HASSAN GANTAAL | NEW HIT SONG | BAYTKA NABADDA IYO BOOQASHADA PUNTLAND | GOBTA DHULKA UDUGGA | 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 936

  • @Leaveourkids
    @Leaveourkids 5 лет назад +138

    Tabinta heesahana waxa tunka ku qaatay ustaaadka daadihinta silsiladaha abdi askari tube

    • @xaawodire7982
      @xaawodire7982 5 лет назад +2

      hasssn gantaal my dhiiigh nolow huuno viva puntlnd🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇻🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @filskaayusuf940
      @filskaayusuf940 4 года назад

      🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱😍😍😍😍😍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😍😍😍😍😍😍

  • @abdirahmansoomali9947
    @abdirahmansoomali9947 5 лет назад +230

    I'm from muqdisho but ilike reer Puntland dhulka uduga soomalia 🇸🇱🇸🇱🇸🇴❤️✌️

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 лет назад +202

    Woow eshacla hees
    Hambalyo gacalayaal reeer puntland👏👏👏😍

  • @kalidomar2531
    @kalidomar2531 5 лет назад +449

    Waxaan ahay reer boorama waligay hal mar baan tagay puntland gaar ahaan garoowe
    Hadana waa dhulka soomaaliyeed bartaan ugu jeclahay
    jawi dagan , nabad iyo dhul bilic leh
    Waana meeshii uhoraysay een calankayga ku arkay
    Love somaliweyn💙🇸🇴

    • @ladanali2938
      @ladanali2938 5 лет назад +10

      Khalid Super wd mahadsanthy wlhi meshan ugu jeclahy bd kunoshahy jecliya boorama

    • @kalidomar2531
      @kalidomar2531 5 лет назад +4

      Najax cali adna mahadsanid wll qli boorama waa magaalo soomaaliyeed waana dhulkaagii
      kusoo dhawow mrkd fursad uhesho insha allah

    • @ladanali2938
      @ladanali2938 5 лет назад +2

      Wd mahadsnthy wll

    • @abdirahmanfarah4834
      @abdirahmanfarah4834 5 лет назад +1

      Haku riyoon calanka ina boreme ku aragtid

    • @sisirdutta448
      @sisirdutta448 5 лет назад +9

      @@abdirahmanfarah4834 shoodhe anigaaba inimnka kuhyas
      Iam puntlander

  • @adderashid2169
    @adderashid2169 5 лет назад +318

    Waaaaaw vivi darood vivi darood melwalbo eyjogan wanisalamaya wlh waxan kufaraxsanahay ina ladhashte guubti darood

  • @xayaadadanxayaad3500
    @xayaadadanxayaad3500 5 лет назад +104

    From garisa wllhi butland waa dadka iyo dalka kaliya kudambeyso wadaninimada waxaanjclhay inaan martago dhulkeyga hooyo

    • @xasangarre8683
      @xasangarre8683 5 лет назад +2

      Insha allah wan ku so dhaweyneyna hadan nhy rer puntland

    • @xayaadadanxayaad3500
      @xayaadadanxayaad3500 5 лет назад

      @@xasangarre8683 mahadsanid wllo

    • @nabiilahassan4603
      @nabiilahassan4603 5 лет назад

      inshaaa allah wan kuso dhowaynaaa ina adeer

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 лет назад

      Kusoo dhawoow dhulkaga hooyo puntland

    • @aadam8366
      @aadam8366 5 лет назад +2

      Waanu kugu soo dhowaynaynaa dhulka reer adeerkaa

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 5 лет назад +85

    Puntland Dhul Aan Jeclahay Iyo Dad Aan Jecalahay Aan Waligay Arag From Gedo👌👌

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 лет назад +159

    Allahii ogaden walalo nooga dhigay ayaa mahad leh noolaa oo cadowgiina ha jabo ❤️❤️❤️❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @godoltv1
    @godoltv1 5 лет назад +70

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍❤️❤️❤️
    Puntland bah deydaay ma Nabad baaa

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 лет назад +67

    guul puntuland from hirshabeele 🇸🇴🌝🌝

  • @ahmedawosman7079
    @ahmedawosman7079 5 лет назад +32

    Askari iyo Gantaal Dhoolatus heerkii ugu sareeyey taageero buuxada Horay u socda Gobtii Somaliyed. From Nairobi right now born in Cayn.

  • @guledfarah8610
    @guledfarah8610 3 года назад +7

    Eryada, laxanka iyo codkaba xasan baa isku daba riday. Viva gobtii dhulka udug from ogadenia.💐💚💙❤

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 5 лет назад +23

    Iam from Muqdisho Ilove somaliweyn 🇸🇴🇸🇴Heestaan waa Hit 🎤😍gantaal thanks Puntland 💓💓💓abdi askari good Job thanks bro💙💙💙👑🙏🏿

  • @xaliimogobaad1306
    @xaliimogobaad1306 5 лет назад +89

    iam darood majeerteen ilove you ogaadeen dds wllaheena aan aadka ujecelnahayow welocome putland dhulka uduga wlee ogaadeen wiilal nasabaaad leedihiin ilkacase xasan gantaal.suldaan seerar xariir axmed 😘😘😘😘😘😘😘

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 лет назад +125

    Heesaha lo khaado maamul goboleed yada waxaa ugu mcnaa kuwa puntland yaa igu raacsan

    • @xariiromar2641
      @xariiromar2641 5 лет назад +2

      Waa dhul Poqortoyo Hees walbana way ku soo Baxaysaa

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 лет назад +4

      Haa intan heesta laqaadin 100000 jeer ayaa laga fakaraa inay uqalanto heestu puntland tasa kentay heesahoodu inay hit noqdaan

    • @queenofdragonrider143
      @queenofdragonrider143 5 лет назад

      Aniga kugu racsan

    • @queenofmavia6090
      @queenofmavia6090 3 года назад

      Ani✌👑

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 года назад

      Saax waan kugu racsanahay

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 лет назад +7

    Allahii ogaadeen walalo noga dhigay ba mahad leh Wale Reer abtigay ogadenia Wa hadleen
    Thnkz abtigay Hasan gantal &abdi askari

  • @suadabdullahi4503
    @suadabdullahi4503 5 лет назад +226

    Allow dhowr Darood dhashiisa iyo dhulkiisa allow dhowr Amiin viva putland gob baa tihiin

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 лет назад +2

      Suad Abdullahi 💜💜💜💜💜

    • @wyard8409
      @wyard8409 5 лет назад +1

      Thanks

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 5 лет назад +5

      Suad Abdullahi abyo macn somali hal lewaaye jooji qabiilka

    • @suadabdullahi4503
      @suadabdullahi4503 5 лет назад +3

      franklin rosevelt soomali 1991 Hal mahayn miyaa Darood ma hilmami doona wxaii xamar ka dhacay

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 5 лет назад +4

      Suad Abdullahi abayo mcn waxaas waa laga soo gudbey ee hada waxan ujeedna wado dawladnimo ee dhinacaga ka taager qaranimada wayo hadi kale waxynu ku jireynaa aniga wa la idelay reer hebel ba idiley waxba inoo qabn waydey 30kii sano ee u danbeeyey

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 5 лет назад +153

    Waa score cusub ereyada iyo laxanka iyo codkaba waxaa leh gantaaal

    • @caaishamohamuud1804
      @caaishamohamuud1804 5 лет назад +2

      Guuleed Simba gantaal wa ninka kaliya somali nimada ku weyn tahay oo hes walbo qado gobalada somali oo dhan ku laro wa ninka kaliya oo la dhibi karo wa fanan wayo fananka wa kan afkisa ka adag oo somali 1 one ❤ utahay

    • @sonnachelsea5730
      @sonnachelsea5730 5 лет назад +1

      Zimba boqortooyada
      Hees ayey kaaga fadhidaa layaableh
      Iska bareejee gantaal

    • @princessnurahudaomar2482
      @princessnurahudaomar2482 5 лет назад +3

      Hees baa lagaa sugayaa adna aad boqortooyada u soo qaado

    • @zahraxuseen3078
      @zahraxuseen3078 5 лет назад +1

      Xsn gntl hory usco pro

    • @xasuusmedia338
      @xasuusmedia338 5 лет назад

      szb score ka waa looga horeeyay waxaa jira fanan ereyada,laxanka,codka iyo music-kada leh hada maxa suusto lkn wuxuu ahaa labadaan fanan mid ka mid ah
      1guleed ahmed
      2

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 5 лет назад +30

    Wooow xasan gantal legend iskeenay ❤puntland guri boqortooyo

  • @ismahanwarsame27
    @ismahanwarsame27 5 лет назад +20

    Can’t wait for the day I will go for a tour around the beautiful motherland 🇸🇱🇸🇱❤️

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 5 лет назад +17

    from SooMaaLi GaLBeeD ree MaJiDho LoVe BuuRaN ♥️Ree UDuGa🇸🇴🙏💪👌👈

  • @diirsheduwe
    @diirsheduwe 5 лет назад +50

    madaxtooyada puntland baan idinka soo salaamaya soomalia maxamed

    • @deromar4803
      @deromar4803 5 лет назад

      Dirshe duwe maanu rer mudug ahayna awal mise waa ku kale

    • @diirsheduwe
      @diirsheduwe 5 лет назад

      @@deromar4803 hhhh wll aniga axyaa mudug baan ahy

  • @asmayuusuf9810
    @asmayuusuf9810 5 лет назад +26

    waaaaaaaaaw wiiilki re shekh craxmaan oge wale nasab ayad kadhalatay laandhere waxa lagu yaqan maxaqiran dadka kle viva ogadeenia dds

  • @amalmohamed6460
    @amalmohamed6460 5 лет назад +13

    Dhul udug allow balayata kaa hay. One love my dhiga puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱😘😘😘😘

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 лет назад +20

    Wow from.gedo viva puntland walalahay wa salaman tihiin ilahayow garowe iguu siin

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 лет назад +1

      Dad gena weye golay cadowgoda cagta form mudug

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 года назад

      DADKEYGII REER GADO WLLHI WA NO TIRSAN TIHIIN😍❤LOVE YOU XPPTI DHULKU WA DHULKAGII ADA PUNTLAND🇸🇱ADAA LEH

  • @natashasharmaarke2500
    @natashasharmaarke2500 5 лет назад +6

    inta hees aan dhagesanayay mid ka Mcn wli ma arag m.a alfanaan Xasan gantaal 😍😍😍 viva dhulka uduga puntland 💝👈 thnk abdiaskari 👍

  • @safiyoqali1883
    @safiyoqali1883 5 лет назад +20

    masha allah butland dhul boqortooyo farxad ku noolaada reer puntland idin jeclahay from galmudug

  • @somaliboy6368
    @somaliboy6368 5 лет назад +13

    Hello reer puntland Waan idin salaamey from galmudug State of Somalia Nabad ku waara my people

  • @daganmaxamuudharti949
    @daganmaxamuudharti949 5 лет назад +12

    Mashallah mashallah mashallah wiilka ogaadeen dhulkiisi puntland iyu u haysay wax lala yaabo ma aha nin dhulkiisi iyo dhiigiisi u heesaya 💖💖💖💖💖

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 5 лет назад +35

    Dhulkaygii Uduga Eebe Ha idin karaameeyo😍😍😍😍.
    Thanks alfanaan Gantaal , Abdiaskari Channnelki Somalidu wada lahayd😍😍

  • @hassamhussein7416
    @hassamhussein7416 5 лет назад +67

    From Somaliland kala dal baynu nahee balse isku dad baynu nahay waan idin salaamay abtiyaal🖐🖐❤❤

  • @sacido1721
    @sacido1721 5 лет назад +5

    Maansha alaah walaahi puntland waa wadan qurux badan nabad taalo dhaqaalo haysto maansha alaah aloow noo dhowr puntland waa dhulkii uduga

  • @anuushzain9497
    @anuushzain9497 5 лет назад +102

    Welcome to Puntlnd fanaankeena hassan gantaal ragga ogaden nasab wye seeraar iyo xariir. Baa dhiman kor isku so qaada idinnna kkkkkk viva DDS

  • @ZUZU-wp6jv
    @ZUZU-wp6jv 5 лет назад +3

    Fanaan aad jeceshahay haduu soo amaano Wadankaga maxa kafiican 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @fadumawarsame8567
    @fadumawarsame8567 5 лет назад +22

    Mudug baaalahediyo Bilicda Garoowaa loo wada burseele axyaa wadani 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cayuunicqaadirnaag6954
    @cayuunicqaadirnaag6954 5 лет назад +26

    My home❤️🇸🇱💕 from ufayn Bari puntland

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 5 лет назад +19

    Xasan gantaal waxad mooda wali inuu fanku noolyahay markaad aragto erayada uuu isticmalyo waa erayadii fankii hore legend hore usoco sxb

  • @umusamira8514
    @umusamira8514 5 лет назад +41

    Puntland my home allow anoo nabad eh igu celi waa idin wada salmy my ppl reer pntlnd 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 5 лет назад +98

    Mashaallah love ❤️ ❤️ ❤️ dhul poqortooya puntland state- I'm from jubaland state

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 лет назад +10

      Puntland iyo jubbaland waa mataano iyo wliba DDS❤❤❤❤jecliyaa kuligood

    • @sirmedi9378
      @sirmedi9378 5 лет назад +13

      Puntland+DDs+jubaland = poqortooya Darood💗💗💗

    • @daganmaxamuudharti949
      @daganmaxamuudharti949 5 лет назад +4

      Ulululululu isku duubni wacan tolkeyow 💕💕💕💕

    • @hibomahamud9780
      @hibomahamud9780 5 лет назад +3

      Viva my home putland

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 лет назад +2

      Mid lamida aboowe tolka😍

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 5 лет назад +3

    Erayada iyo laxanka xassan gantaal 😍❤️❤️ maxuu yiri bahdaydaa ma nabadbaa walee wuu abtirdaday nin kablalax ah 😘😍💯💯💯💯

  • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
    @waawwatasongbksimpleyutheb9340 4 года назад +4

    WaaaaW boqotoyadi wacnayd ee butland jecliya reer abtiyashay 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 5 лет назад +28

    Ilahow dalkayga iyo dadkaygaba dhawr puntland is my home ❤❤🇸🇱❤❤

  • @fatimamohamed6267
    @fatimamohamed6267 5 лет назад +12

    Waaw💞💞💞💞💖💖💟💟💝💓hadaa nahay puntlander. 💟💟💟 waa taageraheena. Xassan gantaal

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +5

    Dhulkeyga puntland allow dhOwr 😘😘💚💚💚

  • @kaysesaidofficial
    @kaysesaidofficial 5 лет назад +10

    Afkaga caano lagu qabay boqorka shanta somaliyed viva tolka puntland kuna so dhawoow garoowe iyo caleema saarka madaxweynaha ❤️🇸🇱

  • @sergiojamac9508
    @sergiojamac9508 5 лет назад +24

    abdi askari kulaha boowe markan waxay ka shidan tahy putland ta cusub hhhhhh
    nin culus keep going

  • @saafiahmed8987
    @saafiahmed8987 5 лет назад +8

    Waf waf sanadka Puntland bay ka shidan tahay masha allaaah dalkaygii Puntland 💕💕👏👏👏👏

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 5 лет назад +10

    Beetka nabada ee Lagu wada baraar somali badanked boqashada ujogtiyo mudug balahediyo garown uxiisay from somalilnd

  • @sucadawdoll3857
    @sucadawdoll3857 5 лет назад +24

    Boqorkii ogaden😍😍😍😘

  • @abdullahimoha4645
    @abdullahimoha4645 5 лет назад +37

    Badhan iyo laasqoray baailawday buntland guul dhulkayga from sanaag

  • @fadumocabdiraxman5904
    @fadumocabdiraxman5904 5 лет назад +2

    Masha allaha allow nodaa wilasheena somaliyeed idinku fanaa runtii jiro jooga hasan gantal waa inaa nasoo bokhatan adiga iyo Abdi dhanto madaxa nosarantihiin runtii

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +41

    🇸🇱🇺🇿🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕🇺🇿💕ilove you Puntland dhulkeyga aan jeclhy allow dhowr aamin Thnks Alfanaan Xassan gantaaL😍😍😍💕💕💕🇸🇱🇺🇿🇺🇿💕🇺🇿🇸🇱💕

    • @daganmaxamuudharti949
      @daganmaxamuudharti949 5 лет назад +2

      Kowsariina Khaalid
      Fanan xasan gantaal dhulkisa ayu u haysay wa wiil ogadeen marti kuma aha puntland isaga leh viva gobta darood

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 4 года назад

      Dagan Maxamuud Harti
      Waaa runTaa zhp isagaa leh

    • @oomanecade
      @oomanecade 4 года назад

      Qassim i am not going out with a billppp00

  • @iftinkimudug9614
    @iftinkimudug9614 5 лет назад +7

    Pntland 💖juballan💖Khaatumo💖 dhul darood ma kala dhacdaan adero yaaal ifka Farax ku waaara idinku faaanaa wlhi dhalasho um ciil qapo alx

  • @nastehoahmed4701
    @nastehoahmed4701 5 лет назад +20

    Dhulkygii alle maxaan uxiisay 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖. Putlnd allow dhowr ✋✋ cabdi askari boowe kulahaa 😂😂😂😂😂😂 waan kusalaamay cabdiyoow

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 5 лет назад +1

    Wow 😮 mi Mather land puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 xasan gantaal bowe mhd celin uma baahni. Puntland waa ciidaadi go forward ❤️❤️😘

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 лет назад +1

      zagal said mawaxaad leedahey ( laa shukran calaawaajib)

  • @fatumaali3658
    @fatumaali3658 5 лет назад +6

    Erayada ,laxanka iyo codkabu waa isaga thank u xassan gantaal u r the best

  • @fatimamohammed8366
    @fatimamohammed8366 5 лет назад +1

    Bartan ku dhashay iyo bartan ku soo barbaray allow barakey buntland 😍🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @daadir__9412
    @daadir__9412 5 лет назад +55

    Puntland mesha aan ku hamiyo inan mar uun tago❤
    From xamar cadey👋

    • @wyard8409
      @wyard8409 5 лет назад +1

      Soodhawow

    • @daadir__9412
      @daadir__9412 5 лет назад +1

      @@wyard8409 insh allh wn iman doona wll qali

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 лет назад +1

      Wan kusodhaweynynaa hdaa nahy rer puntland

    • @daadir__9412
      @daadir__9412 5 лет назад +1

      @@kigutlvcazbio2372 thnkz zxp

    • @abdiwelidaud3083
      @abdiwelidaud3083 5 лет назад +2

      I.am.realy.from.hargeysa.bt.iloved.puntland.wlh.mansha.allah.rer.abtigey.rer.abahy.idiinka.nagaa.jeclhy.100%.inoladaa.intey.nolal.jirtoo.lkn.waxa.nigaa.codsanaa.gabar.mad.isisaan.hda.tol.nahay

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 5 лет назад +11

    ishcalaa erayo poqorkii codka gntlka fnka horey usoco inader love you my dhulkyga uduga🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋❤️❤️

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 5 лет назад +45

    Carmo baaleheediyo 😊

    • @abdimoe1717
      @abdimoe1717 5 лет назад +5

      Ahmed Muse farax boqortooyo Cali Saleebaan. Carmo baaleheediyo♥️♥️♥️♥️💓💓💓💓😍😍😍😍😍👑👑👑😘😘😘

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 лет назад +5

      Ahmed Muse farax calisalebaan carmo qandala xumbeys Bosaso viva punters

    • @Rio_Mio244
      @Rio_Mio244 5 лет назад

      Ahmed Muse farax naFar cali saleebaan ah inad tahay baad sheegTay 😁😁😁

  • @nasrapuntish587
    @nasrapuntish587 5 лет назад +10

    wlle xasan gantaal wa dal yaqan dal udug meel kamu tagin💯😍😍😍😍😍
    bowe wa nabad sodhawow fanan macal abwaan👍❤

  • @jijojijo2908
    @jijojijo2908 5 лет назад +4

    Waw dhiiga biyah ka culus msha allah xasan gantal sanaag markii lasheego wan jecelahy mana arkin

  • @abdowali463
    @abdowali463 3 года назад +1

    Allow xafdi Puntland waa qayb ka mid ah qaranka Somalia oo nabad ah horumar lixaadlahana ka socdo.

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +10

    He nailed it
    Kudos to Hassan Gantal and congrats and Mashallah to Puntland!♥️♥️♥️

  • @bishaarojama1470
    @bishaarojama1470 5 лет назад +8

    masha allah thanks hasan gantal talan kuu samayn puntland Ku dhextala

  • @shiineartan6858
    @shiineartan6858 5 лет назад +7

    Legend Gantaal
    Thanks boss
    Proud to be puntland Somalia ❤

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond6194 5 лет назад +25

    Puntland is ma home from galkcyo

  • @kingothmanmahmoud5168
    @kingothmanmahmoud5168 5 лет назад +21

    *|• waxaan soo boqooloon👑
    *|•>Baryo soo lugeeyaba👑
    *|• Xarunti barbaartiyo 👑
    *|• Nugaal baalaheediyo👑
    *|•Qardho beesha taaliyo👑
    *|• Haka bixin I leedahay👑
    *|• Bartamaha zanaaga ba 👑
    *|• NAFTA looga baaqoo👑
    *|• Carmo baalaheediyo 👑
    *|• buuhoodle iyo cayn 👑
    *|• mudug bilicdeediyo👑

  • @abdallemohamoud182
    @abdallemohamoud182 5 лет назад +19

    gantaal fanaan soomaaliyeed
    horey usoco brother

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 лет назад +12

    Masha allah puntland laysku wada arag
    Abdi Askari hero proud of u

  • @ifraaxqali6747
    @ifraaxqali6747 5 лет назад +11

    Waaaaaw Thnks Hassan gantaal KUSO DHAWOWO DULKA UDUGA

  • @asmaqaynuun5548
    @asmaqaynuun5548 5 лет назад +13

    Puntland way qalanta kuwan iyo ka kabn fananin badn oo bn sugayna hdan nahy reer dhul udug

  • @iftinkimudug9614
    @iftinkimudug9614 5 лет назад +2

    viva pntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
    qureshtii daroood wn idin wda jclahay love you

  • @muhimastylish6473
    @muhimastylish6473 5 лет назад +5

    Thank you Allah hanoka dayo ina abo wa dhulkagi cidina ka lahayn wilashena quruxda badan Allah hano xafido.

  • @faatima7475
    @faatima7475 4 года назад +1

    Dhiigu biyo maaha Hassan gantaal erayadisa anaguna hadad rer puntland nahay tunkaan kugu qaadanay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @soomaaliyasoomaalibalehsha4578
    @soomaaliyasoomaalibalehsha4578 5 лет назад +37

    Buuhoodle my home ku jecliyaa halkii dalxiiska

  • @mudankapuntland9719
    @mudankapuntland9719 5 лет назад +3

    Alla maxa u xisay dhulkaygii hoyo ( bahdayda ma nabad baaaaa 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️😍😍)

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 лет назад +17

    Sanaaag dhulkaygii 😍😍😍😍😍 my home❤💕

    • @asiyahabi8122
      @asiyahabi8122 5 лет назад

      Lkn sanaag waa somaliland xbti anba sanaag ahy gar ahaan cerigabo

    • @queenfatuusha3893
      @queenfatuusha3893 5 лет назад

      Haaaa xbbti waaaw isku dhul baynuba nahay qaali anba cerigabo ah😘

    • @chevycartel8313
      @chevycartel8313 3 года назад +1

      Waa puntland idoor

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 5 лет назад +22

    Gantaal fanaanka ugu shidan sanadka

    • @rakiaahmed9942
      @rakiaahmed9942 5 лет назад

      Guuleed Simba halkeedaad dhigtay hore u soco gantaal inaadeerkay

  • @ahmedjamey2214
    @ahmedjamey2214 5 лет назад +8

    Alla yacisak ku sooo dhowow puntland gantaliza

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 5 лет назад +1

    Manshallh dhulkygi uduga jcliyaaa🇸🇱🇸🇱 xasan adna nolow ina ader ehel iyo xigal baanu nahy codowgen maciil baxo

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 5 лет назад +6

    Song of the year 🔥🔥💞💞💎🌺 well done Hassan Gantaal✅ Hambalyo reer abtigey😘❤️

  • @miss_fati-3939
    @miss_fati-3939 5 лет назад +1

    Anigoo kuhadlaaya magaca puntland iyo Daarood MJ kulligiin wainijecelnahay somliyeey 😍😍😍kusodhawaada baladkiinii labaad❤❤❤

  • @cuudali7929
    @cuudali7929 5 лет назад +12

    Jeceliya Somali dhaman putland ja naxow nafta waa from gabar galmudug

  • @baasheali3727
    @baasheali3727 5 лет назад +1

    Wow wow Waxan Bareida kusoo dhexmaray cormo baallaheediyo Buuhoodle iyo cayn hartiland

  • @abdimoe1717
    @abdimoe1717 5 лет назад +4

    Axxx Ya hees Masha Allah dhulkeygii dhul udug🇸🇱🇸🇱 Carmo baleheediyo Isiiii😍😍♥️♥️♥️🌹🌹😘

  • @nimcaanmarcozmaxamed7485
    @nimcaanmarcozmaxamed7485 5 лет назад

    Sooomalia reer hepel iyo qabyaalad ma dhaafto
    Ninka gantaal waan taageeraa lakiin qabyaalad inaga daya ninkan waa fanaan soomaliyeed intii igu racsan lekta gantaal horu mar wacan king

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 5 лет назад +3

    Wow Masha Allah 💪Putlanad ❤ waa mamul Goboled an ad u jeclahay i am from jubaland Ogaden Boy qalbiga ayan idin jecel wlalahaeyga Somaliweyn 👏💪❤

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 4 года назад +2

    Hamlabyo dadka reer puntland 🇸🇱🇸🇱 alfanaan xasan gantaal keep gion wllo hees waan kaahynaa👍🇸🇱♥️🇸🇱♥️

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 5 лет назад +6

    Guul iyo gobonimo
    Bahdii abtayashayoow
    Manabadbaa ❤👏
    Jecliyaaa
    Gacaladii abtiyaashay
    ❤👏

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 5 лет назад +2

    Yaa salaam! Erayo, laxan iyo codkuba ma kala dhacaan.
    Guulayso Xasan Gantaal.

  • @IsackAto
    @IsackAto 5 лет назад +8

    Boqortooyadii puntland ayey ku shidan tahay Hassan gantal and Abdi Dhaanto

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 лет назад

    Ma Hasan Kantaaal miseh inta kale Hasan Kantaal Igufilan👍👍👍👍👍👍 fiiiiiiiq fiiiiq Nugaaaaal xaaaax bilicda Garoowe ❤️❤️❤️

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 5 лет назад +5

    Dhulka uduga We love Daaarod ismaaciL✌🇸🇱

  • @xiisosman1328
    @xiisosman1328 5 лет назад +2

    2016 igu horeysay puntland haka so tagin iqabtay wlhi wa gob gobi dhashay waye rer abtigey

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 5 лет назад +38

    🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱❤❤❤ dhul boqortooyo dhul udug

  • @kiincanjax6355
    @kiincanjax6355 5 лет назад +1

    I love this song because i am from buuhoodle so i said thank you so much hassan gantaal inaadeer waxay ishu bogatiyo buuhoodle iyo cayn long life insha allah

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 5 лет назад +6

    I love putland 💖💖💖from mogdisho

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 лет назад

      Mid lamida aboowe thanks

    • @asturan_edebsan5630
      @asturan_edebsan5630 5 лет назад

      @@ahmedmahamed9676 hedhe wiil ma ahi se cml

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 5 лет назад

      @Queen Ali
      Ka raali noqo. Ali ayuu arkay, wuxuu a ka booday “queen”. Reer muqdisho waan idin jeclahay wallaahi oo waan idiin duceeyaa in qaraxa Alle idinka dul qaado. Waxaad tihiin muraayaddii dalka.

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 5 лет назад +1

    Mansha allah alle ilahaay walahen puntland wa u qalman ina adeer gantaal thanks kol rer Tolken mj uhagar baxdaaay

  • @deqaahmed6344
    @deqaahmed6344 5 лет назад +4

    Waaw igada cayaarta caadi mahah wexii ka helay sidayda laketa ❤️❤️❤️❤️❤️