Kaaf iyo Kala Dheeri | Ciidanka itoobiya iyo ku wareejinta Soomaaliya !
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Gabi ahaanba wararka soomaalida waan iska daayey bilahan si maskaxdu iigu dagto xaqiiqatan waan ku wareerey 😢ilaahay madax wanaagsan hana siiyo garan maayo meshey ka imanayaane from hargeisa
Illahayow dowlad ficn oo dadkeeda iyo dalkeeda wax uqabaneyso inoo abuur🥺🥹🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Walalow illaheey kheir hakusiiyo waad niyad fiicantahy
Somalida barwaqo oma ficna markii wadankoda uu ficnaa gacmahoda ayeey kuburburiyen ale ayeyna kujisareen xitaa hada hadee isbadasho weyku lawanayaan, hadii somalida aqoon buxda aadan ulaheen tariqdeda soobaro
@@Abdullahi-Mohd Aamiin wll
Nin ma ihi😁
Omar inshaar ❤ sxb dhibaaatada ummada soomaliyed haysata waa Siyaasiin liidata oo saaqidey ilaahy ha ina ka qabtana
Siyaasiyiin ha heystaan sax waaye lkn dunida siyaasiyiinta shacabka amarkoodee qaataan oo shacabkaa awood leh lkn shacabka somaliyeed maba isticmaalaayaan awoodooda oo wax walboo lagu sameeyo ficil masameeynaayaan banaanbax inee diidaan wexeysan Rabin lkn siyaasi laga aamusanyahay jeebkiisa loo kafakaraa wlhi ciil waaye waa shacab hurdo😢😢😢
Hadaan dhalinta aqligooda shaqeen sida falastiin ayaa nagu dhaceyso dalba dhalinyaradiisa ayaa badbaadiyo ee allah hanoo soo saaro dhalinyaro mideysan ee aqli iyo dadnimo leh aamiin dowlad kusheegta waa aboor aboorna wax ma hanbeeyo aqligooda wuxuu noqdey barakicinta shacabka dhaca shacabka iyo leynta dhalinyarada ee allah umada ha ka horwareejiyo aamiin
Beentaa mahan wlhy@@mahrizamohamed8422
@@mahrizamohamed8422waa runtaa zxp
waa runtaa zxp wlhi
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب يا رب
يارب يارب🤲🤲
Ustaad Cumaroow dadka adoo kale Somali way ka dhamaadeen Akhii. Warkaaga waan awoodi waayay inaan dhamaysto. 🥲🥲😭😭🇸🇴
Qabyalda ilaah nga yreeyo 😢😢 shiikh, aqoonyahn, siyaasi dhamaan qabyld aa qalbda fadhida 😢
waad saxantahay.
Ogaansho waa warbaahin ummadda la dareen ah.
sii ballaari xogaha iyo baaritaankooda
Ogaansho walal Vediow,yada sifiican ayaad usoo edit gareesa mashalh thambanailka xitaa Iyo tusaalaha aaad marwalba soqadanaysid legend
Wa alaikum Wa Salam, Omar Inshaar! Mahadsanid!!
Xaqiiq ✅💯 biyokama dhibcana waxanoqotay in sidadban loqabsaday dhamaan soomaaliya.
Hadan hader lagahorteginna o ladidin waxa hadadabada lagawado .arkala lagashalayi
Doona😢😢
Ciilow wayey dhulkaygow 😭😭
Best channel somali
1.Afsoomaaliga Faalladaada Kusoo Qor
2.Faallo Ka Macaash Lehna Soo Qor
@@m.k.7788 waa yahay
Insha'ALLAH waa guuleysan doonaa nin & naagba jihaad ka dhan ah itoobiya ha udiyaargaroobo
Abii Ahmed wlhi wey yartahy aniga somalia waxan ogacabsi qabaa iney badaa ucaroto الرجوع الي الدين هي الحل الوحيد
oo hadda gaalo miyaa nahay war dhaqan xumidaa zxp
@@AyaanleBarre-nb7dx xukunka waa in loo ciliyaaa shariicada somalia
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
و عليكم السلام استادي عمر انشارى
Somalia
Dhaqan ahaan😢
Diina ahaan😮
Dawlad ahaan😮
Dad ahaan😮
Caqli ahaan😮
Way u dhinteen ilaahow badbaadi❤❤
صدقت
Wallahi waa runtaa macalin😢
Dawashada iyo Maqalka muuqaalkan wey i dhibaysa wlhi
Aby ahmed indhaha iyo maskaxda iyo mustaqbaka ayuu ka fikiraya
Halka Dawlada Somalia kaliyata Hunguriga Iyo Calosha uun bay ka fikirayaan😢😢
Angry dad dhintay baa nahay sxb gaar ahaan madaxdeena😡
Wadankaan waaa inaan u tashanaaa xaqiiqdii halis ayuu wajahayaaa wadankaaga
Aaway hee abww shacabaa aduunka power kuleh anagina waan hurudnaa wax walboo dhaco raaliyaa kanahay waan aamusanahay ciil sowmaha😢
Ku sali xabiibkena صلى الله عليه وسلم ❤
Your channel is the Best one that I see in youtube
Wlhi 2006 waan yara waxan jira 9 waxan joga goblka somalida itobiya garahane galbeedka sittis waxan maqalaya aderkaya odhagasanayo Radiyo kashkanaya inan itobiya lasaya dada somaliya wlhi waan oya malinata waan murgodada waxa idhaqaya dhiga waxabarasho malhayan lkn waxa igu jiraya dhig somalied
Bro dad yar ayaa dareemi Kara wadaninimada qiimaheeda dhalinyarda somaliyed wax ku dhacay maqaan intooda badan waa hurdaan gulayso sxb
lkn waxa dhacday in wilal yar yar o mujahidin ah qoryaha qatan 20sano kadib neh wilashi yar yara la loodin la yahy xita hadi gaalo o dhan ay iskugu tagty bidnilah way guleesanayan musliminta iyo mujahidinta way neh furan donan dhaman magaaloyinka musliminta somaliyed min xamar ila iyo jig jiga insha allah☝🏿🏴
@@abdikasanti3028 Horta runta inlaysu sheego ayaa fican mujaahidnimo ma waxay noqotay in hooyoyinka somaliyed oo masakiinta caruurta iyo shacabka laqarxiyo runta Hadi lasheego kuba afkooda Ku hadlayso iyo dawladuba waxa tihiin caloshood ushaqystayaal oo dano wadamokale u adeega waxba wadaninimo hanaguso gabanina
Alaha ku dhowro❤
Waa wax laga naxo xaqiiiqdii waana mustaqbal madaw
Wcs omar inshaar mahadsanid ❤❤
Wall Cumar insha alle haku xafido ❤❤❤
Omer inzhaar allah haku sharfo dar alle ku jeclhy wayo runta kama gabatid ❤
cumarow malin un hadi an nolahy galada iyo gaalo racyada wa la jabin donaa magalooyinka wa wayn e musliminta neh wala furan doona insha allah🏴🏳️☝🏿
Wow i am ready
Asc wlle cumarow wax naftaada dhibaaya nafteenana wuu dhibayaa qaasatan aniga wadnahaygu ma xamilo karo waxyaavaha naxdinta iyo murugada leh sidaa darted waan iska joojiyey inaan dhageysto wadanka allaha noo badbaadiyo xasan iyo inta dhibka umada ku haysana allaha ka qabto
أفضل قناة ❤
biisharo cumarow wax la gadhay wakhtigi islamaka halkad jogto cadalada kabilawo❤❤❤❤❤❤❤
Rabiyow guushanada adaa haya
Cumar inshaar my brother
🎉❤
Waad soo gashaye kusali nabiga صلي الله عليه وسلم 😊❤️
Hooyo Somalia Rag malaha laakiin Rabi Bay leedahay.
rag way ledahy wana mujahidinta 20sano hortagan cadowga galada shisheye iyo dabo dhilifyada☝🏿🏴
@@abdikasanti3028maxaa mujaahidiin ah kuligood waa ajaanib xitaa itoobiyan baa amiiro ka ah kuwa aad sheegeyso
@@abdikasanti3028😂😂qaraxa umada kajoojiya
Maxa umada u qabateen waa idinka qarxinnay😂@@abdikasanti3028
Wllkei Omar inshar
ILA SAWIRO SalaamN ❤❤
Aniga marka maqlo arimaha 🇸🇴 wallhi waa isku naxa
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, subxaanallah 🤯😱😬
Alle gacnta ha ugaliyo dalkeena ragaas amxaarda la daagalmaya ee duurka ku jira☝🏾
adi afganistan maa tahay 😂😂😂
@Ayuubdaahirmaxamud soomaali baa ahy
Lkn nationalist ma,ihi
البراء والولاء
Waa qarweysa shababyaho
Dadka doqomada Haba ahaadan ba madax kama fikiraan mustaqbalka. kaliya inta uu doqon arki karo.
Waa dad aan ilaahay aqaan, fikireyn, xishood laheyn, dadnimo laheyn, kaliya yaqaana shilinka maanta ay helayaan.
(Allahayoow Gaala Gacanta Ha Noo Gelin.
( امين يا الله)
=Mahadsanidin=
Ilahay haynoo gargaro wax kale garan mayno 😢
Ilaahoow xassan sheekh gees un noo dhaafi
Uss .sootad jubaland iyo k.galbeed diidhen kabixitanka Ethiopianka goboladhodha
Dhibka shaqsi keliya ma,ahan waa nadaamka ay dhiseen shisheeyaha
Subxaana allah
Barnaamijyadan noo so badi inshllah jazakallahu qayran
Maxaa lasoo badinaa wllkoow dadba fal celin bixineyn ee wixii larabo laga sameysanayo iska aamusan barnaamij lasoo badiyo muxuu taraa abww in labanaanbaxo oo madaxda lala xisaabtamo larabaa lkn hadii shib kadhahno jeebkiisa loo kafakaraa passport uuna kawataa dalka wuuka dhoofaa
@ inshllah somali way guuleysan
Asc wwt omar insharow walaal lambarkaga ubahanahay
😢😢😢 Allow Nabad baadi. Somalia Guul iyo gobanimo
Kaaf iyo kala dheeri oraah la macna ah ma taqaanaa
Wcs 🎉🎉 Omar inshaar🎉🎉❤
Adiga cumarow hadal intaad inaga dhafto hal go,aan ha qadano jiida hore ayaan tagaynaa,
😢😢 madaxdena waa maqr sar qof uu maleyo in dowlad jirto waa dhonsantahy walahay
Masha'Allah
Welcome abiy
Ogaansho macali somaliyeed
Ustaad
First asc ogaansho
Haa waa runtaa waana idhibeysa
Wallahi m'a dhagaysankaro 😢
Wadanka dad aan rajo ka lahayn baa madax ka ah oo calooshoda u shaqaystayaal ah oo aragti fog lahayn o lacag un udaran thy lkn shacabku may kacan ilen Madaxdan waa shaaqol un dalka mahalan kalikood
Welcome arsenal
Bisinka. Waa kud ka guur oo qanjo u guur.
Cajiib !
Adoomo ayaa hogaanka noo haayo shacabkane wey hurdaan mana rabaan iney kacaan. Marka Somaliya wey ku deysay Alle yarahma amen
Gaalo way jabtay
Ustd sallamulah maalmhan muuqalo maso dhigtide
Ma la dhahi karaa soomaalida waaqiciga ma ogolo,sabab
1-Ethopiya waa cadow Soo jireen ah.
2-Ethopiya waa naga dad badan tahay.
3-Ethopiya waa mustacmarad qadiimi ah.
4-kala qaybsanaanta soomaalida.
5-Ethopiya waa nagag horaysaa dipolomaasiyada caalamiga ah.
6-qodobadaas iyo qodobo kale oo badan ayaa waxay Soo ku qasbaayaan in ay Ethopiya hoos tagaan.
Aniga ciil iyo Caro la gami wayay ayamahaan lkn rajona way jirtaa insha Allah in aanay dhacenin waxa ay rabaan Ethiopia iyo daba dhilifyada u shaqeeyo Wana ognahay waxa socdo
Mexey kuugu taalaa hee aboww shacabka hadeey aamusnaadaan waalagu dul soconaa lee wexey kaqabanaayaan malahan siyaasi passport uuwataa jeebkiisoo buuxsanaa wuuna baxaa hadhoow shacabki larabay ineey banaan baxaan kafal celiyaan wexeysan raali ka aheyn lkn umadd dhanoo aamusan aamuska macnahiisa raali aan ka nahay waaye ciil sowmaha wlhi hadaana dhaqaaqin siyaasiyiintan meel iskasaarin wlhi guryahena nooluku soogalaa😢
Intaan wixii ka danbeeyo ilaahy isku xidha oo Gacmaha u taagta.
Wlaahi si kale ma jirto .
Maalin dhaw jiritaankeena wuu baabi'i doonaa wlaahi hadii aan sidaan ku socono
Mahadsanid
Waa madaxda liidata ee dalka joogta
وعليكم السلام حبيبي عمر إنشار
Sadax sano guurguurte Xilka hayay hal Subax war fiican kama soo yeerin Somalia
Asc wll omar inshaar
Subxanalah dowladu sidey u fikireysa
Insha Allah khayr Ethiopia iyo gaalada cadcadba waligood waa nagu taamayeen sababtoo ah dadkan somaliyeed waa dad hal sinji ah hal diina hal af ku hadala dhul barwaaqo haysta bad xeebo dheer Africa leh markii loo quuri waayey iyagaa laysku qataaray
Dalalka qaar hada ay si dhab ah ugu xoroobayaan gumeysiga ku dhisan dulmiga, xasuuqa, aan xadka laheyn iyo dulinima yaa rabi noo gagaar ☝️🤲😢🇸🇴🤔
Innalillahi wainna ileyhi raajicuun,
Madaxdaan waashey oo wareerey ilaahoow nagadulqaad.
Ogaansho. Cumar inshaar. Walaal ka soo hadal qisada abdelbasit sarout. Wiilki syrian ka ahaaa. Walaalooow mahadsanid.
Wlh waa qalbi jab weyn qalad kii ugu weynaa ee somalidu waa iney xasan sheikh doorteen 😢
Dhiigeyga ayaa 100ka tagay runtii kuwa hda madaxda shegta ilahey hana dhaafiyo sida ugu dhaqsiyaha badan
Haa wlhi sido kale waan ka murugooda sida ay u dhaqmayaan dowladena iyo siyaasiinteena gaar ahaan kuwa madaxda dalka ah 😢🇸🇴😡😥
Allaw hassan deg deg noo dhaafi oo nasii madax umada ka naxa
Tolow farmaajo ma dhaami doonaa 2026,kan wuxuushka ah ee xasan sheekh from hargeysa
Maya
Anaa kwaso
@@SalmaanBashiir-o7y naag ma ihi bro
@@mustafeadan6924😂bax jubaland Iyo k.galbeed wahaas usheeg
Siyaasi goof madhan intuu Somalia 🇸🇴 u taliyo rajo hasugin
ascww sxb xaqiiqdii muwaadin soomaaliyeed ayaad tahay aniga laftayda ayaa habeenada qaar calool xumo laseexan waaya
Sababta ay dawlada soomaliya🇸🇴 waxas u samaynayso waaa xasinimada iyo nacaybka ay u hayso dadka soomaliland oo aanayn u haynin Ethiopia inta ay isleeyihin soomaliland ayaanay waxba faa I'd oo ay isleeyihiin dhaqaale yaanay ka helin heshiishki dhex maray soomaliland iyo Ethiopia
Ayay dadki Guumaysi galinaysaa
Dawalada soomaliya inta ay is leedahay soomaliland xaasid ayay dalkidii maalinba in la qadanayaa 30ka sano ee soomaliland madax banida ku dhawaqay intaasba soomaliya hoos ayay u socotaa dhan walba
Soomaliya inta ay 30 sano saas maysanyso wax u dhaami lahayn in ay soomaliland wadahal wax ku oola la yeeshan oo ay soomaliland qadiyadida waxba kama badali karanaa ay iska dayaan xasinimada hadii ay intaa samayn lahyn maanta Ethiopia ku may gumaystin oo may dhukadiin oo may sharaftuda dhulka la galin maanta habalaha waqooyiga soomaliya ku nool wax ay maraya nin orom ah halka bahlaha waqooyi ku nooli oo inaderkid ay marayo ilaalinayana 🔥🙆
Cajiib waaye runt
Wlhi in an qaraxna aya ku dhawnahye🥺 yaa Allah dalkan ad u maqan😢
Asc wll
Walhi aniga ayaa kulamid ah,waxaan kusheegay ayaan garan wayay wax aan kusheego murtaziqada Somalia hogaamisa
Ilaah ku dhaarteee waa nacay siyaasi Soomaaliya iyo Siyaasadiisa
Waxaa ku tilmaamo xitaa ma aqaano
Wllhi muuqalkaan markan dhageysanaayi calooshaan ka oynaayi si kale waan dareemy🇸🇴🇸🇴🥺🥺
Wcs 🎉
Subxanallah 😢
Inoloww inteyy nolol jirto
Ustaad afkiiba juuqda gabay waan danaynaayay inaad arinkaan kaso hadli doontid waa mahadsanthy sharaftii wadankeena lahaa dadyaro caloshood u shaqaystayaala ayaa iibsaday dhalinyarow wadankan anaga iskaleh sidaan xalmahane sida siiriya dhalinteeda uxoreeyeen ayuu wadankeenuna ubaahanyahay in looxoreeyo ileen xormanihin somaha wararkan marka daawado xanuun ba kaqada wllhi
Cumar inshaar tanni waa musiibo halki ugu darneyd illhy umada islaamka hasamata bixiyo
Wariye darood ah😂❤
OMAR we love my land somaila ❤❤❤😂😂
LACNADA WAA xasan sh ILAHAY ha naga QABO ninka quBuraha faganaye YAA madax ka dhigane ILAHAY BA no MAQAN alla yaa u shego Siyad bare . Dowla waxa ugu dhowA Farmajo Burburkii ka dib. 😢😢😢.😢😢.
Asc somliya
❤
Xaqiiqadaan weey i xanuunjisay😮