Maxaa kala qabsaday Sh.C/Xayi iyo culimada Sh.Mustafa,Sh.C/rashiid Suufi,Sh.Shibili,Sh Xuseen Jabuti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2022
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 420

  • @leohamse
    @leohamse 2 года назад +30

    Isoo RAACA inta nabiga jecel
    Ilaahay ha idin xiftiyo wlly🙏

  • @sheekodoone5492
    @sheekodoone5492 2 года назад +5

    Sheekh cabdi xayi khayr badan Allah haku siyo adunka akhirina jannatul fardowsa Allah haku geyo AMEEN Ameen Ameen

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 года назад +79

    Masha’ALLAH
    Sheekhoow sida Kulankan ookale hadey isugu iman lahaayeen Siwadajir ah Culumada Somaliyed Insha’ALLAH Somalida Midnimaa u kordhi lahayd.
    Waxaan kawadaa Culumada Waa sida Somalidu tidhaahdee Culumada labada dhanba ITIXAAD iyo SUUFi. Waa lagayaabaa iney dad badan magacyo kale uyaqaanaan.

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 года назад +145

    MashaAllah TabaarakaAllah our sheikhs may Allah bless them all Ameen Yaa Rabbe Yaa Allah🙏🏼

  • @fadumacabdi8663
    @fadumacabdi8663 Год назад +5

    Masha, Allah waxaa iifarxadah inay meelkukulmeen culimadeenii intii ugubadnayd Allaha barakeeyo

  • @fajr6348
    @fajr6348 2 года назад +10

    الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 2 года назад +8

    Madhaa Alaah jazaakalaahu khayran Alaah hakubarakeeyo adiga iyoculimadeena oo dhan Aamiin

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 2 года назад +23

    Alla qosol iguma hadhin wllhi billhi shiiq c/dulxayi alle haku xifaadiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +3

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah. Sheekhunaa. Takbiir Allah Akbar.

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 2 года назад +26

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @cabdisalaan8750
    @cabdisalaan8750 2 года назад +46

    Sheekhayga sheekh cabdilxayi ilaahay hakubarakeeyo

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 года назад +29

    Maasha Allah Culimaadeena Allow Noo Xafid Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 года назад +16

    SHIIKH C/XAYI ILAAHAY KHAYR HA KU SIIYO, WACYI GELIN WEYN BAAD HAYSAA, DAD BADAN WELIBA DHALLINYARO BADANI KUGU XIDHAN TAHAY, ADIGOO WACYI GELINTAADA FALSAFAD AAN LAGA CAAJISAYN U GUDBIYA.
    ILAAHAY HA KAA ABAAL MARIYO.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 2 года назад +26

    Sheikh cabdi xayi allaha ku xafido, dhamaan culumadda soomaaliyeed.

  • @awilcirro7461
    @awilcirro7461 2 года назад +34

    Masha allah culimadan siday ukulmeen alle hakulansiiyo musliimiinta oo dhan
    Allah akbar allah akbar

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +2

    JazakAllahu khayr sheikh

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 2 года назад +16

    Sheekh Abdi xayi masha alaah ilaahay dartiis ku jacelahay alx

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 2 года назад +12

    ما شاء الله تبارك الله الشيخ عبد الحي حفظه الله❤🤲🤲

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 года назад +47

    Maasha Allaah Sh Cabdixayi aadbaan u taageeraa oo u jeclahay waa sh fahmaya wacyiga iyo waxa socda Baaraka Allaah sh Allaah wuxuu ku siiyey Xikmad iyo Fahan wanaagsa

  • @saharaaden8164
    @saharaaden8164 2 года назад +7

    Manshallah tabarakallah Allow culimadhena ino xifdhi

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 года назад +20

    Maansha allaah.Tabaarakallaah culimadeena allaha mideeyo. aamiin yaa rabi

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 2 года назад +16

    Mashaallah.Shiikh Abdixayi,Khayr Allaha kusiiyo,ee Culumada inta soo Casuunto
    Maad,Muqdisho keentid.Si ay ugu duceeyan.Si Illahey uga dulqaado.Dhibka
    31,sano,jisaday oo ay Shacbiga Somaliyed,ay qabaan.Hadeey suurto gal tahay.Jazakallhu Khayr.Barkllhufiikum.

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 2 года назад

      Wahabiyashan duco ugama bahno Muqdisho Diine mayaqanane M Cabdi Wahab bey kudabafel san yihin

    • @nastehaalii3331
      @nastehaalii3331 2 года назад

      M.a sheeqa

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 года назад +7

    Maa shaa allaah guuleyso shiikh
    Cabdi xayi Allaha ku xafido aamiiiiin

  • @hornafrica9497
    @hornafrica9497 2 года назад +8

    Amiin jaza ka laahu khayr
    Ilaah adin xifdiyo Sheekhda iyo muslimka dhamaan

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 года назад +7

    Maan sha allah Sheekh waa inay culimada Soomaaliyeed ka qayb qaataan ka wacyi gelinta bulshada Soomaaliyeed qabyaalada dabadhilifnimada uadeegida shisheeyaha taagirida dawladnimada Soomaaliyeed

  • @abdijama4021
    @abdijama4021 2 года назад +18

    MASHAA ALLAH GUULEYSO OO QEER ALLAHA IDIIN SIIYE BADIYA WACYIGALINTA DALKA NABADIISA ALLAHA IDIIN BARAKEEYO

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +2

    Mnsha allah musheekhdeena ilaahay cimri dheer iyo caafimaad alahanoo siiyo,

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 года назад +2

    Masha Allah sheekheena cabdixay. 🌹🌸☪️💚🇸🇴😍🤲🤲🤲🇸🇴

  • @axmedcumarxaaji6268
    @axmedcumarxaaji6268 Год назад +3

    Masha allah sheekh yaasheena ilaah hakasiiyo ajar iyo xasanaad ay Mar walba wadada saxda nafaraya insha allah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад +6

    Mansha Allah
    Culimada allah haka ajar siiyo dacwada iyo wanaga ey wadaan

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 года назад +6

    Maansha Allah jazaka Allahu kheyraa

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 года назад +4

    Shiikhan maasha allah waa legend

  • @hanaanhasan2472
    @hanaanhasan2472 Год назад +3

    Mashallah tabarakallaah Unions of Our honores Ullamaa' Somaal may allaah bless you all.

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 2 года назад +18

    Maansha allaah sheekh abdi xayi ilaahay ha barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba

    • @MwikaliGlobalTV
      @MwikaliGlobalTV 2 года назад

      Somaliland to the world
      ruclips.net/video/2mkCk_cn3RI/видео.html

  • @bashiirahmed4363
    @bashiirahmed4363 Год назад +4

    ALLE haku barakeeyo SH ABDI XAY👋

  • @shukriahmed1026
    @shukriahmed1026 2 года назад +4

    Maasha allaah sheikh alle dartii baan ku jecelnahay ee noo ducee aniga iyo inta xanuunsan aamiin yaa rabi

  • @abdimahadshuriye8492
    @abdimahadshuriye8492 2 года назад +4

    M.a alle haku xifdiyo kuwa kuwana qato rabi haina yelo dhamanten I.a

  • @aminaaden1138
    @aminaaden1138 2 года назад +7

    Masha allah Sh. Allah hakuxifdiyo amin

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 2 года назад +4

    Manshaallah sheekh abdi xayi alaha ku xafido

  • @saafiali4969
    @saafiali4969 2 года назад +3

    Masha allaah sheekh cadil xayi alla ku xafido Manta iyo malinkaleba markale Ayaan ku leeyahey Masha Allaa tabaaragkalaah

    • @saafiali4969
      @saafiali4969 2 года назад

      Masha Allaa walaahi ilaah dardiis Ayaan ujeclahey.sheekh cabdi xayi ilaahow noo xafido isaga somaali anfacayo waa waxaad daacad u ah umada

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed 2 года назад +10

    Umada soomaaliyeed Allah swt ha mideeyo aamiin

  • @elyassomar4591
    @elyassomar4591 2 года назад +7

    Allah hanoo xiftiyo sheekheena cimri dherer iyo caafimaad

    • @fatemahaashi7371
      @fatemahaashi7371 2 года назад

      Aamiin yaa Rab🤲🤲🤲🤲📿🤲🤲🤲

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 2 года назад +39

    Asc walaalayaal muraad baan leeyahay ii soo duceeya idinkana waxaad rabtaan oo qeyr ah Allaah ha idin siiyo

  • @MohamedAbdi-qc3bt
    @MohamedAbdi-qc3bt 2 года назад +5

    Masha Allah

  • @mohamedshaakir33
    @mohamedshaakir33 2 года назад +9

    MashaAllah. Rabbi haku barakeeyo Sheikh adiga iyo ehelkaagaba dhamaan

  • @abdifatahmohamed7544
    @abdifatahmohamed7544 2 года назад +5

    Hhh Illaahay ha barakeeyo shiikh cabdi xayi reer magaal kaftanka ayey wax isugu sheegaan ee ha la fahmo waxuu ula jeedo Illaahay ha inaga dhigo kuwa fahma

  • @mohamedamiin3665
    @mohamedamiin3665 2 года назад +4

    M.a Allah ha idin
    Barakeeyo
    Culumadeeena

  • @aragsaninagacalowgacalow5154
    @aragsaninagacalowgacalow5154 2 года назад +8

    Sheekh alaha ku barakeeyo

  • @nuhabdi2922
    @nuhabdi2922 2 года назад +62

    ManshaAllah may Allah bless our culimahs❤❤

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 2 года назад

    Kheyr allaha kusiiyo sheikh cabdi xayyi.
    Waa daaci ahna maaweeliye dadka ka qoslisiiya.

  • @Muktar_Farey
    @Muktar_Farey 2 года назад +16

    I was present this event Masha allah

  • @Really2025
    @Really2025 Год назад +2

    Allaha noo xifdiyo Culumadeena.

  • @abdifatahahmed267
    @abdifatahahmed267 2 года назад +4

    Manshallah sheikh thanks bros

  • @sakiboy362
    @sakiboy362 2 года назад +6

    Xafidakallah jazakallahu kheyr allaha noka barakeeyo sheekhuna

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 2 года назад +5

    Hhhhhh macalinkeyga sheekh abdul xayi xafidulah 👏👏👏👏👏

  • @cch746
    @cch746 2 года назад +3

    Masha allah culumadena allah no xafido sheekh xusen cali jabuti 🖒

  • @Muuminsalaxbare-sw9kk
    @Muuminsalaxbare-sw9kk 3 месяца назад

    Aad ayaan kuu salaamayaa sheekh
    Aad ayaanu kula soconaa anoo qosol daadanay waad mahadsan tahay sheekh

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 года назад +10

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Dhamaantood illaahey hanoo xifdiyo culimadeena Soomaaliyeed meel kasta ooy joogaan waa indhaheenii..

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 2 года назад +1

    Sheekheenii waad mahad santahay alle ha ku barkeeyo

  • @fatumaabdirhaman5542
    @fatumaabdirhaman5542 2 года назад +14

    Masha Allah ❤️❤️🌺🌺❣️❣️

  • @ashaali2616
    @ashaali2616 2 года назад +1

    Ma sha Allah sheikh Cabdi Xayi Allah haku xifdiyo. I like your maxadharo

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 года назад +7

    Ilaahay ha ku xafido

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 года назад +5

    Mansha allah allah ha noo xafido culimadena insha allah

  • @qadaraliosmanali2894
    @qadaraliosmanali2894 2 года назад +3

    Masha Allah sheikh cadi hayi Allaha ku xafido

  • @ahmeddalmar2033
    @ahmeddalmar2033 2 года назад +1

    Maa sha allah sh cabdi xayi

  • @forzainter9638
    @forzainter9638 2 года назад +1

    Masaajidka cumar binu khadaab intee ku yaallaa sheekhunaa baarakallaahu laka

  • @saedahmed8661
    @saedahmed8661 2 года назад +7

    Maasha'allaah hadaan fursad u helnay sheekh Cabdulxayi inaan waxii naga lunsan weydiin karno..Baarakallaahu sheekh

  • @abdifatahofficial2019
    @abdifatahofficial2019 2 года назад +1

    Masha allah sheekh cabdi xayi

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 2 года назад +4

    Masha allah allaha ku dhowro sheekh❤

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 года назад +2

    Masha Allah tabarakallaah ilahayoow idinxifdi dhamaan culimadeena

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 года назад +7

    Masha allah ❤❤

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 2 года назад +2

    ماشاء الله تبارك الله
    جزا كم الله

  • @AyanAyan-vx6tr
    @AyanAyan-vx6tr 2 года назад

    ماشاء الله ♥illhey hano xafiido culumadeyna

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 года назад +1

    Manshallah culumadii somaliyeed dib beey u soo noqotay’ eed iyo canaan badan ka dib.

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +2

    Maasha alaah sheakheena xafidulaah 🤲🥰

  • @omarsaid2421
    @omarsaid2421 2 года назад +1

    زادك الله خيرا وحرزا

  • @salebaanbare352
    @salebaanbare352 2 года назад +2

    Alle.ha.xifdiyo.dhamaan.culimada.soomaaliyeed.ee.sida.joogtada.ah.diinta.uguahadasha.

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 2 года назад +1

    MashaAllah jazakaAllahu kheer ya sheikh

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 2 года назад +15

    Allaha idin xafido dhammantiin

  • @cademcc53
    @cademcc53 2 года назад +1

    Waaw m. A Meesha wa Leesku arky cajiib

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 2 года назад +3

    Masha Allah illahey shuyuqdena hano barakeyo illahey dambiyadena hadhafo musliminta illahey ha, xifdiyo

  • @maalinaftin9826
    @maalinaftin9826 2 года назад

    MashaAllah Sh. Xayi.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад +4

    Mashallah sheikheena hanodayo

  • @salahhirsi8389
    @salahhirsi8389 2 года назад +6

    Mashalah allaha ku xafido

  • @sumaliagood4833
    @sumaliagood4833 2 года назад +4

    Our Shiikhunaa 😍🤩😘🥰

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 2 года назад +24

    Kulan diimeedka shanad muqdisho halagu qabto insha allah

    • @bukariismailbukari9140
      @bukariismailbukari9140 2 года назад

      Masha Allah alaha ku xifdiyo insha alh mcaney wa lagu qaban insha alh mugdishoo manta wa anaga barine wa idinka

    • @FIKRADTUBE
      @FIKRADTUBE 2 года назад

      Wahabidan xmr lagama aaminsano quraafaadkoda

    • @khaalidbinuwaleed8103
      @khaalidbinuwaleed8103 2 года назад

      Yaan lagu qarxin meeshu bahalo galeen bay noqotee xerro walantaa ayaad doonaysaa in lagu gumaado culimada

  • @safiyakooreeye5636
    @safiyakooreeye5636 2 года назад

    Baraka allah fik shikh

  • @mohamedmahamud8920
    @mohamedmahamud8920 2 года назад +6

    Amiin ya Rabi 🙏🤲

  • @AbshirMohamad
    @AbshirMohamad 3 месяца назад

    Mansha alah sh cbdi xayi

  • @awdalwaaye.guleysoo.somali5211
    @awdalwaaye.guleysoo.somali5211 2 года назад +1

    Guleysoo Sheikh. Manshallah

  • @harbisulub
    @harbisulub 2 года назад

    Baraka Allah feek ya shaikh, love from hargeisa

  • @user-ws9rp9yr4v
    @user-ws9rp9yr4v 10 месяцев назад +1

    M- sha allah❤

  • @daudkhalif212
    @daudkhalif212 2 года назад +5

    MashAllah,wish you long life

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 года назад +4

    MashaAllaaah

  • @Aadan0660
    @Aadan0660 2 дня назад

    بارك الله

  • @wanagoibrahim5577
    @wanagoibrahim5577 2 года назад

    Masha Allah nuur cala nuur alx shukran

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 2 года назад

    Mnsha allah culamadeena illahay ha xiftiyo

  • @jamahussein9278
    @jamahussein9278 2 года назад

    Jazaka allahu kher

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 года назад

    Shiikh cabdixayi ilaahey haku dhoowro

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 года назад +5

    ManshaAllah may Allah bless all of them