Israil O Jugtii Ugu Weyneed Taariiqdeeda Ku Dhacday & Xamas O soo Jawaabtay Mudo ka dib| Xisbulah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июн 2024
  • Israil O Jugtii Ugu Weyneed Taariiqdeeda Ku Dhacday & Xamas O soo Jawaabtay Mudo ka dib| Xisbulah
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 140

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  21 день назад +57

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 21 день назад +13

    Jugtaad dheegayday waxaan moodaayay in aad leedahay guutooyin dhan baa la liqay Allaha israail dukum daakum ha ka dhigo Amiin

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 21 день назад +8

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @sadam1318
    @sadam1318 21 день назад +10

    jug iyo khasaare allaha ku rido yahuud in shaa allah

  • @luulosman2849
    @luulosman2849 21 день назад +5

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد آللهم أنصر اخواننا المجاهدين في غزة وثبت أقدامهم وسدد خطاهم وانصرهم نصرا عزيزا المقتدر

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 21 день назад +9

    Ciidanka israiil wada kaga jira iyo xulafadooda iyo aalaatkoodaba DEGDEG Allaha ubaabaiuo Amiin

  • @chefimsa
    @chefimsa 21 день назад +5

    MAASHA ALLAH SHEKH MOHAMED DULMI DIID ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ WAXAA TAHAY QOF XAQIIQDA KAHADLA DULMIGANA DIIDA ❤❤❤❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 21 день назад +5

    Scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin gull gobonimo inchallah falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 21 день назад +11

    Allaha Akbar ☝🏽 Allaha Akbar 🙏🏽 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝🏽☝🏽☝🏽

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 21 день назад +4

    Cadawga gumeystaha ilaahow jibi oo dhulka kudar Alaahuma Amiiin

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 21 день назад +6

    الله آكبر الله اكبر الله اكبر 💪

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 21 день назад +2

    Sheyyadiin isbaheysatay weeyaan
    Xamaase Alle subxaanahu watacaala ayaa garabkooda ah Xamaas guul insha Allah

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 21 день назад +3

    Allayacizak sheikhoow
    War dhegaha u roon waaye kan ✅

  • @user-mv3ec1xh7i
    @user-mv3ec1xh7i 21 день назад +5

    ALLAH ayaa dhamayn yahuuda INSHA ALLAH

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 21 день назад +4

    الله اكبر ولله الحمد
    اللهم انصر اهل فلسطين

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 21 день назад +2

    Allow Yahuuda jabi way Jabeene Yaa Rabi

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 21 день назад +7

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt 21 день назад +4

    Mashaalaaha ilaahaya ha ku xafido aaammiiinnn

  • @adammanur9012
    @adammanur9012 21 день назад +11

    اللهم أعز الاسلام و المسلمين واذل الشرك والمشركين

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 21 день назад +5

    ❤Allaahu❤
    ❤Akbar❤
    ❤Walilaahil
    ❤xamdu❤
    Guul iyo gobannimo insha Allaah

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 21 день назад +3

    Ilaahayow adiga ayaan kusugaynaa cidkale uma maaqna walaalehen

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 21 день назад +6

    Sallaam calaykuk walaal waan ku daawadaa allaha ajarkaasiiyo informationka aadnoo soo gudbisid.

  • @user-xi4dh2ky1q
    @user-xi4dh2ky1q 21 день назад

    اللهم انصر اخواننا فلسطين نصرا عزيزا عاجل غير آجل

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 21 день назад +2

    Mahadsant walaalkey dulmi diid qeersheeg ❤❤❤

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 21 день назад

    Allaha Wayn ha ku sii bedeyo Jugta. Ba' iyo Hoog Allaha ku rido.

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 21 день назад +3

    Quraanka la beecinaayo maa laga joogo waligey tanoo kale quraan la xayeysiinayo subxanallaah. Quraanka hadii qofka uu waxbarayo waa in uu noqdaa sadaqo ilaa wax loogu garto oo qofka la barayo uu u garto macalinka lakin ma ahan ganacsi kadaaya waryaa quraanka ka ganacsigiisa subxanallaah ilaahayow kalaamkaadii dad aad u xun ayaa ku ganacsanayo أللهم اني بري

    • @Zamiaahmed221
      @Zamiaahmed221 21 день назад +2

      Benta mhn ani ina madaraso gla rbay oo quranka tajwidka barto lcgta aan awoodi waye wa iska dhaafay😢

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 21 день назад

      @@Zamiaahmed221 nimankan wadada sheeganayo ujeedkooda waa quraanka in ey lacag ka sameeyaan oo ganacsi ahaan ku shaqeystaan sheekh umal bal soo daawo waxa uu ka dhahay kuwa quraanka ka ganacsanayo wuxuu yiri ma banaano waa xaaraan waa in uu qofka ku barayo uu ujeedkiisu ahaanin ganacsi lakin uu ahaado mid mutawacnimo ah kadibna waxa aad u garato adiga aad siiso lakin ganacsi ahaan waa xaaraan mana banaano. Hada kan channelkan iskaleh wuu ogyahay lakin alle ayaa la xisaabtami doono.

    • @suadabdullahi1451
      @suadabdullahi1451 19 дней назад

      @@Zamiaahmed221 Asc abyo anaa kubaraaye si free ah email kan for igala soxariir numbar lama soqori karo wuu tirtirmana

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 21 день назад +8

    Hamas waay quul satey

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 день назад +2

    XAMAAS DALKEEDA AYEY JOOGTA, NINKA DHOOF KU YIMID AYEY GEERIDA DHIBEYSA.

  • @user-dt6ih3wk9f
    @user-dt6ih3wk9f 21 день назад +2

    اللهم أمين يارب العالمين

  • @Mucaadmaistaage
    @Mucaadmaistaage 21 день назад +1

    ilaahoow ugargaar reer falastiin😢

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 21 день назад +2

    Shukran shiikh

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 21 день назад +1

    Warkaas sheekhow allaha ku liibaanee dawlada soomaaluta kamaanan maqal. Waa adiga jeebkaaga. Warkaasna sidaad adigu sheektay qof waalan xataa ma yeelayo.

    • @kahiyemohammed8556
      @kahiyemohammed8556 21 день назад

      SOMALIA ma dowlad ba kajirta. Dhabadilifka kufarta .. wa ahlusheydhan.

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 21 день назад

      Ma qofba kusheegayo waxyaabaha lagu bahdilaayo waa siraha hoose

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 21 день назад +2

    Illaahoow nasriga iyoguusha u soodadaji guush iyo nasriga
    Hoog iyo hallaag kurid cadawga isllaamka iyo tafaarrraaruq adigaa awood leh dulqaad iyo deeqba leh kabadbbaadi shirqoolkooda

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 21 день назад +2

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 21 день назад +2

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil.🤲

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 21 день назад +1

    😂😂😂 wa hadal sax ah sheydaakuba mar ayuu runta sheega gaaladuna xubnaha jirkooda
    ❤Allaah❤
    wuxu amraa iney marqaati kunoqdan
    ❤Rabigeenu wa Facaalun limaa yuriid❤

  • @yasincavani6439
    @yasincavani6439 21 день назад +6

    Inshallah guul falastiin

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 21 день назад +1

    Ilaybaa ku qasbidoona Inshaallah

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 21 день назад +1

    Waankaa xumahay wixii dhacay

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 21 день назад

    Wcs alla yabarik cumrak channel kana alle hanoo xifdiyo

  • @NacimoAhmed-by1zr
    @NacimoAhmed-by1zr 21 день назад

    Shukran.

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 21 день назад +3

    Dufan allaha kukiciyp israil

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 21 день назад +1

    allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 20 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 21 день назад

    Allahu akabar ❤❤❤❤❤

  • @MohamedAlimuumin-iv5bs
    @MohamedAlimuumin-iv5bs 21 день назад

    30 days alhamdulilah ♥️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 20 дней назад

    Thanks 🙏👍

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 21 день назад +1

    Insha alllah alle ha jabiyo Israel

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 21 день назад +3

    Arimaha xabalaha ookale yaakabuuxay

  • @Samaax-zy1fn
    @Samaax-zy1fn 21 день назад

    Guul ayan u rajeena falastiin❤

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 21 день назад

    Yahuud balan male ma aqaan see lagu aaminaa

  • @CabdirisaaqSheekh-ww5hl
    @CabdirisaaqSheekh-ww5hl 21 день назад

    mawariyaadtahay mise sheekh

  • @user-dz5cw4ew1j
    @user-dz5cw4ew1j 21 день назад

    Shiikhow 😂 jugta ugu weeyneed hadal lee miyaa, rabbi haku barakeeyo.

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 21 день назад

    Ilahatoow ugargaar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 20 дней назад

    Wll qli wadmahadsanthy

  • @barlinsaid291
    @barlinsaid291 21 день назад

    Alle haa iiqabo yaahuuda

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 21 день назад +1

    Hasoo.kabanoo ilaah kaydka kaa dhamee.

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 21 день назад

    Guul falasten

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 20 дней назад

    Ilaahow maxaad ka wadaa?xigmado (Allah)Ayaa laaban Ama soo socda

  • @user-mv3ec1xh7i
    @user-mv3ec1xh7i 21 день назад

    MASHA ALLAH, bravo UNTEL

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 21 день назад

    Ilaa goormay burburinayaan waqti iyo hub way heestan ayagaaba jugta laga saaraa af waakee may laka aamees

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 21 день назад

    Alxd allaah jabka allaah how siyaadiyo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 21 день назад

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Rabiyoow adigaa kumahatsan

  • @user-gs1oq5eb5m
    @user-gs1oq5eb5m 21 день назад

    Yahuud allaha dhameeyo

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 21 день назад

    waxas waxa ka masus ah xasan sheekh

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 21 день назад

    Alxamduliaah

  • @Samaax-zy1fn
    @Samaax-zy1fn 21 день назад

    Guul ayan u rajeena falastiin

  • @Samaax-zy1fn
    @Samaax-zy1fn 21 день назад

    Guul ayan u rajeena falastiin❤ 4:32 4:35

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 21 день назад

    Illaahay tu ka wayna ha ku rido
    Alle swt halaagooda ha soo da dajiyoyahuud 😡

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 21 день назад

    Allahu akbar kabiira..

  • @dalaqdam
    @dalaqdam 20 дней назад

    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee

  • @AilMalaq
    @AilMalaq 21 день назад +1

    ❤❤

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 21 день назад +1

    25b in ay yuhuud waydo.100jibaarkeed bay daqiiqado wax kayar sucuudiga keliya ka helikartaa.🤣😂🤣

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 21 день назад

    Macalin. Course kii away?

  • @SalmaRuqiya
    @SalmaRuqiya 21 день назад +1

    Aslmckm Sheekhaygii

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 21 день назад +2

    Video ga aniga so dhigay so dawo 😭😭
    Calool xumo wye

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc 21 день назад

    yuhuud wa cadawgii ilaahey wana munafiqiin

  • @Samaax-zy1fn
    @Samaax-zy1fn 21 день назад

    Hi hbn

  • @xasangemar8382
    @xasangemar8382 21 день назад

    Sheekhow guur sadee naga malan qaaday aawi

  • @fifafootball544
    @fifafootball544 21 день назад

    Sheeekhoow koorsadii aawe, mise iida soo fasixi rabtaaa

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 21 день назад

    war meesha waxa ku jira haro gaaska qaliga waxana rabey in marekan iyo yahuuda aya rabey in ayka faideystan o shacabka gasa laga dhigo wax la dilo waxa laqaxiyo iyo balse ilahey ma oran

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 21 день назад +1

    Sheikh arinkaa far right been ma sheegaan kuguma aanan raacin

  • @user-gk1ie2sx5i
    @user-gk1ie2sx5i 21 день назад

    Asc sheekhow WiFi uu golaha amaanku u codeeyaan waxaas uun buu ahaa.

  • @abdikadirgaleef3966
    @abdikadirgaleef3966 21 день назад

    Sh helikabtar miyuusaarna?

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 21 день назад

    Maya imaaraat khaarajiya iyaga iyo askartooda

  • @dalaqdam
    @dalaqdam 20 дней назад

    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee
    war shiikhoow ilaah kabaq jwb nasii aaway korsadii malinkeed sofasaxee

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 21 день назад

    CIMILADA AYAA XUMEYD BAA LA LEEYAHAY

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 21 день назад +2

    🎉😂❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 21 день назад

    Yahuuda waa dad walan oo caqli xun nin dadlkiisa marna logama guulaysan karo

  • @ruqiyoxasan930
    @ruqiyoxasan930 21 день назад

    Shiqow cod ma leh

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 день назад +1

    BLINKEN, WUXU GARAB TAAGAN YAHAY, TOLKIISA ISRA'IL.

  • @akisheharara
    @akisheharara 21 день назад

    Asallaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu, sheekhoow ma og tahay ninka leh shirkada in uu yahay isla reerkooda, marka waa waxa ay yiraahdaan reer galbeedka PR uun

  • @user-gl3rn4mm6h
    @user-gl3rn4mm6h 21 день назад +1

    Kusali nabiga

  • @MAHMOUDMohammad-uy6vc
    @MAHMOUDMohammad-uy6vc 21 день назад

    يا شيخ لا تقل شمال إسرائيل بل قل شمال فلسطين المحتلة

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 21 день назад

    Meshu xagee tahay ayka dhisan lahayd shikhow hadii laga joojiyay mxy gaaraya lacagtii baa u baaqanaysa😂😂😂😂 wxaas jug maaha ee wxbaa u baaqday

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 21 день назад

    Xuti io alshabab ka soo hadal ustaadi 😂

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 21 день назад

    Waxaad lahayd lacag baan kadhargay kuwaa warkaaga qaymatiray qaylinaya markasta madaysid

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 21 день назад

    good lama siri karo xamas

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 21 день назад

    Sheqow iyaguna xitaa hadan dilno binu sahidka imaarad ka nalo racan mayo

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 11 дней назад

    Ninkan CBB dii miyuu ka midyahay wanyabaa asagoo amanaayo dowladeena afki meesid dhiliil iyo xumaaa mahee sheekh Alle ka cabso wanaga dowladana sheeg