Nolosha dhabta ah ee Hargeisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 467

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +100

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Год назад +61

    Alaa jecliya say u hadlan reer waqooyiga wa dadka kaliya af somaliga sida saxda ah uhu hadlaa❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Год назад +31

    Qays qaysar iyo Dhakhtar laba nin oo wanaag, horumar iyo sharaf ku sifoobey, oo dhalinyarada reer Hargeisa iyo guud ahaan reer Somaliland oo dhan tusaale lagu daydo u noqday. Aniga oo Maraykan jooga, Waan u duceeyaa mar kasta in Ilaahay mustaqbal qurux badan dhulkooda ku siiyo oo ay qurbe iyo dal shisheeye aanay u baahan.

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr Год назад +12

    Madama aan kooxdayda u badiyay kubada qays baa lagu leeyhy

  • @abdi622
    @abdi622 Год назад +35

    He's s A legendary, this guy was far better than somali RUclipsrs combined .#QaysQeysar 😅😍🙌

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Год назад +50

    Hadii murug dareemto farxad allah hakuugu badalo walal isoo boqo❤

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 Год назад +16

    Waa nolol Qurux badan hargeysa marba tagay from Muqdisho ❤aniga ka mida 13 jirada ku dawado Qeysow lol 😂

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Год назад +20

    Mashallah inshallah everything is better for you and your family im so glad you guys made it back safe 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Год назад +12

    Masha allah waan idin salaamey qays qaysar iyo dhakhtar hargeysa hadhawanaad allow dhawr somaliland viva happy 18 may❤❤🤍💚❤❤❤💚💚🤍🤍

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +8

    Mansha allah , qays qaysar Waxaan filayaa meeshaa dhirta badan leh ee aad tagteen ina koonfurta hargeisa tahay masalaha marka la dhaafo 😊 jawi fiican ayaad qaadateen ee Allah ha idin xafido 🥰

  • @ibracade-pn5mh
    @ibracade-pn5mh Год назад +9

    Masha allah from baydhabo waa idin jeclahy walalaheyga ❤❤

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 Год назад +17

    This two legend make make my day ❤❤

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 Год назад +8

    Qays qeyesr❤ from Djibouti 🇩🇯 to hargesia 🎉🎉🎉🎉 come son 500k

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx Год назад +48

    Aabahay ❤ baa reer hargaysa ah laakiin hooyaday baa I soo korisay hargaysa wali ma arkin ❤❤❤❤

    • @sakariyemaxamuud-ox9dd
      @sakariyemaxamuud-ox9dd Год назад

      Nasoo gaadh inader dee

    • @khalidsafur-xv3ob
      @khalidsafur-xv3ob Год назад

      Abti qali waxan rajaynayaa inad hargaysa noogu iman doontid, waa gurigaagii ee soo dhakhso soo gaadh ❤

    • @aishaabdirahmanabdilahi8622
      @aishaabdirahmanabdilahi8622 Год назад

      Habo MCN welcome imo Hargeysa caday❤

    • @shueybhussein680
      @shueybhussein680 Год назад +5

      Some here my mother is from hargeisa but my father was from Ethiopia but we are living NFD kenya am glad to see my rer abtiyashey i.a one day one time😊❤

    • @Amiinyare4567
      @Amiinyare4567 Год назад +1

      WAA KAALAYDEE 😂😂😂 ILEEN MAGAALADA ADAA KAMAQAN 😅😅😊😊😊

  • @hodohuseinhaji7724
    @hodohuseinhaji7724 Год назад +6

    Waxaan tageera buuxa u ahay dhakhtar waxaan jeclaa mar uun inaan ku arko waanan ku arkay legenow keep going brother 🥺❤️

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE Год назад +9

    We’re on the way of half mil I hope you will be there soon and after that the 1 million subscribers
    Brother we miss the class episodes

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Год назад +19

    20jir ka inay social media iska lethiin masku raacnay😂😂👋

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 Год назад +12

    The best young men in my nation ✌🏾🤩💪🏽🤲🏽

    • @ShatterTheSilence11
      @ShatterTheSilence11 Год назад

      Which nation, don't bring stupidity and nepotism here old woman, this are young generation people, live your old mindset out of it, with hate and prejudice, dadkii noocaagoo kalaa googooyay

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +16

    Legend always qays qeyser another's levels 💪👍💯💯🥀❤

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 Год назад +4

    Legend qeys qeysar wn ku tagera wllo ad iyo ad waliba waxana ka so salamya Borama cadey 🥰

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +23

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡👋❤️🥺

    • @awosead4451
      @awosead4451 Год назад

      Amiin wllO 😢

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 Год назад

      Aamiin aaamiin wllo qof kasta oo murigaysan ilaahay haka dul qadoo

    • @maanka1111
      @maanka1111 Год назад +1

      @@layladheman6534 aamiin wll vidioyadeyda like iisoo saar wllshy please 🥺❤️👋

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 Год назад

      tech wwayahay wloo

  • @tokershort6073
    @tokershort6073 Год назад +27

    Qof kasta oo 18may sugaya like ha saaro commentiga ❤

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Год назад +6

    Mashalaah qays qeyser ilahay ha ku xafido sidad muqalada qurux badan nogusodaynaysid anagoo guryahayaga joogna hor mar wacan wll

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 Год назад +33

    Mashalaah dhulkeena somaliliand alaw dhawr my country ❤

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Год назад +38

    Beautiful mashallah ❤️

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +16

    Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @iandi9995
    @iandi9995 Год назад +19

    Bro how come you ain’t got over million subscribers yet 🤔 you deserve it 🎊 🎉

  • @Hidaya-fuadrh2yc
    @Hidaya-fuadrh2yc Год назад +9

    War qofka carurtu ay jecelyihin qalbigisa safiya dhakhtarow qulbta sifee niyow😂❤

  • @sahraEk-dj6uu
    @sahraEk-dj6uu Год назад +7

    Mashallh musica iska ilaaliya wayo waxay idnka burinesan acamshii ad sosaneesen ilhy hedinka qabolo wlalahay❤

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Год назад +7

    Another level my big legend Qays qayser ❤

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 Год назад +2

    Asc qas qasar anaguba waanu ku xidhanahay yuutuubkaaga 12 manihine waalad baan nahay ka waran dhulkii barakaysnaa eed tagteen adigiyo dhaqtarba camaasha khayer kale illaahay ha inoo aqbalee

  • @abdoulayi289
    @abdoulayi289 Год назад +12

    Dhalintaas yaryarka ah maalintooda ushideen❤

  • @inafarhaanlogoss1275
    @inafarhaanlogoss1275 Год назад +1

    M.a guulayso qeys qeysar mar uun inaan ku arko ayaan rajeynayaa

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 Год назад +5

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @Najax-ou7lf
    @Najax-ou7lf Год назад +7

    Somaliland allow barkeee😢❤❤❤❤amin ya allh

  • @Abuuram77
    @Abuuram77 Год назад +5

    Keep going bro your one of the best somali vlogers❤❤

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Год назад +1

    Reer Hargaysa waa wada il-bax maashallaah magaaladaydii.

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx Год назад +5

    Qays inader ❤❤❤ salan sare iqra maad iska guursatid waan kula jecelnahay ilmo qurxoon ha inoo dhashee ❤❤❤❤

  • @NimcoShukhri
    @NimcoShukhri 10 месяцев назад +1

    Masha Allah Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hijabi_girl1234
    @Hijabi_girl1234 Год назад +35

    I love somaliland❤

  • @khadaryuusuf7478
    @khadaryuusuf7478 Год назад +3

    Mncha aLah. Ilahy barwaaqada ha inoo si yaadiyo🥰

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 Год назад +3

    Masha'allah Runtii waa jawi Qurux badan weeye❤.

  • @bashirhassen3585
    @bashirhassen3585 Год назад +1

    Waa run walhi wataa hargeisa da dhabta ah ee an soo maray

  • @xamdaismail3200
    @xamdaismail3200 Год назад +11

    My country somaliland ❤

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Год назад +4

    Allow nabada noo siyaadi.Amiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤.

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 Год назад +1

    Msha alah wadankena muqaladisa ino so badiya team qays

  • @umuCigramo-ls8rp
    @umuCigramo-ls8rp Год назад +1

    Maasha allaah hargeysa ayaa idhiman waa in aan muqdisha marka soo ruuqansado mhdsnd

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад +4

    Ma sha alla wiilasheeday Edada u aha ❤❤💚👍

  • @Suldan952
    @Suldan952 Год назад +5

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH love saar

  • @ubaxabshir2751
    @ubaxabshir2751 Год назад +6

    Masha allah dabaldeg wanagsan somaliland guul❤❤

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +2

    MashaAllah MashaAllah beautiful ❤😊😊😊😊😊😊

  • @Abdirahmanchannel-l4o
    @Abdirahmanchannel-l4o Год назад +2

    ZHP QAYSOW REER BURCO WEY KU SUGANYAAN SAY KUSOO DAWEEYAAN

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin Год назад +2

    Masha allah wllky adiga iyo familkaaga alle ha idin xafido🤲🤲🤲🤲

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Год назад +4

    ❤may Allah bless Somaliland

  • @nimcocalinimcocali7941
    @nimcocalinimcocali7941 Год назад +4

    Waxagu legend nimo u dhafay qeysow wllo❤❤❤

  • @aminaxasan498
    @aminaxasan498 Год назад +3

    Mashallah mashallah Mashallah

  • @ubaxabshir2751
    @ubaxabshir2751 Год назад +2

    Masha allah walal hore usoco

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx Год назад +2

    Qays inader mar jubaland goob weyn ❤ waa meel quruxsan tag

  • @abdilahihirsigalow2531
    @abdilahihirsigalow2531 Год назад +2

    Horta inder qaysow miyanad New Hargeisa ba soo gaadhin, Marka new Hargeisa soo gaadho iikalay Ana I casuumantahay

  • @hothen777
    @hothen777 Год назад +2

    Mashallaah tabarakallaah ku raxaysta dalkina hooyo ❤❤❤❤

  • @sidiiqsaleban4405
    @sidiiqsaleban4405 Год назад +5

    Big legend qays ❤

  • @mubaarigcabdisalan1289
    @mubaarigcabdisalan1289 Год назад +3

    Monchalah Isaq Baa inagda badan❤

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Год назад +1

    Mashallah keeb goin qays qayser

  • @AbubakarXuseen-or8wl
    @AbubakarXuseen-or8wl Год назад +1

    War qeysow kubada kubada caruurta u iibi from jabouti🙏

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +7

    Garab igu si inaan noqdo youtubr muqalka aan soo dhigay so dawo hadu ku qanciyey waxke iisaar 🙏❤️❤wll

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 Год назад

      Sida youtuber waliga ku noqon maysid ninow

  • @suadali6119
    @suadali6119 Год назад +1

    was qaysar waxan ahay tagera yashada waxan kurejeya farxad marwalba

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +1

    Waxaad tahay boqorka RUclipsrs ka 👏
    keep going brother 😎🤩

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Год назад +1

    Mansha allaah indhaha uroon waad mahsantahay sidaa uso dubto nimcada dhulkena

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 Год назад +4

    0:03 wow calanka❤ happy 18 may❤

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Год назад +4

    Ciyaalkii hore Qayz Qayzer 🎉😂❤

  • @mohamedilkacase8230
    @mohamedilkacase8230 Год назад

    Nin weyn qeys qeysar wlhi waa ku salamay from muqdisho

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 Год назад +3

    M.a muqaal qurux badan hees aad umacan

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +2

    Big two legends qays qayser and dhakhtar guulaysta

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    Waxa aduunka RUclipsR jooga waxaan ugu necebahay qofkan waayo wuxuu u eg yahay laga roone liita

    • @nadamahir6111
      @nadamahir6111 Год назад +3

      Waad ka xuntey ninka, waxaad ku sheegteyna adaa ah malaha 😅😅

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Год назад

    Maansha Alla
    Jeg er slutan
    Waan gaajooday
    Halkaas
    Oo kale
    Ayaan
    Rabaa
    Ina Wax ku cuno
    From Danmarka

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад +1

    Thank you faro baas maadaama oo aad I dalxiis geeysay anoo gurigayagii jooga ❤😂

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Год назад +2

    Dalka hooyo qurux maasha Allaah
    Alloo dadka iyo dalkaba noo hagaaji.

  • @Ahmed-qf4nv
    @Ahmed-qf4nv Год назад +2

    Qays qaysar hore usoco

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 Год назад +1

    masha allah

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад +2

    Mashaallah allahuma barik walhi nolosha wadankaaga wax kafiican majiran dhalinyarada wexey u haqaltagayan debadaha lkn walhi anaga joogna nolosha farxad malahan meeshan lkn dhalinyartu marumeysanayan 😊

  • @aamiinholac2670
    @aamiinholac2670 Год назад

    Nin aa iska jeclahyallh ha ku sharfo zxb qali malin dhawayd ayan wad jognay boqortoyo 😊😊

  • @khaalidomerali2888
    @khaalidomerali2888 Год назад

    Wow masha allah

  • @user-lv3rk7rq6i
    @user-lv3rk7rq6i Год назад +2

    Qays wan kutageeraH lkn calankii qaranka nosoo hosgalisayey qadar xayeysiinah😂😂

  • @cabdisamadadcabdissam
    @cabdisamadadcabdissam Год назад +2

    intii reer hargeisa like saar

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 Год назад +9

    Legenmo dhalinya ah oo wadankooda ku faanya ayaad tihiin alle ha idin dhawro 💯💯

  • @user-wn3mt1nw5r
    @user-wn3mt1nw5r Год назад

    Qaysxagee sxb hadajoo taaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Год назад +1

    Masha Allah 💚💚💚

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films 6 месяцев назад +1

    Messssssiiii 😂 legend waaye yarkaasi 🔥

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 месяцев назад

    Qeys qeysar the one and only legend

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 Год назад

    Mshl inder wxd tidhi carurta unba dawata 😂 lkin wan ku dawana wxd I xasusisan Dalki hoyo keep going adi iyo asxbtadu

  • @Nimcaynoor
    @Nimcaynoor Год назад +1

    Hargesay mar un watagi Dona hadas Alle ogolado Inshallah

    • @khalidsafur-xv3ob
      @khalidsafur-xv3ob Год назад

      Noogu kaalay walal, gacmo furan kusoo dhawoow markasta

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 Год назад +5

    Kayaga yar ee 12 jirka videogagu ma dhaafo wlhi 😂😂😂

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 Год назад +1

    I meeesss Hargeisa wllhi😢❤❤❤❤❤❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Год назад +1

    ماشاء الله بالعافيه عليكم 👏

  • @khalidabdi9772
    @khalidabdi9772 Год назад

    War inder qays bal niyow ila soo xidhiidh insha alleh si gaar ah

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +11

    Manzha Allah ❤️🙌hargeisa 💚⚪️❤

  • @siciidshire9501
    @siciidshire9501 Год назад

    Qays qeysar legend waan ku wata wllka❤

  • @rashka_49
    @rashka_49 Год назад +1

    Qofkii ugu horeeyay ee daawada like isaara😂

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-0 Год назад

    Masjid salaam koodbuur weeyi iiso Mar dee wllo 😎😅👋🫡🤣🤣🤣🤣

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Год назад

    Manshallah Xamar iyo Baar Xaraf baad na xasuusin lakiin dhuleedka casimada hotelo in laga dhisaa ficnayd