The BEST Books I Read in 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 235

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Год назад +29

    Read the quran in the morning before or after fajr really U will be confortable the whole day that u can do anything for life

  • @samiiraali7987
    @samiiraali7987 Год назад +101

    BOOKS I READ THIS YEAR
    1 atomic habits
    2 Zero to One
    3 psychology of money
    4 mindset
    5 The compound effect
    6 Ikigai
    7 The mountain is your
    8 who moved my cheese
    9 101 essay will change the way you think
    10 you can be the happiest woman in the world
    11 Gentel reminder
    12 The strength in our scars
    13 It's End with us
    14 it's starts with us
    15 November 9
    16 Ugly love
    17 Reminder of him
    18 Alchemist
    19 twisted love
    20 twisted games.
    RECOMMENDED MOST OF THEM .

    • @nihaadaahir6375
      @nihaadaahir6375 Год назад +1

      M a

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 Год назад +2

      Buug kaliya oo ku saabsan sooyaalka , dhaqanka iyo diinta toona kuma jiro.

    • @samiiraali7987
      @samiiraali7987 Год назад +1

      @@diiriyeoomaar816 diin way kujirtaa walaalo buuga 10aad lkn wadanka majoogo buug afkeena kunqorana meel aan ka hello ima dhawa .. akhtiskuna markasta faido mawduuc kasta oo uu yahay.

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan Год назад

      Abtiyow Cadaan ma tahay waxan oo English book ah mxa waqtiga isaga lumisay

    • @samiiraali7987
      @samiiraali7987 Год назад

      @@Abucadnaan option kale maaan haysan walaalo 😅😅😅😅🤣🤣

  • @cabdirisaaqmaxamed479
    @cabdirisaaqmaxamed479 Год назад +62

    Buugta aan akhriyay sanadkan 2022
    1. Atomic habit (2 times)
    2. Hal kaa daahsooon baa jirta
    3. Maaree noloshaada wakhtigana ka faaidayso(2 times)
    4. Dhabar adayg
    5. Start with why
    6. How to win friends and influence people
    7. The productive muslim
    8. Xilkas
    9. Habeen kaama tegin
    10. Ismalure
    11. Dhambaalada quraanka
    12. Dirkii Sacmaalada
    13. Obstacles are on the way

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Год назад +31

    Books I read 2022
    1: رسائل القران
    2:فاتتني الصلاة
    3: المحياي
    4: hawaale waran
    5:saxarla
    6:Isla eg Isa seegan
    7: maanafaay
    8:xakame
    9: dhabannahays
    10:dab iyo dhagax
    11: alkamiistaha
    12:guure
    13:Soo doog
    14:who moved my cheese
    15: Rich Dad poor dad
    Iyo kuwo kale oo aan dhamaystirin waa sanadkaygii u horreeyey wax akhriska

  • @ednamohamed8203
    @ednamohamed8203 Год назад +12

    1:رسائل من القران
    2:لكنود
    3: stop worrying and start living
    4:atomic habits
    5:كتاب اربعون
    6:القران علاقة الشخصية
    7: five second rule
    8: القران محاولة لفكر عصري

  • @abdiraxmanistareex6697
    @abdiraxmanistareex6697 Год назад +10

    Buugta aan akhriyay sanadkan 2022
    1. Productivity
    2. Atomic habit
    3. Mastery
    4. Leadership of prophet Muhammad SCS
    5. How to learn
    6. Psychology of Money
    7. 10 X RULE
    8. Deep work
    9. Emotional intelligence conti ......
    Mahadsanid ustaadkaygii Mubarik 🙏🙏

  • @maadbashir9447
    @maadbashir9447 Год назад +18

    BOOKS I READ THIS YEAR
    1. Limitless (Highly Recommend)
    2. Atomic Habits
    3. Rich Dad Poor Dad
    4. Think and grow Rich
    5. The Millionaire Fast Lane
    6. the way of the superior man
    7. No more mr Nice Guy
    8. Mind Over Mood
    9. Awooda Caqliga Daahsoon
    10. The Art of Manliness
    11. How to become a straight A student
    12. Who moved my Cheese
    13. You can win
    14. you can acheive more
    15. Xakamee
    16. how to win friends and influence people
    17. sheekadii dheg dheer ()

    • @dekacizman4024
      @dekacizman4024 Год назад

      You can achieve more intee ka heli kara wll

    • @bishaaroadan6992
      @bishaaroadan6992 Год назад

      Mashallah wllshey qali buugta aqrisay qar kamida rabaa intee ka helaa PLZ ma igu cawin kartaa 🙏❤❤

    • @sharmaakemaxamed2026
      @sharmaakemaxamed2026 Год назад +1

      No more nice guy waan hayaa waa buug cajiib ah kkk

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Год назад +3

    Dhiganayaasha aan akhriyay sannadkan:
    1: Hawaale-warran.
    2: Faatuuxul xabash.
    3: Siyaasaddii gumsiga.
    4: Murug iyo massa.
    5: Riyaadul saalixiin.
    6: Xidaar

  • @Zack-rk9mm
    @Zack-rk9mm Год назад +16

    Watching this channel and reading the comments encourage me to never give up in my poor reading habit thanks

  • @alisayid4018
    @alisayid4018 Год назад +3

    Buugaagta aan akhriyay sannadkan 2022:
    ١- الرحيق المختوم
    ٢- صور من حياة الصحابة
    ٣- تاريخ الخلفاء الراشدين محمود شاكر
    ٤- تاريخ العهد الأموي لمحمود شاكر
    ٥- تاريخ العهد العباسي لمحمود شاكر(مجلدتين)
    ٦- قصة الحروب الصليبية لراغب اسرجاني
    ٧- نور الدين محمود الزنكي د.محمد علي الصلابي
    ٨- صلاح الدين الأيوبي محمد علي الصلابي.......
    ٩- تاريخ الإمارات الإسلامية بالمشرق الإسلامي.
    ١٠- دور الطلبة في العمل السياسي د.عبدالله النفيسي
    11- mashruucii la dagaalanka nuurka.
    12- Muxammed Alfaatix
    13- sirdoonka israa'iil.
    14- imaanshiyihii Islaamka iyo isbeddelkii aqoonta.
    15- dabadeed qofna ma hadhin
    16- Barashada naxwaha afsoomaaliga.

  • @المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا

    شكراجزيلا، الدكتور مبارك، صحيح،من لا يقرأ يعيش حياة واحدة حتى لواجتاز السبعين عاما،أما من يقرأ يعيش خمسة آلاف عام،القراءة أبدية أزلية،

  • @Burale143
    @Burale143 Год назад +12

    Recommend books 📚 by Ustadh Munbarak
    1. The productive Muslim
    2. Atomic Habits
    3. Essentialism
    4. رجال الفكر والدعوة في الإسلام
    5. Taariikhda Somaaliya ( Dalkii filka weyna ee punt)
    6. Creative schools
    7. The psychology of money

    • @abdifatahibrahim5399
      @abdifatahibrahim5399 Год назад

      Walaal maad heleysaa ayagoo PDF ah labada buug ee kala ah1:Essentialism 2:creative schools

  • @rayaanxusen3238
    @rayaanxusen3238 Год назад +3

    1: Sida loogu guulaysto waxa kasta oo aad rabto nolosh
    2: Daawada murugada
    3: wahsig
    4: Think and grow
    5: ifiyaha nolosha
    6: Nolol iyo nasateexo

  • @hudayassin1573
    @hudayassin1573 Год назад +20

    1. MAREE NOLOSHAADA
    2. Designing Your Life.
    3. The Joy of work
    4. organized Mind.
    5. Xilkas.
    6.Hogatuska Nolosha .

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Год назад +3

    2022 wxn akhriyay 100 books wxn dareemayaa inan noloshhyda wx badan ka badalay oon hore u talabsada
    وما توفيقي إلى بالله
    2021 wxn akhriyay 64 books inan is badlaym halksa ka garnaya alhmdu lillh
    Buugta wx ka mkd
    1. The productive muslim
    2. The al chemist
    3.48 laws of power
    4. Mastery
    5. 7 Habits of Highly Effective People
    6. رسائل من القرآن
    7. Geel jire aqoon jire
    8. Amiirka Cas
    9. Mindset
    10 . The boy who harnessed the wind
    11. إلى المنكسرت قلوبهم
    12. The silent patient
    13 . السلام عليك يا صاحبي
    14. لكنود
    15. حديث الصباح
    16 laws of human nature
    17. Why nations fail
    18. قلوب تهوى العطاء
    19. أمنيتي ان أقتل رجل
    20. الرقص مع الحياة
    21. Zero to one
    22. It ends with us
    23. نظرية فستق
    24. Maan faay
    25. Crxmn Ahmed cali
    26.كوني صحابية
    27 ليطمئن قلبي
    28. Where the crawdads sing
    29. Homegoing
    30 November 9
    And so on

  • @zaki-anwar
    @zaki-anwar Год назад +5

    Last 6 months I read books 📚
    1=Rich dad and poor dad
    2=Think and grow rich
    3=Who move my cheese 🧀
    4=As a man thinking
    5=Dhabar adagy
    6=faca koraya

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 Год назад +2

    Waxaan akhriye :
    1: غير حياتك في 30 يوما د. إبراهيم الفقه
    2: إلى الجيل الصّاعد أ. أحمد بن يوسف السيد
    3: القراءة المثمرة أ. محمد بكار

  • @saamiya272
    @saamiya272 Год назад +11

    Sannadkaan waxbadan ma akhrin oo challenges badan baan dhex maquuranayey,ooy ugu horaysay inaan hooyadey waayey eebbe ha u raxmadee.
    Labaatan iyo kow buug uun baan akhriyey:
    ‎1:المرأة المحطمة
    ‎2:لا تقولي إني خاىفة
    ‎3:رسالة مجهولة
    ‎4:الخبز الحافي
    ‎5:الكتاب ألدي تتمنى لو قرأها أبواك
    ‎6:الف شمس ساطعة
    7:Atomic habits
    8:Black milk
    9:Aroom of one's own
    10:Fourty rules of love
    ‎11:العقل والعاطفة
    12:Alchemist
    13:Jirida baambuu
    14:dabinkii jiraalka
    15:Iigu yeedh maraykan
    16:Rich dad and poor dad
    17:Hayaankaygii rumeynta
    18:Dhabanahays
    19:Garbabeel
    ‎20: الأراء والمعتقدات
    21:The power of subconscious mind.

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Год назад +5

    The books i read this year.
    1.. Rich dad POOR dad
    2__5ta tiir ee guusha
    3_hayaanka nolosha iyo himilda guusha
    5_hage
    6_100 sheeko iyo sheeko
    7_caqliga daahsoon
    8_hal baa jira kaa dahsoon
    9_dhalinyaroyy ha xoroobo manku
    10_dabeecadaha dadka
    11_ fan iyo fanaan
    12_ hoga tuska nolosha
    13_ha isdhiibin weligaa
    14_systems thinking
    15_ siyaasadii gumaysiga
    16_facakoraya

    • @cumarkaaa4121
      @cumarkaaa4121 Год назад

      Wll buga 100 sheko intee lagahelaa wll

    • @Adamshow2665
      @Adamshow2665 Год назад

      @@cumarkaaa4121 wll horta adigu xgee joogta
      Mrkaa anaa kuu tilmaami mesha kuugu dhawe

  • @suleekhaahmedabdi7603
    @suleekhaahmedabdi7603 Год назад +1

    Those books l read 2022
    1: garadso intanad guursan
    2: salad ba idhaftay
    3: mare noloshada
    4: jacayl an dhamad lahayn
    5: ten keys for success
    6: bararuji awoodahaga
    7: awooda fikradaha
    8: fahamka naftu wa furaha gusha
    9: dawada murugada
    10: jidkii janada
    Sanadkan wxn akhriyay ila 40 buug lkn wxn kaso qatay tobankan

  • @ahmedsalat7186
    @ahmedsalat7186 Год назад +4

    BOOK I READ THIS YEAR
    1: As man thinketh
    2: Mindset
    3:Think and grow rich
    4:The Moon split

  • @khairehwarsama5405
    @khairehwarsama5405 Год назад +2

    My name is warsama i come from djibouti , djibouti is country who this people speak french so i read the french books and few books somali books
    2022 books - la verite sur ce qui nous motive ; reflechir et devient riche, comment faire de ami , comment trouve le leader en vous, libere votre cerveau , priorite aux priorites they are french books who a read this year and somlie books GARAADSO intaadan GUURSAN ,JACEYL aan dhammad laheyn, DHABAR ADEYG , REJADA SII LUMAYSA ,

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +6

    Bugaagta an akhriye sandkan wqxa ka mid ah
    1: calamkà aqriska
    2: mare waqtigaaga
    3: dawada murugada
    4: baraaruji awodahaga《bugii igu samaynta badna》
    5: maree waqtigaga
    6: xakame
    7: ku raxeso noloshada
    8: waqti tagay tiigsi malahan
    9: harmarinta nafta
    10: sida lagu guuleysto wax kasta

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse Год назад

      Xage ka dalban kara buugag tan wll❓

    • @Zahruush
      @Zahruush Год назад

      @@Zaki_Muse library kugu dhow wll lkn ani bdna pdf telgram ka helaya free ayago ah.

  • @zakayowzeey4338
    @zakayowzeey4338 Год назад +3

    I'm among your followers & am big fan for you.i would like to appreciate coz you're my advisor &motivator you're the only person who post the great and quality videos never stop to post motivation videos bro my almighty God bless you

  • @maxamedguuleed9242
    @maxamedguuleed9242 Год назад +2

    Buugta aan akhriyay sanadkan 2022
    1. Quruxda nolosha
    2. Nolol io jacayl
    3. Salaad ba i dhaftay
    4. Islamka io Dawlada
    5. Dhambaallada Quranka
    6. Amiirka cas
    7. Jaceylka dhabta gormu dhasha
    8. Yaa qatay burcadkaygi
    9. Jacayl aan dhamad laheyn
    10. Dhabanahays
    11. Soodoog
    12. Zamanka fidnada
    13. Time management
    14. Atomic habit
    15. Eat that frog
    16. Tobanka fure ee guusha
    17. Ku raaxeso noloshada.

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Год назад +2

    Ustaad, muuqaalka xiga kaga soo hadal buugaagta aad nagula talin laheyd inaan aqrino 2023

  • @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
    @ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 Год назад +2

    Masha Allah Alxamdulilah. Alle haku sharfo. Waxaad igu caawisay inaan SAMEEYO caado wax akhris Waxaan bilaabay October challenge October DHABANAHAYS ayaan Akhriyay iyo booga AABE QANI IYO AABE FAQIIRA HADDAN WAXAAN hadda Wadaa BUUGA FAKER OO QANI NOQO BAGE 160 .
    WAXANAN ISKU SII DAYAYA INAAN BUUG BADAN OO WAXTARLE INSHA ALLAH 2023 .
    INSHA ALLAH KHAYR BAAN KU RAJAYNAYAA ALLE SHARFO USTAAD

  • @martenmohamed2972
    @martenmohamed2972 Год назад +2

    Ustadii xageen kaala,so xariira dabcan in badan wanku raadiyay balse iima suura gali, ado mahadsan 🙏📖

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 Год назад +6

    Ustaad ... which book would you recommend me to delve in , when it comes to;
    Psychology
    Development
    Anthropology
    I wanna to pick these topics?
    2: now i am at middle of reading book called the next 100 yrs by george friedman
    It's kind of futuristic book. Ustaad dhul horumaray oo cilmi tiro beel ah yaal baad joogtaa waxaan kuu wakiilanayaa kolba buugta casriga ah iyo kuwa aad u bogtid eed isleedahay billow sanad kan cusub inaad inshlh igula soo taliso bi idnalh kareem, hargeisa ayaan joogaa ustaad, role modelna waad ii tehee... waiting u 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 Год назад

    Inkastoon mardhow kusoobiire wax aqriska
    1:Salaad baa idhaaftey
    2:Revive
    3:rich dad and poor dad
    4:maareynta waqtiga
    5:Sheekadii Robinson
    6:Hawaale waran
    7:eat that frog
    8:patience and gratitude
    9:yaa qaataay burcadkeygi

  • @Khaire0005
    @Khaire0005 Год назад +2

    1-Garaadso intaan guursan
    2- The productive Muslim
    3-As a man thinketh
    4- Time managment ( brian Tracy)
    To be continue….

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Год назад +2

    Ustaad mubarak hadi alle haku sharfo ustaad wlhi wax badan kaa bartey

  • @shukriabdirahmanawil6093
    @shukriabdirahmanawil6093 Год назад +2

    Bugaagta Aan Sanadkan Akhriyay
    1:Dabaded Qofna Ma Hadhin
    2:Dhambaalada Quraanka
    3:Ismalure
    4:Qumane
    5: Salaadba I Dhaaftay
    6: Jiraalkay1

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 Год назад +1

    Waa sanadki iigu horeyey ee an dhameeyey book. Laba book ayaa dhameyey Mid ka mid ahna yahay atomic habit iyo thousand Little things. I’m growing bit by bit. Reading was the most hated things of all things even text book I hate reading it. Thanks Mubarak

  • @abdiqadirdahir.9125
    @abdiqadirdahir.9125 Год назад +1

    Ustaad ilaahay ha kaa abaal mariyo hawsha badan ee aad bulshada u haysid.
    Ustaad waxaan jeclaan lahayn in aad si faahfaahsan nagula wadaagto barmaamijka fikrad iyo buug, labada buug ee kala a;
    1) Buugga Af-soomaaliga ah ee ka sheekaynaya dhaqan soomaalida. Iyo meelaha aad is leedahay dalkii waa laga heli karaana aad farta noogu fiiqdo.
    2. Buuga labaadna wax soo saarka qofka muslimka ah.
    Aad baadna u mahadsan tahay Ustaad Mubaarik.

  • @AliMahamed-uz7fr
    @AliMahamed-uz7fr 7 месяцев назад

    Wll waxad ka soo hadashaa 100 ways to motivate yourself thanks wll @mubarak Hadi🙏🙏

  • @yasirahmedseef4119
    @yasirahmedseef4119 Год назад

    Ustaad mubaarak mid kamid ah aqoonyahanada aan aadka u jeclahay aqoontooda iyo wax gudbiskooda mashaa Allah kor ahaaw ustaad

  • @sundusadan3088
    @sundusadan3088 Год назад +1

    Mashaa allah ustadii alle haku ilaaliyo aduun iyo akhiraba🤍 walaal qaaliya oo qulubtaydu kuxidhantahay ayad tahay

  • @ibrahimhussein9021
    @ibrahimhussein9021 Год назад

    Buugaagtan akhriyay 2022
    1.Garaadso intaadan guursan
    2.Rich dad poor dad
    3.The seven habits pf highly effective people

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 Год назад +1

    Ilaahey mahaddii waan akhriyey 2021 kii sannad dhan baan waday oo aan weliba note ii gaar ah ka sameystay Buuggaas Atomic Habits.

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад

    aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaad mubarak hadi horta waxx akhriskaygu ma ahayn mmid jooto ah balse dabaqaayadii sanadkan dhamaaday ayaan goaansaday inaan joogteeyo oo aan bil walba akhriyo buug qudha inaan saas ku wado oo aan bil walbana akhriyo buug oo aan dhameystiro ayaan doonayaa aad ayaad u mahadsantahay.

  • @ladna262
    @ladna262 Год назад +1

    I read books in year 2022
    The productive Muslim
    Dhamanahays
    Fagaare kadalka
    Baadigoobka guusha
    فتتني الصلاة
    Kuraxayso noloshaada

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Год назад

    Mash Allh walhi wan kahelay mash Allh

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 Год назад +3

    Richard dad poor dad
    The atomic habits
    How to win friends and influence people
    Seven habits of highly effective teenagers
    The productive muslim
    Psychology of money
    The magic of thinking big
    Who moved my cheese
    Deep work
    Cashflow
    100$ start up
    Waxan wada iminkan getting things done iyo emotional intelligence

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 Год назад +1

    Afarsano ayaan kuraaxaysanaye ustaadow muuqaladaan aad soo koobto cajiib!
    mahad hakaa gaaarto ustaadow.

  • @miharmedia7822
    @miharmedia7822 Год назад

    Xiliki school time aya igu dambeyse book an aqriyo balse am doing research now and start it now inshallah

  • @zakariamohamed3014
    @zakariamohamed3014 Год назад

    Mnsha alh. Alle. Ha kuu dheereeyo cilmiga iyo caafimaadkaba 😊

  • @mahadabdi6663
    @mahadabdi6663 Год назад

    Jazaakumulahul khayr Macalin Mubaarak...
    Runtii aad baan kuugu xiranahay oo udaawadaa uuqaaladaada oo asn wax badan ka faaiideydey...

  • @aweysahmed1318
    @aweysahmed1318 Год назад

    Msha allah ustaad alle ha ku barakeeyo sidee ku noqon kara qof aqrin badan ,waxan jeclahay in aan soo gudbiyo waxa jeclahay in aan noqdo daaci ,inta ka dib hadii luqadaha engilsh aan ku fiicnen iyo carabiga hadana ee boogagta ee ku qoran yihiin luqadahas side ugu faaiidesan karna hadii aan nahay dhalinta somaliyed,adigo mahad san sideena ugu heli karna yurubta gar ahaan België

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад

    3 buug ayaan akhriyay sanadkii dhamaaday
    1; Garaadso inta aanaad Guursan 6 Fadhi
    2: Qummane 8 Fadhi
    3: Beerta Xayawaanka 5 Fadhi

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Год назад +1

    Wka qdey wll wa dhwahy from arimhena go forward😊🙏
    1 ku rxeyso nloshada
    2 slaad baa idhafty
    3 sirta gusha
    4 dhambalda qurnka
    5 whel jceyl
    6 yaa qty burcdkygii
    7 isma lure
    8 lahadl naftda
    9 alkimistaha
    10 amina almufti
    11 caawiye
    12 halbaa jira ka dahson
    13 5ta tiir ee gusha
    14 helen keller….

  • @mahadfaaraxkhaliif2156
    @mahadfaaraxkhaliif2156 Год назад +1

    books read this year 1) THE 7 HABITS OF HIGHY EFFECTIVE PEOPLE 2) RICH DAD POOR DAD 3) ATOMIC HABITS 4) THE POWER OF HABITS 5)MINDSET 6)THE POWER OF YOUR SUBCOUNSCIOUS MIND 7) THINGS I WISH I KNOW EFORE I GET MARRIED 8)HALGAN IYO HAGARDAAMO

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Год назад +1

    Books i read this year
    1. Rich dad poor dad
    2 productuve muslim
    3 .finish what you start.
    4.Atomic habit
    5.4 hours work week
    6. Mini habits.
    7.cash flow quadrant

  • @MustafeAbdi-vf2ev
    @MustafeAbdi-vf2ev 4 месяца назад

    Allah Haku barakeeyo walal Mubarak haadi🎉

  • @Ahmed-maaniyo
    @Ahmed-maaniyo Год назад +1

    Ustaad mubarak hadi maxaa ku helay ustaad sanadkan 2023

  • @قويةبمعيةالله
    @قويةبمعيةالله Год назад +2

    Sanadkaan dhamaanaya wxaa ku mashqulsanaa quraan iyo qiraa'at
    Kamaan gaarin inaan buugag bdn dhameeyo wxn aqriyay
    1-فاتتني صلاة
    2-التعلم الذاتي
    3-لاتكن لطيفا اكثر من اللازم
    4-الطريق إلى القران
    4-في صحبة أسماء الحسنى
    Iyo
    brain rules

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Год назад

      Waxbo kaama maqno intaas kugu filan wax walpo Alha kugu anfaco

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  Год назад

      Hambalyo huuno, hawl wacan baad qabatay 👍

  • @jiijoibrahim147
    @jiijoibrahim147 Год назад

    Masha.allaah ustaadi illaahay hakusharfo

  • @cabdirisaaqmuxammad8825
    @cabdirisaaqmuxammad8825 Год назад

    Masha Allah .
    Cajiib waalla kala tagay orodse ma aha !!!
    Mahadsanid.

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Год назад +1

    Ustaad qof dadkiisa jecel ayaad tahy alle ha ku sharfo

  • @Iskutashi
    @Iskutashi Год назад +1

    book ta aan aqriyay sandkaan
    1. Atomic habits (4 jeer)
    2. The productive muslim (3 jeer)
    3. Rich dad and poor dad (3 jeer)
    4. Think and grow rich
    5. Cashflow (2 jeer)
    6. Principles by Dalio
    7.the little book of common sense investing

  • @bilan321
    @bilan321 Год назад +2

    Books I read this year
    1:atomic habits
    2:Denk an dich sonst tut es keiner
    3: Am ende sterben wir sowieso
    4:pilow thoughts
    5:The power of habit’s
    6: einmal Hans mit scharfer soße
    🥺waxbadan ma aqriniin Lkn inshallah 2023 waxbadan ii qoorshesan

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Год назад

    Mnsha allah waad mahadsan tahy ustad sidad noolawadaagto fikirkaga

  • @hodanyusuf86
    @hodanyusuf86 Год назад

    Mashallah tabaraka Allah macalin ilaahay ha ku xaafiido

  • @inahussein5973
    @inahussein5973 Год назад +4

    Asc ww ustaadow Aad baad umahadsan tahay waayo Manta maalin xasuus ah ayey ii tahay waliba anigoo hada videogaan aad 6maalin ka hor soo dhigtey hada daawanaayo waayo wexey ii ahayd manta malintii aan dhameeyey aqriska buugaagii ahaa Garaadso intaadan guursan Alx walihi su aalo badan aan u baxnaa iga jaahil bixisey awaalkaa alleh sw haka dhigo janatul firdows
    Wayo Waxad ka mid tahay dadka aan waligeen iska hor imaan ama aan kulmin oo hadana aan dadka ka aqaano oo macalin ii ah Alleh sw waxan ka baryaa in adiga camal noo badiyo oo
    Anagana naga dhigo sidaada camal inshaa allah xasuus qurux badan beyna ii ahaan doontaa manta waayo in badan jeclaa inaan aqriyo lakin wax waliba waqtibey leeyihiin sanadkaan xasuustiisana buugaaga ka dhiganaa i.a
    21.12.2022😊

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Год назад

    Maasha Allah usataad mahadsanid

  • @Aidarous_Abdi
    @Aidarous_Abdi Год назад

    Ustaad baryahan waxba maad nala soo share garey, Mawdiucyadaadii nafciga lahaa waa sugeynaa.

  • @naimay4570
    @naimay4570 Год назад

    JazakAllah khayr ustadh !I need those books 🥰

  • @bashiromar6688
    @bashiromar6688 Год назад +1

    Cinwaanka video ga ku badel Qoraal Somali. Mahadsanid

  • @Geedi6
    @Geedi6 Год назад

    Waad ku mahadsanty sida wax noogu soo gudbisay inkasta oonan badnka dhagaysan dadka afka somaaliga wax ku so gudbiya laakin waan yara saluugay afka somaaliga saad wax uga sharxaysid wayo marna carabi mar ingriisi ayaa aad uga badan ereyada aad so jeedinayso waana dhib bulsho oo ina haysta loona baahan yahay dadkeena aqoonta leh inay ka foojignaadan EREYBIXINTA ayeynu fiqiir ka noqonay waata keenty culimada diinta aad carabi ugu bato qolyaha kale ee maadiga afafka kale aad ugu bataan umadi AFKEEDA ayey wax ku tahay AFKEENU WAA HODAN isku day wllo inaad eraybixintiisa adeeksato DHANKA WANAAGSAN 🙏🏾

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 Год назад

    Wakaaga mhdcilinaa
    Barnaamijkaan
    Waxaa wataa codsi oo ah in aad buugaagtaan aad sootarjumto af somali

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 Год назад

    Masha Allah wan dhawahay walal wan ku faraxsanahay maanta inan kuso biiro asxabtada from Arimaheena😘qof wax an laga faido in lagu so biiro waa wax wangsan horay usoco walal

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 Год назад

    ما شاء الله تبارك الرحمن أستاذ

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 Год назад

    Masha Allah Allow kuu siyaadi cilmiga

  • @keyowbinyareyare3859
    @keyowbinyareyare3859 Год назад

    Isha alaha kaaqabto sxb.....anine ducada igusokalmeeya somaliyey

  • @zirzcadd9382
    @zirzcadd9382 Год назад +2

    Masha allah ustaad mubarak ilahay haku barakeyo.

  • @salmanbashir5366
    @salmanbashir5366 Год назад

    Mahadsanid Walaal

  • @axmedcade8614
    @axmedcade8614 Год назад

    Walaal Mubarak intee kaheli karaa buugaan , ma iisheegi kartaa meel aan kahela.

  • @shaafisyle2219
    @shaafisyle2219 Год назад

    BOOK I READ THIS YEAR 2022
    1.. ATOMIC habits
    millionare mind by harv
    rich dad poor dad
    ISMALURE
    YAA QAATAY BURCADKAYGII
    GARAADSO INTAANAD GUURSAN
    THINK AND GROW RICH
    YOU CAN WIN
    AWOODA CAQLIGA DAHSOON
    UNLIMITED MEMORY
    DHAMBAALADA QURAANKA
    PRINCIPLE BY RAY DALIO
    THE SYSTEM THAT NEVER FAILS
    MANAN MODAYNBA INAN INTAAA AKHRIYAY LAZY NIMADAYDA ...

  • @cabdiraxmaancllaahisiraad179
    @cabdiraxmaancllaahisiraad179 Год назад +1

    Soomaliida badan waxaa wanaagsa inay bartaan english ama carabi buugagta aan dadka kula talin lahaa
    1.مائة من عظماء أمة إلاسلام غيرو مجري التاريخ :لجهاد الغرباني
    2.mawsuucada taariikhda islaamka الموسوعة الميسرة في التاريخ الإسلامي qoray dr.raghib al sarjani
    Hala akhriyo buugta ay qoreen ghazali ibnu taymiyah shaafici ibnu siina alsahrawi caafimadka buugagta kaga qoray
    Soomalida waxay akhriyaan buugta hormarinta nafta dhiirigalint maamukla waqtiga
    iwm adeerow waxaas cilmi ma ahan ee aan runta isku sheegno

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 Год назад +1

    Wuxu aha sanadkeygii iigu horeeyay wax aqriska, ku dhawaad 20 waan aqriyay more than 50tina waan dhageystay lkn Waxaan aad ufahmayba Atomic hapits baa ka jirah🤦‍♂️😅, Level 2 ee aqriska ugudbi doonah insha allah next year.🖐Salaam tescher.

  • @mohamedkhalifshimoy8304
    @mohamedkhalifshimoy8304 Год назад

    ManshaAllah, mwalimu.

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir Год назад

    Shukran mubarak waxqabad haldoor

  • @صوماليةوافتخر-ت2د

    M.a waxaa aqriyey anigu sanadkaan 30 lkn sanadaan rabaa inaan kuwo badan aqristo 👌❤

  • @abdifitahjimcaale8840
    @abdifitahjimcaale8840 Год назад

    Ustaad waxaan raba inaad iga Cawisid sida loo hormariyo wax akhriska iyo Qoraalka waxaan Doonaaya jeclahayna in aan qoro buugaag jiilkeena dambe ka faa'idaan.

  • @xamdaaxmed7751
    @xamdaaxmed7751 Год назад +3

    Productive Muslim
    Hawaale Waran
    How to talk to any One
    Tariikhdi berbera iyo tixihii Cali Jamac Habiil
    The Four hour work Week

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 Год назад

    Ustadow Book Challenge-gada qaabken ugu so biiri kara

  • @caashocaliofficial9067
    @caashocaliofficial9067 Год назад

    Sanadkan buugii iku qiimaha badnaa aan Arroyo waa garaadso intaadan guursan anigoo u baahan wax iga caato arimahena markaas I haystay oo aan xal badn oo aad u wanaagsan kahelay sido kale sanadkan waa sanadkii iiku horeeyo aan aqrinta bugagta u soo jeestay

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +1

    Manzha Allah❤ ustaad

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 Год назад +1

    Ustaad buugaagtaaan iyagoo soomali ah lma helaayo miyaaa

  • @abdullahi_desing9869
    @abdullahi_desing9869 Год назад

    Thanks teacher

  • @safiaalihassan1589
    @safiaalihassan1589 Год назад +1

    Ustaadi waxaa rabaa inaa ka qeeb qaato buugta bilaha aad dirto intee kaala soo xariiraa

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Год назад

    Masha Allah ustaad keep going 🙏

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Год назад +1

    Ustaad waxaan kaa codsanayaa in aad barnaamij sida dadka loo dhecgalo noo soo diyaari

  • @zalmonuro3569
    @zalmonuro3569 Год назад

    Books I read this year
    1 antikaristtoos
    2 hawale waran
    3 dhabanaheys
    4 ku raxeyso noloshada
    5mana faaay
    6 rich dad poor dady
    7 jacel aan dhamad laheyn
    8 dawada murugada
    9 isma lure
    10 dhambalada quranka
    11 kun haben iyo haben
    12 eat that frog
    13 mahadho
    14 farxad ku nolow
    15 mashruca la dagalnka nuurka

  • @cawkecabdi7745
    @cawkecabdi7745 Год назад

    Aad u mahadsantay ustaad

  • @khaalidxashi
    @khaalidxashi Год назад

    Garab isii wll mubarik hadi

  • @faizadahir9233
    @faizadahir9233 Год назад +1

    Masha allh

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Год назад

    Read and write the important notes u admire.
    But if u just read it and dont write anything u will forget it within 48 hours

  • @AbdiwaliH
    @AbdiwaliH Год назад

    Buugta hada soo jeedin laheeyd Cover-kooda way fiicnaan lahed

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 Год назад

    asc ustaad bookgan taariikhda soomaaliyeed sideen kuhelikarnaa
    halkeese aan kahelikarnaa