إن كان قداشتهر في عصورالرواية أن أسدبن موسى هو أسدالسنة،فأسدالسنة في زماننا هو شيخنالعلامة حسان. وإن كان قدقال اﻹمام الشافعي في شيخه إمام دارالهجرة اﻹمام مالك أنه نجم السنن،فإن نجم السنن في زماننا هوشيخنالعلامة حسان. وبالله التوفيق.
Asc WALAALAHA Qalaafe Media waxaan idinka codsanaynaa inaad noo soo galisaan Kutubta Cilmi Fiqiga ah ee Matniga ah ee sheekha si aan wax uga barano Jazakalah
waaa muxadaradii ugu horaysay oon hor fariisatay lkn waxbadan ayaan ka faaiday Allah ha daayo cadowgiisa allow xaqa fahansii hadaysan fahmayna allow allow dhibkooda iyo fidnaday wadaana Allah ha hareemariyo
anoo ciyaalka xfda ah dhalinyaro kubadda sida loo cayaaro bes yaqaaanna ah baan hal eray asoo doodaya kamaqlay wuxuuna ahaa ereygaas " ninkii gaalooba diinka kabaxa wa towbo ama dil markas baan argagaxay war muu waashay " kadib culumadii an waydiiyay wa run ba laygu yiri malinka wadadka wn layaabana 6sanaa kasoo wareegtay maanta xerooow kala buubinaya ban ahay mesha wuxuu kuhayo adaa arkiye halmar diin an baraa dheh ee waxaa kudartaa xassaaanna wn kakaaftoomi kkkkkkk bal an aragneee
Waxasaa la yiri baa umadi juf ka siisay. Buufisna waa ka muuxsamay umadi😎 Muxuu sheegayaa Xasan qaxaye umaduu ka dhashuu coodkoodi gooye!. Adigusa xageed naga soo gashay Sheeq la yiriyoow?.
caqli cilmi hadii shiiqu qaldanyahay adigase halke ka keentey saxnaanta jaahil hawa raac ina tahay culumada ka faaiideso naftada iyo hawadada ha raacin wa iga waano
BlissAden hadalkaas waxaad u tiri ma amaanta shiikh Daahir Aweys aa? Qof aad isku qabiil tihiin kaliya in la amaano ama wanaag loo qiro hadaad aaminsantahay illaheey haku caafiyo.
Wadaad kaan wuxuu la midyahay harqaalle. hadalka culumada ayuu jar jaraa siduu rabo ayuu u macneeyaa ee iska jira. allaha soo hanuuniyo waa dabayshaday kani...waa afku dhiigle.
Sh.xasaan Illah cilmigisa hau siyaadiyo waa sh. Aan runta ka xishoon qofka xaqow leeyahy waa la siyaa waa in aad sh.xaqisa siisaa aadna qirtaa cilmigisa
hassan england magaca la baxday cadeynaa in aadan caqli badan lahayn oo England xoogaa ceyr ka qaadato ee magac muslim la soo bax ka dib cilmiga diiniga soo dhex gal iyo muslimiinta dhexdooda
Allaah haxifdiyo sheekha
Masha allh aad baan u sugaayey she xasaan qalaafe waad mahdsn tahy wll
allahu akbar allahu akbar allow xifdi sh xasaan xuseen runti wax badan baan kafaaiiday muxaadardaan allaha ka ajarsiiyo
Masha allh
Jazakallahu khyraa Sh Xasaan Xusen Allah haku dhawro
,
masha allah allaha xifdiyo sh xasaan xuseen abuu salmaan
ilahay ha xifdiyo shkhena sh xasan runtii sh ilahay dartii ayaan ujaclahay
MashaAllah sh.xasaan Alle hakaxafido
Mashallah sheikh
إن كان قداشتهر في عصورالرواية أن أسدبن موسى هو أسدالسنة،فأسدالسنة في زماننا هو شيخنالعلامة حسان.
وإن كان قدقال اﻹمام الشافعي في شيخه إمام دارالهجرة اﻹمام مالك أنه نجم السنن،فإن نجم السنن في زماننا هوشيخنالعلامة حسان.
وبالله التوفيق.
abuu cabdalaah hassan the
thanks sh xasaan xusein
Masha allaah..
Waa muxaadaro cajiib ah
Sheekh Xasaan waa sheekha matala qarnigan aan ku jirno shakina kuma jiro
Mashaa Allah sheekh xasan
Wn jeclhy sh xassaan
Asc WALAALAHA Qalaafe Media waxaan idinka codsanaynaa inaad noo soo galisaan Kutubta Cilmi Fiqiga ah ee Matniga ah ee sheekha si aan wax uga barano Jazakalah
walaal booqo www.daarulxadith.com
Jasa kallah
mashallah
waaa muxadaradii ugu horaysay oon hor fariisatay lkn waxbadan ayaan ka faaiday Allah ha daayo cadowgiisa allow xaqa fahansii hadaysan fahmayna allow allow dhibkooda iyo fidnaday wadaana Allah ha hareemariyo
Mashaa allah xasaaan xuseen adan
allahu akbar هذا الفرس وهذا الميدان mashallah sh.xassaan xuseen allaha daayo cilmi badanaa
sh xasaan allh ha ku xifdiyo
Ma sha Allah wa sheikh xaqa cadeeya
xafidahu allah
Shiiq anaga aya ku tageran
1:20:00
Sheequnaa xassaan
HADDA KUWA NINKAAN HOOS FADHIYA MAXAY KA FAA'IIDAYAAN? WAA DOOD IYO RADDIN ISKA SOCOTA UUN! MIDA KALE INTAA WAA BAHDILAYAA KII HADLABA.. SUBXAANALLAAH
anoo ciyaalka xfda ah dhalinyaro kubadda sida loo cayaaro bes yaqaaanna ah baan hal eray asoo doodaya kamaqlay wuxuuna ahaa ereygaas " ninkii gaalooba diinka kabaxa wa towbo ama dil markas baan argagaxay war muu waashay " kadib culumadii an waydiiyay wa run ba laygu yiri malinka wadadka wn layaabana 6sanaa kasoo wareegtay maanta xerooow kala buubinaya ban ahay mesha wuxuu kuhayo adaa arkiye halmar diin an baraa dheh ee waxaa kudartaa xassaaanna wn kakaaftoomi kkkkkkk bal an aragneee
Cilmifarabadan ayeykafaaideb daqunyawu
isagaaba mowfiq kiisu hal ahayn oo isburinaya ee af miishaarnimuu meesha kuhayaa
Ben badshekti wuxoosheygey inooxadalakiisihure eekhilaafa hadalkiisi denbe inookatawobadkeyni bacda baxthi
Sh xasaan wan ognahay nin adag inuu yahay lkn woxogaa waxaad moodaa munaasabada muxaadarada ubaanaysta unuu kaleexday mise way lataraaraxday uun
هذا الشبل من ذاك الاسد
Sh xasaan xuseen waa mucaarad culimada soomaliyeed afkooda ilaali aya la yidhi waxay sheegan cakiskooda inuu sheego
kkkk
Wixii xaqeh laguma raacu dadbadin lkin waxaliraaca dalilka sh xassan wuxooraaca dalilka
Waxasaa la yiri baa umadi juf ka siisay. Buufisna waa ka muuxsamay umadi😎 Muxuu sheegayaa Xasan qaxaye umaduu ka dhashuu coodkoodi gooye!. Adigusa xageed naga soo gashay Sheeq la yiriyoow?.
Arligii Udgoonka duli aya tahay culumada ka leexi afkaada huurada leh nijaaz
Shibili iyo umul Waa Labo duli oo gaal ah... islamka ayeey diinta ka ceeriyaan. kaniisado ayeey u shaqeeyaan
Alle ka baq walaal oo culumada ka leexo alaah ayaa ku xisaabinaa
Qaladaad weey leeyihiin lkn in aa gaal nimo ku tilmaamtid ma aha
Yasin shiikh duli baad tahay
Wadaadkan horta isagu ciduu la heshiis yahayba ma jirta
Xaqiiqu ahan wuxoo hashislayahayi qufkii kitabka ilaahey xukuma lkin qufkiikahuryimaada kitabka ilaahey culboolayahayi
Hhhhh xassan maxuma lakin waxbakayara khaldan
caqli cilmi hadii shiiqu qaldanyahay adigase halke ka keentey saxnaanta jaahil hawa raac ina tahay culumada ka faaiideso naftada iyo hawadada ha raacin wa iga waano
Maxa kaqaldan sh khan iisushek adalagaraba inadshektu sh xassan waalibax libax dhaliwaayi ee wuxukuwaldantahayi inad iishektu sh xassan ilaahey dartiisa ayaloodhibi
Sheekhan habar gidir miyaa?
BlissAden maya waa leelkase
BlissAden hadalkaas waxaad u tiri ma amaanta shiikh Daahir Aweys aa? Qof aad isku qabiil tihiin kaliya in la amaano ama wanaag loo qiro hadaad aaminsantahay illaheey haku caafiyo.
ma dhalashad usamaynaysay mxd qabilkisa karabta
Oo ogaadeen baan uqabee maleelkasaa ani waa fahmey say qaraabo u yihiin sh xasan daahir 😄
Sheekh xassaan waa ogaadeen /Makaahiil ah
sheekh Xassn daahirna waa Habar gidir
qaraabada uu sheegayana waa xagga fikirka
Xassaan waa WAHAABI Takfiir ah balse is qariya! waase layaab in uu Caamada wareeriyo, xataa Aayad Quraan ah badanaa ma daliishado, Salafkii baa wuxuu yiri! unbuu soo daliishadaa!
+Abshir Cadaan suufi raaamooole ah ayaaa saas dhahay miyuu dhihi lahaaaa hahahahaha
Abshir Cadaan jaaji Balkan warkiisa loogama baahna
Suufi uraayo libaax weye sheq xasan
Wadaad kaan wuxuu la midyahay harqaalle. hadalka culumada ayuu jar jaraa siduu rabo ayuu u macneeyaa ee iska jira. allaha soo hanuuniyo waa dabayshaday kani...waa afku dhiigle.
سعيد حسن adiga sheydaan aya tahay culumada ka xisho inkaar qabe
سعيد حسن hhhhhhhh ma adaa arkay mise shible ayaa yidhi adeeero
Uur ka takfiir. Ee shiikh umul iyo shibili..... muslim ka ineey gaaleeyaan..... oo nabigana cayaan ka yeeli meeyno
الإمام العلامة الدكتور محمود شبلي و العلامة محمد عبد أمل من خيرة العلماء الإسلامية حفظهما الله تعالي من حقد الحاقدين
Kkkk waa cajib xasaan o kaa dhigayo galeeysiinta isagaba somalida iyo culimadaa galeeysin jiraay ilaa hadaa
Somalida magaalowda miyaa
kkkkkk ninkaan asagaaba dadka gaaleysiiya dhegihiisa iyo afkiisa isma maqlaaan
Liibaan Osman ninkan ha i dhihin shiiq xasaan dheh hadii uu wax gaaleysiiyay waa dad uu ku ogyahay ine gaalowen mafahante baro diinta
Sh.xasaan Illah cilmigisa hau siyaadiyo waa sh. Aan runta ka xishoon qofka xaqow leeyahy waa la siyaa waa in aad sh.xaqisa siisaa aadna qirtaa cilmigisa
Baru dinta daqunyaw waxmitaqanide sh xassan dadka dhan migaaleysiyu
Kan inuu gaalada u shaqeeyu waa arin cid waliba ogtahay waana Gaal weyn oo Ummada Muslimiintaa isku dhex qarinaya.
حسان طالب عاق ولا كرامة
takfiirkaa lahubo waa wahaabiyo
xasaan iyo shugri waa laba takfiir
hassan england magaca la baxday cadeynaa in aadan caqli badan lahayn oo England xoogaa ceyr ka qaadato ee magac muslim la soo bax ka dib cilmiga diiniga soo dhex gal iyo muslimiinta dhexdooda
hassan england inna adher wixii diinta kabaxa waa LA takfiirinaya jaclaaw ama nacbaaw
hassan daacad adigane mxaa tahay jaahilow diinta baro
قد صدقت اثابك الرحمن انه خارجي مثله