Wareeysiga Madaxwaynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Madaxwaynahii hore ee Soomalia Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah murashaxiinta ugu cad-cad doorashooyinka Madaxwayne ee Somaaliya ayaa ka hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin waxa uu ka yeelayo ururka Alshabaab, sida uu ula xaalayo maamul goboleedyada Soomaaliya Iyo beesha caalamka, haddii mar kale dib loo soo doorto. Abdisalam Hereri aya Wareeystay.

Комментарии • 369

  • @khadarabdi2764
    @khadarabdi2764 2 года назад +9

    Inta xilka hawiye iyo Daarood isku bed badali lahaayen somalida kalena ladulminayo
    Dalku hayska Burbursanado

    • @mustafhassan1201
      @mustafhassan1201 2 года назад

      Ogalaaaw dad ina kaa dhintaa kabacdi kursiga rabtid qaaado

  • @shaamtube8401
    @shaamtube8401 2 года назад +12

    Meeshaan waraysi kaliya kama dhicin ee dhoolatus aan caadi ahayn buu shariif kusoo bandhigay oo ah inuu afkii Englishka iska soo dhisay

  • @suwaysjama9155
    @suwaysjama9155 2 года назад +11

    Sodhawow madax weeyne somali ku meelgaar kii adaa ka saaray hada adeey ku sugeeysaa in aad dhika ka saartid illaah ha kula jiro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 года назад +10

    Masha Allaah mudane Madaxwene Sheekh Shariif mudane culus daacada Allaha ku xafdiyo guuleyso geesiyaa tahee warkaagu waa cad yahay kuwa burusha wasaqda ah kaa daba qaatayna waxaan leeyahay afjooga looma adeego 💯🥰🥰❤️❤️👍👍🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 года назад +19

    Aad Buu Ugu Mahadsanyahay Weriye C/Salaan Hereri,SidaHagar La,aanta Ah Ee Isugu Xidhiidhiyey Dadka Soomaaliyeed.

  • @akahiye22
    @akahiye22 2 года назад +25

    Madaxweyne Shariif sh Axmed aniga tariikh gooniya oo inta badan dadku ageyn ayan ku aqaan
    1. Waa hogamiyihii ugu horeyay ee gacanta
    muqdisho gacanta kundhiga tan iyo dawladii
    dhexe waqtigii maxkamadaha
    2. Marlabad isagoo madaxweyna ah ayuu ka soo
    degay muqdisho oo shaba madaxtoyada u jirta
    wax ka yar 1km wuuna ka saaray gacantisa ayu
    ku soo ceshay
    3. Waxa sameyay xidhiidhka wadamo kala duwan
    sida Djabouti iyo tukiga oo labada madaxweyne
    ee labada Dal ay booqasho ku yimadeen
    casimada muqdisho marki ugu horeysay tan iyo
    1991
    4. Waxa uu suura gashay Dorashadi ugu horeysay
    dalka Gudihiisa lagu qabtay lagagana
    guuleysatay islamarka si nabada xilka ku
    wareejiyay tariikhda aya ku xusi doonta mudan
    masaxweyne❤🇸🇴❤🇸🇴🙏❤

    • @MohamedAhmed-lf3nn
      @MohamedAhmed-lf3nn 2 года назад +2

      Xaqiiqa ayaad sheegtay waa ninkii ugu waxqabadka badanaa burburka kadib.

    • @akahiye22
      @akahiye22 2 года назад +3

      Mahadsanid marka hore soomali hada nahay nin jeclaysi iyo qabiil ayaa Qayrkeen naga reebay Madaxweyne Shariif dawladnimada maanta aan haysano isaga isaga ayaasuura gashay illahay ka sokoow markale ayaan leeyahy

    • @nasrudiinabdisalan7631
      @nasrudiinabdisalan7631 2 года назад

      Sax waaye

    • @dalla112
      @dalla112 2 года назад

      guul sh shariif

    • @kadroable
      @kadroable 2 года назад

      Shariif waxan ku naqaan,
      1- inuu 5000 oo dhalinyaro Somaliya dabka saaray oo cadowga Itoobiya afka u gashay!!!
      2- waxan ku naqaan ka dib markii cadowgii dhalinyaradeenii laayeen maxaakiimtana muqdisho laga cayrsaday inuu cadowgii dhalinteena laaayey uu dib ugu biiray ka dib markay dhaheen Adigaan madaxweyne kaa dhigaynaa, raggiisiina ay halganka kuwada jireen, ayagoo duurka ku jira diyaarad America u soo dirtay ka raacay oo Nairobi ka dajisay!!!!
      4- waxan og nahay in uu mar labaad in uu kursiga mweynaha ku yimid 275 xildhibaan oo jeebka gumaysigu ugu shubeen, ku darsoo inuu asagoo mweynaa Baddii somaliyeed dushiisa loogu hibeeyey Kenya markiil la weydiiyeyna uu yiri ma ogayn meel lagu bixiyey ama lagu saxiixay aan idin weydiiye waa mweyne noocee ah kaasi???!!!
      5- ugu danbayn weligumaysi u adeegii un buu sii wadaa waayo Kenya ayaa soo dirsatay iyo isagoo shaatigii gumaysiga kusii dul toshay dumida qabiilka iyo villada anagaa leh iyo hebel baan ka saaraynaa, meeshuu dadka la wadaagi lahaa wuxuu rabo inuu qabto ee ay ku fashilantay xukuumada talada haysa!!!!
      Xukunka somaliya qabiil gooniyuhu ma leh ee waa in la fahmaa calanka buluuga in loo wada shaqeeyo ee aan laga shaqaysan!!!!
      Muran kama taagna in dad aad u badan uu taageero ka haystay shariif waqtigii maxaakiimta, kuwaas u tuhmayey diin iyo damqasho Somalinimo, hal qof baanan anigu ka ahaa, balse intuu shaatiga dhuuntiisa, qabiilka iyo jeebkiisa ku biiray waa ka soo horjeesteen wuuna lumiyey cadadkaas!!! marka walalayaal been baad isaga marqaati kacdeen weliba ayadoo bil Ramadaan lagu jiro ee Alle ka cabsada!!!!!

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +17

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

    • @fahimaabshir8300
      @fahimaabshir8300 2 года назад

      Wax ka qabadka Abaaraha sow kama muhimsana Indiana Gobolada dhul beredka

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 года назад +7

    C.SALAAN HARERI & EXMAXWAYNE
    SHIIKH SHARF SHIIKH AHMED
    SALAANSARE AYAAN HAWADA
    IDINSO MARSHAY 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ridumuhiyadin6568
    @ridumuhiyadin6568 2 года назад +9

    Samadoon sheeko shariif guul insha Allah

  • @زوزوالجميل-ل2ق
    @زوزوالجميل-ل2ق 2 года назад +4

    Waxan leeyahy inta adiga lagu dooran lahaa waxa dhanta in shariif sakiin la dorto isaga ayaa maskaxdada ahe sharifoow badi wax kama oggi cmlKkkk

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 2 года назад +6

    Ilaahay ayan oga baryiya mar Kalle inu kuso noqdo xilka madaxwayne xaqiiqdi hami wayn bu leeyahay si u dalka wax oga badalo. Inshalah guul

    • @Abdifatahyussuf21
      @Abdifatahyussuf21 2 года назад +1

      Wlh xaqa wad ges martay ma ogi inad qabil ku tagerayso lkn sharif marna dalkan waxba uma qaban ninki

    • @abdullahimohamed7051
      @abdullahimohamed7051 2 года назад

      @@Abdifatahyussuf21
      CBB GARACYADII XARMAAJO MINGESTE DOWN

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 2 года назад

      Danbi dhaaf kuwaydiiso rabi ducadan kan alle soo celin maaye

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 года назад +8

    Mansha Allah Mudane Madaxwayne Sheikh Shariif Sheikh Axmed Wadanka ayaa kuu bahan

    • @mersudhrustic521
      @mersudhrustic521 2 года назад

      waan taageeri lahaa laakin wuxu leeyahay wadanka hadii la iibsado ANIGU MA OGI 😂😂😂

  • @abdirahmansheikh825
    @abdirahmansheikh825 2 года назад +10

    Your better than Hassan sheikh iyo abdirahman abdishakur

  • @ibrahimahmad2676
    @ibrahimahmad2676 2 года назад +2

    Gul madxweyne sh sharif shakh ahmed shikh muse cigale

  • @aliaaden3964
    @aliaaden3964 2 года назад +7

    Waaaa mashalllahaa

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 года назад +3

    sheekh shariif waa madaxwene dacad ah geesi ah wadani ah aloow markale ino soceli

  • @saciidaweys3958
    @saciidaweys3958 2 года назад +6

    maansha allah soo noqo aabo shariif

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 года назад +2

    Haduu farmaajo soo noqon waayo Sharif baan wadaa💯

  • @Burco.
    @Burco. 2 года назад +3

    2012kii ba abaari way jirtay labada wabi na way jireen madaxweyne na waad ahayd sheikh

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 года назад +2

    Nin kii dhoho ciidanka xooga dalka ee somaliya ayaan wax ka bedelaayaa yaan la dooran soomaaliyeey yaan la dooran yaanla dooran

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 года назад +6

    Shariif sheekh axmed ❤️

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 года назад

      Sheikh Sharif Sheikh Axmad Sheikh Muuse Cigale guul insha allah

  • @abdullahimahad1224
    @abdullahimahad1224 2 года назад +21

    guul iyo gobanimo mudane Shariif sheekh axmed

  • @suwaysjama9155
    @suwaysjama9155 2 года назад +4

    Weriye qaaliya aad baad unahad santahay ❤️❤️ C salaan hiriiri thanks ❤️❤️❤️❤️

  • @somaliasomali464
    @somaliasomali464 2 года назад +4

    Madahwena Solabomarkale mudane sheshi sharif👍💞✊

  • @sifircadeciise498
    @sifircadeciise498 2 года назад +4

    Insha Allah sh Shariif welcome back to your place

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 года назад +8

    MaashaAllaah walee sheekh shariif waa loo darsadey hadii uu sii joogi lahaa maanta wadanka wuxuu gaari lahaa horumar aan la qiyaasi karin ee ilaaheey hanoo soo celiyo sheekh shariif

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 года назад +8

    Nimanka madaxnimad somaliy raadinaayey waxey ka siman yihiin badankood in ey u maleeyaan shacabka in ey stupid yihiin shacabka soomaaliyeed hal hal ayey ola socdaan nin walba waxa uu qabtay xildibaanada naftirkood ayaa ku yimid nin jecleysi waxaan ka codsaneynaa in ey niyada ku hayaan hooyooyinka iyo caruurta aabayaash maatida ah oo ey u doortaan nin illaahay si dhab ah u yaqaano iyo culeyska masuuliyadeed ee uu qaadaayo somaliyeey illaahay barya in uu hogaamiye noo dooro asag somaliya ha jirto ha joogto ❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @hamdasaney339
    @hamdasaney339 2 года назад +8

    Insha allah guul

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 года назад +12

    Masha allah guul iyo gobanimo Sheikh Sharif Sheikh Axmad Shiekh Muuse Cigale

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 года назад +1

    Who will be the President of Somalia 🇸🇴 Guess can Farmaajo come back another 5 yrs

  • @Farxaan
    @Farxaan 2 года назад +2

    Wadanbaan rabaa in aan ka noqdo Madaxweeyne, laakiin waxaan si kalsooni ah waxaa waraysi la iiga qaadaayaa wadan kale oo ka soo horjeeda dhinaca siyaasada ama si kastoo horumar noqon karta. Walee siyaasidiinta Soomaaliyeed wali ma qaan gaarin.

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 года назад

      Dee habaar baa ina haystee ALLE SWT haynaga dulqaado.
      Siyaasiyiinta soomaalida Anuu habaar ayaan uqaane.

  • @queenlove1714
    @queenlove1714 2 года назад +2

    Ilaahey. Ha na siiyo madaxwayne nagu xukumo kitaabka rabi iyo sunada Nabiga SCW

  • @sn4271
    @sn4271 2 года назад +3

    Welcome back mudane madax wayne shekh sharif shekh axmed ❣️

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 года назад +1

    Aadban ugu fiirsanayey marku somaliland ka jawabay su asha laga weydiyey SHEIKHA
    1.Wuxuu shegay 1960 gi lafteeda wixi dhacay ay tabasho jirtay iyo dulmi
    2.iyado la dulmay hdana duqYn iyo xasuuq laysigu daray
    Marka sheikhu ad bu taxadar umujiyey waxn leenay MA ANA MIDIYO LAY QARSHA LAYGU QALI DONA
    MIDNIMO MESHA MATAALO WLLHY SOMALIA DUCAY UBAHANYIN BAL INAY IN ALLAH IS AFGARNSIYO
    ALSHABAAB NA KA QABTO

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 2 года назад

      @@xaajia2219
      Caaaac ma imikan kula jooga waar iskabii xaarka meeshad taal wad aragta damiir aad igula kaftano malihid hdaad inuu qajilayso

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 2 года назад +2

    Sharif balaayadii uu umadda ukeenay ayay wali larafanaysaa. Mawuxuu rabaa balokale inuu nagu dhexabuuro? War nadaa.

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 2 года назад +1

    runtii wareysiga sheikha wuxuu muujineysaa in uusan hayn wax uu ku mudan karo in uu hogaamiyo somalia,.

  • @ibrahimAli-lo3hi
    @ibrahimAli-lo3hi 2 года назад +4

    Nabadaa Somalia sidaluguhalkor illahay kasoke wa sheikh sharif sheikh axmad inshaa Allah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 года назад +2

    Anigu waxan daawan jiray Xili SH.SHARIIF u MDXWEYNE ahaa oo uu abaandule u ahaa MARXUN DHEGABADAN oo ALSHABAAB dishay oo aya muqdisho iyo inta udhowba kasaareen
    #SH_SHARIIF_WAA_NINKA_KELIYEE_LADAGAALAMI_KARA_ALSHABAAB

    • @horusocodmedia6226
      @horusocodmedia6226 2 года назад

      Sheekh shariif iyo Alshabaab waaba isku midba isagaaba Somalia Keenay sheegayna inuu ka baxay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 года назад +4

    Masha allah dalku Sheikh Sharif ayu u bahanyahay ale ka sokoow abaraha waxbuu ka qaban yaqaan Alshabab asaga bixi yaqaan Sheikh Sharif soo noqoo aad nabada

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 года назад

      Alshabaa isaga ka mid ahaan jiray maaho

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 года назад

      @@kenedidhadi8701 beenlow Sheikh Sharif kama mid ahen shabab ee waa la dagalamay

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 2 года назад +2

    Sh shariif sh axmed halyeey

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 года назад +2

    Reerka madaxweyne marey helaan kali talisnimada qaranimo nooga dhigo un waxan aheyn ba hada ka dib dalkan madax ka noqon🧐

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 2 года назад +3

    Waligin guul garimeysan ilaa laga baabi'iyo maamul goboledyada iyo calamaantaan ay qabil walba saneysteen

  • @abdirahmansheikh825
    @abdirahmansheikh825 2 года назад +2

    Wankutagyarsannahhay anigoo kasojootha Kenya qabilkeygana murule jidle

  • @qandajama5097
    @qandajama5097 2 года назад +1

    Soomaliya ayaa laga helaa madax wayne xukunka soo qabtay wax uu qabtayna aan loo jeedin hadana isi soo sharaxa Oo dhaha meeshaan uga tagay ma dhaafin wadanka waa cajiib 🤣🤣🤣🤣

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 2 года назад +10

    MaanshaaALLaah Sheekh shariif madaxwaynaha mustaqbalka inshaALLaah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад +2

    Waraysi sare su’aalo sare marti sare.

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden8551 2 года назад +10

    Guul Madexweynaha Dhaarta uharatay Inshaa Allah

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam9543 2 года назад +5

    Sheekh shariif waa taageerahayga labaad xabiibul malaayiin farmaajo ka sokow

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 2 года назад +2

    Inta somaalida jecel🤣🤣🤣😂😂waa siyaasiga soomaliyeed hadalkiisa maqli maysid siyaasi kle o wxs leh maqli maysid ma jirto dawlad dawlad kle iska jecel o iska caashaqsan shariifow aduunka dano ayaa lakala leeyahay lkn dawlad shacab dal kle iska jecel waligeed ma dhicin

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 2 года назад +1

    next president and end of alshabaab

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 2 года назад +1

    Baaddi ayuu gadey had so labdo daddka ayaa gaadan

  • @abdikhadarosmanribiishka5290
    @abdikhadarosmanribiishka5290 2 года назад +3

    Guul insha allaha madaxweyne

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +19

    LAA XAWLA WALAA QUWATA ILAA BILLAAH, FARMAAJO FII QULUUBINAA ☝🏽🇸🇴❤

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 года назад +3

      ufff akhas nijaas

    • @aliadam180
      @aliadam180 2 года назад

      لا حول ولا قوة الا بالله
      الله يحشرك معه يوم القيامة

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 2 года назад +1

      Akh iyo hus biliqo kunaax gumeesi baad ku fiicanahay dawlad nimo ayaa ku dhibeyso bulaacad nolol mood

    • @aliadam180
      @aliadam180 2 года назад

      Waan duceeyey adeer ducadi miyaa dhibsatay
      Farmaajo hadaad aduunka jeceshay maxaad ku diidaysaa akhiro
      خياركم في الجاهلية خياركم في الاسلام اذا فقهوا

    • @abdullahimohamed7051
      @abdullahimohamed7051 2 года назад

      *Safiya Mohamed*
      CBB GARACYADII XARMAAJO MINGESTE DOWN GARACYAHAY GARACADU DHASHAY
      *SHAME ON YOU*

  • @maxamedgees793
    @maxamedgees793 2 года назад +2

    Alshabaab xilli aney dadka reer muqdisho an lacag laga qadi karin majirto marka tunta laga hadlo

  • @abdirahmanmohamed6005
    @abdirahmanmohamed6005 2 года назад +4

    Duqan iska naso nooh😂😂😂😂

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 года назад +1

    Shaikh Sharif wuxu u Bahanyahay si uu Madaxweyne marlabaad u noqdo 275 Xildhiban oo dheerad ah sidii markii hore uu u noqday.

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali 2 года назад +1

    madaxwayne shiikh shariif aad baa u mahadsantahay sababtoo ah waxaa na bartay madaxwayne qiimo badan oo wanaagsan( farmaajo) maadaama aad adigu salaanka siyaasada adigu cagta usoo saartay.

  • @abdallanadara5175
    @abdallanadara5175 2 года назад +1

    Soo dhawoow madaxweyne

  • @abdulahmed7029
    @abdulahmed7029 2 года назад +5

    Come on mr sharif we respect you as you served our nation and we are great full for tht bt sorry your time is up. Its Farmajo and somali youth time

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 года назад +2

      Uf uf uf qurunkiisa 🤮🤮🤮

    • @darishore814
      @darishore814 2 года назад +2

      Uur farmaajo waa qashin hanagu so hadal qaadin

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 года назад +2

    Masha allah wariye calamiya mudane harari noloow in badan

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 2 года назад +1

    Shariif waan kudooranay ee dalka xoree

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 2 года назад

    Murashaxiints nar hadii uu sgeikh shariif ghddoomie u doortey
    2.ha u tanaasulaan.sheikh shariif uugu kalsooni badan ilas somaskiland wsa qodob.muhim.ah.
    3.saciid dani waxuu doonasyabin.uu niqdo ABDULASIIS NUUR HERSI 1969 OO AY HAWIYAHU DOORAN WAAYEEN DR.ISMAIL.JIMCAALE
    3.dani waxuu doonasya in.uu hawiye u noqdaan.KABA QAAD
    4.ISKA YAAVA USKU TSNAASULE
    5 WIIKA MARTI AHAAN U SOO DHAWEYE LAAKIN CODKA MEEL KU HUBSADS.

  • @calimaxamuud1216
    @calimaxamuud1216 2 года назад +8

    Aad iyo aad sifiican ayuu u hadlay Sheikh shariif

  • @ismacilcqaadir5577
    @ismacilcqaadir5577 2 года назад +2

    Madax weynaha 2aad ee Aan taageero markii farmaajo laga yimaado

  • @jeylanisciid4737
    @jeylanisciid4737 2 года назад +1

    Shrefka waatuk

  • @khadrahayle9838
    @khadrahayle9838 2 года назад +1

    Ma dhaqala iyo ciidan anjirin aya ledahay

  • @abdikarimisaak8181
    @abdikarimisaak8181 2 года назад +1

    Maalinta baxday balaayadi bilaawatay ilaa hada bey taagantahay

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂zuma walahi wan saarayna markan soo xasuusto wxan kuugu duceeya inu rabi mardanbe hogaan noogu kaa dhiibin 🤮🤮🤮

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 2 года назад +2

    10 sano maxa qabanaysay aya layiri ana isdhisayey 10 sano kani waxaba makala oga waa lawata kenya wadata

  • @abwaansoomaaliyeedabwaansh739
    @abwaansoomaaliyeedabwaansh739 2 года назад +2

    Inshaa allaah guul baan u rajeenaynaa sheekh shariif buu ubaahan dalku

  • @sonofsiad7466
    @sonofsiad7466 2 года назад +1

    2012kii melkaxun buu dalka jooga miyu yiri inallilahi waina ileyhi Rajicuun🙆🙆🙆🙆

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 года назад

      Hada ka xun , airport iyo dekeda ba argagixisada shabaab bu xarmaajo gacanta u galiye o canshuur dadka ku dhiibey, qofki fikirkisa foosha xun ka so horjeestana asaga iyo fahad argagixiso calooley ba qalanaya sidi ikran tahliil iyo xildhibanada aamino

  • @samatarfarah7698
    @samatarfarah7698 2 года назад +2

    Ex president waa qof qalbi xun qabyaalada ugh horeyso midnimmadda waa hogaamiye qabiil u maleyn mayo in soomaali ay dooranayso

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 2 года назад +2

    Iska dharte suma wallahy Mr ma'ogi badgatee

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 2 года назад +5

    Guuleyso mundane madaxweyne
    Sh shariif radiyal allahu canhu ❤

  • @kisima5420
    @kisima5420 2 года назад

    universal waa qashin su'aalo xaqqiqda ka fog ayey weydiinayaan ARINTA BADA iyo xiriirika emiraatka iyo kenya ma waydiin

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 2 года назад

    Shariif lasoo ganay duli alle ku bad waa ninkii nookeenay Argagixisada, qaraxa iyo Alshabaab ka shame on you dhiigyo cabweyn baad tahay. War Criminal😡😡👎👎

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 2 года назад +1

    Waxan rajenayaa c.salaan hereri soo badi waraysiyada aad layeelanayso musharaxiinta somaliya xataa madaxwayne farmaajo

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 2 года назад +1

    m.sharif wu mahadsanyahy wana kubracsanahy qodobada badankod. lkn africanka inu amano wa arin ad uxun dhig noma hurin e dhibatada manta jirto qeyb weyn ayey kayihin.

  • @aziiz94
    @aziiz94 2 года назад +1

    Marxaladaan la joogo ninka ugu haboon jagada wa shariif sababto ah wa nin qibrad leh o hagaanka si wngsn u yaqano sida lala dagalamo argagixisada marka hadi la rabo in alshabab dalka laga xureeyo ninkan hala doorto ileyn shalay ayado alshabab sidan ka adag wa kii xamar ka saaray o muqdisho ka dhigay meel nabad doorasho lagu qabo karo, guul Shariifka

  • @abdifatahmohamed3
    @abdifatahmohamed3 2 года назад

    Walahi iyo bilahi shariif wa ninka al-Shabab ma mulo bal ilahi ban indug dariyeey eega .. 11:16 markeey mareeyso videoga.. Wuxuu leeyah aniga waxeey igu muuqata ineey mar Nah baxeeynii 😭😭😭😭

  • @igafiiri8269
    @igafiiri8269 2 года назад +2

    Nairobi Ma Wuxuu U Tagay inuu U Saxiixo Badii Uu Shalay Noo Hoosaasiyey??????????

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 2 года назад

      Kkkkkk xaakale markaan dalka dhan waa beeeeeec Beeso mahaaysaa waaye keenyo aa hees tagee waa sida uu rabo uhuuro

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 года назад +1

    In la gumaysto somaliya shariif sheekadu mataaba

  • @daromum8841
    @daromum8841 2 года назад +1

    Waar dadkaa sii guushodii dawalad Farmajoo ayaa keenti inaa dayntaa laa cafiyo manaad somanayn ilaahay kaa baqa sharif iyoo Hassan sheykh waxaa uuur sanaysan dhaqaleeh hadan wxaad isticmalaysan waa dhaqalihi aad ummad kaa dhacdeen ayaad rabtan ood kaa qusana laadiin laakin ilaahay SWT Wadankaa Somali haa idinkaa qabto

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 года назад

    Nasibdarada somalida haysata wx kamide in ay wxbo isuqireynin suraba in hadhow sharif colad shaqsiyaded uqaday m.w #farmajo ayu kasoqaday dowladisa in ciyar mesha kuhayen o wx dhaqaq ah lasameynin!🤔 ogobey dowlada m.w farmajo wxa qabaty io dowladnima kame horen io qab sare wxana diidikara waxana yelikara tas o kadharagsan tihiin dhamantiin!!

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 2 года назад +2

    Sual kasta olawaydiyo waxa u'ukaga jawaabaya edayn u edaynyo cidkalee si cadiya ugama ujawaabu sual kaliya

    • @abdullahimohamed7051
      @abdullahimohamed7051 2 года назад

      *Awi Awi*
      CBB GARACYADII XARMAAJO MINGESTE DOWN GARACYOW GARACADHALAY
      *SHAME ON YOU*

  • @suleimanawlisse8831
    @suleimanawlisse8831 2 года назад

    Sheikh sheriff wuxuu ahaa madaxweynaha ugu jaahilsan ee Somalia soo mara. Wuxuuna caan ku ahaa MA OGEEN inuu yiraahdo wax kastoo dhaca oo wasiiradiisa ayaa Dan gaar ah ey lahaayeen ka samesan jireen

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 года назад

    Wuxuu yiri meesha xaalku joogay 12 ayey ka liidataa, been taa ka weyn abid qof mas'uul ah ma oran.. Dalku horumar badan ayuu sameeyey 5 sano ee ugu danbeysay waxase jira dad cadow ku ah oo aan ogolayn inay qiraan ayna ka mid yihiin siyaasiyiinta la kiraysan..

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

    English is second language
    ESL waxaa ingiriiska iyo somaliga isku dhex wada ma shiikh sharif baa alaylehe aan buugii boorka ka jafto kkk

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 2 года назад

    In.ls dedejio dooirashsds nafsxweyne dembe oo aan fursad la kumin
    1.badbaadiya qaranls soomaaliys
    2.soo afjsra dhibta iyo dawlad laants

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 2 года назад +2

    Miskiin wuu iskalifayaa...!!

    • @abdullahimohamed7051
      @abdullahimohamed7051 2 года назад

      *Sa'ad Eid*
      CBB GARACYADII XARMAAJO MINGESTE DOWN GARACYOW GARACADHALAY
      *SHAME ON YOU*

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 2 года назад +1

    Illaahay hanoo kaa soo celiyo mudane madaxweyne guul❤️

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 2 года назад

    Bad gad waxaad daba socotaa kunturaadkii bada ee kiniya inaad u dhameyso kiina tuugo ururtey univertv ilaa bbc sahan ereteg cadawga damo jadiid kule. La isin barey.

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 2 года назад

    Abdisalan hareri wa wariye si fican ugu xeeldheer shaqadiisa, sualaha iyo qaabka u wareysto mas,uuliyintana waa qaab xirfadeysan, aad ayan ku mahad celinaya wariye abdisalan.

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 2 года назад +1

    subxaana allaah in uu beensheegaayo waxaa lagafahmaayaa sida uu u sigu qaraacayo farihiisa balyara eega.war naga aayer ilaahay ka baq hore waxaad u qaban hada qaban mees is ee meel naga fariiso.waxaan kugu xasuustaa maalintii aad ku hadleeysay United ku hadleeysay Arabia aan kaa nasano please

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 2 года назад

    Waa ia idin bartee yaad qabil iyoqurun ku sireysan isku naxa tuugo ururtey dhir gad Gabdho gad xaraash qaran dhammantiin by by book la labey ayaad teheen.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 года назад +5

    Sjariif farmajo xaqiisa u ogolow

  • @mohamedismail3210
    @mohamedismail3210 2 года назад +1

    idinka wada ah al shabab iyo tuugo iyo biliqo lay idinku koriyey marka waxa aadnla qaylinaysan waa hantidii xaaranta ahayd

    • @husseinnurmohamed709
      @husseinnurmohamed709 2 года назад

      Asc sharif warkesa wafican yahay hader
      Hadhow Lama oga wacalan

  • @Amarrebhai
    @Amarrebhai 2 года назад

    Madaxweyene soomaaliyeed oo afka u ku hadlayo kelmado badan oo qalaad ay ka buuxsan, soomaali haday nu nahay ma foga marku afkeenu dabar go'ayo, siday ila tahay aniga.

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 2 года назад

    Sheik shariif waa ninka ugu macquulsan hawiyow ninka iskugu taga oo so saara si u kala furdaamiyo arimaran isku murugsan wa bilahi towfiiq from hargeisa

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 2 года назад

    MashaAllah waxaan leeyahay sheikh Sherif sheikh Axmed ayuu dalku uu bahanyahay sababtoo ah dalku wuxuu u bahanyahay nin diin leh o Cilmi diineed iyo mid madiba hagayo ka sunba dalka iyo dadkaba dhibka ka saari kara waxaan leeyahay ilaahay umada Somaliyeed ha uu gargaaro dhibkana ha ka saro inshaAllah Allahuma aamiin yaa Alle.