Taqliidki ayaa roonaa ayaa isdhahaa ani waayo sheekhba sheekh kale ayuu is daba taagay mid ayaa wax sheegaa mid kale ayaa ka daba istaagaa waxa uu dhahaa waxa uu sheegay waxba kama jiraan hadaneh daliil ayuu keensahaa kii hore asganeh daliil ayuu sheegay anaka waa wareernay hadii aa caamo nahay ani waxaa u maleeynaayay soomaalida bis carabta hadii aa dhageestay way naga daranyihiin .moowduucaan oo shiiqa ka hadlaa waaa lagu wareeray wlh
walaal hadii aan u baahdo inaan duubto oo aan gurigayga ku dhagaysto ma xaaraan baa....... macnaha yaan lala bixin maxaad ka wadaa tankale dadkoo internet ma wada haystaan oo qaar badan baysan u suuroobaynin inay dhagaystaan marka kala saar warkaada,, tankale wadaadku wuxuu maxaadarada u qabtay in laga faaiidaysto adiguna waad xadidaysaa marka qoraalka wax ka bada jzlkaaaaaah
Masha allah 9 sano kaso wargty
Mansha allah ilahay ha ku barakeeyo shiikh
Masha allan allah yaacisak shiikh
Jazakallh kheyran sh shible
Maxan jeclahay culumadena somaliyed masha alah alah yaxfadka ya shekh
Taqliidki ayaa roonaa ayaa isdhahaa ani waayo sheekhba sheekh kale ayuu is daba taagay mid ayaa wax sheegaa mid kale ayaa ka daba istaagaa waxa uu dhahaa waxa uu sheegay waxba kama jiraan hadaneh daliil ayuu keensahaa kii hore asganeh daliil ayuu sheegay anaka waa wareernay hadii aa caamo nahay ani waxaa u maleeynaayay soomaalida bis carabta hadii aa dhageestay way naga daranyihiin .moowduucaan oo shiiqa ka hadlaa waaa lagu wareeray wlh
Baarakallaahu fiik. Allaah ha ku barakeeyo.
Jazaaka ka allah sh
maasha allah jjazaakallah kheyr sheeikh maxamud
قال الحافظ بن القيم تلميذ شيخ الإسلام ابن تيمية رحمهما الله تعالى:-
"مِنَ الْمَعْلُومِ: أَنَّ الْمُؤْثِرَ لِرِضَا اللَّهِ مُتَصَدٍّ لِمُعَادَاةِ الْخَلْقِ وَأَذَاهُمْ، وَسَعْيِهِمْ فِي إِتْلَافِهِ وَلَا بُدَّ. هَذِهِ سُنَّةُ اللَّهِ فِي خَلْقِهِ. وَإِلَّا فَمَا ذَنْبُ الْأَنْبِيَاءِ وَالرُّسُلِ. وَالَّذِينَ يَأْمُرُونَ بِالْقِسْطِ مِنَ النَّاسِ، وَالْقَائِمِينَ بِدِينِ اللَّهِ، الذَّابِّينَ عَنْ كِتَابِهِ وَسُنَّةِ رَسُولِهِ عِنْدَهُمْ؟
فَمَنْ آثَرَ رِضَا اللَّهِ فَلَا بُدَّ أَنْ يُعَادِيَهُ رَذَالَةُ الْعَالَمِ وَسَقْطُهُمْ، وَغَرْثَاهُمْ وَجُهَّالُهُمْ، وَأَهْلُ الْبِدَعِ وَالْفُجُورِ مِنْهُمْ، وَأَهْلُ الرِّيَاسَاتِ الْبَاطِلَةِ".
[ابن القيم ,مدارج السالكين بين منازل إياك نعبد وإياك نستعين ,2/287]
M.a jasaa kallaah
Asc walalayalow sheekha muxadaroyin fara badan ayu leyahay hadane wax yar baad so galiseen sidee wax u jiraan
ماشاءالله بارك الله فيك يا اخي
Sh hassan oo umada iska galeysina maahan
Shekh ma, aha xasaan
Kanaa kaliita waa ey umada gaalaysiiya
Thanks sheikh
كثر الله أمثالك في الأمة
Maan shaa allaah sheekh maxamuud shibli
Thanks sheekh aakhiro fil Hana naciim
Sh maxamuud shibli waa caalim soomaliyeed
Sheydaan asagaa dadka gaalaysiiya muxuu sheegin qaatala kalaahu ey markaad dadka kulahayd waa gaalo
walaal hadii aan u baahdo inaan duubto oo aan gurigayga ku dhagaysto ma xaaraan baa....... macnaha yaan lala bixin maxaad ka wadaa tankale dadkoo internet ma wada haystaan oo qaar badan baysan u suuroobaynin inay dhagaystaan marka kala saar warkaada,, tankale wadaadku wuxuu maxaadarada u qabtay in laga faaiidaysto adiguna waad xadidaysaa marka qoraalka wax ka bada jzlkaaaaaah
Saan filaayo may waa nastexo waa free youtube kaan lacag lagama sameyo sababtoo ah wax xayeysin eh malaha
Mashallah alle hakuxafido
Allamaxey wahaabiyo isgaaleysiisay.awalba diin meesha kumaheynina ee siyaasad yahuudeed leed heyseen baadilkuna sidiisuba wuu dhamaadaa.
Waradin.xasaan.kuso.cota.oo.sarbeeba
Suufiyo meshan logama bahna
Bashir cali war adi maxaakasiya culi madi miyaa yahuud kumatashay . .jaahilbatahay waa xadgudubtay
kuwii aad kudagdagtay wadaad xume saa layeelaa
kan asaga ayaaba dadka gaaleeysiin jiray wadaad xume
الشيخ الزنديق
يا رجل من تعني بقولك الرذيل نعوذ بالله منك
سبحان الله
نعوذبالله من شر هذا
Asxabu saciira anta ya kaatihib
Waa khabiith haalaka alah