataa in aad ka fogtahay aqoonta diineed waxaanad u xuubsiibatay in aad ugu adeegto chanakaaga uxumaanta iyo ilxaadka iyo been abuurka diinta waxaadse ogaataa mabaadidu magasho fiyuu in lagu raadiyo waxaana iiga kaa muuqda in aad medhiyaha sheekhnimo kadhex raadinayso ee waxaad ogaataa in aan marnaba chanaalkaakaagu uusan turjumaad u ahayn xaq sheegid xuduud allaah difaaciise ee aad uga dhawdahay been abuurasho diineed iyo dad uraadis diin ladagaalanka dahsoon

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад

      jaahil wahaabi oo ilaah ka furtay aa tahay wax baro marka hiore xaraami aa tahay

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 2 месяца назад

      😂😂😂 wahaami wareeray
      Aalu sacuud aalu mushaar
      Horay waxay duulaano ugu qaadeen xijaaz
      Salafu Saalix ka,aaminsan

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 2 месяца назад

    War ninkqas waaa labarakaysan doonaa waayo waaa lo,ogyhay eee taariihkda adiga meel ku qoro bro wax mo’ogid

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 2 месяца назад

    Kani waa jaahil ilayn basasha dabada geli ilaa ka dhab bay ahayd

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад

    War ka joog war iska hubi suufi miyad yahy mar danbe ku dhegeysan mayo

  • @ubaxcali4182
    @ubaxcali4182 2 месяца назад

    Waxaad quraafaat aan daliil lahayn aqrisaba maanta waad is cadaysay jaahil aan diin aqoon inaad tahay hadaadba saxi aragto in qabri la baryo yaahuu🤮🤮

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 2 месяца назад

    Beenaale salaf malaha suufiyo waxuudu daliil malaha.
    Ee shubuhaad ayey daliil kaaga digeen ood cilmi mooday.

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 2 месяца назад +1

    waryaa adiga laftaadaa caamay ah ka bax wax aadan wax ka aqoon dadka cilmaga u leh haka doodaane

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +2

      caami waxaa ah umul tuug ii nabiga c/s/w caaye adigana ku taba baray xaraami bastar ah baa tahay aamus

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 2 месяца назад

    Goortaan ku arkay inaa suufi tahay hada maheen ilaahay ayaan kaa magan galnay lakin wixi kudhageesto ayaa dhib qabo waayo waxyaabo badan oo xataa caruurta ay fahmi karaan inay beeyihiin baa soogudbisaa

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 2 месяца назад

      Wahaamiyada aalu sacuud wax walba kafilo horay waxay duulaano ugu qaadeen madaxtooyadii Muslimiinta ee wadanka xijaaz
      Xoogna way kuqabsadeen magaciina way kabadaleen waxay ubixiyeen Sacuudi ilaahadana way haystaan ilaa,oo xijaaz laga,xoreeyo khaaimiinta wahaamiyada ee gaalada lashaqeeya duligan iyo daciifnimadan kabixi mayno

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +2

      suufi waa qof ilaah u go;ay laakiin adiga waxaa tahay islaan qaraabata ilaah ka baqin dadkana xamata qabyaalada ee dilatay bastar aamus shakshuuko yahee

    • @143-k1d
      @143-k1d 2 месяца назад +1

      umul tuug oo wahaabi ah nabiga c/s/w caaye aa wax ku baray xaaraami aa tahay

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 2 месяца назад

      @@143-k1d kkkk qabuurada caabuda adukuna anaga rabi baanu caabudna dadka dhitay macaduduno

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 месяца назад

      ​@@shugriahmed3374Dhoocil yar o lagu aqriyey baa tahay dhibmlaha de Maangab 😂😂😂