Weydiimo Xalqadii 21naad: Buurt Africa ugu dheer waxay ku taalaa wadanka ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

Комментарии • 57

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 5 месяцев назад +8

    Asc astaan tv ramadaan kariim su,aasha udanbeeysay waad qaladeen wadanka,Switzeland waxaan kutagay dalxiis (sadax luuqad) Baa looga hadlaa. Italian, Germal, iyo French . Maaha afar luuqadood lasocda thanks astaan tv

    • @mariammahamed4016
      @mariammahamed4016 5 месяцев назад

      Sax waye 4 luuqad waye aniga kunol

    • @tawanecade
      @tawanecade 5 месяцев назад

      Mya waaaa 5 ​@@mariammahamed4016

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 5 месяцев назад +5

    Barnaamijka astaan aad ugu helay wax badan ayaa ka bartay thanks all waxaa rajeenaa online in aad bilawdaan inshallah

  • @abdihakimkimz9419
    @abdihakimkimz9419 5 месяцев назад +6

    Watching from Kenya 🇰🇪

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 месяцев назад +6

    Cabaas adaa dadka ridaya oo qaqalinaya markuu sheegaba. Ka daa dadka qalqalka. Fadlan.

    • @LibanAhmed-s7j
      @LibanAhmed-s7j 5 месяцев назад

      WAA WAXA UU UJOOGO MEESHA INUU QALQALIYO

    • @Sarta100
      @Sarta100 5 месяцев назад +2

      @@LibanAhmed-s7j taasi sax maaha waa qiyaano.

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 5 месяцев назад +1

    Astaan jawaabtiina suàasha u dambeysay waa qalad. C ayaa sax ah. fadhlan gabadhaas ha la raali geliyo.

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 5 месяцев назад +2

    Quraanka soo baro cabdulaahi madaxaagana sifiican u jaro oo Sunada rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim raac waa hadaa jeceshahay inaa liibaanto.✋

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 5 месяцев назад +1

    Buurta Africa ugu dheer waxeey kutaalaa, Tanzania Magaceeda waa Kilminjaro

  • @abdulrashidshaiye3334
    @abdulrashidshaiye3334 5 месяцев назад +1

    (A) Nabi daa.uud

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 5 месяцев назад +2

    Aayadda haduu aqooni lahaa horay buu ka garan lahaa in uu nabi daa,uud yahay lkn nasiib daro ma aqoon ani su,aashaan horay uma aqoon lkn aayadaas baa kusoo xasuustay 😅
    Waa juzka labaad page ugu dambeeya suuratul baqarah 🎉

  • @FarhiaWehliye
    @FarhiaWehliye 5 месяцев назад

    Sister you always remember Allah insha Allah

  • @SuldaanZakariye
    @SuldaanZakariye 5 месяцев назад +1

    Tansania ayay ku taala buurta Africa ugu dheer wxna la dhaha kilmanjaro

  • @Malakiiya
    @Malakiiya 5 месяцев назад +3

    4 nabi mid kasta mel lagu turay ceel ysf nibiri yns dab ibrhn bada mse nb nxrs korkod ha.ahato

  • @Osman-wb4gm
    @Osman-wb4gm 5 месяцев назад

    Watching from Denver, CO

  • @abdinasiryusuf9896
    @abdinasiryusuf9896 5 месяцев назад

    I am waching from new New Zealand ❤🎉🎉

  • @AbdulllahiMoallim
    @AbdulllahiMoallim 5 месяцев назад +1

    I am ready this night

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 5 месяцев назад +2

    A
    ALIJA AZETBEGOVIC

  • @adenabdillahi6170
    @adenabdillahi6170 5 месяцев назад

    Watching from D jabuti

  • @Jiitaale-x7q
    @Jiitaale-x7q 5 месяцев назад

    Tz ayey kutalaaa lakin tii dunida ugu dhereer mahan

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад +1

    B. IBRAAHIM.

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 месяцев назад +2

    Alija.

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 5 месяцев назад

    Astaan sanadka soi'socda yaan la'igu adkeyn yaah

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 5 месяцев назад

    wcs wr wb ❤❤❤❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад

    B. Jowher.

  • @Mozaakw
    @Mozaakw 5 месяцев назад

    Waba iska dayay dawashada wayo Nin waxa Bartay Leh Buurta Africa ugu dheer ku Qal qalaa

  • @saidmohamed4896
    @saidmohamed4896 5 месяцев назад +1

    Kani waxba ma yaqaan waqtiguu lumin

  • @mohamadmakaraan237
    @mohamadmakaraan237 5 месяцев назад +2

    وقتل داوود جا لوت

  • @warsanmohamed1721
    @warsanmohamed1721 5 месяцев назад

    Tanzania

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 5 месяцев назад +1

    Bachelor holder ayan ahay buurta africa ugu dheerna ma aqaan sxbyalow schoolada wadanka maxaa lagu dhiiga?

    • @Seradopa_77
      @Seradopa_77 5 месяцев назад

      Ada wax so baran wese 🙂👍

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 5 месяцев назад

    Fudeedka su'aalaha iyo Shakiga wiilka isma lahan 😮

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 5 месяцев назад +1

    Wariye wuxu sheegay adaa wareeriyay 1918

  • @user-dc2ll8xv6e
    @user-dc2ll8xv6e 5 месяцев назад

    They called Kilimanjaro

  • @Daqare666
    @Daqare666 5 месяцев назад

    ASTAAN ADINKAAGA U BAAHAN INAAD CILMI SOO BARATAAN
    SWIZARLAND WAXAA LOOGA HADLAA ENGLISH.FRANCE.GERMANY IYO ITALY WAANA XARAFKA C
    ROMANIA XAGEE LOOGA HADLAA
    C OO AHAYDNA XARAFKA SAXDA WAAD KA JARTEEN GABADHA

    • @HawaAhmed86
      @HawaAhmed86 5 месяцев назад +1

      bal eeg ma eegtay google waxa layidhaa Jarmal faransiis talyaani iyo romansh

    • @nuuraali9788
      @nuuraali9788 5 месяцев назад

      Waa sax ah xarafka d jarmal france Italie iyo romoche

  • @hashimorabdullahi6728
    @hashimorabdullahi6728 5 месяцев назад

    ❤❤From Norway ❤❤❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад +1

    D.

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 5 месяцев назад

    Dadka ismaqiiq ayaa dilaya muu fursadihiisa isticmaalo marba haduu meel fiicn gaarey

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 5 месяцев назад

    Nabigii dilay jaaluut waxa weeye nabi daauud

  • @user-ut9up7ql7o
    @user-ut9up7ql7o 5 месяцев назад

    Inantaa masaakiinada ah adigaa ogaan u kiciyey 3 luqadood uunbaa lagagag hadlaa dalka Switzerland

  • @FartunDahir-fd4ox
    @FartunDahir-fd4ox 5 месяцев назад

    Gabdha yar suasha ugu dambesay qalad wayan aya ka gasheen 3luqad wadan kas ku hadlan ayadana udhaweed jawabta tan oo sax ku sheegay wiilki wax tabinayo romansh maba noqone karto marka gabdhas qalad ayad ka gasheen walalayal

  • @ahmedjama3750
    @ahmedjama3750 5 месяцев назад +1

    Waar heedhe jaamacaddan dhimatay ee magaceed ba'ay ardaydani kasoo baxaan waa mid xaggee ku taalla. Ninkan waxa uu dhahay bachelor of science baan ahay haddana wuxuu garanwaayay buurta kilimanjaro meesha ay ku taal kkkkkk

  • @user-ut9up7ql7o
    @user-ut9up7ql7o 5 месяцев назад

    44:43 44:s

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 5 месяцев назад

    War world one has finished 1918

  • @IbrahimCabdullahi-ez9cq
    @IbrahimCabdullahi-ez9cq 5 месяцев назад

    Se uga so qeyb galaa wllyalow

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад

    D.SEYET MXMD.

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 5 месяцев назад

    Jaaluut waxa dilay nabi daauud waaba aayad quraan ahe bachelorku waa fashilan yahay

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 5 месяцев назад

    Videl Castro was die november 25 2016

  • @AbdullahiMohamed-ge9yo
    @AbdullahiMohamed-ge9yo 5 месяцев назад +1

    Alija

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 5 месяцев назад +1

    D.