Xogta 7 Qodob oo Fahad & Farmajo kala waday, & Qatar oo Farmajo la safatay, Fahad yuu ku biiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 39

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 12 дней назад +12

    Doorashada soo socoto Inshaalaah madaxweyn Hassan sheekh mahamuud ayaa ku soo nnoqonaya Inshaalaah

  • @FodeyShire
    @FodeyShire 11 дней назад +4

    Farmaajo soonoqnmaayo in Sha allah

  • @MahamedFarah-l8e
    @MahamedFarah-l8e 12 дней назад +2

    Waan salamaya farmajo iyo sheikh. Sharif iyo Fahad yasiin
    Waxaan ka codsanaya in ay wada hadlaan oo heshiiyaan.
    Hadii illahey ugarto waa helayaan .
    Waxaan jecelahay in Aad igu taageerayan fekerkayga.
    Andigoo ah president future puntland ,somalia central,igaad,united African union org and lwant to be how will be winner Voit president united netion in the
    🌎.mp.future general Mohamed Farah ismail

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 12 дней назад +3

    نحن نتحدث عن فهد ياسين ولا يصح مهند عبدالله فرماجو

  • @MusdhafMajabalay
    @MusdhafMajabalay 8 дней назад +2

    Far

  • @FadumoXasan-p5b
    @FadumoXasan-p5b 7 дней назад +3

    Farad x daahir waa loohanjabay waxaana uhanjabay hawiye

  • @ShaliiShaadi-p9w
    @ShaliiShaadi-p9w 11 дней назад +1

    Opopo

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 7 дней назад +1

    Waxaan u sheegaynaa teamka aqoonyahanada soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan farmaajo si daacad ah 4ta sanana soomaaliya horumar u gaarto si hadana marlabaad loo soo celiyo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 12 дней назад +2

    Soomaalinimadii ayaa lagatagay suldanow Islaxisho muxamed cabdullahi muxamed iyo fahad yasin ma waxay noqdeen wax aan wali aduunka kadhicin nimanyohow

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 12 дней назад

    War wixii Ethiopia 🇪🇹 taageera walahi maaha Somali maba aha inay dhalashada Somalinimada sii haystaan kuna dara RW Geedi duqii keenay Ethiopianka nacalad haku’rgacdee ilaahayna C/Lahi Yusuf uma naxariisto yarab 😤 Waa in xabsiga ladhigaa kulligooda walahi dhalinteenu way inoo diiwaan gashan yihiin kulligooda wayna Iman goor aan fogayn waqtiga aan aarsanayno nolol ama geeri ilaahayna wuu inooga aari inshaAllah🤲🏼🤲🏼 ilaahow Dagaalka Somaliya & Ethiopian&Kenyan noo soo dadaji aan 5ta Somali ku midownee yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Cadowgeena Xalanuu fadhiyaa Yuhuuda iyo Reergalbeedka ayaa Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 gadaal kariixaya Xalanaana Alshabaab maalgalisa walahi shicibow ibdhihiina fura Alshabaab Xerooyinka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenyatiga uraaya iyo Xalane iyo Ballidoogle midkoodna maduqeeyaan wayna karaan inay dhulka dhigaan xerayahaas walahi laakiin masameeyaan waxayse idlaan hooyinkeena iyo maarideena iyo Dhilinteena Somaliyeed kaliyaata Ajinabigana Xalanena iyagaa u fuliya iyo Qaraxyada iyagaa u dhiiba waxaasba waxaa qaabilsan CIA, MI6 & Mossad Yuhuuda nacaladda ah walahi shicibow tabar malaha aan hurdada kakacno walahi waxaa ku filan isbuuc ayaan ku tirtiri karnaa Xeradaas Xalane yaynan midkood naga baxsan iyo Ciidnaka Ethiopianka uraya 👎🏼😤🇪🇹🇰🇪🇮🇱🇺🇸🇪🇺🇬🇧🇦🇺🇦🇪🇸🇦🇪🇬🗑️🤮🤢💩🤧👎🏼👎🏼👎🏼
    EGYPT 🇪🇬 YAAN LA’AAMININ YUHUUDAA WADATA IYO TURKIDABA FOOJIGNAADA SHICIBOW WALAHI ISLAAM AHAAN AYAA NALOOGU SOO DIRAY WAA KHIYAANO AY YUHUUDA IYO REERGALBEEDKA WATAAN WALAHI SHICIBOW 😮
    INSHAALLAH GUUSHA WAXAY KU DAMBAYN WALAHI 5TA SOMALI EE XALAASHA AH CADOWGEENUNA WUU QUUSAN IYAGOO HALAAGAY OO BAXSAD KU’JIRA INSHALLAH SOMALIDUNA WAY KU MIDOOBI JIHAADKA XALAASHA AH EE DIINTEENA IYO DALKEENA BAD IYO BARIBA AAN KU DIFAACANAYNO GUUL AYAAN KU GAARAYNAA INSHAALLAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @CabdiYare-z1x
    @CabdiYare-z1x 12 дней назад +1

    Libxayo ayah ahayeeen

  • @user-ds4jj6ds4k
    @user-ds4jj6ds4k 4 дня назад +1

    Insha allah farmajo Ayaa sonoqonqya❤❤❤❤❤

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 10 дней назад

    Alle hanagu soma celiyo xasan xabaalo faagate

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 12 дней назад +2

    Nin farmaajo dadka baray ayaa laleeyahay way siman yihiin bunbuunintan umadan wax aanay garanayn kahadlaaya mulkiile beenaale waxba kagaranmaysid waliba waxaad ledahay 2 sano ayuu khilafku socday

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 12 дней назад

      Farmaajo waxaa,keenay shariif 😂😂😂kawaranhee hadii uu awood leeyahay Farmaajo fahad ma hoos tageen 4sano😂😂

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 12 дней назад +1

    FAHAD SIDAAS INUU UDHAQMO MA EHEEN FAHAD WUUQALDAN YAHAY TALOW MALAGA SHAQEEYI MASKAXDIISA MAFADHISO MIYAAA

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 12 дней назад +1

    Dadoow soomaalidii waxay noqotay aqoon la'aan iska hadal wax aanay aqoon ulahayn iyo wax ay fahmikarin ayay wax kasheegayaan farmaajo iyo fahad may simanyihiin dal iyo dibadba waa la ogyahay farmaajo

  • @CabdiWarsame-o3q
    @CabdiWarsame-o3q 11 дней назад

    Sax weye hatago

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h 12 дней назад

    ((( ALLAHA. SIDA. SAXDAA. HA. WAAFAJIYO. INTA. WANAAGA. IYO. NABADA. JECEL. ALLAHA. GUULEEYO. ALOW (( NABAD. KU. SOO. CELI. MW. FR. WAAYO. WAA. GEESI. DAACAD. U. AH. DAD. KIISA. IYO. DALKIISA. ALOW. DAALIMIINTA. UMADA. KA. QABO. ((( MW. FR. UMADA. SOMALIYEED. WAA. ARKEEN. DAACADNIMADIISA. IYO. GEESI. NIMADIISA. IYO. WAX QABADKIISA. ALOW. UMADA. SOMALIYEED. U SOO. CELI. ((( SHACABKU. WAXAY. RABAAN. ISAGEE. ALOW. DHAQSO. NOOG. SOO. CELI. AMIIN. YRYA. AMIIN. YRYA. YDJWIRM. AM. AMIIN. AMIIN

  • @AdhanAli-r9f
    @AdhanAli-r9f 12 дней назад +1

    Dowladaa somalia musucmasoc waye. Xadaa😅 fahad. Yasin. Xaoolaleyo farmajo

  • @MaxamedMaame-g7t
    @MaxamedMaame-g7t 9 дней назад

    xabiibul malayiin farmaajo guuul iyo gopanimo aabo ale ahaa kusoceliyo

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 11 дней назад

    Fahadow dadksga dhinac ka raab.waji kale bad la so baxday.

  • @abdiosman2676
    @abdiosman2676 12 дней назад

    Fadhi kudirir

  • @anshurAden
    @anshurAden 12 дней назад

    Farmaajo iyo waxii lasocda ma guuleeysan doonaan ee yaan leesku daalin nuucaas madhax tagikaraa ciidama dagaalamaayo oo loo yiqaano macaawisleeyda Maya

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 12 дней назад

    Mason laabanayaan labadooda haku fikirin habuunin wariyi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 дней назад

    FAHAD YASIIN, KURSIGA BEESHISA SI QIIMA IYO SHARAF LEH, AYU UGU GUULEYSTAY, LAKIIN DAMBIYA BEEN AH UUSAN GALIN, AYA LOOGA BEEN SHEEGAY.

  • @kiinali409
    @kiinali409 11 дней назад

    2dii xaqdarro ku heshiisaa xaqay ku dagaalaan tuuganimay ku heshiiyeen ilaahay idin baabii oo naguma kiin Soo celiyo

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 10 дней назад

    Xaq darad ayaa isku dirat tuuuugo

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 12 дней назад

    Mason laabanayaan labadooda farmajo fahad

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 12 дней назад

    WAR NIN YAHOW ASXAABUL QZBUUR BAAD KA HADLEYSAAYE EE NOO KEEN DADKA NOOL WARKOODA ACUUDU BILLAAH NINYAHOW SIDA QOF WEYN UHADAL ASXAABUL QABUUR IYO DOORASHO GALMYDUG MAXAA ISKA GALEY WAAGII RY NOOLAAYEEN WAXEY SAMEYN JIREEN UNBAAD KA HADLEYSAA KKK

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 12 дней назад +2

    Fahad waa hadihii siyasadii formajo aw ku noqday xabiibul malayiin wana nin rakisu cadyahay una qalma musharax dorashada sosocota wana tageersanahay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 12 дней назад

    Madax gobol madaxweyne yaal yeey lajoogaan

  • @AdhanAli-r9f
    @AdhanAli-r9f 12 дней назад

    Dowladaa somalia musucmasoc waye. Xadaa😅 fahad. Yasin. Xaoolaleyo farmajo