Dagaalka Suufi iyo Wahaabi Oo Meel Xun Gaarey Sheekh Umal vs Sh Shaakir Dood adag

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 70

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 17 дней назад +1

    Sheikh umal caalimka suufiyada qubuuraha caabuda runta usheegay wllhi waan kuwataa Sheikh umal ❤❤❤❤

  • @MaryanAbuuu
    @MaryanAbuuu Месяц назад +4

    Waaguwataa sheikh umul
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😊😊😊😊😊😊😊❤❤

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 Месяц назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل😊

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 Месяц назад +12

    Sheikh umal baan wataa❤❤❤❤

  • @abwanadsaytuuniofficial8602
    @abwanadsaytuuniofficial8602 Месяц назад +1

    Aniga sufi mahi cilmina kama dhegeysto cayina mayo amanina mayo qof walbo waxow yahay asaga ah anigana leyweydin mayo qofkas waxow shegay lkn aniga waxan shegay waleyweydin qalas darikhatosan allah nagu tosiyo

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad Месяц назад +1

    Maasha allah Sheekh umaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @itaqillaa
    @itaqillaa Месяц назад +1

    Qofkaad ogtahay in baryadiisa iyo ducadiisa la aqbalo waa lagu dhawaada ama waa la waydiista duco, waa kuwa Nool kuwa dhintay maha❤

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Месяц назад +1

    Warkuwaan Caqligii Balaya Lawadagtee Caqliga fiican Ale hausooceliyo War inta Gori goortahy oo aad namn waxaan kudhiman Allaah usoolaabtoo Isagaa idinkufilan ee Cidkaleba uma Baahnidin ee waxaan kajooga adinkaa Leydiin Daneynayaa hooy maantaad jaanis heysataane Cibaadada Allaah uuleeyahy Hala wadaajinina Makhluuq uu isagu Abuurtay Waatalo Maantaadna Kagaartaane Allaah oo kaliya waxaad ubaahataan weydiista Amarka Aduunka iyo Akhiraba isaa Maamula Cidna waxba lama lahan

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya Месяц назад +3

    Subxanallah Subxanallah war mushrikiinta warkoda. Maqla

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t Месяц назад

      Ha maqlina dheh

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      الوهابية، إذا كنت لا أعرف، سأتبع. لكني عرفت الوقت الذي دخلوا فيه بلادنا والغرض منهم. لا يستطيعون نشر افكارهم في بلد مسالم لكنهم يختبئون في البلدان التي تشهد حروباً. نعلم جميعًا قبل ١٩٩٠ لم تكن هناك انفجارات أو عمليات قتل، لكن اليوم أتيحت لهم الفرصة لقتلنا

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      الوهابية، إذا كنت لا أعرف، سأتبع. لكني عرفت الوقت الذي دخلوا فيه بلادنا والغرض منهم. لا يستطيعون نشر افكارهم في بلد مسالم لكنهم يختبئون في البلدان التي تشهد حروباً. نعلم جميعًا قبل ١٩٩٠ لم تكن هناك انفجارات أو عمليات قتل، لكن اليوم أتيحت لهم الفرصة لقتلنا

  • @luvyiu9894
    @luvyiu9894 Месяц назад +1

    laaa liaha ilalahu maxamada rasululaah alow sohanuni qof dhimatay maxay qabriga ka ajiibee ayadaba ilahay ubahan

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Месяц назад +1

    Subxaanallah

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Месяц назад +1

    This is Shirkey Al Akbar subxaana laah

  • @SALEBANMSHIRE
    @SALEBANMSHIRE Месяц назад +1

    Masha allah tabarakalah walalaha meshan ku jira qeer ayaa allah idinka baryiya amiin yaa allah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Месяц назад +1

    Subxanallh Subxanallh Allah ha soohadayo sufiyada

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 Месяц назад +2

    Sxb lakum diinakum walii diin kuligiin gaalo wax ma dhaantiin

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 Месяц назад +1

    SOOMAALI WAA DAD FIDNA JECEL IYO DOODA DAGAAL AHLI WAA LA SOO MAREY LAGU DHAMAADEY ILAA MAANTA WAXA NOO DHIMANI URUR DIIMEEDYADA KUWAASNA SOOMAALIYEY SHCAB MASAAKIIN AH BAANAHAY URUR DIIMEEDYADA ALLAHA NAGA QABTO IN EY SIYAASADA LA WAREEGAAN WAA FIDNO SABAB RASUULKEENA SUUBAN SALLAHU CALEYHI WASALAM 73 FIRQO AYAA AAKHIRU ZAMANKA LA ARKI DOONAA MAANTA WAXEY KORAYA OO SII BADANAYA OO MISAAJIDII KU HESHIIN LA OO MAGACYO TIRA BADAN FIRQOOYIN KALA DUWAAN OO WELIBA SII BADANAYA OO IS QILAAFSAN WAA HAL QOLO SIINA BADANAYA CAQLIGU HA SHAQEEYO XISAABTAMA WAA WAHAABIYADA 72 DII BEY KUSII SIQAYAAN
    MIDKA 73 SADEXAAD WAA SUNA WAL JAMEECA QOLADAANI MA BADATO WAXNA KUMA KORDHAAN MANA NUSQAAMAAN WAA MID CAQLIGU HA SHAQEEYO WAA AAKHIRU ZAMANKII DHIIGA DADKA LOO FAKFAKANAAYO ILAAHEY ILAAHBAAN KA MEGEN GALNEY KUWO MISAAJIDA KU HESHIIN WAAYEY ILAAHEY XUKUNKA NOOGUMA DHIIBO WAAYO WAADAGAAL IYO HALAAG WAANA KA SOO DAALNEY SOOMAALI HADAAN NAHAY ILAAHOW DAGAAL AHLI WAAN KA SOO DAALNEE DAGAAL MAGAC DIIMEED ILAAHOW NAGA QABO

  • @MaryanAbuuu
    @MaryanAbuuu Месяц назад +2

    Suufi mataageereeno 😂

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 17 дней назад

      Maxanu taageri ma shirki iyo gaalnimo ayaan ku raacnaa

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Месяц назад +1

    intaan waligey wacdi kama dhagaysan aniga waxa igu filin sh dirir iyo sh cumar faaruuq kaliya

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Месяц назад +2

    Alle bis ayaa in la tuugo mudan

  • @DumarBilla
    @DumarBilla Месяц назад +1

    Shekh umal jazakalh ilhy dadka odhan hanuniyo cibaado odhan ilhy ba leh kligii ilhy hso hnuniyo

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu Месяц назад +1

    Warkaas Ayan naqana sh xassaan kuhadlaa

  • @SofiaabdikadirMursal
    @SofiaabdikadirMursal Месяц назад +1

    9:23

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад +1

    Warwaxaan xoolahaa waamaxay nacaladbaakutaale sidee claahiyusuf iyo sheekh ismaanxidig iskulsmeeldhigtay

  • @MohamedAhmed-z7d6t
    @MohamedAhmed-z7d6t Месяц назад +2

    Wahaabiya nahaabiya shayaadhiin

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 Месяц назад

      @@MohamedAhmed-z7d6t
      Wahaabiyo qubuuraha mabarido ee qaadirkeed ayay barisaa wahaabiyo makhluuq rabi uma ahee rabiga raxmaan sbuuraha koonka ayaa u rabiya ayna caabudaa wahaabiyo mushrikiin maahee waa muwaxidiin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      الوهابية، إذا كنت لا أعرف، سأتبع. لكني عرفت الوقت الذي دخلوا فيه بلادنا والغرض منهم. لا يستطيعون نشر افكارهم في بلد مسالم لكنهم يختبئون في البلدان التي تشهد حروباً. نعلم جميعًا قبل ١٩٩٠ لم تكن هناك انفجارات أو عمليات قتل، لكن اليوم أتيحت لهم الفرصة لقتلنا

  • @user-qf2eh8iy3p
    @user-qf2eh8iy3p Месяц назад +1

    Nimanyahow doodan bilaa cilmiga ah haku danbaabina

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Месяц назад +2

    Qabuuraha in la siyaarto oo keyfiyadii rasuulka uu jiyey lagu siyaarto goormee ayey shirki noqotay
    Ilaahay musiiba haku rido qolada diisan in qabuurta la siyaarto o la salamo oo loo duceeyo

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад +2

      In guryo laga dhex dhisto xoolo lagu qalo wax lagu dhex cuno nalal ifaya lagu xirto
      Siyaaro layla ogyahay marka la samaynayo oo mudo la joogayo qabrigaa wixii la wadayna lagu cunayo
      Habeenkiina digri shaydaan la aqriyo sida
      (Shar ma arkaynee shiiqii cadaa ee shiiq cabdi shiiq nuur aan wakiilanaynaa ha ha ha ha) ma nebi Allah baa sidan lagaga dayday?

    • @Masago2025
      @Masago2025 Месяц назад

      Saan filaayo in qabuuraha lasiyarto wa sunnh tas dood kama jirto.. lkn waxan u maleynaa raashinka lagu cunaa qabriga iyo hadii salaad soo gasho halgu dukado taas waaye meelaha mad madaw kajiro

    • @user-dl8mm9zc5s
      @user-dl8mm9zc5s Месяц назад

      ​@@Masago2025wa shirki an Mel logagabanin

    • @Masago2025
      @Masago2025 Месяц назад

      @@user-dl8mm9zc5s siyaarada qabuuraha waa sunah taas nabigay ka sugnaatay lkn waxa lesku heysta habka lo siyaaaranaayo

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      @@Masago2025 sida kacbada loo dawaafo
      Oo sacyiga loo sameeyo oo biyaha samsamka loo soo dhaan sado oo la seexdo oo lagu negaado todoba habeen ama ka badan oo hadi iyo xoolo la qalo loo keenu ayaanu u naqaan siyaaro qabuuro hadaanu suufiyo nahay sunned nebina kuma dhaqano ee waa caqiido qabuuro caabud oo anaga noo gaara sadexdii biloodba Mar baanu shaacinaa qabuura caabudka oo aanu halkaa bidcada yada iyo shirkiga yaga ku soo bandhignaa ,intii dawladii kacaanka barakaysani sii maqnayd hoos aan u wadnay hada marlay dawlad yari dhalatayna waa soo noqonay hada ayaan wahaabiyo mid laxidho mid dalka laga eryo ka dhigaynaa si aan bunkeenii buuq la'aan ugu dubano
      Nin dariiqo iyo qabri caabuda ayaa derejadaa haysta dabaalnimo sunni bay haysataa gaajona dubatay.

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Месяц назад +1

    Taasi waatalada wanaagsan ee Baldib isugulaabta maantaad kagaartane

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Месяц назад +1

    Qofki Alle hanuuniyaa hanuunsan , eemurankoda iska daaya dufito .

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 Месяц назад +1

    WAABA KA HAREEN DUULKII WAHAABIYA KEENEE MA IN AAD KA NOQOTAAN WAHAABIGA SOOMALIYEY BAA CEEB IDIN LA NOQOTEY OO WAAD KU SII ADKEYSANEYSAAN WAXAABA IDINLA YAABAN KUWII SOO ALIFEY WAHAABIGA WAATII SUUFIYADU KACVADA KU DIGRIYEEN OO SALIGA NEBIGA KU QAADAYEEN MAANTA WAHAABI MA TEGI KARO SACUUDI GA SUUFINA WUU KU SOO DHEX DIGRIYEY KACBADA HALKAA KA GARO ISBEDELKA

  • @samatariftiin474
    @samatariftiin474 Месяц назад +1

    Wahaabiya waa mushrikiin waaye waa war xaqiiq.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Месяц назад +1

    Wahaabiyo maxaa dariiqda ku diray culumadii soomaaliya diinta ku faafisay waa dariiqo

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад +2

    Jaahilyohow qubuurta lama baryee ilaahey beey baryaan suufiyada weyna idinka toosan yihiin.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Месяц назад +1

    Wahaabiyo qatar ayay dalka ku hayaab waa beenaalayaal in layska qabta waaye

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 Месяц назад +1

    Mida kale garsoor xumidi iska daaya wahaabiyo rabigay kaligi caabud inay dhahaan miyaa ee daad u haysataan wahaabiyo horteed dumarku way qaawanaayeen masasjidu faaruq bay ahaayeen sunada nabiga lama aqoon xitaa cilimiga iyo kutubta sida tafsiir axaadiita wahaabiyo horteed riyaadulsaalixiin ayaa ugu waynaa kitaab xadiisa oo yaalay wahaabiyo saxiixayn iyo sunan bay keeneen tafaasiirtii iyo maaajicdii cilimiga fiqigii iyo usuushiisii bay keeneen cibaadaadkii baysaxeen salaadiibay saxeen wax wayn oo xaq ah ayey wahaabiyo kuleedahay umada soomaaliyeed suufiyo shirki iyo bidco bay keneen iyo in axad dhintay labaryo oo aanay waliba qarsanayn oy leeyihiin ilaah habar yine shekh cali maye murjaan uway cabdulqaaadir shekh nuur xuseen sheilkh cali barakaale sheikh warsame iyo iwm bari miyaa diin ah ilaahay kaligiis barina maabidcaa rabibaan hortiisa wada tagi doonaa maalinkaas rabi qofna qof uga eexan uu maayo

  • @user-by2ll9bz6f
    @user-by2ll9bz6f Месяц назад +1

    😂😂😂😂
    Sh xasaan mahaysa sunta ictisaam ka ilmaysisa abu salmaan legen weye warkisu wa cadyahay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waxaa layiri nin hadaad marada kasorogtit waa ninkiisii hadalkii maxuu kusodhamay puntland dorasho bakasocota dhuunkaal maxuu yiri siyaasad majeerteen faan bay kudhamataa 😂😂😂dulmina anaa idinkugudaray

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Месяц назад +1

    subxaan llaah anbiyo iyo awliyo kala saar xataa nabi lama weydiisan karo subxaan llaah

  • @Asanbile
    @Asanbile Месяц назад +1

    Kkkkkkk ujeedadii waalagaaray

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад +1

    Gobolada dhexe xaro shirki

  • @CabdiraxmanCagole
    @CabdiraxmanCagole Месяц назад +1

    Quraankaba mayaqaan😂😂😂😂😂

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Месяц назад +1

    War jaahilkaan qabri in la siyaarto ma aaminsani kulahaa
    Waxa herkaas gaarsiiyey jaahilnimada ah waa wahaaniyiinta

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Месяц назад

      Nin 2 boqol Sano ka hor dhintay qabrigiisa maxaad ka dooni?

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      Qabriga ma ba ku jiro qofka la caabudayaa ee waa meel loo calaamadiyey dadka xoolaha laga cunayo ee aan weligood diin la barin!!!!!

    • @user-dl8mm9zc5s
      @user-dl8mm9zc5s Месяц назад

      @@samirr546 walal qabri ina lasiyarrtaa wabidcaa iskailali eee msehow lamafadiya ii dintaa iskaday waxshirkiah

    • @user-dl8mm9zc5s
      @user-dl8mm9zc5s Месяц назад

      Nbigena scw msamenin inteskakenten inala denteyow mbananaa

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Месяц назад +1

    Ninka muslinka waa ninka ka gubto dhiga muslinka bilasha lagu dadinay dinta beenta qolada dintalaga been abuurto

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Месяц назад +1

    Xisaaan waa mujrim ilaahy aqoon umulna waa shaydaan

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 Месяц назад +1

    Wahabyad halaga titiro dhuka somaliyd wa shawaadin

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 Месяц назад

      Waryaa maad Alle kacabsatid
      ninkii kuyiraahda alle kaligii bari oo wax waydiiso
      cid makhluuq ahna
      alle wax ha ugu darin
      Alle kaligii ayaa baryo iyo cibaada leh
      wlhi ninkaa xaq biya kama dhibcaan ah ayuu kuusheegay oo bad baadadaada aakhiro ku yirto.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      الوهابية، إذا كنت لا أعرف، سأتبع. لكني عرفت الوقت الذي دخلوا فيه بلادنا والغرض منهم. لا يستطيعون نشر افكارهم في بلد مسالم لكنهم يختبئون في البلدان التي تشهد حروباً. نعلم جميعًا قبل ١٩٩٠ لم تكن هناك انفجارات أو عمليات قتل، لكن اليوم أتيحت لهم الفرصة لقتلنا

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p Месяц назад +1

    suufiya.waamushrikin

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 Месяц назад

      Khawaarij

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      الوهابية، إذا كنت لا أعرف، سأتبع. لكني عرفت الوقت الذي دخلوا فيه بلادنا والغرض منهم. لا يستطيعون نشر افكارهم في بلد مسالم لكنهم يختبئون في البلدان التي تشهد حروباً. نعلم جميعًا قبل ١٩٩٠ لم تكن هناك انفجارات أو عمليات قتل، لكن اليوم أتيحت لهم الفرصة لقتلنا

  • @CabdiraxmanCagole
    @CabdiraxmanCagole Месяц назад

    وجواب الاحمق السكوت suufi wahaabi ka aamusa waxmaoge wahaabiye

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 17 дней назад +1

    Sheikh umal caalimka suufiyada qubuuraha caabuda runta usheegay wllhi waan kuwataa Sheikh umal ❤❤❤❤