Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Feel Good Productivity By Ali Abdaal I Fikrad & Buug #45 I - @MubarakHadi
    TELEGRAM: t.me/mubarakha...
    RUclips: / @mubarakhadi .
    TELEGRAM: t.me/mubarakha...
    INSTAGRAM: / mubaarakhadi

Комментарии • 87

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 9 дней назад +20

    Smart goals
    Specific
    Measurable
    Attainable
    Reliable
    Timing
    🎉

  • @fardosaali990
    @fardosaali990 9 дней назад +4

    Masha allah ❤️
    Ustad mubarak hadi jazakallahu kheyr

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 8 дней назад +5

    2018-2024 hal vedio oo aad ledahaay ima dhaafo ustaad allah haku sharafo

  • @osobali8315
    @osobali8315 9 дней назад +3

    Mashalah Mubarak wlc back

  • @RujaalCawil
    @RujaalCawil 8 дней назад +5

    I like your lecture brother, you are meaningful and useful to people, carry on your occupation and hang in there

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 6 дней назад +3

    Dadkan isku soo dhisey kobaca Maskaxda bad kow ka tahey Ustaad Mubarak ilahay abaalkaga janno haka dhigo.. Muuqaalada waxan bilaabey anoo High school ah 2017 ilaa hada oo Jamacad dhameeyey alxm oo shaqeeyo wan ku daawadaa😊👏

  • @suubanwarfaa3
    @suubanwarfaa3 6 дней назад

    Fear- Baqdin
    Unknown- la garan waa
    Emotion-Dareen
    Rational-Maan gal

  • @cabdiqaadiraxmad597
    @cabdiqaadiraxmad597 9 дней назад +1

    Mashallah jasakallah ustad mubarak waxan filaya inad yara mashquushay waayo waxan kamid ahay dadka kugu xidhan mudo badan ayan kuwayey wax video ahna maad soogalin wan ku sugayna ustad xalaqada xigta inshallah

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 дней назад

    Thanks ustaad

  • @MoqtarAbdi
    @MoqtarAbdi 8 дней назад +1

    Asc Mubarak. Waxaan. Hawada ku so marana. Sallan. Walal. Waxaan. Raba inaa. Ku. Sheego. Ina aheey. Dhalinyaaraaddi. 2018. Kulla billaawddey. Fikrad iyo. Buug Gulleyso. Sxb.

  • @MohamedAli-sb4tb
    @MohamedAli-sb4tb 9 дней назад +1

    Ustaad buugaaagta qaar caadi inoogu laqbee si aan faham buuxa u yeellano, waxaan kaa codsanayaa inaa 5 buu oo fanniya kala grdisan ah inoo duubto sida ey wadaadadu kutubta u duubaanoo kle. شكرا جزيلا وأحسن الله إليك.

  • @hoodocismaan7834
    @hoodocismaan7834 9 дней назад

    Masha allah my dear teacher mubarik haddi jazakalaa khyr alle cimriga io cafimadkaba hakuu barakeeyo🤴❤❤❤❤

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 9 дней назад +1

    waxay igu soo beegmatay videogan waqti aan ku jiro horomarka naftayda

  • @suheebsaajjidstudents7541
    @suheebsaajjidstudents7541 9 дней назад +3

    ManshaAllah Shukran ustad mubarak

  • @yacinadaweh1639
    @yacinadaweh1639 10 дней назад +3

    Masha allah my role model ustaad Mubarak allah haa ku barakeeyo Ustaad from Djibouti

  • @ilhaanmohamed-bf5qq
    @ilhaanmohamed-bf5qq 9 дней назад

    jazaakalaah ustad wax badan ayaan ka faidee mahadsanid

  • @SadamAbdallahcazaam
    @SadamAbdallahcazaam 10 дней назад +3

    Msha allah Ustad Mubarak Hadi my role model allah Haku barakeyo gulleyso lawada daroodba,

  • @MunaChannel-292
    @MunaChannel-292 8 дней назад +1

    Thanks wll Mubarak
    Waxyabaha aan tamarta kahelo malmahan fasaxa ahay waxaa kamid ah videos yadada aan daawado

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  8 дней назад

      @@MunaChannel-292 Alle haku sharfo

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 9 дней назад +1

    ننتظر منك كثير من الخلاصات

  • @NaciimaCabdilahi
    @NaciimaCabdilahi 9 дней назад +1

    ustaad in badan ayaan sugayayay run Aaad iyo aaad u mahadantay

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 9 дней назад +1

    aad iyo aad ustaad mubarak Allah ku sharfo wxaan ogahay caqabadaha hdaa iska hor wareejin iney xayiri doonto howlo aay ahayd inaa qabsato anigaaa lakulmo marar bdan

  • @Abdishakurmc
    @Abdishakurmc 9 дней назад +2

    Thanks ustaad

  • @Ziacirfe
    @Ziacirfe 7 дней назад

    An object in motion stays in motion until it gets what stopps

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 9 дней назад

    Mudo kdb ❤soo dhawow ustaad

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 6 дней назад

    Thank you this is great information 👍

  • @AbdilazizKumute
    @AbdilazizKumute 7 дней назад

    Waxaad iga cawiisa online ka sidii aan uga shaqayston madaman haysto xog iyo jawii akaaso leeh waxyabo walii warbahinta laguusoo bandhiigin

  • @AbdilazizKumute
    @AbdilazizKumute 7 дней назад

    Hada ba waxaa kamiida ahaay warbahinta dawliga gar ahaan Dalka Itoobiya Haybta ama lanta Diri dhaba dhibka aan dareeno waa konfiiyuuska

  • @AhmedAli-bv2ze
    @AhmedAli-bv2ze 9 дней назад +1

    UZtaadii dadka odhaahdoodu isaamaysay ayaad ka mid tahay Jzkhayr wsrc

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  9 дней назад

      @@AhmedAli-bv2ze, Alle haku sharfo sayiddii

  • @Faaidoiyofariin
    @Faaidoiyofariin 5 дней назад

    Ali abdaal aad baan udaawadaa waa nin yaroo maskax badan , dadaalna leh

  • @umubinuyaamiin9772
    @umubinuyaamiin9772 8 дней назад

    Ustda Mubarak hadi soo labasho wacan wax badan halkaan waa laga tabay ustd hadad janis noo heleyso waxaa codsan laheen in aad noo soo celiso bugagtaa aad noo diri jirtay oo dhihi jirtau ugu yaraan 5qof ka dorana kadib intaas qof zoom ku balamin jirnay oo aan wada gorfeen jirnay bugaga qof walbo markaas soo akhriyay runtii fikrad fiican ayee aheed aniga dadka dooratay kuma jirin hadana saas ay tahay waxaa qaatay oo akhriyay buuga guure buugaas markaa akhriyaya si fiicn ayaa udhax galay wax badan ka faaiday ila hada wax badan ka xasuustaa hadana buugaga garaadso inta adan guursanin gacanta ku hayaa asigana wax badan ka faidey jazakalaah kheyr ustd Mubarak hadi inta maanka gaajeesanyahy guuli waa wali👏

  • @Warsame44
    @Warsame44 9 дней назад

    Wllo mubaarak maanta oodhan ayaan baadhayey arintan جزاك الله خيرا❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahmenmohammed8176
    @abdurahmenmohammed8176 9 дней назад

    Ustaad baal podcast Xaguu kabaxay

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 7 дней назад

    U re behind this book was long time ago

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 дней назад

    Wax soo saarku waa waxa la isku dhaafay ❤❤❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 9 дней назад +1

    Shukran jzakalahu khyrul jazaa

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 9 дней назад +1

    Ustaad sharaxaadaada waan jecelahay

  • @fadumoabdiaziz2325
    @fadumoabdiaziz2325 6 дней назад

    Please vedeo yadada u yeel timeline

  • @kaahiyemedia8176
    @kaahiyemedia8176 9 дней назад +1

    Thank you ustaad mubaarak

  • @AbdilazizKumute
    @AbdilazizKumute 7 дней назад

    Wll wan ku jeceshahay hadafkan ad leedahay waa midka tusaale aan ka dhigto naftayada lakiin waxsoosarka an sameeyo waa mid xooga lkn micno kuma jeela gar ahaan onlaynka

  • @Ziacirfe
    @Ziacirfe 7 дней назад

    May allah always bless you ustad

  • @ibnuhassan5008
    @ibnuhassan5008 9 дней назад

    Macalin waad dhuumatay

  • @CabdulaahiYacquub-x2i
    @CabdulaahiYacquub-x2i 9 дней назад

    markasta laguma arkosxb

  • @AmlaanNur
    @AmlaanNur 9 дней назад +1

    Ustaadka waydan waad naga mashquushay lkn waxbadan ka faidaney2017ila hada kuguxinahay.
    Abaalkaga jano❤

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 7 дней назад

    Ustaad mahadsanid

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 9 дней назад

    Ustaad waa lagu waayey

  • @abdrisakali3826
    @abdrisakali3826 9 дней назад

    Mahadsanid macalin waxaan rajaynaa Soo kobidaa inaan ka faaidnay Alle hakaa abaal mariyo

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 9 дней назад +1

    Jazakallah Ustaad

  • @abdullahmohamedali8328
    @abdullahmohamedali8328 6 дней назад

    Mhdsnd sxb

  • @yurubhersi6495
    @yurubhersi6495 9 дней назад +1

    Maansha allaah

  • @Inasheikh-w3s
    @Inasheikh-w3s 9 дней назад

    Mahadsanid Ustaad su'aal
    Psychology iyo islamic psychology maxaa farqi ah OO udhexeeya
    Se jaamacada Yurub iyo America ma bixiyaan Islaamic psychology?.
    Barnaamijkii waydiin iyo warcelin inaad iigaga soo jawaabto baan rajayn🙏

  • @MalyunAli-e7l
    @MalyunAli-e7l 8 дней назад

    Thank you so much Aboowe walhi Waa u baahnaa dheerigalintaan

  • @DaganAbdi-u3z
    @DaganAbdi-u3z 9 дней назад

    Asc Mubarak

  • @AhmedDabaq
    @AhmedDabaq 9 дней назад

    Mnsha allah ustaad
    Maskaxda iyo aqoontadaba Allah hakuubarakeeyo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 7 дней назад

    Asc wlle book tada hagee laga helaa Minneapolis malagu gadah

  • @sadiyohussein834
    @sadiyohussein834 9 дней назад

    Thank you for sharing brother

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 9 дней назад

    Ustaad ilaahay culayska hakaa qaado waayo indhaweyd ba update maad ahayn

  • @DaganAbdi-u3z
    @DaganAbdi-u3z 9 дней назад

    Walaalo casharki xalay wuu i dhafayzoomka you tube ma la soo dhigi kara jazakallah kheyr

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d 9 дней назад

    Thanks ustd, ad io aad bad u mhdzan thy.

  • @fatumaadam3067
    @fatumaadam3067 9 дней назад

    Hello there long time nor hear gd to see u

  • @zakiyahahmed1285
    @zakiyahahmed1285 9 дней назад

    Maa shaa allaah....
    Jzklaahu khayr ustaad mubarak ✨️

  • @nasraabdi5678
    @nasraabdi5678 9 дней назад

    Thanks all Baku barakeyow

  • @kamalawil3687
    @kamalawil3687 9 дней назад

    Barnaamiijkeeena wd nagala daahday akhi

  • @MazackAbdillahi
    @MazackAbdillahi 9 дней назад

    Ustaad Mubarak hadi👊💯 Note✍️

  • @mohamedameen2063
    @mohamedameen2063 9 дней назад

    JazakallaH pro

  • @ZakaryeDhagacade
    @ZakaryeDhagacade 8 дней назад

    Thanks Ustaade mubaarak ❤

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 9 дней назад

    Wad mahadsan tahay sxb mubarak

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 9 дней назад

    Ustaat welcome back

  • @Maxamed.xasan1
    @Maxamed.xasan1 9 дней назад

    yaa ustaad mubaarik haadi
    jazakallh

  • @faaisowarsame9457
    @faaisowarsame9457 9 дней назад

    Thank you üstad

  • @forestscenic1867
    @forestscenic1867 9 дней назад

    Soo labaasho wacan ustaad

  • @sakariyevicoz8356
    @sakariyevicoz8356 9 дней назад

    Wll ilahay haku barakeeyo

  • @apdiaziizsalebancilmi2875
    @apdiaziizsalebancilmi2875 8 дней назад

    🎉thanks

  • @AbdifitahOsmanyare
    @AbdifitahOsmanyare 9 дней назад

    Mahadsanid ustad

  • @hodan2743
    @hodan2743 9 дней назад

    Thank youuu dear mubarak noo soo laaabo hana ilaawin niyda gali in ay jiraan dhalin yaro soomaaliyeed oo hadaf leh jecel in ay wx bartaan hormar gaaraan wax qabsadana kuwaas oo wax kaa fii iida chennel kaaga ku xirn❤❤

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  9 дней назад

      Barakow

    • @abukarahmed5463
      @abukarahmed5463 6 дней назад

      mashalah ustaaad mubarak hadi shaqo fiicn ayaad dhalinyarada u hysaaa

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 9 дней назад

    Thank you

  • @SakariyeCabdishukri
    @SakariyeCabdishukri 9 дней назад

    🎉

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 9 дней назад

    Thanks

  • @cabdiqadirAhmed4k
    @cabdiqadirAhmed4k 9 дней назад

    @mubarik hadi welcome back